Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Archive (Before Feb. 16, 2001): DAGMADA JARAJI IYO REE DHAWEED>>>>>>>>>>|<<<<<<<<
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JARATI

Monday, January 15, 2001 - 04:53 am
waxaa habeen dhaweeto casho sharaf naloogu sameeyay dagmada Maanguduud casho sharaftaas ooy kasooqayb galeen ugaaso iyo culimaa udiin iodoyaal iyo dhalinyaro waxaan halkaas hadalo kajeediyay ugaas Xuseen ugaas Xasangaboobe waxaana halkaas kadaawanay ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka runtii halkaas waalaguladnaa geeliina waa uudhalay roob kiina waa uu'uda'ay .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL JARRATI

Monday, January 15, 2001 - 09:16 am
Mahadaad Jarratina sheegateen wallahi somali wax walba waaa laga maqli waad garan hadaad Reer Dhaweed tahay Dhaweed boob, mar danbe hadaad hadasho waxaad ogaataa inaan sheegi waxaad ogtahay oo netka ku soo qori, tartiib xoolaha iska raaca aayar qaata xidhaalihiina intaad ka xoolay-sanaysaan(mushaarka lasiiyo qofka qowsaarka ah ee xoolaha raaca)

Jarrati waa magaalo Absame, Ogaadeen, Cawlyahan, Reer Cisiid ayaana dega, Kalinaya Gariire ayaa dadkale ugu sokeeya ee hadaad Gariire tahay waad u soo safran kartaa.

Waryaada hala kala edebsado netku yaanu been idiin sheegin okkkkkkkkkkkk guuuuuuuuuyyyyyssssssssssssss

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 15, 2001 - 02:20 pm
ala abti wiilka miyaad kaxanaaqday waligaa haxanaaqin reer baadiyanibadana iskadhaaf xidhaalaa laqaataa iyo wixii lamid ah aan dhabta usoonoqono iyo deegaanka Jarati iyo cida katalisa abti waaruntaa dhaweed boob dagaala waalagu kalaraayaa'adba waad garan hadaad ree afgaabtahay wixii kaaraacay (1980 ilaa 1992) waadna garan inaad godeey iyo dhagaxbuur uqaylo dirsan jietay ood Ogaadeenka faygiisa kale fadal siigooyn jirtay abti waynu isgaran hadaad nin ree afgaab ah tahay shalay baan kasoo laabtay Jarati?????.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIILHARA

Monday, January 15, 2001 - 03:43 pm
Waxaan ahay wiil Gaadsan ah oo reer Jarrati
markii hore waxaa jiray inaad daganaydeen Jarrati laakiin hada it is belong to me xoog ayaan kaaga qaaday Aabahaagii Siyaad wuu dhintay yaa rasaas ku siin ugaadeen yahaw doqonka ah waxaa ii dhiman ceelbarde iyo Baareey waana Qabsanayaa ee sidaadii ha cararin miyaadan ogayn Dagaalkii
DHAMAAJALEEXIYE iyo todobadii kun ee Halaad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, February 07, 2001 - 09:06 am
warnin yahaw miyaad waalantahay yaaleh Baareey umadbadan ayayka dhaxaysaa mardanbe ha odhan hadalkaas.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

colyahan

Saturday, February 10, 2001 - 02:57 am
hadaan ogaadeen nahay waxeynu arki jirney gaadsan aynu xoolo siyaaro u siino oo caruurta quraanka inoo baro qaarna qowsaarka geela inoo raaco marka waa caadi hadaad netka jarrti inooga qabsataan anaguna waaban idiin hambalyeynayaa

hadaan ogaadeen ohay waxaa dusha igasaaran gaalo oo dhulkayagii gumeysta aniguna axdi iyo ballan ku qaadey inaan dhulkayaga ka xoreeyo cadow geenuna waa amxaar iyo tigrea marka gaadsanow xageed igalaqaadey hada ka hor ileen aqoonbaa iigu kaa laabneed qaar kiinuna waxaabad sheegeysaan inuu ogaadeen dagaal idin dhax marey iniguna waligey mamaqal meel ogaaden iyo gaadsan ku dirire marka waxaan inigu idikula talinlahaa ogadeen waxba kagama goyneysaan netka oo aad kaceytantaan ee inoo sheega waxa idinhayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WALADAYA BOY

Saturday, February 10, 2001 - 04:55 am
to OGAADEEN

ANIGU ISMA LAHAYN NIN UGAADEEN AH AYAA SIDAAS U HADLI KARA KADIB MARKA UU SIYYAD BARRE DHINTAY
SXB SOOMAALIDII AYAA KU ADOONSATEE SIDEED AXMAARO ISKAGA CELIN KARTAA ,ANIGU CAYTAMI MAHAYO LAAKIIN GACAN KA HADAL AYAAN AQAANAA WAADNA OGTAHAY WABIGA INAAN KUGUSHUBI OOD SIDAADII DACAS DHAADHEER KACARARI
WAR FULAYAW JOOG TIGNIKADA KA CABSO .MARDANBE PAGKAN WAX HAKU SOO QORIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

galbeed

Thursday, February 15, 2001 - 09:33 am
waxaa layaab leh ninka yiri Gaadsan Quraankay noodhigi jireen hadana geelbay nooraacijireen walee inaana kulayaabaynin maxaayeelay doqonimo iyo xikmad yari ogaadeenbaad utahay warwaxyahaw markaad waxqorayso qof waxkuuqora uyeedho miskiin yahaw badawga.