Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Archive (Before Feb. 16, 2001): DEGMADA CEELKARRI ee dalka Ogadenia
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abaaqoroow

Tuesday, January 23, 2001 - 09:12 am
WLC to Ceelkarri

Ceelkarri waa magaalo qadiimi ah kana mida magaalooyinka gobolka ogadenia kuwa ugu qadiimisan laakiin beryahaan demabe aan aad loo magac haynin
waxaana jeclahay inaan taariikhdeeda meeshan idiinku soo gudbiyo iyo waliba waraysi aan layeeshay ugaas ka mida ugaasyada reer ogadenia ee deegaankaas mar uu geel caano nooga lisayey
Waad mahadsantihiin
Wada shaqayn wacan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GARIIRE

Tuesday, January 23, 2001 - 03:45 pm
tO,ABAAQOROOW yaakugu yiri ceel kari ugaadeenia abaaqoroow yaabad khlad usheegatay hadaad mardanbe hadalkaas kusooqorto iskiriinka ayaan kaaga oobaxaa iskajirhee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abaaqoroow

Tuesday, January 23, 2001 - 08:36 pm
ahahhahhha loooooooool waryaa waan ku fahmee sxb wax kula murma oo kale Allaha kuu bixiyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GARIIRE

Wednesday, January 24, 2001 - 05:56 am
baldoqonimadaada maadkahada shid arimahaaga iyo abaaqoroow maxaad kajirinaysaa ceelkari aqlilaawe riyo badane.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NIN AQOON JECEL

Monday, February 05, 2001 - 12:52 am
FADLAN NOOGA SHEEKEE TAARIIKHDA CEELKARI IYO QABIILADA SOOMAALIDA EE DEGA. GOBOLKEE LAGA XUKUMAA.
MAHADSANID ABAAQOROW

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saxnuun

Monday, February 12, 2001 - 03:40 am
waryaa ninka maxada kuhaysataa waa runtii Ceelkari iyo Abaaqorow labaduba wadanka ogadenia ayay kamid yihiine Ceelkari waxaa dega oo iskaleh Qabiilka(cowlyahan) Abaaqoroow waxaa daga oo iskaleh qabiilka(galimays)ama cabdi Kumade kolba sidaad utaqanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABAAQOROOW

Monday, February 12, 2001 - 05:53 pm
SAXNUUN txn ina'aaboow
Saxnuun Walaal kuwan looma jawaabo waa muran doon br maradaada ayaa maanta lagugu qabsan hadaadan nin adag noqon marka kanbadhka ha uga kicin lol

Ninkii tolyar baa tawaawacee ceelkaraay talankii makaa hadhay lol