Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Archive (Before Feb. 16, 2001): Ogaadeennia mise Somaali Galbeed
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, January 11, 2001 - 02:47 am
Ogaadeen waa magac qabiil ka mid ah qabiillada
Somaaliyeed ee xabashidu gumeysato. Runtii waa
qabiil rafaadsan oo gumeysi ka dhergay, xitaa
Somaaliyana aan wax fiican ku heysan. Waxaa isaga
u roon, Somaalida kalena dan ugu jirtaa inuu
magaca Ogadenia iska daayo oo uu dantiisa raaco.
Laakiinse isaga keliya ma ahan ee Somali oo dhan
ayaa qabiil loogu daw galay. Markii la fahmo
faraqa qaranka iyo qabiilka ayaan Dawlad noqon
doonna! (Goorma? adba ka jawaab).