Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Archive (Before Feb. 16, 2001): Aaway dhalintii iyo Gabdhihii Reer Jigjiga!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kulmiye

Saturday, January 27, 2001 - 10:55 am
Waalaydin salaamay aqyaarta meeshan isugu imaan
Doonta.
War xagay ka dheceen dadkii reer "JIGJIGA"
War meesha halaysku arko miyaad ilawdeen maqaaxiyihii iyo meelihii lagu caweyn jiray.

oo waaba yaab'e haddii aydun wax ilaawaysaan markaad qurbaha timaadaan.
AQYAARTA HALAYSKA WAR HAYO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Boldari

Monday, January 29, 2001 - 04:41 am
War kulmiye waadsalamantahay war waanakan oo maanaan iloobine baryahanba ree jijiga waxa saameeyay burburka ku dhacay walaalohoda soomaliyeed ila 1990 Dhabanada unbaanu haysanayee bal aadigu oo waran xageed adunka ka joogtaa ?