We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, January 12, 2001 - 01:06 am Reer Wardheer halkan soo gala aynu sheekaysanee, magaaladii gobta iyo gobannimada. Anigu waxaan ahay nin reer Wardheer ah oo ab iy isirba kasoo jeeda:
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, January 16, 2001 - 02:49 am Wardheer waa magaalo taariikhi ah, oo baal dahab ah kaga jirta halganka lagu xoreynayo waddanka Ogaadeeniya, in taariikhdeeda la qariyana ma geydo ee maxaad uga hadli la,dihiin?.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, January 16, 2001 - 03:00 am Wardheer yaa illaawi kara, allaylehe waa lama illaawaan. Waddada loo maraa wad yaallaayee Wardheer dal wanaagsanaydaa
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, January 16, 2001 - 03:02 am Saaxiib adigu ma waxaad tahay nin reer Wardheer ah mise nin reer Ogaadeenya ah ayaad tahay.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, January 16, 2001 - 03:04 am Waa meeshii aan ku dhashay, ku barbaaray, oo aan ku socod bartey, oo sinaba ugama maarmi karo, wax kasta oo aad uga baahataana waad i soo waydiin kartaan.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, January 16, 2001 - 03:46 am To Cabdirashiid walaal anagoo hahay reer wrdheer ayaa kugula sheekaysan lahayn meeshan ee maxaad oogu khaas yeeshay only reer wardheer midakale ma.ogid miyaa xaalada wardheer?? waxaan umalayn inaad xaanaaq dartii oogukacday falkan balse kuxisaabtan anoo kuudulmaraaya arimaha wardheer waa laguwaystaa Ogadeen
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, January 16, 2001 - 03:48 am Wardheer iyo Wal-waal waa dhulkii nabigu u duceeyay ee ha moogaanina. Dhulku waa carrosan aad haddaad ku gelgelimaysato ayna waxba kaasoo raacaynin. OO dadka iyo duunyadaba u wanaagsan. Dadkuna waa dad ay ka dhacayso oo dabeecaddooda la yaabo.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, January 16, 2001 - 03:58 am To: Al caddaala, saaxiib anigu bayjkan waxaan u furay reer wardheer, qabiil keliya kuma keliyaynin, midda kale sentence-ka ugu dambeeya ma fahmin, laakiin haddaad ka waddo waa lagu gumaystaa Ogaadeeniya been baad ilaahay u sheegtay, anigoo aan rabin in aan dadka kala qaadqaado haddana meesha keliya ee ay amxaaro daneheeda ka heli wayday waa wardheer. Majeerteenku in badan bay xiitaa gabdhohooda u hibeeyeen tigreege si ay u yidhaahdaan Wardheer annaga ayaa iska leh, haseyeeshee: Kol hadduu is yidhi u dhimo Dhul ninkiisii baa iska leh. Waannu oggollahay cid walba oo si walaaltinnimo leh noola noolaata laakiin waligayo edeb darro maanaan qaadan taariikhduna ma sheegin haddana qaadan mayno, intaas ayaan kuu sheegayaa.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, January 16, 2001 - 07:16 am Wallaahay hebla iyo hebla ayaa loo yaqaannaa gabdhihii Majeerteenka ahaa ee loo gayn jiray Tigreega, waana gartaa markii laydiin seeta dheereeyay inaad sidaa u hadashaan, arrin kalena waan kuu sheegayaaye haddii Ogadeenku yahay dad ilaahay yaqaanna oo salaaddooda tukada, dadkana ammaangeliya ma waxaa la odhanayaa waa badow?. Ma hadday diintii noqotay wax laysku caayo. Arrintaa unbaa Ogaadeen loo aaneeyaa waxa Ogaadeen dibudhaca u keenay, ee haddii ay sida qabiilooyinka kale ahaan lahaayeen mar hore ayey amxaaro wada noqon lahaayeen. Taasna waxaa u daliil ah Ogaadeenku boqollaal sano ayey amxaarada la deggenaayeen ninka/naagta amxaaro ka guursaday/guursatey ma ii sheegi kartaan?, intii yareyd ee soomaalidu soo qaxdatna boqollaal kun bay kor u dhaafeen.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, January 16, 2001 - 09:04 am WARDHEER MEEL CAAN AH WEEYE TARIIKH DHEERA LEH LAMANA DAFIRI KARO, WAX SHEEGAN KARANA MALAHA OO AAN REER OGAADENIA AHAYN. MIDA KALE SXB YAAL REER OGAADENIA YEYNAAN KALA QAAD QAADIN SIDAAS IYO IN AY OGAADEENIYA WADA SHAQAYSO KANA TASHATO AAYAHEEDA SIDAAS IYO XORNIMO BUUXDA.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, January 16, 2001 - 12:50 pm To: reer wardeer waan idin salaamay marka hore. walaalayaal horta wax aad ufurateen pagekan koleey waa ficilo ayaan filayaa. laakiinse aan hal idiin sheego walaalayaal maxaa cayda keenay. malagayaabaa in uu areygaas nin khalad wada soo qoray kolkii hore waa arayga ah waa la idinku haystaa. maxaad gabdhaha walaaladeen ah u caayeeysaan. anigu wardheer waligay ma arag laakiin waa meelaha aan oogu jecelahay wadanka ogaden hadana aan oogu nacebahay waayo Abtigay oo aan aad iyo aad ujeclaa ayeey Tigreerigu ku dileen. marka mar waan jecelahay oo waa meeshii abtigay u jihaaday si uu aniga iyo inta ilamidka ah ee reer ogadenia ay xaqooda oga heli lahayeen Tigree. marna waan nacebahay oo abtigay ayeey amaxaardu si xaq dara ah oogu dishay meshaas. waxaa ladilay maalinkii Tigreegu danmcay in ay wadaadka kofiyada dheer qabsadaan"sh. ibrahim". Marka aniga oo aan ninakale u ogalayn Wardheer hadana in aan cayno gabdha walaaladeen ah waa laga fiican yahay.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, January 17, 2001 - 12:23 am To: Ogaden/qorraxay, saaxiib aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay. Meeshan saaxiib cid lagu caayey ma jirto ee wixii laga hadlay wuxuu ahaa erayga haysashada taas uunbaa laga jawaabayey. Wardheer waa magaalo Ogaadeen cid aan iyaga ahayn oo sheegan karaana ma jirto. Ogaadeeniya ha xorowdo.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, January 17, 2001 - 01:24 am Wardheer waa wadnihii dalka ma filayo in taas laysku khilaafsan yahay. Nin rag ahina waa ogyahay doqonna loo sheegi maayo.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, January 17, 2001 - 01:28 am Ogaadeeniya ha xorowdo, ra,yigana kiisa waxqabadka leh aynu iswaydaarsanno, wixii aynu qaban karnana aynu qabanno, waxyaabo badan baa ina sugaya haddii aynu isku duuban nahay way fududaanayaan, laakiin haddii aynu iskhilaafsannahay wax waliba way adkaanayaan ee sidaa ulasocda.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, January 17, 2001 - 01:34 am To: Odey Agaden, afka alle kaama gooyo waa sidaad u sheegtay, adeer waa fikraddaa midda loo baahan yahay. Ogaadeeniya ha xorowdo wayaanaha iyo dabadhilifkuna ha jabeen insha allaahu waynu guulaysanaynaa ee xaqa ilaahay ha ina waafajiyo, ilaahayna ha inaga dhigo kuwii wax istara, cadawgeennana ilaahay ha jabiyo.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, January 17, 2001 - 03:10 am Afkiina caano lagu wada qabay. waa sidaas aad sheegteen waa in aan isku duubni ka shaqaynaa. WARDHEERA waa bidhtamaha Ogaadeniya wax hawaysan kara ma jiro. OGAADNIYA HA IS RAACDO, GUUL. IYO XORNIMO
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, January 17, 2001 - 12:06 pm kalasaara gobolka wardheer iyo magaalada wardeer. magaalada wardheer, inkastoo harti badan degen yahay waxaa iskale ogaadeen oo ceelasha lagacabo iskaleh. waatii cali dhuux kagobyey. Hase ahaatee gobolka guud ahaan waxaa ubadan harti, oo waligii ubadnaa.waligeed xabishudu waxay shaqaaleyn jirtey ogaadeen. markii tigraygu qorteen niman harti oo waliba dhulbahante ubadan ogaadeenkii waaxanaaqeen. xabashidu sow xabashidayadii maaha!!! war ogaadeen, gobolkan laydinka badan, iyadoon cidi qorexey, danood, wardheer iyo harodigeed cidi kuguhaysan. hase ilaawin ilaa gaalkacayo agteeda ilaa walwaal waxaa dega harti.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, January 17, 2001 - 01:33 pm to- copyga wiil cabdalle labaxay. ninkaan oo isticmaalay magaceey tuug dheh, sxb aniga ayaa netkaan la iiga aqaanaa wiil-cabdalle marka waxkale labax oo magaceey iiga qalee nooh!!!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, January 18, 2001 - 01:59 am To: Warfaa, saaxiib waa runtaa oo harti wuu degaa gobolka oo waliba si sharafleh ayaannu u wada degnaa wax dhibaato ahina nama dhextaallo wax yar oo aan ka ahayn ceelasha laydiin diido oo aad isku meeraysataan taana waannu joojinaynaa, laakiin idinkuna edebdarrada daaya iyo munaafaqnimada.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, January 31, 2001 - 02:13 am to reer wardheer <ogaden> saaxibayaal war dheer lama diidano iney ahaan jirtey dhul ogaadeen balse hada waxaa lagu muran sanyahey yaa ku hadhay bal qolada biciidyahan ladoho ruux makamida weydiiya waxeyba ku dhahayaan yaa ah duqa magaalada hada imisa kursi ayaan kuleenahey oo baarlamaanka noogu jirta hadaba ma la,iiga jawaabi karaa war dheer oo iidoor looqa qaadey qori caaradii iney hayrti kugu heystaan maanta bal xusuusta ereyada ah war iidaa dugaagiyo hartey igaga deyraane ileen waxu waa dugaag yaan loo qaadanin in aan ula jeedo kle leeyahey ee waxaan rabaa in aan ogaado waxa ay hartigu usheegtaan war dheeer
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, January 31, 2001 - 10:44 am TO OGAADEEN. wardheer waa magaallo "KOOMBE". marka aan leeyahy saasna waxaaan ka wadaa HARTI IYO GERI ayaa iska leh magaalda, waxse kama qabno in lanugala noolaado. wardheer dal wanaagsanaydaa. on behalf of Harti And Geri I am glad to welcome every tribe to wardheer the great city.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, January 31, 2001 - 12:17 pm hadda kursi kuma lihidin if ypu know
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, January 31, 2001 - 12:17 pm hadda kursi kuma lihidin if ypu know
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, January 31, 2001 - 01:55 pm wiilyohow ani kuu jawaabi maayo sabatoo ah waa la,iga xigaa ilaa hada balse hadey ii baahto waxaan la soo gali lugta sabtoo ah anigu waxaan ahey ogaadeen dhukan goortaad yeelateyna garan maayo iyo goortey aheyd taasna muran kama taagna oo waad ogeyd maansaii guba labaxdey ayaa cadeyneysa balse waxaan u deyn dhalinta ogaadeen ee reer wardheer dhabayaco gaaban baad tahey oo maley cun badan
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 01, 2001 - 12:55 am Wardheer waa magaalo Ogaadeen waliba waa degel makaahiil, ee haddii ay gabadhi ku keentay ha u qaadanin inaad waddanka wax ku leedahay. Soomaalidu waxay hore ugu maahmaahdey BAQAL FARDO LA MIRATAA KA MID BAY IS MOODDAA, ha u qaadanin inaad naga mid tahay oo aad waddanka wax ku leeday si wanaagsan u jooga haddii kale futadaa mindi la idinka gelin illeen waa lays yaqaannaaye.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 01, 2001 - 01:16 am Sida ay u muuqato qorraxdu ayaan u iftiimin karaa Wardheer inay magaalo Ogaadeen tahay, laakiin nasiib darro Ogaadeenka oo soomaalida kaga duwan kagana horreeya in uu xididkiisa soo dhawaysto oo ayna waxba ka xigsan ayaa keenay in dad badan u qaataan in ay la leeyihiin woxooda oo dhan, taasina waa maangaabnimo. Middan kale ee aad tidhaahdeen haddaad reer Biciidyahan waydiiso wuxuu ku odhanayaa yaa magaalada haysta hadda? sidee baas ku noqotey guddoomiyaha magaalada Wardheer? jawaabtu waa simple waxaa weeye Ogaadeen wuu dagaallamayaa boosna kama rabo tigrey uraya markaa colaadda tigreyga iyo Ogaadeenka intaas ka faa,iidaeysatay oo aad gabdhahaagii oo dhan u hibaysay ayuu ku yidhi Wardheer maamul, iyadoo ay sidaa tahay waxba ma maamuli kartid oo dakanadaad gasheen baa idinka hadlinaysa. Balse waxaynu isu joognaa marka uu xaqu feedhaha ka dillaac. Maxamed Mooge alle ha u naxariistee wuxuu yidhi: Waxay doodi furan tahay ruux kuu darraan jiray marka aad ku digatee xaqu kuu dulleeyaa Allahayow nin daallina Allahayow nin daacada Deeqdaada haw simin
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 01, 2001 - 01:52 am Allahayow maxaad la hadashay hadday wax ku qaadanayaan. Odey Ogaadeen waad mahadsan tahay, kolley odey baad tahayoo wax aanaan ogeyn baad ogtahay. Ogaadeeniya ha xorowdo, AMIIN.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 01, 2001 - 02:24 am wiil ogaadeen walaaal waxaan filayaa in aad si fiican u qancisay ee dadkan hartiga ah ayaadba waxaad moodaa ineysan wax qaadaneynin oo toodaa la toosan runtii taariikhda ayey iska indha tiraan balse intaan dhegta qabano waa in aan dhahno akhri
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 01, 2001 - 11:42 am To OGADEN & HARTI: Wardheer anaa leh...mayee anaa leh. Waxaan idin dhihi lahaa waqtigiina hayska dhumi nina. Wardheer maanta tigree baa leh, run hadii la sheego. Berrina ninkii xoraystaa leh. Ninkii raba inuu lahaado ha xoraysto. nabadey
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 01, 2001 - 11:56 pm To: Darwiish 2, saaxiib anigaa Wardheer iska leh oo xoraysanaya tigreega iyo kuwa u shaqeeyaba. Waana qorshihii habeen iyo maalinba ee iga warsug.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, February 03, 2001 - 06:15 am waxaan kayaabay soomaalida, maxaa looga baydhay ujeedadii loo furay forum kan ee uu walaalkeen abdirashiid ugu tala galay oo ahayd in ay reer warheer- rabi hailaaliuyee- ay isku bartaan kuwada xiriiraan oo loogu rogay yaaleh iyo yaa lahaanjiray ilaa uu kasheegtay kay habari kajoogtay wardheer kawayn wax lagu murmo ee yaan nalaga aflagaadayn magaalada. tankale walaal cabdirisaq waxaan ahay reer wardheer hadaad kusoo kortayna waxaana aad ugu hanwaynahay in aad igaran lahayd sababtoo ah in badan baan dawguduuda joogay waxaana uu awawagayga 6 ku aasanyahay meel udhaxaysa caado iyowardheer.ee barasho wanaagsan. waa aymahadsanyihiin inta sida xilkasnimadfa ah uhadashay.waa ay khaldanyihiin inta ku caraatantay kobtan. nin waliba wuu dhihi karaa ina tuuley ina taaalay iyo wax lamid ah.laakin dhag loo dhigi maaayo. abdirisaaq waad mahadsantahay.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, February 03, 2001 - 06:29 am abdirashiid waad ku khaldantahay in aad reer wax kasheegto gabdhuhuna kaba sii daran ee walaal jooji arintaa xataa haday jirto in ay gabdhaha loo geeyo tigreeda -ala halacanadee -mahaboona in aad adigu saas uhadashid. sababoo ah gabadha majeerteen waa gabadh soomaaliyeed ceebteeduna waan leenahay ee iska ilaali inaadeer in aad saas uhadasho gafkuna waa dhacaa laakiin hasoo celin
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, February 05, 2001 - 12:00 am To: Abraahiin, horta waad salaaman tahay marka ugu horeysa. Marka xiga haddaad na wada metelayso oo aad magacayagii (abraahiin) adigu noo waddo waxba kama qabo, haddii magacaas lagu yidhaahdana xaal qaado. Horta ninyohow xaalku si kastaba ha u dhecee anigu waxaan is lahaa in beyjkan reer Wardheer isku bartaan oo ay ku sheekaystaan laakiin rag ayaa sheekadii beddelay dee annaguna runtaannu sheegnay runtuna ragga kama nixiso. Barasho wanaagsan anigu waxaan ahay nin reer Wardheer ah ab ka ab sidaa darteed barasho wanaagsan.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, February 06, 2001 - 06:41 am Abdirashiid salannid saaxiib salaan kadib waad mahadsantahay in aad furatay halkan si aan ugu wada xiriiro.oo la isu raq ogaado!!!! tan magaca wax dhib ah uma arko in aan wato magac kamid ah magacyada awooyaday tan xigta saaxiib dad baa is kudayi in ay kaa leexiyaan ujeedadaada ee ha yeelin ee taada karaaco.dhagna jalaq ha usiin. marlabaad walaalkii waad mahadsantahay waxaana ku farax sanahay in aad tahay reer wardheer qadiim ah ee barasha wanaag san. hadaad ciwaan kaaga isiisana waan sii adkaynaynaa xiriirka. thanks again
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, February 10, 2001 - 04:16 am Reer WARDHEER IYO DHAMAAN REER OGAADEENYA.(CIDII KALE YEELKEED). Wardheer idinkaa iska leh taas hada tigreegii baaba ogolaaday ninkii dhoofkuyimid bay geeridu dhibaysaa. hadaanunahay reer wardheer waxaan kufaanaa tolkayaga reer qabri, dhagaxbuur, godey ,fiiq iyo sagag reer awaare,reer iimeey reer baareey etc. dee cidii kale yeelkeed
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, February 10, 2001 - 02:34 pm TO OGAADEEN WAAN IDAN SALAAMAY ,KADIB NIMANYAHAW DALKA AF LAGUMA YEESHEE EE DAGAAN BAA LAGU YEESHAA ,HOTA WAA SU,AALE YAA DAGAN ? 1--MAJEERTEEN 2--OGAADEEN YAA BUSSNES ISKA LEH YAY MAGAALADU U SHIDANTAHAY? WAA MAJEERTEEN/BICIIDYAHAN ,MIDAKALE MAGAALADA WAXAAAD KA TIHIIN MASAY (TII KENYA JOOGTAY) WAR OGAADEENAW CAYTAKA DAA IYO GABDHAHA WAXA AAD KASHEEGAYSAAN
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, February 11, 2001 - 08:54 am BICIIDYAHAN TUKAANBAAN MAGAALADA KU LEEYAHAY MALAGU YEESHAA!!!!!!!!! HADAY SAAS TAHAY ABGAAL BAA KAMID AH KUWA TUKAAMADA KU HAYSTA. MASAYGU WAA KUWA LEH KENYA GOBALADA UGU FIICAN KUWA MAJEERTEEN AHINA DHULKOODAY WAX KU GAD GADAAN MARKA HADAAD KENYA LEEDIHIIN WARDHEERNA YEESHA!!!!!!!! TAN GABDHAHA ANAGAABA KAHADALAYA MAXAA KUUGEEYAY. OO ISQABANAYE HADALKA HAFDII LADHOHO LUGUMA CELIYO. ANIGU FAANKA WAAN ISKALA WAYNAHAY LAAKIIN HADAA REER WARDHEERKAAD SHEEGANASO MARTAGTAY WAAD GARAN WHO I AM?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, February 11, 2001 - 11:45 am Abraahiin maalintii ugu dambaysay ee uu majeerteen isku dayo in uu xoog ku qaato wardheer waxay ahay maalintii uu ALLAHA u na xaristee CALI-JINI oo waranle ahaa laqabsaday qorigii lixlaha ahaa kii majeerteena uu isku dayey in uu toori ku badbaadsado qorigiisa hase ahaatee tooridii waxay ku kor jabtay madaxii calijini halkaasna uu cali jini ku qaataey qorigii lixlaha ahaa. Markii la waydiiyay ninkii qoriga laga furtaey sidii ay arintu u dhacday wuxuu yiri waxaan hunguraynay xoole jini waxaana i heley jini halkaasaa cali loogu bixiyey calijini. Hada iyo dan qolyahaas mamudna in lala doodo oo looga jawaabo lahaanshaha wardheer iyo cidii leh ee aan is waydaarsano taariiqda wardheer hadaad ku dhalatay wardheer goormaa ladhisay masjidka wayn yaase inoo dhisay waa iga suaal maxaayeelay waan soo jeclaystay markan arkay masjidka quruxda badan ee ku yaaley magaalada wardheer
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, February 12, 2001 - 05:20 am To: Suundhurwaa iyo Abraahiin kolley isku mid baad tihiin aniguna waa suundhurwaa oo kale E-mailku waa abdirashids@hotmail.com. aynu isla xidhiidhno marka hore ta labaad biciidyahanku saw kuwii nuqulkooda inoo keenay oo inaga mid noqday maxay hadda leeyihiin.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, February 12, 2001 - 09:41 am SUNDHURWAA AND ABDIRASHIID ODAYAASHA ABRAAHIIN WAAD SALAAMANTIHIIN. TAXIGTA HADAL IDINKAA DHAMEEYAY WAANA SAAAS AAD USHEEGTEEN CALI JININA ALAA IBARAY WARKIISANA WAAA HAYAY EE IDINKAAAN RABAY IN AAD USHEEGTAAN OO WAAN IDINKU XURMEEYAY CALI JINI MADIXISA ALA HADAAYEE HADABA WAA UU DHAQANYAHAY. INTAY ISAGA IYO KUWALAMDIHI JIRAANA WARDHEER LOO BAQIMAAYO. TAKALE MASAAJIDKA WAXAAA LADHISAY XILIGII MUSTACMARKA CADI CARIGA YIMI MAAL MIHII TALYAANIGA OO DHAAMAY KAN MADOOW. CABDI RASHIID CIWAANKAAAGA WAAN QAATAY WAXAAD FISHAANA WAA DHANBAALKAYGA. BARASHA KALE UMA BAAAHNID BAAN UMALAY ABRAAHIN IS ENOUGH.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, February 14, 2001 - 04:14 pm Gobolka inta badan waxaa iskale dhulbahante, abrahiim, gumcadle, geri iyo biciidyahan raali ha ahaadeen.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, February 14, 2001 - 11:46 pm waryaa wiilkaaga abraahiin ma waxaad tahay ina ibraahim caabi mise midkale?. su, aashaa kadib ogaadeen waa ogaadeen, mana kala qeybsana. Majeerteena waa majeerteen oo dhag ogaadeen buu dhandhashay oo kolba meeshii ay ogaadeen tolnimo ula dagaan ayay yidhaahdaan anagaa leh. Sidaa darteed waxba hala yaabin balse yaan lacaayin waa tol baydhay eh.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 15, 2001 - 08:50 am salaan wadai wacanoo wanaagsan sxb ta xigta maihi ina ibraahin caabi laakiin waan aqaanaa adeerkay ibraahin caabi iyo caruurtiisaba. taxigta sxb madiidani waxaad sheegtay oo ogadeen waa ogaadeen waana isku wada mid, doodna kama taagna qoladan aan tolka nahay ee damaaciga kulula waxaan dhihi lahaa daga oo daaqa laakiin haday sheegasho timaado waa hanti magooraan ah oo ogaadeen makaahiil.nin kii sheegtana sidii habaryoonista afartameeyadii looga qixiyaa ooga huleeli. waad wada salaamantihiin
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 15, 2001 - 12:29 pm TO OGAADEN waryaa iska dhaafa muranka meeshaana waan wada degnaa waxaana u badan dagmooyinka biciidyahan ee caytanka daaya hadii kale awal horaba ogaden maanaan ka ficil qaadanjirin waa xoolahanagii oo noo daaqaya
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 15, 2001 - 02:06 pm DHABAYAC Waadna calacalaysaa waadna caytamaysaa aff wax lagumayeeshee mahaysaa wax muuqda mise waa sheekadii Buraashadley waxa aad meesha la timid. warninyahow toos,haday kaaga qaadeen qaaraan in wardheer laguu qaban waad qasaartay
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 15, 2001 - 03:11 pm warning! warning! warning! iidoor detector meesha ma iidoorkii baasoogalay!!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, February 16, 2001 - 01:01 am Waan ku salaamay abraahinoow wardheer waa magaalo ogaadeen oo aan kujirin kuwa la,isku qabsan karo ee nacnacda majeerteen dhag ha u dhigin.Tankale ma isiin kartaa telefoonka (MAXAMED IBRAAHIM CAABI) oo loo yaqaano ZIIZAA, joogayna sida aan maqlay AUSTRALIA.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, February 16, 2001 - 02:29 am to ibro- biritish waad salaamantihiin dhamaan dhilinta sida xisaha leh udaadiineysa sheekada gaar ahaan wiilasha ogaaden saaxiib ma waxaad tahey ibraahin biritish oo dhigan jirey dugsiga sare ee beeraha ninkaan filayo hadaad tahey waa yuusuf (george) hadaba waxaad igala so xiriiri kartaa yussufq@hotmail siisa wuxuu guursadey baan maley faadumo fresh balse garan maayo meesha uu hada jogo
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, February 16, 2001 - 03:23 am Horaa loo yidhi libaax nin aan aqoonin baa lax ka rita runtii nimanka dhabayacada ah ee meeshan ka hadlaya waa kuwo hadda la keenay meesha baan u malaynayaa ee kuwii ina yaqaannay maaha u malaynayaa hadduu biciidyahan sax ah yahay sidaa uma uusan hadleen baan u malaynayaa. Waxaase hore loo yidhi geelow soco oo waxaa laguu yaabaa marka aad ciin geedka la yiraahdo daaqdo. Ujeeddada nin rag ahi garay doqonna loo sheegi maayo.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, February 16, 2001 - 10:30 am war waa ladhameeyay oo ragaa iga horeeyaa sida sundhurwaa,ibro-british, cabdi rashiid iyo burjabis baa dhameeyay. dhabayacada wax usheegay ee wax ha arkaan war dheerbaan leeyahayna ha iloobaan. farhareeri sALAANID gobolka wardheer waa gobalka ugu wayn dhulkeena lahaysto sidaa awgeed ma diidanin in ay jiraan qaar kamid ah tuulooyinkiisa oo ay reera kale dagaan sida far hareeri laakiin waxaan layaabanahay dhabayacan sheeganaya xaruntii xaaji makaahiil < wardheer> BAL WAX USHEEG ADAA HABAYN XIGEE takale goormaa kuugu danbaysay farhareeri? hagar iyo khaalid maqaaxiyihii ma fadhiyeen!!!!!!! daratoolese ma kuyara daqaqantay!!!!!!aad buu kuugu dhawyahaye. to ibro-british waan kusalaamay sxb xigtada maxmed mahayo tel kiisa laakiin waxaad ka heli kartaa telephone kan oo ah nairobi waxaa jooga walaalkii oo ladhahotaman ibrahim caabi.waana kan 765729 nairobi kenya kaasaa kusiin. macalinka cabdirashiid dhanbaalkaagi helay sxb
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, February 16, 2001 - 01:32 pm War ABraahiinow waa samigaagii london m_oomaar@hotmail.com ee xiriir wacan
|