    DR-KAARIYE | Sunday, February 04, 2001 - 09:37 am WAAD SALAAMANTIHIIN WALALAYAAL BARASHO WANAAGSAN WAXAAN DOONAYAA INAAN HALKAAN KAFURO BEEH LLOGA TALAGALAY BEESHA GARXAJIS EE AWAARE WALAL ANIGOO AH ARDAY KABAXAY JAAMACAD KU TAALAL CALIFOORNIYA AYAAN WAXAAN DOONAYAA INAAN WAX U QABTO DHALINYARADA RER AWAARE WALAL WAXAAN JECLAHAY INAAN BARO MAADADA BAARIDA SHIDAALKA WAATAN WADAN KEENA KU JIRA SHIDAAL BADAN MAGAALADA AWAARE ARINTAA WAXAAN KALA SHIRAY DR CABDUL MAJIID SHEEKH XUSSEN AYAA II GU GUUBAABIYAA IINAAN BARO DHALINTA SOO SAARIDA SHIDAALKA EE CIIDOO NEEYSA AMA DANEEYNEEYSA WAA II NAAD IS SOO QORTAAN OK BY |
    TALAAQOON | Monday, February 05, 2001 - 05:15 am wax wanaagsan ayaad ku hawoonaysaa laakiin amaa lagu dilaa intaad shidaal raadi is leedahay.waxaad tahay qof soomaaliyeede aan kula taliyee shidaal heli mayside lafahaaga meesha ha'ugu dhiman. ok ... |
    AWAARE | Tuesday, February 06, 2001 - 12:20 pm DR iiddoor Waryaa iiddor dee adeer naga daa hadaaaqa waad ogtahay ADIGA iyo CABDI MAJIID midkiina inuusan tagi karine. miyaad waaryaa taqaan meesha AWAARE la yidhaahdo? shaw Awaare umaadan jeedine Hargeisaad ka wadday!. waxaas oo danbe ha la soo shir tagin nabad |
    HARO | Tuesday, February 06, 2001 - 01:28 pm ALLA MAXAA DHAKH NETKA WAXAY DOONTO KU SOO QORTA . WAKAA CAQLI GARXAJIS . WAAR MAGAALADAAD AB IYO AWOOWBA U LAHAYDEEN (HARGEISA,CIIDAGALE) HABAR AWAL AYAA IDIINKA SOO HUMBAALAYSAY IYO (BURCO,H.YOONIS) OO AY HABAR JECLO IDINKA SOO DIDISAY, KOLKAAS BAAD MAGAALO OGADEN KU MUUSANAABI. WAAR ORDAYOO RAG ISKA DHIGA OO MAGAALOOYINKIINA SOO RITA. "WAXAADAN HELI KARIN WAXAADAN DOONAYNIN BAA LAGA SOO QAADAA" MAAHMAAH. WAKHTI YUUSAN KAAGA LUMIN INAAD IS HAFARTO. MIDDA KALE AWAARE IS NEITHER HARGEISA NOR BURAO. IT SITUATES IN THE MIDDLE OF OGADENIA. BY THE WAY IF YOU DO NOT KNOW WHERE AWAARE IS, I SUGGEST YOU ASK YOUR DAD OR MOM. MAQALEEY WARLAAY MA LAGUU WARRAMAY. BYE |
    Habar Yoonis | Wednesday, February 07, 2001 - 05:18 am salaan, sxb halkaas ka wad. Waa arin fiicane. To Haro?????????? kumaan fahmin Awaare 100 sandood baad ka quusatee ma hadaad wax rabtaa inaad iska celisid..??..lol mise waad i baryasaa oo waxad leedahay, nooga kaca dhulkayaga..lol xaaraan ilaa aad rag noqotaan ood wax iska celisaan..lol..lol Hadhuudh daatay.lol bye |
    Ciidan-Gaale | Thursday, February 08, 2001 - 04:58 am Awaare Ciidagaale headquarters of Somali Galbeed!! |
    xasan | Thursday, February 08, 2001 - 11:31 pm adiga iyo c/majiid hore ayaa loogu dilay dhulka isan waa ogyahay ee hadaad waxbaratay orod la,aad garxajiska habarawal ku baabisay burco iyo oodweyne ee aan waxba hayn. |
    cade | Thursday, February 08, 2001 - 11:33 pm gaalka gaalka dhalay ee a/majiid markaan is aragno xabad baa naga dhaxaysa ,ee adiga aan ku digee orod burco waxbar. |
    SUUNDHURWAA | Saturday, February 10, 2001 - 04:27 am LAMA ARAG SHEEKH ISAXAAQ NIN UUDHALAY OO UU AABA LEEYAHAY EE IIDOOR WAA II DOORI INANTA WILKEEDEE. lama yaabayo in aad sheegataan awaare oo waxaadba sheegateen nin aan idin dhalin markii horeba taasi waa caadadiina in aad wax aydaan xaq ulahayn sheegataan IIDOOR DABACAYUUNOW DEE MIYAADBA XISHOOTAA OOD YAXYAXDAAN Uma malaynayo in aad wax baratay ood jaamicad ka soo baxdaey ee matii qayilaada iyo waalidaaad kasoo baxday ???? |