Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Archive (Before Feb. 16, 2001): KIBIR JABIYE KARANLE IIMEEY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KARANLE

Monday, January 29, 2001 - 12:24 am
WAXAAN RABAA IN BOGGAN AAN UGU TALAGALEY DADKA U DHASHAY BEESHA KARANLE EE KU NOOL SOOMAALI GALBEED IYO JAMHUURIYADDA SOOMAALIYABA INEY KAGA QEYBQAATAAN DOODAN FURAN EE LAGU XOREYNAYO SOOMAALIWEYN.
MIDDA KALE WAXAAN WALAALAHEYGA KALE EE SOOMAALIYEED GAAR AHAAN OGAADEENKA U SHEGI LAHAA IN QABYAALAD AAN LAGU XOREYN KARIN SOOMAALIGALBEED.
BAL FIIRSHA SOOMAALIYA OO LAGU XOREEYEY MIDNIMO IYO SOOMAALINIMO WAXAA BURBURIYEY QABYAALADDII UU NA BAREY MAXAMED SIYAAD IYO ARDEYGIISII CEYDIID OO RUN MOODEY RIYADDII UU KU JIREY EE KU DHAMAATEY IN LAGU TOOGTO LUUQYADDA MAGAALADA MUQDISHO ISAGOO DAD SOOMAALIYEED LEYNAYA.
HADDABA KARANLOW KAALINTAADA KA SOO DHALAAL MAANTEY WAXAA LA XOREYNAYAA SOOMAALI GALBEEDE OO U DIYAARGAROOW INAAN CADKAAGA LA DUUDSIN.
KARANLE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAD

Monday, January 29, 2001 - 09:06 am
AWR KARINLE AH

WAXBA MAADAN KU HADAL EE FARSAMO XUMO MELAHAAS HA UUGU BAKHTIYIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jamaame.

Tuesday, January 30, 2001 - 02:44 pm
Ku Sad. Saaxiib af-lagaadada daa.

Karan-laa la caayaye haddaan kabaha loo qaadin,

Kidir iyo Seexowliyo haddaan Kaariyaba keenin,

Iyo koonfur niman yaala iyo kulanka Waadeere,

Kalashnikoofka Ruushkiyo haduu kaab-caduhu yeerin,

Kaaraha haddaan leysla dhicin kulanka baaruuda,

Karanlaa la caayaye haddaan kabaha loo qaadin,

kaad i moodey baan ahey haddeey xaajo kululaanin..


Walaal Karanle mawduucan aad furtay waa mid aad u qiimo badan, haddii aan nahay jaaliyadaha Karanle ee dibada ku nool ama jamhuuriyada dhexdeeda waxaan diyaar u nahay inaan ka qeyb qaadano, halganka loogu jiro siddii la isaga xoreyn lahaa gumeysiga tigreega. Kaasoo usoo tafo-xeytay inuu tir tiro jiritaanka umadda Soomaaliyeed meel kasto ha joogtee.

Guul iyo xurnimo shanta Soomaaliyeed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soomaali baan ahay sinji baaan u leeyahay

Tuesday, January 30, 2001 - 06:35 pm
saaxiib horta soomlinimo in aan kuula hadlo adigoon soomali ahayn waa ii nasiib daro laakiin maadaama aad nin soomaali ah tiri ii qor oraahdan
meelaha ku qoran waxaan jeclaystay in aan dhoowr kelmadood ku iraahdo
somaali nimadu ma u dhalashaa mise waalayska
dhigikaraa
teeda kale karanluhu ma oromaa weligay qabiil soomalli yeed oo karunle ah layiraahda adigaa iigu horeeya
hadaad oromo tahay ariamha soomalia waxkaaagalay maleh ee waxaatahay dameerdaankaalagu jebeinaayaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

karanluhu waa oromo eey cun ah

Tuesday, January 30, 2001 - 06:43 pm
karanluhu ma midgaa mise waa miro geed kabaxa
hahahahahahahhahahahahahahahahahahahahahahaaaaaaa
war waalayaab!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
oromadii shalay sanka jilifaha kulahayd ayaa
soomaali nimo noolaxisaabtamaysa akadufte oromo
handaraaaw}}}}}}}}}}}}}}}}}}}}}}}}}}}}}}}}}}}

oromaa lamaagaye hadaan oromo loo ooyin
itoobiyaaa laga yimide hadaan iilka loohoyanin
oromo eey cuntaa tahay hadaan eeday kaa yeerin

alaylehe oromooy maantaa laguu yaabaa
hadaadba hawiye wax kasheegtey adigoo oromo ah
oo aan ku xooreeyey in aad xaarkaaga hawiye kula soo wareegtid hadaad go aan satay waad arki doontaa]]]]]]]]]]]]]]]]]]]]]]]]]]]]]]]]]]]]]]]]]]

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mr kuralle ,midgaan...

Tuesday, January 30, 2001 - 06:47 pm
karanlooy caanaboorihii xeryaha qaxootiga ee aan idiinku qaaraami jirnay ma iloowdeen
horaa looyiri ciirtaa dhamaa caaydaayaqaan
uf==fufufufufufufufufufu


m i d g a a n = kuranle ah


karanle anigu ma aqaan
laakiin waa mudgahaa somaaliya ku dhaxdhuuntaaan
uhaystaa midgaan lama ficiltamo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KARANLE

Thursday, February 01, 2001 - 03:23 am
KU: DHAMAAN AKHRISTAYAASHA

AAD AYAAD UGU MAHADSAN TIHIIN DADKA KA SOO QEYBGALAY DOODAN GAAR AHAAN BEESHA KARANLE EE KU NOOL QURBAHA.
INTAA KADIB WAXAA RUNTII WAX LALA YAABO AH IN NIN REER SOOMAALI GALBEED UU DHAHO MA MAQAL WALIGEY KARANLE, MANA AQAAN WAX KARANLE LA YIRAAHDO.
BAL DADKA REER SOOMAALI GALBEED AYAA LOOGA FADHIYAA INEY KA JAWAABAAN SU'AASHAAS.
FADLAN BOGGAN WAA KA REEBAN TAHAY IN LA IS AFLAGAADEEYO SIDAA DARTEED KA XISHOODA IN QABIIL SOOMAALIYEED LA AFLAGAADEEYO.
WAAD KU MAHADSAN TIHIIN MAR LABAAD KA QEYB QAADASHADA DOODAN GAAR AHAAN WAXAA MAHAD BALAARAN LEH WALAALAHA REER SOOMAALI GALBEED.
LONG LIVE FOR SOMALIS IN EVERY WORLD IN THIS WORLD.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KARANLE GALGADUUDMURURSADE

Thursday, February 01, 2001 - 04:15 am
KU : KARANLE
walaal waad ku mahadsan tahay qaraalkaaga ku saabsan karanlaha soomaali galbeed. intaa kadib eebowgeyoow meeshan aniga ma soo galo maxaa yeelay meelaha soomaalida xorta ah ama jamhuuriyadda soomaaliya quseeysa aan wax ka deymoodaa laakiin waxaan is dhahay maantey fiiri bal waxa meeshan lagu hayo markaan karanle ku arkeyna waa ku farxey kaalinta karanlaha soomaali galbeed ay uga jiraan horumarinta iyo dooda soonka shanaad ee soomaalida itoobiya.
waxaan ku leeyahay dadaalkiina ka wada meesha ogaadana in walaalihiin WADEER KARANLE(MURURSADE) oo ka mid ah tolweynaha HAWIYE oo ah qabiilka ugu tiradda iyo tayadda badan jamhuuriyadda soomaaliya ay garabkiina taagan yihiin mar walba.
NINKII YIRAA KARANLE MA AQAAN IYO MA MAQAL WAXAAN LEEYAHAY HADDANA HA BARAN KARANLE UMA BAAHNA INAAD BARATID OO BARASHADAADA WAA KA WEYN YAHAY.
LONG LIVE KARANLE EVERY WHERE IN THIS WORLD

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAWIYE

Thursday, February 01, 2001 - 06:40 am
KU: NIN CAYTAMEY
KU: KARANLE

WALAAL ANIGA QOF U CAAYEY KARANLE MA JIRO GAAR AHAAN WAXAAD TIRI HAWIYE AYAAD CAYSAY MA NINBAA QABIILKIISA CAYN KARA. KARANLE WAA CURADKA HAWIYE, NINA AABIHIIS MA CAYN KARO MARKA HADDII SHAQSI WAX LAGA SHEEGO MA AHA IN NIN IS CAAYEY, RUNTU WAA LAGAMA MAARMAAN HAWIYANA KARANLE LA'AANTIIS WAXBA MA AHA, KARANLANA HAWIYE LA'AANTIIS WAX MA AHA.
LONG LIVE FOR HAWIYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muumin.

Thursday, February 01, 2001 - 12:39 pm
Walaalayaal Gebigiinba waad salaaman tihiin.

Waxaan dadkiina af-lagaadoonaya oran lahaa, isku xishooda.
Haddaad dooneysaan inaad Karanle iyo Ogaadeen iska horkeentaan, taa idiin soconmeyso, maxaa yeelay dadkaas waa dad Soomaaliyeed oo deris ah, isla markaana ka mid ah tiirarka ugu waaweyn ee eey S/galbeed ku taagan tahay.

Aniga waxaan ahay nin Kidir/Gidir Karanle ah, kuna nool W.Amerika.

Waxaan jeclaan lahaa inaan la hadlo Waadeere Karanle ama Murusadaha dibadaha ku nool ineey
qeyb libaax ka qaataan halganka loogu jiro xureyta S/galbeed, waxaan sidaa u leeyahay waxaan arkey iney Murusaduhu ku jiraan qabiilada ugu socodka ama dhoofka badan Somalida.

Karanlaha markii 4 odey loo qeybiyo Murusaduhu waa qeyta ugu tirada yar, laakiin ugu socodka badan. 3da qeybood ee soo harteyna waxey degen tahay dhulka S/G.

Waxaan oran lahaa Murusadoow socodkiinu ha noqdo mid laga faa`iideysto, kana qeyb qaata ridida taliska eey tiisu dhamaatey ee kufaarta tigreega.

Wabilaahi Towfiiq.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nogobeedi

Friday, February 02, 2001 - 06:26 am
afkaaga caano lagu qabay muuminoow dadka adiga oo kale ah waa loo baahanyahay waxaana tahay nabad doon halkaa kasii wad nabad doonimada iyo in dadka walaalaha ah ee dantu kadhaxayso la'isusoo dhaweeyo.midna ogow inaga reer ogadenia ama soomaaali galbeed what ever you want say danaheenu waxay ku xirantahay inaan isku duubnaano cadawgana meel ugasoo wada jeedsano dadkeenaasna waxa siikala durkiyay oo isku diray waa jahli aan meela kusalaysnayn .dadka haloo sheego inay walaalo yihiin midna kankale kamaarmin hal cadaw leeyihiin hadii aynaan wada halgamin ooynaan isku tiirsanaana aynaan waligeen dhibkan kabaxayn .ilaahay qalbigeena ha isusoo jiido //aamiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

timacase

Friday, February 02, 2001 - 02:51 pm
war karanle nin kani waa nin timacase ah oo wadani ah oo yurub jooga waan kugu raacsanahay. nin wadani ayaad tahay guul somali galbeed iyo somalia

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nin timacase

Friday, February 02, 2001 - 03:10 pm
karanle hawiye weeye waa niman gob ah oo somali galbeed daga wadaniyiin na ah. waan la dagnaa hadaan timacase nahay. saaxiib dadka cayda halaga daayo . xaqiraadu xabad kulul bay keentaaye koonfur wixii nooga soo dhacay waad ogtihiine somalinimo aanu wax uwada qabsano , hadii kale liibaan aduun iyo mid aakhiraba helimayne

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ONLF

Friday, February 02, 2001 - 10:25 pm
KU- KARANLE (SOMALI OGADENS).

DHAMAAN WAAD SALAAMAN TIHIIN BEESHA KARANLE EE WAX KADAGA DHULKA OGADENIA/SOMALI GALBED EE XABASHIDA GUMEYSATO.

AAD AYAAN UGU FARXAY SIDA WANAAGSAN EE WADANINIMADA LEH EE WALAALKEY OOGAHADLEY BAAHIDA LOOQABO IN AANU ISKAXOREYNO CADOWGA XABASHIDA EE WALIGOODBA DUSHA NAGASAARNAA, WALAAL SOOMAALI WEY ISUBAAHAN TAHAY OO WALIGEEN MAKALA MAARANO DHIB IYO DHEEFNA WAA MID NOODHAXEYSO EE WALAAL HALGANKA MEESHI UDARNEYD AYUU MARAYAA WAXAAN FILAYAA INAAD LASOCOTID SIDAA DARTEED YAANAN LOOKALA HADHIN, MARDHAW WAANU XOROOBEYNAA INSHAA-ALLAH.

TOGETHER WE SHALL WIN!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OGADEN

Monday, February 05, 2001 - 12:48 am
WAR AGA MA HADDUU YIRI KARANLE MA AQAAN, OO KOBTAN MAXAA KEENAY HADDUUSAN KARANLE GARANEYN.
REER OGADENYA LEH DOODAN CID KALENA UMA FURNA.
NINKAAN KARANLE AQOONA MA AHA REER OGADENIA.
MARKA HADDAAN NAHAY REER OGADENYA AAN MIDOWNO OO GAALADA ISKA QABANO.
LONG LIVE FOR ALL SOMALIS IN OGADENYA, SPECIALLY KARANLE PEOPLE AND OGADEN PEOPLE AND OTHER SOMALIS .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, February 07, 2001 - 08:57 am
HORTA DHEH REE SOOMAALI GALBEED EEHA ODHAN REE OGADEENIA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deyniille.

Sunday, February 11, 2001 - 06:14 am
Konton sano nin gaaroo aduun howl walbaba keeney

Iyo kuu aduun kow u yahay kala koreeyaane

Kanranlaa la caayay ee haddaan kabaha loo qaadin

Kaad i moodey baan ahey haddeey xaajo kululaanin.

Kan diyaarada kiciyay ee hawada kiileeyay

Iyo kuu iskool kow u yahay kala koreeyaane

Kalaashnikoofka ruushkiyo haduu kaab-caduhu yeerin

Kaaraha haddaan leysla dhicin kulanka baaruuda

Kidir iyo Seexowliyo haddaan Kaariyaba keenin

Iyo koonfur niman yaala iyo kulaka Waadeere

Karanlaa la caayey ee haddaan kabaha loo qaadin

Kaad i moodey baan ahey haddeey xaajo kululaanin.


Saaxiibayaal Karanle ma aha niman eey ceey wax ka

qaadi karto oo waa Kibir jebiye Karanle Hawiye,

nin kastoo kibraa waxaa jebiya Karanle Hawiye.

Waa ragii abaabuley ururkii UCS ee xukunka looga

tuuray af-weyne, hadana haddii Alle idmo waxeey u

biyeeysan doonaan jebinta amxaarada, hilibka

ceyriin cunta oo gaallo madowda ah.

Ciidankii sirdoonka ee uu direy Qanyare waxeey

joogaan dhulka S/G. siiba magaalooyinka Iimeey,

Jig-jiga, Ceel-karre iyo meelo kaloo badan.

Insha-Allah jiritaankii itoobiya waxaa ka harey

maalmo tirsan, ha kacaan Somalida, Oromada,

Cafarta iyo dhamaan qowmiyadaha kale ee sida xun

loogu gumeysto itoobiya.

guul Soomaalida iyo Muslimiinta meel walboo eey

joogaanba.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OG

Monday, February 12, 2001 - 09:31 am
OLOOOOOOOOOO
WARYAA MAXAA MESHAN , MARABA MIDGAAN MAXAA OGADEN LA SOO GARAB DHIGI . MA KARANLE AYAA MAANTA SOCOTAAN , ADUUNOW DABA XUME MA HADAA WAR NEF LAYGA KARI LA'YAHAY .AYUU SAYIDKII HOREY U YIRI.
WARYAA RIYAADA ISKA DAA SXB , WALLAAHI RIYO AYAAD KU JIRTA ,EE REER GALBEEDKA AYAA BEENKU SHEEGIN ,REERIHII IMEYJOGAY AAN LA DHAMAY ...CAR INA AYAAHA SHEEG HADAAD DHABKAATAHAY ,
BYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, February 12, 2001 - 12:15 pm
duqsi caytamayaad tahay ee islamka dhaaf. war maxaad ucaynaysaa nimankan soomaaliyeed. ninka sharafta leh dadka ma caayo . intaasi waa iga nasteexo. ogow nin kaa dheer ma ahiye xataa qabiil ahaan laakiin abuse kaagaan diidayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamarcade

Friday, February 16, 2001 - 09:53 am
war cayda hala dhaafo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

www.deyniile.bizland.com

Friday, February 16, 2001 - 09:58 am
ku: walaalaha karanlaha ee dunidda ku nool

walaal waxaan jecel nahay inaan idiin sheegno in dhalinyaro karanle ay fureen homepage la yiraahdo :www.deyniile.bizland.com

hadabba wixii akhbaar ah oo ku saabsan guud ahaan soomaaliya kala soo xiriira homepagekaas.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ismaaciil-Yaasiin

Tuesday, March 13, 2001 - 12:40 pm
Dadka sharafta lahoow ha moogaanina, daarta dhowaan la dhisey ee Deyniile.
Halkaasoo aad weliba ka heli karto joornaalka Qaran oo aan wax la cag ah lagaa rabin.
http://www.deyniile.bizland.com