    SHABEELE | Monday, January 22, 2001 - 04:12 pm AR DHALIN YARTEENI REER QALAAFO INTEY KABAXDAY, BEERIHI BARWAAQO IYO MUSO DOON ILAA KUMISAAR YAAKA JOOGO MEESHAAN? WAXAAN FILAA IN DHAMAAN GOBOLKA GODEY BARWAAQADA TAALO SOOMAALIDA OGAADEENYA DHAN KUFAANAAN. DHULKA ALA BEERTO BAHDA GOBOLKA GODEYEY MAADAAMO WABIGA SHABEELE AAN HEESANO. XORNIMO &GUUUL! |
    BURJABIS | Tuesday, January 23, 2001 - 03:48 am WARYAA! RAGEEDII!! WAR MATAQAAN, MUUSADOON,CABDIAYAY,ODAXLEEY,ALOOWIGAADHSII,CIRKAABANAAN,IYO DHULKII WANAAGSANAA??SXB WAAD IQIIRA GALISAY MARKAAD MAGACYO BARI AAN HILMAAMAY AAD ISOO XASUU SISAY!! WAR AAWAY BARBAARTII SABUULKA LAGU SOO BARBAARSHAY?? SXB HANOOGA SHEEG SHEEGIN DADKA KALE NIMCADA TAALA WADANKA ILAAHAY NAGU MANEEYSTAY HADII KALE QAXOOTI FARA BADAN AYAA NAGU SOO QIXI DOONO!! OGENDEN HA XOROOWDO ,HA ISRAACDO,GUUSTUHU ,HADHACO, INJIREEYDA HAKUDEEYSO,AAAMIINN |
    sayid | Tuesday, January 23, 2001 - 02:46 pm beynax waad kumahadsantihiin inaad meeshaaan wax ku qorteen |
    bayaxoow | Saturday, January 27, 2001 - 08:44 am cirkaa banaan iyokumi saar cadaan doon kurtumaaley maxaa looga tegey sxb |
    DIGINE | Sunday, January 28, 2001 - 05:03 pm TO OGAADIIN ARR LAAAAA arr mahadaas ugadin sheeganayaa Qalaafe arr ree ciise iyo Digine xagees kabaxeen arr hooy ma Dabmaad rabtiin iska jira kudmada hee arr hooy xageed Qalaafe ka soo gasheen waabe yaabee ARR QALAAFE MACAANOOW QOF WALBA MA KU SHEEGANAA |
    Anonymous | Monday, January 29, 2001 - 12:33 pm digine hadaad edeb darrada deyn waydo bah geri ayaa laguugu yeeraa '' |
    burjabis | Wednesday, January 31, 2001 - 03:00 pm aryaa haladaayo wiilka digine waa mirqaamey mrkuu arke qalaafe balse kumuun darin yaa dajiyey meesha ileen dhulka kamuusan bixin sida cowskiiye waryaa abahaa weydii ninkii lahaa ee uu adoonka u ahaa isagaa weli wax la socdee |