Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Archive (Before Feb. 16, 2001): MAGAALADA JARRATI EE DHULKA OGADENIA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GODO-DIIMA

Tuesday, January 23, 2001 - 09:20 am
Dalkaygu waynaa oo dakiisu badana oo hodantinimadiisa badanaa
Laakiin dulmi ayaa iga haysta weey oo weey!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL JARRATI

Monday, February 05, 2001 - 12:56 am
WAA RUNTAA WAR AAN MIDOWNO DALKANA LAGUMA XOREYN KARO MAGAC OGADENIA EE AAN U DEYNO SOOMAALI GALBEED

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Koshin

Tuesday, February 20, 2001 - 01:47 pm
Wiil Jarrati

Marka aad leedahay lagu xoreyn karo Ogadenia ma waxkale ayaad tijaabisay? mise afka ayaad ka hadleysaa? Xoriyada afku ma timaado ee waa inaad dadaashaa haddii kale iska daa xorijada aad kuriyooneysid oo dadka ay dhabta ka tahay ha faragelinin.