    Boldari | Friday, January 26, 2001 - 05:05 am WAlaalayaal waxan rabaa inaan wax ka oogaado tariirda Xaawo tako |
    SOOMAALI MAN | Friday, January 26, 2001 - 08:04 am To= BOLDARI MARKA HORE WAAD SALAAMANTAHAY SALAAN KADIB SU AA SHAADII AAD NASOO WAYDIISAY HADAANAHAY UMADA SOOMAALIYEED OO AHAYD INAAD WAX KA OGAATO XAAWO TAAKO WAXAAN RABAA INAAN WAXKAAGA TAA TAABTO INTA AAN KA AQAAN.MARKA HORE XAAWO TAAKO WAXAY AHAYD GABAR KA MIDA GABDHIHII SOOMAALIYEED EE USOO HALGAMAY GOBANIMADA SOOMAALIYEED EE AY SOOMAALIYI MAANTA HAYSATO XAAWO TAAKO GABAR AAD UNACEB GUMAYSIGA AYEY AHEYD GUMAYSI MADOW IYO MID CADBA HA AHAADEE,XAAWO TAAKO HEER WAXAY GAARTEY AY NAFTEEDA U WAYDO DADKEEDA IYO DALKEEDA HOOYO INTABA.XAAWO TAAKO ILAAHAY HA UNAXARIISTEE INKASTOO QOFKA NAFTII HURUHU AANUU JECLAYN QABIILKA HADANA WAXA XUSID MUDAN INAAN WAX KAAGA SHEEGO QABIILKAY XAAWO TAAKO UDHALATAY,SABABTOO AH QABIILKA IN LA ISKU GARTO AYAA LOO BAA HAN YAHAY EE IN LA ISKU DILO QOLO QOLO LOOMA BAAHNA WAXBA YAANAN HADALKA KUGU DHEERAYNINE XAAWOTAAKO WAXAY AHEYD GABAR JIDWAAQA GAAR AHAAN JILIBKA ABSKUUL WAXAYNA KA AHAYD REER AW NUUX INTAASINA WAA TAARIIQ DII XAAWOTAAKO IYO QABIILKEY SOOMAALI KA EHAYD.WASALAAMU CALAYKUM WARAXMATULAAHI WABARAKAATU |
    Boldari | Wednesday, January 31, 2001 - 04:48 am waalaal soomali maan waad mahadsantahay jawaabtada wacan waxaan anigu uhaystay inay tahay Cusubo Cismaan laakin kolay waa gabar ismaan jibraail ah. |
    Saxnuun | Monday, February 12, 2001 - 03:48 am Waryaada Xaawo Cismaan (Xaawo Taako) waa sida la idiin sheegaye waa gabadh halgamaa ah waxaana dilay gacan kudhiigle somali ah oo gumaysigii Talyaniga u adeegi jiray waana nin caan ah Xaawo Taako waxay udhlatay qabiilka Absame-Jidwaaq-Abasguul-Reer awNuuuuuux intaas hadaad kugaran weydo waxay ahayd gabadh Ogaden ah waayo jidwaaq iyo Ogaden waa walaalo waana ilma Absame |
    sacad muuse | Tuesday, February 13, 2001 - 09:50 am TO/saxnuun saaxiib masidaan kumooday misse saadnoqotay waxaan kumooday inaad taariikhda soomaalida wax kataqaan laakiin waxaan ku odhan lahaa intaad tagto meelaha buugaagta lagu kaydiyo wax kabaro taariikhda sababtoo ah maninkaagan isgarab dhigay jidwaaq oo aanu wadanaqaan taariikhdiisa iyo waxatarka uu soomaali utaray haday noqoto ladagaalin gumaysi iyo gaalo nacayba oo ay soomaali oo dhami maanta iyo barriba ogtahay inta geessi ee kadhalatey jidwaaq miyaad ogaadeen lamaseyneysaa oo aad waliba ogaadeen kusheegtay waar saw ma ogid inuu ahmed guray kadhasay saw ma ogid inuu wiilwaal kadhasay, sawma ogid inay gabadhii soomaali ugu geesisaneyd aykadhalata alla ha unaxariistee ma waxaad la masayn ama agdhigi kartaa ogaadeen oo shalay aanu baranay kadib markii uu caydhoobay ogaadeen ee uu daduunyada baryo kudhameeyay waar ogaadeen gaajo jidwaaq gaadhimaysaane ha isceebaynina jidwaaq waadad soomaalinimada jecel oo wadaniyiin ah boqortooyadii jidwaaqna waxay ahayd boqortooyo dadkoodhami kunoolaayeen markaa nimankaasi waaboqoro ee maaha baahanayaa sidiina markaa waxaan ku odhanlahaa jidwaaq iyo ogaadeen waa iskumid yaan lagaa maqlin nimankaasi waaniman aanu isdhalay oo sal iyo baar aanu isku naqaano markaa afkaaga ka ilaali anagaa naqaan waxay galaan iyo waxay gudaane waa sacad muuse oo idinle sidaa iyo maalin wanaagsan, habar awal hanoolaato. |
    Ayaan | Tuesday, February 27, 2001 - 03:34 am To Sacad Muuse Kaas aad caayeysid ayaa ku dhaama oo gaajada ku sheegeysid ayaa ku dhaama. Hadaad dharagsan tahayna Iimaankaa kun sano kahor lagaa qaadey saa Yahuud ayaa sheegateen, marka afkaaga haku soo hadal qaadin ku dharagsan iyo ku baahsanba gaala caabud yahoow. Soomaali inteeda kale hanoo noolaato qabiil kasta ey yihiin... |
    Anonymous | Tuesday, February 27, 2001 - 09:30 am war xaawo waa naag Madaxwayne dir ah oo Akisho ah. waxayna ilmadeer yihiin rag layaqaano. laakiin daarood iyo isaaq midna ma aha. sababtoo ah ingiriis iyo amxaaro ayaad waligiin la jirteen |
    Harooreys | Thursday, March 08, 2001 - 10:55 am Doqonimada Ogaadeen! Sacad Muusow waad sidaad afka ku dhufataye Ogaden caqligiisa ayuu hadlaa. Ma jidwaaqbaa ogaadeen ah? sidaad sheegtey ninkani waa ceytamey. Anagu hadaanu nahey jidwaaq Soomaalinimo ayaano rabnaa. Ogaadeen waxaa soo xukumi jirey jidwaaq. |
    maryan | Thursday, March 08, 2001 - 09:46 pm dhamaan dadka sheeganaya ogaaden iyo jidwaaq waa dad la yaqaana balse sacad muuse waa sacadkee ma nimankii reersacad ahaa baa mise niman haabar gidir maalinta iskusheeega mise kuwa habeenkii isku sheega ogaadeen nimanyahow ka xarooda meesha ogaadeen iyo jidwaaq midana matihiine isku dir waa waxaad xamar ku gubteenemidna ma ihi balse daaroodkaa kale ayaan ahay balse waxaa igubtay magac xu mida aad usoo jiidaysaan og jidw igana raali ahaada xamar iyo xaawo taako waa la yaqaanaaye jidwaaq iyo ogaadeen waa kuwii usoo dagaalamay calanka soomaalia hanoqoto somali land qofwalbo yuusan hadline taariiqda waxkabarta |
    ahmed.g | Thursday, April 05, 2001 - 02:57 pm ninkii caytamaa afkiisu isaguu ku yaalaa laakiin waxaad ogaataan in daarood ahaa kii walagii la dagaalamijiray gaalo |