Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Archive (Before Feb. 16, 2001): ILAA AAQIRO MA GAAJO AYAAD KU JIREYSAAN?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHILAABO

Thursday, January 11, 2001 - 02:15 pm
maad wax qabsataan waxaa mar walba na dhibta S/GALBEED gaajo ayaa ka taagan.
dadka idin matala ee dowladda ku jira mashaariicda wax leydinku qabto may sameeyaan ama ka soo godaan oo aad soomaali wey wax la qabsataan
abaar waliba waa idinka oobaryo ayaad ku jirtaan mar waliba...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOHAMED

Monday, January 15, 2001 - 08:10 am
TO SHILAABO

MARKA HORE GAAJO IYO DHIBAATO QOF WALIBA WUU SOO MARAY, OGAADEENA WAA WADAN KUUMEESI KU JIRA,ADUUN KANA CEEB KAMA AHA WADAN KUUMAYSI KU JIRA OO GAAJA HEESO SAAXIB OGADEEN WAA DADKA UGU XOOLO BADAN UGUNA AWOOD BADAN SOMaali EE WAXAAD YEESHAA WAX SOO BARO WAX AADAN WAX KA OGEEN WAX HA KA SHEEGI OKAY, DHIBAATO IYO GAAJO IYO AQOON DARO ADIGEE KU HEESATAA, EE ORADOO OGAADEEN ISKA DHICI KOLAY WUU KU GUUMEESTAAYEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yusuf laayaan

Friday, January 19, 2001 - 12:53 am
waxaan aad uga xumahey adoo wata magaca shilaabo in aad ogaadenia gaajo ku sheegto waxaan filayaa hadaad soo toosteye dadkiinii waa horey gaajadu dishay soomaaliya yaa ka gaajo bdan miyeysan aheyn tii kabaha lagacuney miyeysan ilaahada dusheeda kamuuqandhibkii ay marisay gaajadu dhulka ogadenia waa hodan kaalmana kaagama baahna dad qaran ah ayaana dagan waxaana kuu sheegi gumeysigu inuu kugu dandanbeyni dono anaana ku gumeysndoona xili aan sidaas u fogeyn ee bal taada horta dhibta ka saar iyo gaajada aad wax iga shegtide HELP BAY DHABA: