Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Archive (Before Feb. 16, 2001): Car Ma Dhisnaa Dhakhtar /Dugsi Hadaan Nahay Reer -Jigjiga.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jigjigaawi75

Wednesday, January 24, 2001 - 06:16 am
Haddii 500 oo inaga mid ahi ay dhiibaan midkiiba U$ 100.00 dollar waxay noqonaysaa U$50,000 dollar.
Waxaan dhisi karnaa dhakhtar ammaa dugsi.
Waxaan ka dhisayna Jigjiga gudaheeda.
Magaca waan u qali tuuraynaa.
Fikranadi waa macquul.Haddii la helo toban waqtigii-hure hadaan weynay naftii-hure oo qorshaysa.
Reer yaan lasoo galin.Ninkii moodaya in reer aan u raboow ,iguma jirto taasi.Magaaladana qof kasta ayaa ka faa'iidaysanaya.Waxaan magaalada dhexdeeda u idhina waa in aan qalad loo fahmin.
Talo aan is weydaarsano.