Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Archive (Before Feb. 16, 2001): Soomaali Galbeed ma sxaro baa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bile

Friday, January 26, 2001 - 02:30 am
Walaalayaan waxaan rabaa in aan ogaado dhulkeena qaalika ah S/G in uu yahay lama dagaan mise dhul doogan sababtoo ah wawaan maqlay inuu dhulkii ku socdo saxaroobid
waad salamaantihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ridwaan

Friday, January 26, 2001 - 05:47 am
saaxib bile waad salaaman tahay salaan kadib
saaxiib maxaad uleedahay S/galbeed lama dhaho wadanka magacan saaxiib haduu wadan kaagiiyahay maxaad uleedahy s/galbeed waad ogtahay wadanka magaciisa waad na ogtahay waxuu yahay ha iskadhiin midaan wax ogayn.
waxaana kuusheegayaa inuuna ahay saxarelamadagaan ah ee uuyahay dhul ladago..


waabilaahi taw fiiq