    Jaahuur | Wednesday, January 10, 2001 - 09:49 am War Ilka Castii Dhagaxbur yaa ka jooga halkan? |
    Anonymous | Wednesday, January 10, 2001 - 04:46 pm haddii aad dooneyso ilkacastii dhagaxbour mostly they are in minnesota so what's up jaahuur |
    fadhi kudirir | Wednesday, January 31, 2001 - 02:20 am oo kaaley minasota qaadku maka baxaa ileen meel aan qaad oolin kuma noolaan karaane ? |
    Anonymous | Friday, February 09, 2001 - 05:41 pm waryaa fadhi ku dirir waxaan u maleynayaa magacaaga ayaa hadal kuugu fiilan. i think u r a big loser who is trying to make reer isaaq to look bad. dont create that non-sensse and stupid joke to go to hell idiot. |
    jarar | Thursday, February 15, 2001 - 09:01 am waryaa jaahuur waa lagula joogaa ee maxaad la calaacalaysaa? |
    Talaas | Thursday, February 15, 2001 - 01:42 pm TO:JAAHUUR Adeer haddii aad ilkacas raadinayso yurub iyo north america wax yar ayaa ka jogga intooda badana way is ogyihin midba mesha u jooggo wallow ayna xidhidh joogta wada lahayn,marka haddi aad raadinayso reer Isaaq sabanka maanta ah meelo badan ayaad ka heli.balse haddi aad reer dhagaxbur tahay waxaad shegta Marshale kobtu ku dambeeyey. |
    Kabiye | Thursday, February 15, 2001 - 02:02 pm TO:JARAR Warya maxaad ninka beenta ugu sheegi ilkacas america waxa ka jooga paris,cagoole fatule,mustfe ismaaci tahar,ina gurey(adaabi),yasin sharif,cabdixakim(mad mule),etc.Canadana waxa ka jogga afar ilmo cali bulxan ah labbo ilmo siciid cabdi cawaale ah,Amina muse burunji,xasan bartli,yurubna waxa ka jogga Cabdi xuseen(ringo),khaliil buraad(philosopher)iwm. |
    IBRO-BRITISH | Thursday, February 15, 2001 - 11:30 pm Warniman ka beenbadan oo reer isaaq ah ma arag reer caligaab baaba sodon iyo sagaal da,doodu u dhaxayso (20-50) kajooga reer Iskaadaneefiya eh. Kabiyoow adaa hurda ee hurdada ka toos, miyaadan arag qarniga aad ku jirtid. Mida kale barashadu maxumee adigu xagee baad joogtaa?. Ma Ameerica ayaad joogtaa?. If you are in USA can you give me good information about that. BYE |
    xaaji nuur | Friday, March 30, 2001 - 12:50 am to ibro-british war waan ku gartaye oo waa nin aad isla dhigan jirteen dugsigii sare ee beeraha. Waan kusoo salaamayaa xageed joogtaa? Anigu waxaan joogaa USA. Waxaan rabaa in aad iisoo sheegto e-mail kaaga. Waxaan ahay saaxiibkaagii runta ahaa oo waxaan kuusoo sheegi marka aad ii soo qorto e-mail kaaga. bye |