Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Archive (Before Feb. 16, 2001): WIILWAAL- IYO BOQORTOOYADIISII
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KAALAMARDHA

Tuesday, January 30, 2001 - 04:21 am
WIILWAAL, Wuxuu ahaa ninkii boqorka ahaa boqortooyadii kaliya ee aada ka jirtay. Wuxuu ka dhashay JIDWAAQ. Wuxuuna xukumi jiray qabaa'ilka meeshaas ku sogan ee boqor uma ahayn JIDWAAQ oo kali ah. Qabaa'ilka kale sida Ogadeen buu xukumi jiray oo weliba madaxa kaga kaaji jiray...

Jidwaaq ragaas baa ka dhashaye bi'iwaaye maxaa ku dhacay JIDQAAQ. ABASKUUL IYO BARTIREY u kale baxeen. Markaasaa YABAREENA Abaskuul ka sii baxay.
Tafaraaruqaas waa laga tagay oo wakhtiga maanta la joogo, laga faa'iidaysan maayo JIDWAAQ kala dumsan....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAD

Tuesday, January 30, 2001 - 01:54 pm
kaalamardha

INTAAS OO IDIL MA WAXAAD ISU KADEEDAYSAY INAAD
NACAYBKAAGA OGADEN MUUJISO.
ALLOW NIN AAN WAX OGAYN HA CADAABIN.