    AHMED | Tuesday, January 23, 2001 - 01:25 am ANIGA WAXAY ILA TAHAY IN WAXKASTOO ITOOPIANKA LA SOCDA LOO DHAMEEYO SIDA TESHESHNIYUUNTU AY U DILAAN WIXII RAACA RUUSHKA, REERKU DOONO HA NOQDEE |
    liban | Tuesday, January 23, 2001 - 02:33 am Ma,aha waxay jeejniyaanku qabaan kaliyaa waxaa qaba diinteena in lalaayo munaafaqiinta,aniga waxaan qabaa qabiilkasta inuu laayo munaafaqiintiisa,ileen xalkale malihine. |
    subeer | Tuesday, January 23, 2001 - 04:28 am sxb maad duligaa inga deysaan waayo markii horaba wuxuu dabadhilif u,ahaa hatiga iyo elayda hadana waa iska caadi haduu tigrey jaajuus unoqdo, marka axadkaa dulliga waxeynu abaalkiis marin markey ogadenia inoo xorowdo. sidaa iyo nabadgalyo |
    Abdirashid | Tuesday, January 23, 2001 - 06:21 am Waxaa laga hadlaa wixii danqanaya, halkanna waa internet-kii oo adduunkoo dhan baa laga akhrisanayaaye, intaa aynnu ku dayno. |
    tolwaa | Tuesday, January 23, 2001 - 06:38 am Waxay ila tahay inaan inkaas xabaashisa haiska jiifee udayno maxa yeelay dhaxalkisii waynu cunay,absamena umabahna gabiyow iyo wax ueeg, waxaana xaqiiqa ah in absame gulaysan doono inshala. |
    MOHAMED | Tuesday, January 30, 2001 - 08:27 am SALAAN KULIGIIN NINKAAS WAA NIN AAN OGAADEEN WAX SAAS AAN KA AQOON MARKA LA YAABI MEENO OO HADUU OGAAN LAHAA DHIBKA IYO RAFAAD KA NAKALA HEESTO ITOOBIYA,MUUSAN KU KACEEN WAXAN EE NAGADAAYA NINKAA,ANAKUNA HADAAN ABSAMA NAHAY WAA ANAAN HALGAN KA WADNAA OON LA JOOJIN |
    farxaan | Tuesday, January 30, 2001 - 11:12 am soow ma'ogidiin shilki ceelbarde in dhulka la'isutirsaday oo Gabyow markuu ceelbarde afka soomariyey lacaayey oo sheekh madoobe oo raxanween eh yiri mardanbe Gabyow waxaad kuhadashay haku celin hadii kale-----, marka ninkan Gabyow eh waxaa iska wato cabdullahi yuusuf magaca Absamane ma'matali karo. |
    WADAI | Monday, February 19, 2001 - 12:02 am Gabiyow ninkii ka faalooda waa nin aan aqoon ulaheyn, sababtoo ah markeynu sheekasan yaynaan waxwalba ku soo darin. Gabiyow ninkuu rajo kaga jirto kuwii dhintay ha soo qufto si ay u caawiyaan. Gabiyow hadii layidhaahdo ama naag dhilo ah aanu kuu keeno ama reerkiina aanu kor u qaadno iyo magaca absame waxuu dooran naag dhilo ah. |