Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Archive (Before Feb. 16, 2001): Jigjiga Wanaagsanaydaaa!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jigjigaawi.75.

Thursday, January 11, 2001 - 12:02 pm
Dadka reer jigjiga mooyee maxaan dad kale oo Somalinimo aamonsan uga waayay Somali -Galbeed.
Magaaladan Jigjiga,Jigjiga Mug-weyn, waa xudunta dhaqdhaqaaqa iyo xornimada qaranka Somaliyeed.
Waa magaalo ku abtirsata somaalinimo.
Dadkeeduna wanaaagsanaa.Naagaheedu diric sanaa.ciideedu madoobaa.
Ma xasuuusataan Garab-case iyo Gurayska ceeryaamadii dusha saarnayd.
Ma xasuusataan bankii beeraha iyo bilicdii bad-yar.
duudkii Sheekh Cali Guure iyo beerahii ka hooseeyay.
qurux badanaa Jigjiga markaad meel dheer ka joogto.
Mazagaajihii iyo maadhoogii ma xasuusataan markay ciyaaraha tartamayaan.
Maazagaaja!!!! Inka hoojaaaa!!!!!
Tour dayaarad (charter) oo illaa Jigjiga from North America ayaan qorshaheeda ku jiraa.Hadday suurowdo Summerka soo socda.Dadkii u diyaarka ahoow qoraal kusoo muujiya.
Qiimaha anaa soo raadinaya.Waanan idinla socdsiindoonaa dhawaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GangSTAr

Thursday, January 11, 2001 - 12:16 pm
shut up you already posted this same damn thing in the other jigjiga folder!!! Just SHUT UP!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Boldari

Friday, January 19, 2001 - 05:40 am
Walaal waa mahadsantahay wacxaatahay nin wax garad ah jijga waxaa layaqan jijiga jano
wana meesha layidhi ninka jeebka madhan iyo ninka jilicsan koriyaay jijigaay manabadbaq maxay ka garanayan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Noora

Friday, February 09, 2001 - 08:41 am
Gangstar or whatever you call yourself,

You sound pretty damn bitter. Why is that? If you read something that you don't like or disagree with, perhaps you ought to keep it to yourself! There is really no need for you to write such a thing. No offense, but you sound quite childish, not to mention ignorant.

Noora