Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Archive (Before Feb. 16, 2001): GODEYEY QABRI DAHAR LA HADAL
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MR FIINCODWEYN

Friday, January 19, 2001 - 12:10 pm
GODEY WAA CAASIMADA WADANKA OGAADEENIYA
WAANA CAASIMADII BARBAARTA IYO BULSHADA
AMAANA IMAGAMA AHEE WAXA AAN SHEEGAYO WAA IGA RN
SIDAASIYO NABAD GALIYO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, January 20, 2001 - 09:58 am
GUDAY CAASIMAD UMA QALANTO MAR KA UGU HORAYSA
TAAS WAXAAD KU GARAN KARTAA SIDA AAD UFIKIRAYSO
AYAY REER GODAY UFIKIRAAN,BALSE AAN KU WAYDIIYEE
MIYAAD KALA JICESHAHAY GODAY IYO DHAGAXBUUR?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhoore

Saturday, January 20, 2001 - 12:39 pm
war nin kaadan Guday soo qoray horta magaalada magaceeda soo sax!! markaa nala soo hadal!!waa maxay dadkan gudhuuga ah yaa naga baray magaalooyinka!! ineen ibtilo!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xoriyo xanuun baa ka horeeya

Saturday, January 20, 2001 - 01:51 pm
Ciidaydu waa hodan ciidaydu waa hodan ciida : ogadeniana waa isugu kaymid ee dadkaygoow wax garo.
balcantoobso ciida oo arag caynka ay utaaliyo waxa ciilka kugu dili tola'ayeey ciidayda rageedii aaway:
ogadenia ha xorowdo onlf ha jirto oo hajoogto dhulku waa dhulkaygii ma ogoli qoqobka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DALJIR

Saturday, January 20, 2001 - 07:09 pm
NINKA BILAABAY BAGEKAN YAANAN LOOJAWAABIN WAA NIN RABO OGAADEEN DHEXDIISA INUU BUUQKASAMEEYEE.
WARYAA OGOW INAAN KAA AQLI BADANAHAY EE OROD WAX AADKA AQLI BADAN TAHAY RAADSO.
GODEY IYO QABRIDAHRE WANAAG IYO XUMAAN TOODABA WAA DHUL OGAADEEN ISKU SI AYAANA UJECELNAHAY.