Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Archive (Before Feb. 16, 2001): Waxaan Raadinaya Gabar soomaliyeed oo Hidahena iyo ´dhaqanka iyo diinta ku fiican
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ax yaa wadani

Monday, January 29, 2001 - 05:54 am
Waxaan ahay wiil soomaliyeed kuna farxsan soomalinimadisa waxaan ahay niin jecel dhankisa iyo diintisa.waxaan ilahaykumahhadiya inaanahay qof islam ah soomalina kadhashay waxaan ka hela dhamaan wixi dhaqankeeni aha een isticmaali jiray waxaan ka soo hor jeeda gadaal kagaarnimada iyo isku dhadhajinta dhaqan aananudhalan waxaan hadaba raadinaya Gabar soomaliyeed oo ku fican xaga diinta iyo dhaqanka waana iga daacad oo guurdoonban ahay