Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Archive (Before Feb. 16, 2001): AGAAAA!!! WAR DADKU SOO REER AFGAAB IYO IN LAGU QURXIYEY MA'AHAYN (Ogaden iyo in lagu qurxiyey)!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAAJI BAAREY

Sunday, January 14, 2001 - 08:36 am
AGAAAAAAAAAA!!!
Waryaada waxaan idin weydiiyey waa maxay dadkan wada xiiqsan ee Iidoorka laleeyahay ee afkoodi oo dhan Ogaadeeeeeeeeen, Ogaadeen, Ogaadeen, uuuuuuunnn laga sootaagay gartay. Inneeeeeeeeen Balaaayo waa tii Iidoor hadlayaya ku tusisa!! lol Adduuuuuuuuuuun waa uuuuuun laddaaali!!! Agaaaaaaaaaa.

Ina'aabooyinoow Iidoor la isku caayo ayaan maqli jiray ee Iidoor hadlahaya walgayba ma arag sawirka aan ka haystana waa uun inay yihiin dad kolay aan Jinni ahayn, laakiin insi u yara eg lol

Marka hadee kolay Inna'aabooyinoow, qurxiska qurxiskiisa ayey soo galayaan ayaan u malayne, ee naga edbsada dhaha, oo afka qaadka lagu cunay isku qabta dhaha lol Illen Gobtii ayaan ahayoow hada waxkale mabasii sheegi karee lol

AGAAAAAAAAAAAAAAAAA! Aduun Waa uuun Laddaali!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil-cabdalle

Sunday, January 14, 2001 - 09:44 am
XAAJI BAAREY.

HORTA NAAG ISKA DHAWAAQDAAY DHEH! WAXAAD KUHADLEYSO DAY! REER AFGAAB AYAAD LASOOBOODEE IYO INAAD OGAADEEN KALASAARTO, WALEE ADINKA IYO REER CABDILLE INTAAD SIDAAS OOKALE U HADLEYSIIN XABADNE SIDAAN OGAHAY AAD KUTIHIIN OGAADEEN LEE SIIKALE FOGEYNEESIIN! WARYAA REER AFGAAB HADUU TIRO WAX KUQASANAAYO HA ISKA DHICIYEEN HALKA LAF EE JIJIEELADA EH EE ISKA ER ERYANEESO IYO RAXANWEYNTA GABDHAHOODA CEELBARDE KU HURGUFOOYO!!!. WAAKAA GABYOWNE MOORGAN KABAHA UQAADO.

ANAA BADAN XABO WAA TARI WEESAY SANADKAAN EE GEESINIMO AA LA ISKUDHAAFAY!.
INTAAD FAANIN KAFIIRSO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAAHID

Sunday, January 14, 2001 - 08:57 pm
To: Cabdalle sxb ninkan XajiBarey ah sidaad u hadashay umaba hadline xageed kala qaaday bal u fiirso wuxuu qoray mise af Ogaadeenka mataqaanid, agaaaa waryaa Ilaahay yaqaana
Mise Copy ayaa tahaye Cabdalle saxa matihid awoowgaa lashid uurkuus xun lol
sxb ma ahi afgaab laakiin eraygab ah dadku waa reer afgaab iyo in lagu qurxiyey waa eray caan ah oo hal qabsi ah, halqabsigaan Ogaadeenka iska dhaafe somali maryoolayda badankeedna way taqaanaa
sxb maradaada haka didin xumaana haka arkin walaalkaa oo walaaladiis kaftanka laqayb sanaya,
teeda kale adaaba dadka kal saarayee, ogoowna subeer la'aan waa Ogaadeen la'aane, ogaadeen la'aana waa subeer cawar la'aan lol
sxbayaal yaan inaga meeshan netka ah qoryaha naloogu isku dhiibine intaa hanagaga ekaatao lol

Waxaad kaloon idin xasuusinayaa in inta badan dadka qabiilada iyo waxyaalaha lamidka ah ka sheekaya ama isku dira ma aha reerha ay sheeganayaan waa mdi raba fidmo iyo qori daba oo la oradayo rabana meel uu gubo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil-cabdalle

Monday, January 15, 2001 - 12:13 pm
saahid.

sxb, aniga nin cabdalle ayaan ahey oo raga layaqaano ee reer qaasin qalato ayaan kadhashtay max'd suweer iyo afgaab xabo uma ogi. waa walaalaheey waana jecelahay balse markey sidi xoolaha dhawaaqaan ayaa kalatagnaa. midaan oo dhahday:-dadka waa reer afgaab iyo in lagu qurxiyey, hadeer aa iigu horeyso waligeeyne ma maqlin, waxeyne ilatahay in Ogaadeenka kale lagu duraayo. marka sxb Ogaadeen waa hal cid oo wada dhashatay hal ujeedo aan leenahay waana muhiim inaa gaarno, hadiise ujeedooyin oo halshaqi ah ama halcid soo dhexgasho waligeed ujeedadaas magaareeno oo sidaan kujurno lee shiq noogu ahaanee. waxaa tiri max'd subeer la'aan Ogaadeen majiro! sxb inaa saa dhehdid waa laga fiican yahay, sxb waxaan dhihi lahaaybo madoonayo in qofkasto aqristo laakiin waxaas camal iskadeeya oo danta Ogaadeen halaga hor marsho.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qorraxey wiil

Monday, January 15, 2001 - 01:17 pm
horta waad salaamantihiin ragiina meshan ku doodayow. midaas markaan ka hadho waxaan aad ooga xumahay in aan mar walba qaddiyada OGAADENIA aan Qabiil iyo qudhun soo dhexgalino, taasna waxay keentaa kala taga umada wada dalatay ee isku danta, diirka, iyo diinta ba ah midaas aan ka reebtoono, mida kale hadii aan u jawaabo wiil Cabdale sxb in aad cabdale tahay wax ku gu haysta ma jiro kowdhe, midakale ninku siduu u hadlay maadan oogu jawaabin, waxaa layidh nin baa yidhi sadaan kuugu caano lisay igumaadan hanbaynin marka sxb sidaas looma baahna taasna waxaan umalayn waxaa ku gu yar luuqada OGAADENKA gablbeed.

taas ayaa laga yabaa in ay qaladka keentay , in umada qaladkeeda loo sheegana waa wax fiican, balse waxaa waxaas oo dhan ka wayn danta guud midaas ayaa ubaahan in aan ka doodno.


midakale walaalkeen SAAHID mida uu inoo sheegay ee ah in ay dadkale magacyadeena si qaldan u isticmaalayaan waa mid mesha ku jirta.

sidaas iyo in Ogaadeeniya israacdo maxaad tidhaahdeen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Neefoowkaniini

Monday, January 15, 2001 - 02:25 pm
,,,,,Baareey ilaa Godeey Nin yaqaan baa yaqaan bey igu yidhaaheen,,,Reer Afgaab,, Tuurcadde,, Abokor Cadde ,,Reer Qaasin,,reer Waafate oo reer Muumin ah nin Yaqaan baa yaqaan bey igu yidhaaheen anoo gaban yar ah,,,Reer Xaawiskaa Ciideed iyo Aadan Khayr,,,Laba Shillindi iyo Ceelkii Cusbada ilaa Ceel Berde,,,,


,,,,,alla Colku weynaa oo colku weynaa Cawlyahankii baan ku dhex habaabeynaa ee Kolmaanu Ogaadeen weyne iyo Absame aan tirin karayaa...


,,,,Inaabooyinoow waxa eegadankadaata iga keenay arrinkaa waa Axadkan reer baaraha ahi ee haddana sheeganaya Cabdalle ee magac iyo Sharaf u diidan Afgaab,,...Kaagan reeraha Biyaha u dhaaminayee haddana Magaca Wiil Cabdalla la baxay soomaanad ahayn Kii Xaaji Cabdillaahi u addoonka ahaa ee reer baare ee ab ka ab reerka u soo cabiidka ahaa ee barrigii la xoreeyay kolkuu cabbaar meelaha soo marmaray ee xilligii ciirta uu dhammi jiray la gaaray ee uu Gaajooday soo noqday ee Xaajiga Garka iyo Gondaha Qabsaday ee yiri ''Aaboow Aboow xorima doonimaayee reerkaan u shaqeen ee ciirteydii,,Aboow Ciirteydii,,'',,,,...


(((((AGAAAA!!!!!agaaaaaa!!!!!AGAAAAAAAA,, show dadku waa Afgaab iyo in yaroo lagu qurxiyay!!!!


VIVA ABSAME

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil-cabdalle

Monday, January 15, 2001 - 02:33 pm
Qorraxey wiil.

duqa inaa wax saxdo waa rabtaa laakiin meeshi oo larabay maka hadlin. limankaan oo afgaab iyo max'd suweer lasootaag iyo inhal qoos lakala qaaqaado horta wax usheeg hadiibo adi naftaada Ogaadeenimo udoodee hadii kale aan wada walaaqano.
in netkaan aa dhexdeena kumurano ma aha ee walaalaheeyow waa idinjeclehee nagadeeya shux shuxda intaan ujeeda deena kagaareeno markaas kadib aan isbaroomino oo kala barano cidi Ogaadeen oogu qatarsan iyo tii oo warlee lataagan banaanada.
filinkaan intaas haku ekaado. dadkaan walaalaha eh yaa lakala qaaqaadin oo mustaqbalka caruurteena iyo meeshii ey kunoolaan lahaayeen yaan gadanin oo kuwo walax iska dhacsho aan noqono.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil-cabdalle

Monday, January 15, 2001 - 02:59 pm
Horta afcaay tamay ninki iskaleh awkuyaalaa sxb
cowlyahan iyo cabdalle waa iskasaayaan netka wax aa kusheeg sheegi karo maaha, awoowe barbaarti biyo wabi idinka dhaarshay wali waa noolyihiin, nimanki cowlyahan meedkoodi lafihi ilaa hadeer banka ay yaalaan sxb hal laf oo cabdalle eh aa saas idiin gashay ee xaad umaleenee cabdalloo dhan hadow gacan idinsaari lahaa!!!
mida kale siloohadlo waa kaseesiin laakiin si walax lay iskaga dhacsho makaseesiin. ciil wuxuu iqabtay maalintoo 60 nin oo cowlyahan eh oo 15 nin oo jijeele eh ay bursadeen oo meedkoodi iyo dhaawici xaataa ay kacarareen. war nin cabdalle oo qof dabataagan ma arkeesid xaa idin dabadhigay oo kabaha ugu wadiin majeerteen iyo walax xileh?
dadnimo xumaa!!! aduunka baarey maahee intee kaloo joogtiin? baardheere mareexaan aa aabahood ugeeyey!!!
sxb hadaa isdhahday ninkaan afkiisa ogaadeen ma u eko aniga reer abtigay aa kusoodhex korey meeshaan kudhashtay aa ilaa 1991 joogey guriceel iyo matabaan ilaa qodqod aa aqaanaa reerbaare adigaa iigadhaw. dagaalki uhoreeyey ee Ogaadeen lagalo aa kubartay cowlyahan in lagaroon yahay, faalo dheer marabo ee danta Ogaadeen kaan kawada shaqeeno.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Neefoowkaniini

Monday, January 15, 2001 - 04:24 pm
,,,,,Soo socee is caddee!!!!Ar maan Gureceel sidaa looga hadlin!!!!Soomaali waan naqaanaa!! Daba madoobana kala af iyo kala deegaan ee is caddee,,, Jejeelle adoon ku marmarsoon!!!!!Se Cawlyahan iyo Ogaadeen cuqdadaad u qabtaa iska Caddeyso,,inkastoonan falalka qaarkii aanan aqoon inaga waxase kaa booyiyay wiiloow wax yar maahee ma Oday Ogaadeen ah ee Carabahaa soo maray baa ku fara Xumeeyay!!!!!Huq iyo Ciil uunbaad la go'i nacayb waxba oga qaadi meysid!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxamed

Monday, January 15, 2001 - 05:54 pm
WIIL CABDALLE+NEEFOOWKANIINI


SAAXIIBOYAAL LABADIINABA OGAADEEN SHAQO KUMA LIHDIIN EE AMAAN SIIYA,HADAAD CAWLYAHAN&CABDALLE
TAHIIN WAXNA ISKA CELISAAN,CAWLYAHAN AAWAY
(BAARDHEERE??) CABDALLA HADAAD GEESIYAAL TIHIIN TIGREE XAARLEH HOOYOOYINKIIN HORTIINA KUMA KUFSADEEN AAWY GEESINIMADU?HOMEWORK?

ISKA RAALIGALIYA ARRINTAN
PLZ WAX ISKU FALA
HADAAD DAMIIR LEEDIHIIN
NETKA KAMA CEEYTANTEEN

MAHADSANIDIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qalowshe

Monday, January 15, 2001 - 07:18 pm
WIIL CABDALE, ABTI NABEE GABAR CAYR INAY KUDHASHAY COD KAR MEELKALE MAJIRO>>>>>>>>>>>> .
ARYAA DOOFAARTAAN MAXEY WIILKA KARABAAN WALEE WIIL QODQOD KUDHASHAY AQOON, XAARAGANIMO KUJURTO~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~.
ABTI ILMO MOORGAN INAAD LAHADASHO MAAHA.


NO OFFENCE~~~

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Internetka Ma manta ayeey Og-aaden??

Monday, January 15, 2001 - 07:29 pm
Waaryadheheen maantana ma waxa la gaadey heer aay CAGDHEER internetka istacmasho????? loool waar boodhkii iyo ciidi caseeyd ayaan idinku ogaa eeh maxa is bedelaay????

Reer gajo seek food for your starving people instead of disturbing the forum!!!!!1 loool ogaden iyo internet............... lool!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Godey

Monday, January 15, 2001 - 11:46 pm
sxbyaal halaga haro wiil Cabdella,mida kale walaahi waa sharaf xumo in maanta lakala qaado Ogaden,maanta runtii uma baahna in qabiil lagu faano ee waxaan u baahnaan lahayn in tigrey la iska dhiciyo,mida kale ragiina afgaab iyo maxamed subeer ku qoroya net plz stop it aan wax dan inoo ah ka hadalno instead of magacyada qabiilka.
Teeda kale wiilCabdela my homei plz adigana jooji ka hadalka qabiilka ama ataaka Cawlyahan,cus Cawlayahan kama maarno Cabdella,cabdelana kama maarmo Cawlyahan Cus we are brothers.
Sidaa darted waxaan rajeynaya in ayna mar danbe ka hadlin qabiil aynana dib iskugu soo noqon.
Midnimo isku xiran wadatashi Alaahu akbar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ODAY CEELKARRI

Tuesday, January 16, 2001 - 01:14 am
SALAAN KADIB

Dhalinyarada reer Galbeedoow joojiya gabi ka dhaca iyo hadalada aan loo fiirsan eed ku hadlaysaan
Ninkii u horeeyey wuxuu iila muuqaday nin kaliya iska kaftamaya waana caadi siduu u hadlay oo marka laga hadlayo Ogaadeenka Reer Ogadenia ceeb ma'aha,cayna ma aha, laakiin laga yaabo Ogadeenka somaliya ama kan reer NFD inaysan aqoonin sida ay kuwaas u kaftamaan Umadaana waa uun isku magace ismawada dhaqan taqaano, sidaa darteed sheekadan halkaa halagu xidho wiil cabdalle waxaan filayaa inaad joojin doonto xinjira fajaaska aan loo baahnayn
Neefoowkaniin Nin siyaasi ah matihid sxb netka waligaa reer haku weereanin hana ku dicaafin siiba reerka dhexdiisa waayo qofna cay ama ammaan kan kale wax kagama qaadi karo sidoo kale waxaa laga yaabaa in ninka reerkaa sheegan uusan ahynba reerka uu sheeganayo, oo reer loow kuus iyo meel kale kasoo jeedo

Marka aan ka hadalo wixii danaheena ah sida xoraynta Ogadenia, somali isku keenideeda, iyo inaysan dhulka inta hadhay gaalo iyo wax lamida ka gadanin. Illeen umadan somalida ah Inagaa inta Alle ka sokeysa dad u ah hada oo khilaafaad yar nasoo kala dhexgalay ma ahaane, haday tahay xilligii gumaysiga iyo intii ka danbaysayba. mid wax dumiya iyo mid gaalo dabada kuwata maahee midkale malaha somalida kale badan keed marka laga reebo reero kooban maahe sida dirka oo diinlehiyo kuwa kale, marka aan eegno dhinacayada wanaagsan iskana dayno xikmad darrada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ogaaden boy

Tuesday, January 16, 2001 - 03:09 am
OGAADENIYA waa mid qudha loomana baahna in lakala qaado, Soomaalida xaasidka ah ha u faiideynina, .
midaas ayaan ka codsanayaa shacabka reer Ogaadenia een aniguba ka midka ahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DUCAYSANE

Tuesday, January 16, 2001 - 05:54 am
AGA!!!!AAGAA***AAAGAAAA >WAAAY!
CII BADANAA!!!!!!!! WARYAA MAHADAY AYAGI DHEXDOODI MURMI AWOOWGIIN@ MAXAAN IDHAAHDAA!
WARYAA CABDALLE IYO CAWLYAHAN XAGEED UKALA WADAAN SOOW HAL FAMIL MA AHA. CADAWGIINA INTAAS BUUKUFARXI MAANTA,,,,DAMIIR XUMAYAASHAN IGA AAMUSIYA CIIL BADANAA''WAYEEY WAY}}}}}}}.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxamed

Tuesday, January 16, 2001 - 07:23 am
TAQABALALAAH SAAXIIBAYAAL
WALAAHEY OGAADEEN DADKIISA WAXA KA REEBAY XINTAN
ISKA ILAALIN DHEXDIISA,TAAS OO NA DHAXALSIISAY INAAN DADKA UGU HOOS MARO,WAXAAN KABAHEENA HAWEYSAN JIRINA NA HAWEEYSTAAN,WAXAAN IDIIN KU BAAQAYAA DHALINYARADA INEEYNAA KALA GEYNIN EEN ISU KEENO, SI EEYDA LOOGA BADBAADO
HADII KALE WAXAAN WADA AHAANEYNAA ADOON MEEL WALBA

OGADEN MIDNIMO ISKU TASHI,CADAALAD

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OGAADEN BOY

Tuesday, January 16, 2001 - 08:55 am
OAGAADEIYA WAA MID QUDHA WAAAAAAAAAAAAA MID QUDHA

WAXAAN AAD OOGU FARAXSANAHAY IN AY DHALINYARADEENU WAX ILA GARTEEN TOLKEY AQLIGAAN KU JECLAADAY SIDAAS KU WADA AMUSIIYA WAX MA GARADKA.

GUUL GUUL, GUUL, GUUL, IYO BARWAAQO XORNIMO BUUXDO. AYAAN U RAJAYNAYAA...... AGAAAAAAAAA ADMI KALA GARDARANAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAA,

KALA GARDARANAA MAANTA AYEY DAD DAMCEEN IN AY ANAGA NAKALA DILAAAAAAAAAAAAN,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

real ugas

Tuesday, January 16, 2001 - 09:23 am
to real ogaadeens:
neefoow kaniini ogaadeen ma aha forumka somaliland buu markasta ogaadeen ka caaya
waa beenaale isku dara hadba laba qabiil maantana
ogaadeen buu danmoodaya.
waryaa ninkii ogaadeen ah oo qabiil ogaadeen ah wax ka sheega dhalad ma'aha ogaada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

what is up

Tuesday, January 16, 2001 - 01:23 pm
•••• Ogaden
walee waa doqon Af huurea leh Og
Laakiin dadka qatarta ah oo haduusan dhalin
kuumade waa gablami lahaa.

Weyteen Balcad Galimeys Bartire iyo Abasguul

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHANTOOLE

Wednesday, January 17, 2001 - 03:01 am
waxaan salaamay umada meshan soo gasha. salaan kadib bal aan u jawaabo wiilka la baxay WHAT IS UP. horta sxb af caytamay ninkiisa ayuu ku yalaa, balse waxaad tamacday in aad ABSAME kala disho lakiin waxaad tahay tuug la qabtay waana ku gartay waxaad tahay sxb mesha waxaad isku dirto ma yaalo ABSAME waa dad walaalo ah wax dhib ah oo dhexyaalana ma jiro, waxaan filayaa in ay ku wada fahmeen waxaad tahay:::: sxb ,mesha xaarka iyo qudhmuunka kala bax waxaad qortay urkii kabaxayey ayaan saacad dhan la soo gali la ahaa mesha.

Absamow iska Ilaaliya tuugta rabta in ay isku keen dirto. sidaas iyo nabadgalyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

InaSubeer

Wednesday, January 17, 2001 - 07:22 am
Waryaadhehee!!!!war innagu tan oo kale, war ma maantaa tolkii dhexdiisii la kala hahayaa. Aabihiin la shid, cadaawaha iyo lawya kuustu ha idinku wiirsato. War go'ooyin anahayn reerka sidaa ka daaya!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil-cabdalle

Wednesday, January 17, 2001 - 01:04 pm
Let me clear the air and get our enemy a headaches.
Ogaden is one family and we can not be divided no matter what, We love each other and sooner or later we will change the face of east-Africa. I'm proud of being Ogaden, the largest sub-clan in east-Africa.
I urge our youth to participate in the politics and not wait our slow going elders to lead us, I know many of you mistakenly think that leaders are only those with formal titles like Ugaas, Sayid or Ranked former members of siyad's regime. in fact, this is not true. Everyone with Ogadenian sense who truely believes that Ogadens' interest should be put first than anything else, everybody who cares the well being and the greatness of our name "Ogaden" and protects our unity can be our leader. There is no doubt that we are badly in need for a strong leadership, But I believe, it is the youth who should look, decide, commit, promise and set a direction for the future of our people, we must know that, "this is our lives, our land, our future and will take some time to be responsible for it".

it is you and me who should take this nation into an other direction.
my people should bear in mind that creativity fuels critical thinking!

Ps-I hope my brother neefoowkaniini will join me in this struggle.

OGADENIA WITH VICTORY AND PROSPERITY!!!
INSHAA-ALLAH, AAMIIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UGAAS

Wednesday, January 17, 2001 - 03:35 pm
WIIL CABDALE

WAR NINKAN KADA KUWAREERAYE MUXUU KASHEEGAY UGAASYADA HADA? TANOOKALE,,,, AAGAA* WARYAA WARKAN YAA IIGATURJUBAANO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XaajiBaareey

Wednesday, January 17, 2001 - 10:33 pm
Afkaaga caano iyo xoriyad lagu qabay

Salamullahi Calaykum Yaa Ujaadeeniyiiiiiiiiiin wa asxaabuhum

Dear Huuno Hadaan warkaaga maqlikaraa, dhagaysanna-karaa, waxna is dhaafsankaraa, warkaaguna ii dhdhamayaa awoowgaa lashilaanshilye laakiin intaan taaganahay banka owdambeeey meel laga hadlo lama joogo.

Wiil-Cabdalle

Run ahaantii waxaad qoraalkaagan dambe kaga hadashay wax loo baahanyahay iyo xaqiiqada jirta ee waaqiciga ah, waana wax aad u qiimo badan in sidaas oo kale loo fikiro, markaas ayaana horumar iyo wanaag lagaadhi karaa,umadana loo abuurri karaa wax dhaxal gal ah ooy mustaqbalka hiigsato, khaasatan da'yarta reer Ogaenia ee wax garadka ah waa inay isku tashadaan kana tashadaan odayaashooda aan sanadadan danbe lahayn siyaasad cad oo wax lagu hogaamin karo, waxaana aad ugu riyaaqay sida aad uga hadashay xaqiiqada jirta iyo inaan ladaba socnin kuwa aan wadin wanaaga iyo maslaxada umadeena, kaliayan aan taageeri doono qofkii wada umadan wanaageeda.

Xaaji Baareey. Siyaasad hufan,Caddalad, Midnimo, Xorriyad iyo wadaniyad aabeheed Islaam yahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qabiil diid

Wednesday, January 17, 2001 - 11:08 pm
Walaalayaal-Waxa aad ku hadlaysaan waa wixii wadankiina soo qarabiy in aad iska daysaan soo idinla fiicna qabiil iyo qurun baad ka sheekaynaysaan qurun baad tihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil-cabdalle

Thursday, January 18, 2001 - 06:10 am
UGAAS

walaalkeey hadiibo ujeedada sookoobo waaxaa dhahay, in oo qofkasto oo u adeego danta umada Ogaadeen in wax naqan karo, balse dadka qaarkood si oo qalad leh ufikirooyaan eyakoo umaleenaa in oo ugaas, sayid ama dadkii oo darajada xukumadii siyaad kulahaa lee walax naqan karaan, taasne waa been. waxaa kale oo kubooriyay barbaarta in ay siyaasada kaqeyb qaataan sugina odayaasheena oo luudooyo.
walaalkeey ujeedadeyda waxaa waaye in dhulka anaka leenahay waxaane nafteeni tahay iyo oo mustaqbal keeni marka waa inaa waqti kubixinaa inaa oo qaadno musooliyadiisa dhulkeena.

Ugaasne walax xun ma dhihin, kaftan.

I made my best to make it understandable.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UGAAS

Thursday, January 18, 2001 - 08:38 am
to wiil cabdalle:
bro your point is well taken and at times like this, we need little pit of humour to brighten up our days.
Ogadens are lacking behind of other Somali tribes
of putting together a group of leaders what ever title they may held in their previos lives that can just sit down and put aside their difference
for the common good. we have the number and the sheer power to weild influence among somalis and play a major role of any outcome but look where we are now ( qulumbe) waiting to take care of the left-overs.
We are not going any where as long as we are divided. the interest of mohammed subeer should be the interest of cawlyahan and that of abdalle should be of maqaabul.
United WE STAND DIVIDED WE FALL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FUTURE PRESIDENT

Thursday, January 18, 2001 - 04:13 pm
To-will cabdalle

I love your idea and you seem to me a great guy,
i think your people (cabdalle) will be proud of you one day, i read all your postings after studying everything you wrote, i can imagine what kind of person you are.
i think you are one of those guys i am looking for, a kind of strong guy who can make war when needed and make peace when necessary. i need you in my future cabinet when ogadenia gains its independence and i know it will Allah willing and i become the president, i wanna you become my minister of defence.
one of the first thing i wanna do is free our people from what so called UGAAS, i wanna distroy that damn name which put our people backward.
look at this (for example)-that man was my father's ugaas (leader), his son is my ugaas (leader) and his children will become my children's ugaas (leaders).

what stupid idea!!!.
how can some people accept this?
i don't buy that damn nonsense idea and anybody who believes this, is deseased!.
it is my dream to become the future president of ogadenia and distroy that bullshid culture.
make sure dreams happen but you must make them happen. i am trying everything possible to make my dreams come true and it will Allah willing.

let us fight for our freedom, because freedom worth for everything.
Ogadenia guul!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farxaan

Friday, January 19, 2001 - 04:58 am
war maxaa lasheegay?
ninka madax wenye raboow bal wadanki tagoo usoodagaal horta oo xoree markaas baad uun isasoo shari kartaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Noora

Friday, February 09, 2001 - 09:00 am
"Future President" and all others sharing similar ideas:

I wish you knew how ignorant you sound. It is because of people like you that have,and will continue to deter all Somalis from being united. I suppose when one has no aspirations in life, all they can say is " I am in this clan group-the biggest and best clan." From what happened in Somalia, one would think that you "guys", and I put emphasis on "guys" because I am referring to people such as yourselves, would have learned a lesson. Instead of saying how can I help my people as a whole, all you can think of is "how can I prove that my clan is better than the others." Why is Somalia lagging the rest of the African nations? Because of ignorant people like yourselves. Why is Ethiopia ahead of us? Once again because of people like you! So what if you're an Ogaden, what does that mean? Instead of telling us what you are, you should be telling us how we, as Somalis, can become united and strive for the same goals. Frankly, no one cares what clan group you're in. And need I remind you that your clan group alone, or any other clan group for that matter, can not, and I repeat, CAN NOT, and WILL NOT rule Somalia or East Africa as a whole.

PEACE
Noora