    ETHIOPIAN EM PIRE | Tuesday, January 30, 2001 - 08:57 pm War ugaadhayadii bariga DALKA noo joogtay ayaa hadal baratay, ugaadhay wamaxay waxanoo qaylo ihi? ma'QAMANDI DII Ayaa idinka yaraatay? bal arintiina dib ayaa loo eegi..... |
    123456 | Wednesday, January 31, 2001 - 12:44 am war yaa adab malihid waad adaab daran tahay. adigoo kale lalamahad lo waxaa tahay xayawaan iskasocda waxaad ogtahay majir to sxb waad hurudaayee katoos hurdada mar kaa waxaad kahad laysana kafiirso kana soofakar intaadan meeshan ku soo qorin sxb waxaa tahay baa iskayar mar kaa waxaan kala hadlayaan layaabanahay .............. ciyaalasuuq adab daran nacas badaw |
    Wadani | Wednesday, January 31, 2001 - 05:03 am Alaa Alaa Alaa soomaali maxay gablantay saa majnuunkan isku sheegaya inu yahay Ítiobiyaan baaba ka dhashay saaxiib waxaan ku raa jaynayaa hoog iyo halaag saa adoo soomaali ka dhashay baabad itiobiya isku dhadhajin ala maxaad bakhtidady soomaali kuma baahna ee orado ADIS kaga meelahaa la aad ala sixiuun haku dile |
    HEYBE | Wednesday, January 31, 2001 - 03:49 pm IDOOR!!!!!!!!!!!!!! WAXAAD WASI ILAAH BAA NASAQ KAA DHIGAY. GAAL BAAD TAHAY. WALIGAANA GUULEYSANI MEYSID |
    fadhi kudirir | Thursday, February 01, 2001 - 02:31 am war hala hadlina mardanbe hooyahii buu kudaaye walaashiisna wuu fareeyaaye ayeydiinawuu salaaxaaye |
    ETHIOPIAN EM PIRE | Thursday, February 01, 2001 - 05:04 pm War niman yahow...waxaa rabaa inaan idiin sheego waxa waxan iga yeedh siiyay...Gabadh aan aad u jeclaa ayaa nin Ogaadeen ah iga raacday marka wax kale oon sameeyo oon ogaadeen ku caayo ayaan garan waayey..Taas waxaa kasii daran Naagta aan jeclaa ee ninka Ogaden iga raacday isku qolo ayaan nahay.....CAJIIB Taas waxaa iga siidaran markii aan qorayay waxaan caadi ma ahay oo wax baa iga khaldaan waadna garan kartaan waxaa ka wado... please eccept my a opology to all Somaligalbeed |
    fidhi kudirir | Friday, February 02, 2001 - 01:53 am to ethiopia horta walaal waxaan kuu sheegayaa in adna aad ceybadan u keentey waalidkaa taas baana dhib kuugu filanbaan baan filayaa tankale gabar qabiil maleh wiilka ay raacdeyna koley waxey ku raacdey iyadaa og oo wax buu kudheeryahey qurux ,maal xoog,iyo siyaabo badan oo ay haweenku fiiriyaan ayaa jirta hadaba anigu waxaan ku leeyahey ogaaden wax ma,aadan yeeline waa lidkaa ayaad ceydey |
    WADANI | Friday, February 02, 2001 - 05:10 am To Itiopiya Waxaan qaadan waayay nin soomali ka dhashay oo hadana soomali cayay adiga horta ma arag waxay ilatahay ilahay baa wax cafiya lakin inti ku dhashay iyo naftaadaba ceeb baad u soo hoysay.WAXAASE IGA FARIIN AH INAAD KA FIIRSADID INTAADAN FALIN WAXAAD KU FIKIRAY SIID QISADAAD SAMAYSAY RUNTII WAXAN KA FIKIRAYAY WAKHTIBADAN MAXAA YEELAY SOOMALI GALBAAD AMA OGADEN AAD CAYDID CAANO KAGA DAADIN MAYSID |
    miss-Shilabo | Friday, February 02, 2001 - 12:07 pm To Ethopian haaaaa haaaaaa waa iga qoslisay...kaalay qaraar maa kaa keenay cayda??? walaal ha u bixin gabadhaas kolayba waxii lagaaga ganbistay aa qabtaa!! runtii qofka marka uu caytamo waxaa uu u caytamaa sabab,,,,, dadka badanaa waxay u caayaa ogadenka sababo!! ha ka mid ahaato mida kugu kaliftay. war iyo dhamaantiis orad oo gabadha waydii sababta ay kaaga tagtay, ka dibna isku day in aad khaladkada saxdo . wish you all the luck |
    Fariino | Friday, February 02, 2001 - 02:38 pm TO ISAGA BILLAABAY HADALKA. Aqyaarta waad sallaamantihiin dhammaan. Waxaan lahad layaa wiilka isku sheegay E. Marabo inaan dhameeyo magaca aad soo istimaashay waayo aad iyo aad ayaan uga gubanayaa. Marka waxaan kaa codsanaya inaadan mardambe nagu soo hadal qaadin(soo isticmaalin) horta markii hore dambi ayaad naga gashay haddii aan soomaali nahay,laakiinse waxba nayeelimayso oo waad isa soo qabatay intii aadan meelfog-gaadhin. qofku waa khaldamaa laakiin waxaa wannaagsan in uu dibka soo noqdo markii uu arko in laga taag-roon yahay. maanta waxaan filayaa inay inatani cannaan kaaga filan tahay(inta ay wallaaladaa ku cannaanteen) marka fadlan mardambe ha u noqon. maanta waxaa jira in badan oo inaga mid ah oo aan war iyo wacaaltoona u hayn halka ay wax marayaan. oo wallaalahood indhaha ku soo taagaya markii laga qabto xumaanta ay ku dhax jiraan. Runtiina ku waasi soomaali wax maka qaadayaan laakiintiise ayaga ayuunbaa is ka daali doona. soomaalina way istaqaanaa-yoo waxa laysugu yimaadaaba waa wadankeena markii aynu ku noqono,markaas ayuunbaa laxisaabtamidoonaa insha-allah. kuwii cabay dhiigii dadka soomaaliyeed ee ilaa iyo hada wadamada cadawga dabadhilifka u ah, ee islamr ahaantaasina aan ka naxayn wallaalahooda dhibaataysan. warnabdeey. |
    S/GALBEEDMAN | Sunday, February 04, 2001 - 05:52 am Warma lagayaabaa in uu NINkani yahay nin la'yaaban sida ay ufikirayso umada soomaaliyeed ee laga dabariday QABIILKA iyo balaayada, aadna ulayaaban taas, kadibna uukalumay CURISKU markuutaas arkayna uusoo CUDURDAARTAY? uma arko sidaas laakiin caqligayga ayaa aqbali kariwaayay in nin soomaali ihi uu dadkiisa sidaa uguqori NETKA''''''''''''''''''''''''''''''''' balse isaga ayaa sheegay sababta kukaliftay. waxaase moodaa in uu yahay NIN QAYRU MA'SUUL AH, waxaan leeyahay nin yohaw intaa ha' kaagaga ekaato qayru ma'suulnimadu, tagna CUSBITAALADA DHAQAN TOOSINTA. |
    Anonymous | Monday, February 05, 2001 - 01:53 pm Ethiopian, Awawgaa la janee, alla maxaa dhib ku haysta. Guska yar bay naagtu kaaga caratay ooy ninka Ogaden kaaga raacday. Orodoo indha yar iska guurso anaa kula taline, iyagaa godkoodu yar yahay baa la yiri. |
    Anonymous | Monday, February 05, 2001 - 01:57 pm Oops, sorry about that guys, I take back my words. |
    CAYNI | Tuesday, February 06, 2001 - 09:20 am war dee kanoo kale lagama guree iska daya!! |
    ninkii kaaqaday naagtaadii | Wednesday, February 07, 2001 - 03:44 am TO:NINKA GUSKA Sheeganaya, saaxiib adugu hadaad shaki iska qabto oo aad nooca LA'LEEBKA LA YIDHAAHdo tahay orod XARAMKA iskaga cibaadayso aduunkana uga har kuwa leh aydumar kaga qaateen ragii qabay, waxaanad u egtahay nin horay uga baxday naag tiisii, hadaba kuwa noocaasookale ukadeedan waaku isdila eed caalamka ka'maqasho. NABADEEY |
    Haboon1 | Tuesday, February 27, 2001 - 02:32 am LOL LOL Ceyni |