Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Archive (Before Feb. 16, 2001): GABAR REER SHILAABOOY WELCOME>>>
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHOORE

Monday, January 15, 2001 - 11:07 pm
HADII AAD TAHAY GABAR REER SHILAABO AH GO'AY OO KA CABTAY CEELKII AFKA WAYNAA HADA SOO DHAAF AH IS MARTIYAYN>>?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

miss-shilabo

Thursday, January 18, 2001 - 03:44 am
haye dhoore

salaan ka dib gabar reer shilabood maxaa u heysaa??????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHOORE

Monday, January 22, 2001 - 12:40 am
WOOOOOOOW MISS SHILABO !!!!!!!

MARKA HORE SOO DHAAF GABAR REER SHILABOOY WAX WALBO WAA LAGUU HAYAA KABAHA ISKA SOOBIXI GURIGANA SIFIICAN USOOGAL HA XISHOON GURIGA WAA GURIGAADII EE BAL SOO DHAAF YAAH HA LAGU ARKEE!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHOORE

Tuesday, January 23, 2001 - 01:21 pm
HEY MISS SHILABO HUUNO KU AAWAY HEEEEEEEEE XAGEE KA DHACDAY MISE PC AYAA KAA JIRAN YAAH SOO HADAL HEE OO HALAGU ARKO THIS IS MR DHOOOOOOREEEEEEEEE DADKA WAA DADKAADII GURIGA SHILABO WAA GURIGAADII EE SOO DHAAF HA IS MARTIYAYN AGAAA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

miss shilabo

Friday, January 26, 2001 - 03:27 pm
Dhoore waa ku salame,

walaal maxaa dhacay in lay dabo galo maa bilawda, jeerooyinkeega sidee ku soo heshay...lol

teeda kale qolka soo gal maxaa waaye, waaba iga nixisay!!! acuudka alaseedaan kabaha iska bixi kulahaa,,,,,,,, waraa tartiib hadii kale dhoorka aa kaa xiiraaaaa,,,,,,,,lol

dhoore maxaa isku dhacaayo shilabo labadaan bari,, xaalka guud iiga soo waaran.

nabadeeee huuuno

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHOORE

Sunday, January 28, 2001 - 12:50 am
MISS SHILABO....... MARKA HORE IGA GUDOON SALAAN KA TIMID DHULKII HOOYO OO XANBAARSAN WAX WALBA OO WANAAG IYO BARWAAQO AH SOO NA DHEX MARTAY CARADIID GADUUDKA BADNEED IYO CEELKII AFKA WAYNAA, TANKALE DABAGALKU WAA FURUNYAHAY OO WAA CAADI INLEE WAXAAD XANBAARSANTAHAY MAGAC MAGAALO QARAN AH OO AAD IYO AAD UQURUXBADAN WAA KU SIDEE HUUUUUUUUNO.LOL. XAALADA GUUD EE SHILAABO WALLOW AAN JEERAHAN WAR KA HAYNE MARKII IIGU DANBAYSAY AAD IYO AAD AYAY ISAGA FIICNEED WA XOOOGAA UUN BIYO LA'AAN AH MOOYEE XAALADA GUUD CAADI AYAY AHEED.TEEDAKALE WAXAAD ISOO WAYDIISAY IN WAX ISKU DHACEEN HADEE ANIGU WAX ISKU DHACAY OOO JABAY MA ARAG HA NOQDEEN SAXUUN IYO BAKEERIYAAL MIDKOODTOONA MA ARAG.LOL.BAL ADIGU II SOO WARAN WAX AAD KA HAYSO OO WAR AH IYO XAALADAHA ADUUNKA OO DHAN WIXII SOO KORDHAY HADII AAD DHUUMA TANA WAAN KU SOO HELI EE OGOW HUUNO.LOL

NABADGALYO IYO NOOLI KULANTE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

1283

Thursday, February 01, 2001 - 05:17 pm
Waryaa...

Dhoore meesha luuq ayaad ka dhigtay war sheeka balaadhi oo nasoo gaadhsii..waa maxay sheeka aad
bilowday inaad gabdhaha meesha kula dhuumato..
Kolaba Dhoore uunbaad ahayd...

Miss Shilaabo

walaal kan wax uu ka ogyahay shilaabo ma jirto
carli gaalo ayuu qaxooti ka yahay..in mudo ahna
waxuu ku jiray xerada qaxootiga ee Otango marka
mardhow ayuu ka miyid, waxaa weeye dadkii ugu danbeeyay ee flight13 ahaa..lol
Car wakaase hadhaho waa been...

intaas ayaan idinkaga tagay till next time

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

miss shilabo

Friday, February 02, 2001 - 11:58 am
Salaan dhamaan

dhoore warkaka dibada waxaa ugu muhuumsan labadaan bari dhul-gariir ka dhacay India, kuwa gudahana waxa la sheegay in shilaabo roobab badan ka da'eeeeeen.

1283

dhoore iska dhaaf waa nin tulka ahee. adi kaalay maxaa tahay hadii adan qaxooti aheen ma janale ayaa tahay mise sharcigii ayaa laguu diiday,,,,,lol.......armaa aheed flight 12 duqa

mac salama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHOORE

Monday, February 05, 2001 - 12:25 am
Salaan to miss shillabo, salaan kadib waad ku mahadsantahay sida wacan ee aad ii difaacaday qofkan # numberka ah 1283 oo aan lagaranaynin wuxuu yahay, iskalana soo galay hadal iyo daf daf meel aan loo dirsan. Tankale dhulkii barwaaqo ayaad ku sheegtay ee goorma ayuu ka da'ay roobka caradii waaba qayr eeeeeeeeeeeeeee.lol.Waan ogahay in hindia uu ka dhacay dhulgariir iyo pakistan ba wuu ka dhacay waan la socdaa hase ahaatee waan ku mahadasantahay ee bal wax cariga kale ku cusub soo sheeg ha dhuuman uun?

sidaas iyo jawaab wacan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

1283

Monday, February 05, 2001 - 10:55 am
waryaada...

adiga iyo gabadhaan meesha ku dhuumanaya..
waligiin ma maqasheen wax la yidhaahdo email
waa maxay meeshan aad emailka ka dhigteen
waad na ceybeeseen ee emailka kala qaata oo
sheekadiina private ka dhigtaa AGGAAAA
mida kale.........DHOORE....
dafiraadu maxay ahayd waan isgaraneynaa
ma been isku sheegna.....
lambarkan aa wato waa lumberkii markii aan
kuwada jirnay High schoo classka 12 rolnumberkaagii......
waxaan u malay inaad ilowday oo maskaxdaadi ay
kaa galeen barafka dhulkaan gaalada ka da'aya
mar dhowna waxan u malay hadii aad sidaan ku sii jirto inaad Hockey and Baseball inaad dheeli..oo budhka qaadan........

Gabadha shilaabo No comment..lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CAYNI

Tuesday, February 06, 2001 - 10:11 am
MISS-SHILAABO hMMMMMMM
beleive me people call me Mr shilaabo and i am from shilaabo too so i wonder if we could both be called the sHILAABO-COUPLE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Miss-shilabo

Thursday, February 08, 2001 - 07:15 am
salaam dhamaan,

Cayni waan ku kartay walaal soo ma tihid (ina cayni) haaaa haaaa your name is H.C.N.W.ilaa iyo awoowayashaa aa kuu sii wadaa hadaa rabto.

timo jilic waaaaaaaaxid
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

1283

Thursday, February 08, 2001 - 12:33 pm
Warbalayo...

Warninka maxuu ahaa la soo baxay mr.Shilaabo war
magacu waa magac gabdheed..maxaad uga dheeli
wax yahow qanjaha wayn ee dalbaha leh......
Midkale dhibka ku haysta gabadhu way ku garatay
oo isma gaysaan ee hadaladaadii dib ula noqo itanad lagu qashifin...

Mrs Shilaabo

Naa godo ninka maad run u sheegtid intaad wax u qarinayso ood tiraahdid soo kii ma tihid dhagaxa
futada looga xidhi jiray markaad ciyaalka la ciyaarayso......iYaa

Dhoore

Waa lagu soo galay waa inaad dhagaxaan gurataa
meesha ka kac hadii kale sidii dhoorihii sidaad
meesha u fadhido ayaa lagaa tagi..iYaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHOORE

Thursday, February 08, 2001 - 10:29 pm
SALAAN DIIREN KULIGIIN

AGAAAAA AGAAAAAAAAAA WAR CARADAYDII WAABA LAYGU SOO CARIIRIYAY OO LAYIMID EE AGAAAAAAAA WAR MARKA HORE SOO DHOWOOWADA DHAMAANTII, KANA CABA BIYAHA CEELKII AFKA WAYNAA EE SHILLAABO. WAR MR CAYNIYOOW MARKA HORE WAXAAD TAHAY NIN KULA DAGAALAMAYO MAGACA HABLAHA TANKALENA, ALLA WAXAAN SOO XASUUSTAY WAXAAN LAHEEN SAC LAYIRAAH CAYNI OO DHIB BADNAA XOOLAHA KALE MARKA LA SOO XAREERO ASAGA WAA LA WAYN JIRAY OO WUXUU AHAA WAX ISKA LUMO OO SIDA LOO RAADINAYO ILAA UU GABALKII KA DHACO WAXAA LAGA YAABAA IN MAALINTA DAMBE LA HELO SAC MUCJISO BADAN AYUU AHAA. TAAS WAA TAAS TANKALE XERADAN ANIGA AYAAN FURAY EE MAXAY KU DHACDAY IN LII SALAAMI WAAYO.LOL.

MR SHILLABAAY SIDEE CAMAL XAAJIYO MA IN AAD IGA MASEERSIISO AYAAD RABTAA WAA KU SIDEE KOBTAN ADIGA AYAAN KU GAADAYAY ADIGIINA WAAD IGA KOR BOODAYSAA.

ALAYLAHAY NUMBER 1283 WAA RUNTII WUXUUU SHEEGAYO OO WAA LAYDHACAHAYAA ANIGA OO NOOL.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Miss-shilabo

Friday, February 09, 2001 - 09:15 am
Salaan dhamaan

reer shilabood waaba iga qosliseen.

DHOORE
see camal ina adeer la'aantaa abaar, yaa lo'da noo raacayo hadii lagaa korbodo..lol canyi waxaynu nahay kharaabo qansax awoogiis iyo awoogee aa shilabo daris ku ahaa, lakiin isaga ilaa iyo hada ima garanayo.

teeda kale adiga laftigaa ka waran xaaska, maxaa jiirooyinkaan ka sameenee??

1283

walaal adi dhib badnidaa miyaadan la socon reer-shilaboodka in aysan is gayin,,, ragan waa ilmo adeeraday meshana kama socdo wax la dhaho shukaansi hadii aad tahay reershilabood soo dhawoow hadii kalane wali soo dhawoow lakiin dhibka dhaaf.


mac-salama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

1283

Friday, February 09, 2001 - 04:59 pm
To..Miss Shilabo

Anigu wax badan dhihi maayo..
lakiin markaan akhriyay waxad
soo qortay..markii ugu danbaysay
ayaan mooday inaad Mac isiisay
anigana computerka ayaan dhuunkaday
markaan sii fiiriyay ereyga
waxuu igu noqday (mac salaama)
oo (Mac) maba aha....

waan ka baxay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

burjabis

Wednesday, February 14, 2001 - 02:39 am
miss shilaabo
waa warey oo miss shilaabo mameeshn baad ku soo
dhuumataa waayadan danbe laguma arag abaayo
mise waa meel shukaansi oo qudha o dad is yaqaana ayaa ku sheekeysanaaya
nabad galyo dhamaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

miss-shilabo

Wednesday, February 14, 2001 - 05:37 am
Salaan Dhamaan

1283
soo iskuman ogeen in dhibka la dhaafo.

burjabis

soo dhawoow walaal, meesha shukaasi iyo wax la mid ah ka socdaan marka ha ismartiyeen.

Mac salama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHOORE

Thursday, February 15, 2001 - 01:13 pm
MARKA HORE SALAAN TO DHAMAANTII>>>>


AGAAAAAAAAAA HADANA AGAAAAAAAAAAA??
WAR AWOOWGIIN LA JANEEEEE CELKAYGII SHILLAABO LAYGU SOO GAL YAAAAAAAAH...

NAA MISS SHILLAABAAY INA ADEEREEY KOBTAN ADIGA AYAAN KUU FURAY IN AAN ISKU SHUKAANSANO MAAD AQRISID WAXA AAN KU SOO QORAY CINWAANKA WAA KUSIDEEE.

ADIGANA WAXAAD BA IGU LEEDAHAY YAA LO'DA NOO RAACAYO TAASI DHIB MALEH ANIGA AYAAN NOO RAACAYO OO WAA CAADI, TANKALE MACDAN AAD DADKA SIINAYSO NAGA JOOJI YAAH GO'DO AAN AHEEN YAAH??

QOFKA WATO # 1283 JOOJI DHIBKA ADIGANA OO HA AFLAGAADEEN GABAR REER SHILLAABO WATO AANSA OGEEN IN UU NIN YAHAY IYO INKALE YAAH SBX.

SIDAAS IYO NABADGALYO .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiib

Monday, February 19, 2001 - 05:57 am
dhoore iyo miss shilaabo taleefanada kala qaata ol.