Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Archive (Before Feb. 16, 2001): OGADEN =SOMALI
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kismayo

Saturday, January 13, 2001 - 01:18 pm
Ogaden = somali
Taasi waa xaqiiqada jirta ee aan cidna qarinkarin ogaden la aana soomaali kale ma jirto.
Ogadenku waa qowmiyada kaliya ee inta qabiil ee soomaali sheegata ay deegaan wadaagaan marka laga reebo qabiilka abgaalka.
taasina waxa ay ku tusinaysaa in OGADEN=SOMALI.
Somalida lasheegayana ay tahay OGADEN iyo in lagu qurxiyay.
OGADENKU waa qabilka kaliya ee sharafta soomaaliyeed haynkara siina daynkara waxaadna ogaataan soomaaliyeey haduu ogaadeenku sida qaarkamida qabiilada soomaaliyeed hor ordo xabashida iyo wixi cadaw soomaaliyeed ah ba in soomaali danbe lagu diimayo.
ka soo bilow ilaa CIISE ilaa DAGOODI haku daba lumina ogaden majerteen baa xoogaa ku habsaamaye:

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WAAMO

Sunday, January 14, 2001 - 08:09 am
Waaaaa zaaaaaaaaaaaaaaaaz

Dadku waa reer AFGAAB iyo wax lagu qurxiyey lol I mean dadku waa Ogadeen iyo wax lagu qurxiyey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

´kismaayo

Sunday, January 14, 2001 - 12:13 pm
waraa waamo dadka soomaaliyeed waxa ay is moodaan inay ogaadeen yihiin marka ay banaanka marayaan
sharafak anigaa wiil ogaden waxaana jeclahay inaan dha kabiyo wixii soomaali diida oo dhan ama soomaali u eke ha ahaado ama axmaar ha ahaadee