    F.SAID | Wednesday, January 24, 2001 - 06:53 am AW-YUUSUFOOW ERAY YAR BAAN KUU ERGANAYAAYE HADUU EEBAHAY KUU IDMAAD URURTA WEYN GAADHO IKHWAANOOW ADKEE XAAJADAAN KUGU AMMAANEYSTAY KU ANSIXI HALKII AAN KU IRI AADNA UGA FIIRSO GURAARIYO ILJEEX IYO U SHEEG NIMANKA IIDOORA OGAADEEN HADAAN AHAY DAD WOW AMAR KOREEYAAYE OO UBAXA BAARKAAN IHIYO AWRTA HAASHIMA E ABTIRSIINADAY WAXAY GASHAA ODAYO WAAWEYNE HALKAAN U AROORAANA WAA ODAYGA DAAROODE RASUULKII UDGOONAANA WAA INA ADEERKEY E SAYIDKII AXMED AHAANA WAY AWOW RUMA E IBRAAHIM RASHIID AABAHAY ODAGI WEEYAANE ASXAABIHII OO DHAN BAAN EHEL WADAAGNAAYE HADBA ANIGU QOYSKAAN AHAA LOO IRKANAYAAYE NIN AMXAARA MOOYEEINTII EDEG ADUUN JOOGTA ISLAAMEEDKU WUXUU II YAQAAN EHELU QEYRKIIYE AAQIRO ALBAABADA JANAAN AGAB SANAAYAAYE ADIGUNA ABAANOOW MIDGAAN URAYA SOW MIHID SOW KII ILAAHEY NACEE EYGA QALAY MIIHID? |
    Cilmi | Wednesday, January 24, 2001 - 07:04 am AHAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAA; kaasi magabaygii sayidkaa. Allayle bilaash lama hadlee wuu kaga dayaariyey. |
    Anonymous | Wednesday, January 24, 2001 - 10:02 am Waxyaabo lagala xishooda fagaaraha ayaa jira.Qabiil faan iyo mid kale oo aad caydaba way ka muuqataa halkan. Runtii waxan waa laga wanaagsan yahay."Midgaan" intaad walaakaa dulmiday ayaad hadan caayaysaa . Inta aan dad kale dulmayno waligeen xoroobi mayno. |
    sayid-yare | Wednesday, January 24, 2001 - 10:50 am To-f.said Afkaada caano laguqabay! waligeedba inaan dad u amarsareeyno muran kamataagnee. qofkastana asalkiisi buu unoqon, walee Ogaadeen inuu idiin talin hagaadho iyo hagaadhee, WHAT GOES AROUND COMES AROUND. awoowgeey siduu iidoor iyo kuwa lamidka ah oogu talin jiray inaan oogu taliyo walee waan kuseexdaa oon kusootoosaa oo islaanimada iyo xaqa aan baro! |
    Anonymous | Thursday, January 25, 2001 - 01:55 am war iidoor oo qudha ayaad rabtaa in aad xukunto war anigu waxaanba doonayaaa somaali oodhan in aan sanka bir kasudho war sidii nuur cabudhiye iyo mataan ciideed wax waa inaan ugalaa |
    ABDI | Friday, January 26, 2001 - 03:20 pm F,SAID LOL !!!!!!!!!!!!!!!!!!!BRO//////////////////////////// |
    OG | Tuesday, January 30, 2001 - 11:38 am loooooooooool that was great sxb ogaden wallahi hada ayaa lala ekaaday oo habar walaba tiri ma ogaaden.... nur cuburiye iyo siyidkii haday noolan lahayeen maanta !!!!!!!!!..xataa ciise oon warabaha ku tirin jiray ayaaba la tartarsiinayaa.. bye |
    F SAID | Monday, February 12, 2001 - 08:06 am TO ABDI WALAAL MIHI WIIL EE WAXAAN AHAY GABAR OGAADEEN OO JECEL GABAYADII SAYIDKA ILAAHEY NAXARIIS HA SIIYEE WAXAANA JECLAHAY OGAADEEN IYO OGAADEEIYA(SOOMAALI GALBEED) SO I WIIL KEEP IN TOUCH BRO AND THANK YOU |