Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Archive (Before Feb. 16, 2001): ILA QOSOL IYO DHACADOOYINKA REER SOMALI GALBEED
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AXMED-GOLE

Saturday, January 20, 2001 - 02:30 am
Waxaa layidhi nin soamlida reer Ogadenia ah ayaa lagu yidhi waryaa hebaloow waligaa Malay macuntay. ..................................... markaasuu ku jawaabay,,,,,,,,,,,, ish, ish, ish,,,,,,,,, awoowgaa lagub war wuxu hadal xumaa muxuu waxaas xilka leh igula maagay........................ Alla inaan cuno iskadaaye markaan nin reer xeebeed(....) ah arko ayaan yaqyaqsadaaaaaaaaaaaaa lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HooHaa

Sunday, January 21, 2001 - 01:25 am
waaw sxboow waa iga qoslisay waxaanse umalayn in magucu ahaa maralay lol not kaluun
anyway Thanks and keep going

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIIDACANAANI

Tuesday, January 23, 2001 - 02:37 am
LOL AGAAA WAR MIDAAN WAAN MAQLIJEE HUUUUUUUUUUH MIDKALE OO KADARAN IGA DHAYSTA LOL
NOT NOW BERITO LOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHADHAFEEY

Wednesday, January 24, 2001 - 01:06 am
eh eh eh lol akhyaarta waad ku mahadsantihiin qaybtaan ila qososha ah ee ku saabsan Ogadenia/S/Galbeed. Magaca S/Galbeed yaan wax cuqdada lagaqabin.

Waxaa layidhi 2 nin oo reer ogadenia ah ayaa suuqa Godey (Capital City of Ogadenia) ku kulmay mid wuxuu sii joogay magaalada midna baadiyaha ayuu kasoo safray, waxaana dhexmaray waraysigan gaaban labada nin aan ku kala magacowno XASAN(miyiga) iyo maxamed(Magaalada)

MAXAMED: War XASAN ma nabadbaa ina'aaboow
XASAN: Waa nabad ina'aaboow ilaahay galladii
MAXAMED: Reerihii ka waran
XASAN: way nabad qabeen
Maxmed: wax somaliya ka warama
Xasan: Haa waxaa ka imaaday ina Dacar
Maxamed: Koow
Xasan: Ciidmaa kasoo baxay xaga somaliya oo soo weerari xabashida nijaasta ah ee hilibka qaydhiin cunta(somaliya maxay waligeed shacabka reer ogadenia lugoysay)
Maxamed: Hayeee

Waxaa intaa agtaagan Gaal Axmaar ah oo jaajuus ah oo af somaliga aad u yaqaana shaqadiisana tahay jaajuusnimo
Markay waraysigoodi dhamaysteen ayuu ku yidhi gaalki jaajuuska ahaa waryaa iyada OGAADEEN WAA IS JAAJUUSAY ISUMANA KASAYNIN!!!(yacnii idinka oon isku kasaynin ayaad sirtiinii bixiseen) waryaa iyadu wahay sheegaysay hada sheeg waaye? iyada aabahaa waa lagubaa.
Xasan & maxamed: maxaan sheegnay
waryaa sheeg wahaad kan ku agrinaysay sidii guraan lol
Hadee mahadalbaa yaalaa meeshaas lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ODAYBIIQE

Thursday, January 25, 2001 - 10:51 pm
HA HAHAHAHAH!!!!!! WARYAA WAABA QOSOL KOWDHEH LAKIIN TAYDA BAL EEGA
NIN OGAADEENIYA AH IYO NIN S/GALBEED AH AYAA MEEL KU KULMAY MARKAASEEY WAXAY ISU KEENKEENEEN INAGA AYAA HABAAR IDINKA BADINA IYOINAGA AYAA IDIN KABADINA, CALAYA XAAL MARKII UGU DANBEYSAY WAXAA LAGO,AAN SADAY IN NINWALIBA HABAARKIISA SOO DAAYO, HADABA WAXAA LAGU BILAABAY HABAARKII NINKII OGAAADEENIYA


SIDA TAN AYUU YIRI
AWOOWGAA IYO AWOOOGIIIS IYO AWOOGIISII KALE IYO KIIKALE IYO KIISIIIKALE IYO KIIISIIKALE DABNAAR AH OO HOLAYO HUF IYO HAF LAGU SIII

KIIKALAA SOOBOODAY OO YIRI WAR WAXAASI HABAR MA AHA EE IDHAGEEYSO

KUNFAC KUNFAC LAGUUUCADAAB
MARKAASUU YIRI KII OGAADEEN AWOOWGAA LAGUB WAADBA IIDHAMEYSAYE XAGEED KASOO BARATAY WAXKAN MAXAA YAALE HEE MEESHII BAA LLOGA RAAYAY KII OGAADEEN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qabridhar liji

Saturday, January 27, 2001 - 06:59 am
Magaalada Qabridahare ayaa waxaa kunoolaa nin waxoogaa xanuunsan, ninku marka erey halahays ah ayuu lahaa, kaas oo ah waanba kaashakiyay.
waxaa jirtay in jaajuusku aad iyo aad magaaladaas oogu badnaa. dadka somaliya kayimaadna waa laxidhxidhi yaray intooda badan. waxaa sharuud ahayd in ragu marka ay somaliya kayimaadan ay tagaan xafiiska dawlada hoose ay dhahaan somaliya ayaan ka imad waxaana iga masuul ah habel oo ah ragii magaalada siidaganaa mid kamid ah.
anyways maalinkii danbe nin ayaa waxa uu ka soogalay somaliya, marka ninku waxa uu kacabsan hayay in lajaajuuso oo waa shakisanaa. meel maqaaxi ah ayuu soogalay. maqaaxidana waxaa fadhaya xariifkii halhaysku u ahaa "waan kaashakiyay". ninkii somaliya kasoo galay ninkii ayuu agfadhiistay, shaah ayuu kadalbaday maqaaxidii. ninku marka Go ayuu isku duudubayay, malaha waxoogaa dhaxan ah ayaa jirtay oo amin subax ay ahayd, iyo in uu isyara qari si aan laguu garan mooye. war adigu markii uu badhtanka marin hayo shaahii ninkii, xariifkii waa ninkii dhaw jeer daymooday, waa ka hadalkiisii hal hayska u ahaa lakacay oo yidhi "ninyahaw waaban kaashakiyay". ninkii shaaha cabayaya waa isaga lakacay war inaadeeraw wax kasta oo aan awoodu ayaan kuusameeyn ee xabashada ha iidhiibin nin inaadeerkaa ah ayaan ahay ee. Xariifkii waaba kasiidaray hada ayaanba quumatii kaagasii shakiyaya ayuu yidhi. ninkii cagaha ayuu wax kaday oo orod ayuu kaga baxay magaaladii.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHUKRI

Saturday, January 27, 2001 - 08:39 am
uh uh gax gax kik kik kik looooooool waa kaashikiyey lol anaaba kaas ka shikiyey lol
Tana ila dhagaysta waa qiso dhab ah
Sida aan lawada socono somalida mar walba qabiilada hurguf ayaa ka dhexaysa hadba meel ay taagan tahayba
Maalin maalmaha kamid ah ayaa waxaa dagaalamay 2 qolo marka nin ka mida 2 qolo mid ka mida ayaa waxaa magaca jilibkiisa hoose ee uu ka dhashay ladhahaa reer SOONQAAD, somalida qaarna soonqaad waxay u taqaanaa bisha RAMADAAN oo magaca bishaas ayaaba la dhahaa soonqaad lol
warka oo kooban sheekaba sheekay ku xusuusisaaye ninkii reer soonqaad maqaayad ayuu soo galay iyadoo maalmahaas meesha lagu dagaalamay cunto ayuuna ka dalbaday, waxaa turub ku cayaarayey qayb maqaayada kamida niman dhalin yara ah oo reer ah iyo kuwo odayaal ah oo reer kala ah meeshuna waa somaliya
Turubkii ayaa laga badiyey odayaashii, markaasaay xanaaqeen mid kamid ah ayaa ku dhawaaqey aar xeey naga raayeen anagaa turubkaba barnay ciyaalkaan SOONQAADKII dhaawaaye loooooooooooooool nin reer soonqaad ee maqaayada wax ka cunayey ma fadhibaa u yaala wuxuu is yidhi sida laguu gartay xataa laftaadi hoose ayaaba laqaanaa soonqaadkii umbaa dhagta kaga dhacay looooooool wallee faraxal la'aan ayuu maqaayada irideedii danbe ka baxay lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kuusow

Tuesday, January 30, 2001 - 02:22 pm
Yaaqay afkiin mala fahmaayo saxiibo yaal. Xoogaa noo jilciya yaqaay. Ogaden reer xamar ah ayaan ahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhuloos

Tuesday, January 30, 2001 - 09:13 pm
dhuloos-hadii aan ka qabqaato barnaamijkan ila qosol oo run ahaantii isoo jiitay, hadii aan kudar sado arin ka dhacday hargaysa.oo ah sheeko dhexmartay wadaad layiraa bashiir iyo islaan reer hargaysa ah oo reero lacageed ah.oo uu sheikhu macalin u ahaa.isaga oo rabay in uu siyaarada kaqaado wuxuu yiri sidan.... bashiir.asalaamu calaykum islaantii. wacalay kum wasalaan bashiir.oo saaka waa sidee waad dhalaalaysaaye islaantii.sidaa uun baan udhalaalaye.ma saakuun baad i aragtay. bashiir.waa runtaa.ee siyaaradii maka bixisay koobyaraha. islaantii.oo sheekhbashiir maa laga bixiyaa bashiir.oo waa sidee mataqaanid in intaad nooshahay hal marlagabixiyo islaantii.adaa iigu horeeyee sidee looga bixiyaa bashiir.waa la kor mar mariyaa islaantii.sheekh bashiir kaalay ina gali guriga oo iga qaad . bashiir.sheekh bashiir intuu galay guriga ayuu dhaadhacay,,,islaantiina waxay tiri sheekhaw gal sheekhaw gal gal gal sheekh bashiir wuxu ku jawaabay khayr hala galo ee iska daa haaaaaaaaaaaaaaahaaaaaaaaaaaaaaaahaaaaaaaaaaaaaaaaaahaaaaaaaaaaaaaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

salaado

Wednesday, January 31, 2001 - 01:18 am
waxaas waa qudhune wax kale ma wayday dhuloos mise dumarka reer hargaisa unbaad cay larabtaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ogaden

Wednesday, January 31, 2001 - 06:12 am
Waligayba ma'arag dadkan reer xamarka iska yeelyeela ee waliba aan ahayn reer xmarka, Xigmad xumadooda.
Dhuloos saaxiib xigmad xumada intaad iska dhaafto wax quman meesha la imo hadii kale xoolanimada meesha kalamaqnaw.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

huunoos

Sunday, February 04, 2001 - 05:36 am
looooooooooooool ahahahahhahhaah looooooooool wax lagu qoslo iyo wax lala yaababa meshaan waa lagu qoray lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Huda

Wednesday, February 07, 2001 - 07:29 pm
waa ni salaamay kurtigiin waana ku faraxsanahay inaad noo furteen meel ila qosla cadkiinaa kasii wada howlihiina aad bulashada u haysaan


ONLF guuuuuuuuuuuuuuuuuuuul

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saxnuun

Sunday, February 11, 2001 - 07:21 am
Waryaada ma anaa walan mise Dhanaan ayaa laiiga heesayaa,Hudaa Huuno ONLF GUUUUUUUl JWXO Guuuuuuuuul Ogadenia Freedom,HaXorowdoooooooo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saxnuun

Sunday, February 11, 2001 - 07:24 am
Waryaada Horta inaad yaryar tihiin ayaan umalaynayaa anigu ragii SYL iyo xisbigii Nasrulaah wax kawadi jiray ayaan ahay kow dhaha marka wax iga faidaysta wixii kusabsan Wadanka Ogadenia iyo guud ahaa somaliya wad iweydiin kartaan,wana idin faidayn

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saxnuun

Sunday, February 11, 2001 - 07:27 am
Somalida guud ahaan reerka ugu xikmada badan sida dhabta ah markii loo hadlo waa Ogaden,waayo qof kasta oo somali weyn taariikh ama magac wanaagsan kuleh iyaga ayuu ka dhashay 1-sayidka 2-xaawo Taako 3-Wiilwaal 4- Raage Ugaas 5- Dhoodaan 6- iyo ugu danbayntii Heelaale

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ayaan

Tuesday, February 27, 2001 - 03:21 am
Ina adeer inti doqomadii aheydna waad iloowdey ee aduunka ugu darnaa laga helo anaga un nahay sida,,,,, sokorta ka buuxiyey.....sulayada Cigaal shiidaad. badow oo dhan anaga naga soo aas aasmey..Mida kale Xaawo taako anaga ma aan nihin waad qaldantey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jaahuur

Tuesday, February 27, 2001 - 10:22 am
Bal tanna ila eega
Guy ilka castii Dhagaxbur ah ayaa wuxuu yimid miyiga oo naag ka soo doontay, naagtu waa jilib kale oo ay isaga jilibkiiisa walaalo yihiin. Naagtiibaa loo dhisay aqal baa reerka duleedkiisa looga dhisay oo wuxuu noqday inan-la-yaal. hadde waa nin magaalo ka yimide maalintii dambe ayuu damcay inuu islaantii wax ka dayo, markaasay tidhi war na sii daa waa ku sidee, markaasuu yidhi naa waanu qabnaaye kaalay halkan, markaasay tidhi war ma dharaar, na dharaar iyo habeen ma kala lehee kaalay. Markaasay naagtii oohin bannaanka kula soo dhacday ooy tidhi Alla hoogayeey, ma maantuuba i yidhi an dharaar wax kaa dayo, war ma dhilluu i moodayeey. Naagta walaalkeed oo qori bannaanka ku hagaajisanaya ayaa maqlay baroorteedii, markaasuu qorigii intuu kula soo orday uu ninkii seediga u ahaa la soo aaday, ninkii markuu maqlay ayuu aqal Somaligii dhinaca dambe uga baxay, kii gabadha walaalkeed ahaa ayaa intuu dhowr xaabadood ka daba riday ku yidhi "Gaal gaal dhalay oo reer Cali Isaaq ah oo dharaar waska yaqaan"