Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Archive (Before Feb. 16, 2001): ABASKULIA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABASKUUL

Thursday, January 25, 2001 - 01:52 am
ABASKULIA WAA DHULKA SOOMAALIDU
DEGANTAHAY EE AMXAARADU HEESATO
DADKA DEGAN BADANKOODU WAA ABAS
LAKIIN HAL HAL NOGOB AH NA WAA LAGA
HELAA ABASKULIA,VIVA ABASKULIA!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Masalihi Bakayr

Thursday, January 25, 2001 - 05:38 am
Abaskuul Saxiib xgeed adunka ka joogtaa marlay waxay ila tahay inaad dagantahay Maraykanka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, January 25, 2001 - 02:09 pm
Abaaskul oo dhami waa 10 qof. Midka halkan wax ku qoray iyo 9 kale

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

salaxaad

Thursday, January 25, 2001 - 05:14 pm
war abaskuul ilqayto cadawgiin jabye ma barideen!!!!!!!! waa mid suqula ahe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Masalaha Bakayr

Friday, January 26, 2001 - 03:16 am
QOfka magaciisa qariyay ee lee abaskuul waa 10 xabo kalay afkaga ku noqon mayno 10 xabo wanalayaqan soomalina way iswada taqaan waxaan galo iyo waxaan gudno waxaad see oogata ni Jidwaaq oo dhami uu aminsan yahay wax layidhaa soomalimo soomalidii nagu soo qaxdayna way wada ogtahay waxaanu nahay iyo waxaanu gudno. Ee hadaad abaskul qudaad ka qabto udhimo yaa saxiib kuleeyahya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil-Jidwaaq

Thursday, February 01, 2001 - 03:53 am
Abasta yaa ku sheegay yari?
Abaskuul waa umad aad u fara badan kamana yara qabaa'ilka kale ee daarood. Laakintiise waa dad dhulkooda ilaahay barwaaqo uga dhigay. Waa dad beeralay ah badidoodu. Marka nin meeshiisa wax ku haysaa ma qoxootiyo..

Mida Abaskuul waxay u dhigmataa jilib qabiil ka mid ah. Oo waayo qabiilkayagu waa JIDWAAQ.
Waxay u dhigantaa sida maxamed subayrka Ogaaden ama Jaamac Siyaadka Dhulbahante.

Marka ninkii leh Abas Way yartahoo Dee orodoo intaa dhulkooda ugu tagto iska soo celi....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gabar-absame

Thursday, February 01, 2001 - 09:22 am
waa ka xumahay in uu rageena gaaradkooda intaas yahay.

war iska daaya cayda oo orda oo dhulkiina xoreysta

badni iyo yaraan midna laguma xoreye dhulkaaga ee waxaa loo bahan yahay raganimo.


aaaway rageenii??? ninka raga ah waa midka ka xishooda aflagada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

geedan

Friday, February 02, 2001 - 03:50 pm
afkaaga abaayo caano lagu shub. ragu waa inuu xishoodaa. qabiil ku waa wax jira laakiin yaan la abuse garaynin. markii runta la isku sheego absamahan sidii daqsigii aan haan afka bujin karin, yuunan is xagxaganin , wax hala la qabsado soomaali weyn,midnimaa dad lagu gaaraaye, anaa reer hebel ah wax qoto dheer ma aha wixii umada anfici kara soo qora. iam not idealistic , but iam realistic. peace all nigaz

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, February 02, 2001 - 08:01 pm
Let me tell you something. I am an Abaskuul and I am damn proud of it. Honestly, who ever told you that we are a small tribe, you are damn wrong. So, before you make an assumption, know your facts, dumn-ass Masalaha Bakhayr.

Walaalayal, aniigu wahaan axay nin abaskuul oo dhagan Atlanta. Marka, aniigu wahan ka humaday innu ninkasi dahay abaskuul wa qabiil yaar. Malaaha meesho dhagan yaha bena ku badnain.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, February 03, 2001 - 03:59 pm
Abaskuul waa dad diro iyo tayaba badan, waana dad jidwaaq Absame ah . Waxaayan ka mid yihii dadka somali oo dhan ugu wanagasan dhan walba oo laga eeko, waxaayna degan yihiin meel badan gaar ahaan Ogadeeniya( Somali Galbeed) iyo Jubada hoose iyo jubada dhexe ee soomaliya ee sidaa ula soco.waxaan ka dhalatay Halyey way oo xornimadii soomaliya qay wayn ka soo qadtay oo ah Xawa Tako Ilahy naxariistii jano ha ka waraabiyee.