    C.C.Cumar | Wednesday, January 24, 2001 - 12:24 am Walaalayal dhamantin waad salamantihin, waxaan raba inaan wax yar idin baraarujiyo arintaan ka hadlayana ma aha mid qusaysa soomali galbed kaliya ee waa mid soomalidu meelkastaba haka soo jede ee samaynaysa.Walaalayal saan wada ogsoonahay dhamaanteen dhibki kadhcay wadankeni wuu inawada sameeyaywaxaase inkaar ah inaynaan ku baraarug sanayn in dhib ina soo garay iyo inkale maxaa yelay markeyu qurbaha niimid inteena qurbaha joogta kama talino waxa inhaysta ee waxaan ku mashqulay wax layidha QABYALAD.taasi waa waxa abeheen dishay ilma henana dili doonta anigu waan aminsanahay inay jirto wax layidhaa abtirsin lakin waxaa inti kabadani waa ka badbadin sida aad uaaminsantahay in qabilkagu ku bahan yahay bay soomali oo dhamina kugu baahantahay.walaalaya qof soomali ah oo soomali ka marma majiro.walalayal soomaaliyeey yaynan wakhti iskaga lumin qabyalad ee aan hor ilahayiyo wada dhalasho soomalinimo isu caawino,walaalayal waxaad ogaatan in caawinta laynoga wada bahan yahay ayna ahayn dhaqaale balse aytahay latalin iyo waano iyo waliba wadamada aynu ku suganahay inaan is caawino saynu horumar ugaadhi lahay soomaliyeey maxaa kaxun ilmayar oo soomali ah oomarku jidka kagaga horyimaado eed salan isdadid ka sasay maxa yeelay waxa uu amansan yahay in luqada soomaliga dadka wax dila ku hadlan kaliya. soomaliyeey maxaa kaxuun aabo ama hooyo soomali ah oo iska dhigaya in ilmahoodu horay umareen madama ayna afsoomali ku hadal dhaqaki soomalina haysan.labada tusale een kor ku sheegayba waan warkay ,Dhibku intaa kaliya ma aha oo wuu fara badan yahay inteena qurbaha joogtaa waan wada ognahay in maalintaan Afrika ka soo baxaynay aynu u haysanay wadamada reer galbeedka meel waxaan ubahanaba aan ka helayno fiqirnimo danbana aynu is daynay kadib markayu soo gaaray ee aynu waaynay waxaayu filaynay waxaa inagu dhacay wax layidha NIYAJAB ilaa hadana aan ka soo kaban hadaba walaalayal waxloo bahan yahay inaan dhamaan meelaha kala duwan een ku suganahay aynu iskashi walaaltinmo soomalinimo wadaninmo aynu is kashano Jirada layidha qabyaladna ka waantowno. Hadaba waalalayal waxan rabaa dhamaan dadka aaminsan sidan aan soo sheegay inaan wada xirriro. Mahadsanidin |
    WIIL SOOMAALIYEED | Wednesday, January 24, 2001 - 05:50 am waan usalaamay waxaadna tahay soomaali dhabah laakiin nasiib xumo inyar ayaa fahan san waxaad fahan santahay iyaguna xili aan fahan koodu waxtaraynin ayay fahmidoonaan ooxeedho iyo fundhaal kala dhaceen hadana way wada sakhraan sanyihiin oocudur qabiilayiraahdo ayaadillooday illaahay unbaana kasaarikara. wasalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu. |
    C.C.cumar | Thursday, January 25, 2001 - 05:56 am Wiil somali waad mahadsantay walaal masuuliyadada ka wad halkaad joogto Mahadsanid |
    WIIL SOOMAALIYEED | Thursday, January 25, 2001 - 02:12 pm walaal adaa mudan walaal waxaan soomaray (19)wadan oo aduunka,waxaan kawaayay wax qabiil sheegaya waxaan walaal imid magaalada Sandiego soomaalidii uhoraysay een arko waxay kumashquul sanaayeen qabiil marka waxay igunoqotay naxdin marka walaal waanasiib xumo ilaahay soomaalida hatuso jidka xaqa,ah.aamiin. |
    C.C.Cumar | Friday, January 26, 2001 - 03:59 am Wiil soomaaliyeed waalaal waxaan ku laeeyaya marlabaad waad mahadsantahay wadaninimada waa loodhashaa waxaanse kaxumahay manta soomaali inaayna lahayn wax layidhaa wadaniimo amaa Jiidka meesha dubaaxisa umadakale ayna dubaaxin dadkeena soomaliyeed waa marka laga hadlayo wadaninimo lakin hadilaga hadli qabil intabadani way qiiron sidi inaga oo ku janatagi cabudida qabilka.waxaan dhamaan wax gard´ka soomaliyeed kuleeyahay walaalayaal aynu kataanasulo waxa layidhaa qabil waa inaynu kala saaro abtirsin iyo ku dhaqanka qabilka.maanta soomali way gablantay waladeeni umadkalay faraha ugashay gabdhaheni iyo wiilasheeni soo korayay Badwaynta qurbaha yaa qaaday ee soomaliyeey goormaad toosi |