Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Archive (Before Feb. 16, 2001): Sanduuqa Beesha Reer Isaaq
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gudiga beesha

Saturday, January 20, 2001 - 05:52 am
Waxaa la ogay sii nayaa beesha reer isaaq meelkasta oo ay joogto in beesha reer isaaq ee ku dhaqan Nairobi ay sameeyeen gudi samafal ah gudigaa oo wax uqab dadka aan waxba haysan dadka safarka iyo ay ku timaado dhibaato uu qofkasi awoodi iyo kuwo kale oo fadlan cidii beesha ku abtirsata ee danaynaysa in gacan ka gaysato kalsoo xiriira
Tel 2452761266 ama 25472728064
E-mail mukhtaar55@yahoo.com ama dhancade@hotmail.com