Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Archive (Before Feb. 16, 2001): DKMG iyo Kooxaha iyo Maamul-Gobaleedyada(Qabaa'ilka) ee kasoo horjeeda DKMG ah ,midkee inoo dan ah inaga????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed101

Thursday, January 11, 2001 - 06:24 am
Ethiopia iyo maamulka Tigreega ee Melis Zinawe si cad ayay u diidan yihiinDKMG ah iyo C/Qaasinba.
Iniga waxay ila tahay in ay cabsi ka qabaan in DKMG ahi ay mustaqbalka mar ay noqotaba kaalmo siin doonto gobanimo-doonka Somali-Galbeed/Ogadenia.
Hadaan nahay kuwa daraadeen Somalia loogu duulayo ,waxa inala haboon in aan gacan weyn ka geysano in Melis aan ku fashilno arrintaasi.
Waxaa aan qabaa in aan si hagar la'aan uga hornimaad iskaashiga xaaraanta ah ee Melis iyo kooxaha qabiiliga ah ee gacansaarka la leh Ethiopia.
Akhristow maxaad arrintaas ka odhan lahayd???
Maxaan qaban karnaa kuweena Galbeedla(Western Countries) joogaa??
Ma faragalin ayay inagu tahay in aaan ka hornimaadno iskaashiga Melis iyo kooxaha kasoo horjeeda DKMG???