Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Archive (Before Feb. 16, 2001): Gabar ogaadeena ee rabto wiil ogaadena ooy is guursadan hadey is fahman
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahra

Monday, February 05, 2001 - 01:09 pm
dhamaan waan idin salaamey qabiilka aan kor ku xusey waxaan rabaa iyagu uun in aan inan wacan ka helo hadaad tahey wiil ogaadeen diin leh waxbarasho leh quruxoon dabeecad wanaagsan caqli badan...ila soo xiriir ali_sahra@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil ogaden

Monday, February 05, 2001 - 02:16 pm
Sahra walaal makaadhabaa eega!! awoowgaa lajanee war gabadhu il adagaa so ogadeen ma'ah. waxaan naqaanay gabdhaha ogaden oo ka xanaaqan in xaataa lagu dhaho waa lashukaansadaa ee adigu miyaadan kuwaas kamid ahayn. eega kaadhab ma'ah shaw.
koleey anigu gabadh aana waligay arag isku bii mayn mahahayee ragoow wa idinkaa,
gabadhaas ilbaxay hala wanaajiyo. malaha anigu waan kadanbeeyaa dunidee, raga gaadhayoo gabadhu waxa ay dalbatay sifiican haloogu gudo.
walaalkaa
midk aad kahesho ayaan kuugu ducaynay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BARREYWIIL

Monday, February 05, 2001 - 09:44 pm
Sahra qofka labaxay waan ka xumahay in adoon ogaadeen ahayn aad sheegato waxaana qiyaasi in aatahay qof raga oo aadan xataa dumar ahayn sikastaba aha ahaatee dhaqan xumada noocaas ah anagu malihin reerahaanaguna mayaqaanaan waan maqli jiray beribaa gabadh heerina xagaa iyo dhulal kale ka imaatay tiina ahada uma cod ekid lahjad ogaadeen xataa kaama muuqato ceebo badan ayaa kaa muuqda oo lasoo koobi karin ayna kamid yihiin kuwan hoos ku qoran

1 Inaad sheegatay adoo nin rag ah dumar Alaha ku duleeyo waad is dulaysee.
2 In aad sheegatay qabiil aadan ahayn adoo leh sumcada gabdhaha qabiilkaas( Ogaadeenka) wax u dhin

Marka haddii dhaqanka reerihiinu yahay in nimanku gabdho iska dhigaan, anagu waxaas ma naqaano acuudu billaahiye
Intaaaaas oo ceebood iyo in ka badan ayaa kaa muuqata ruuxaagan dardaran eed moodo neef geel ah bac-bacle ku dhacay lol sxb nuberkaagana xajiso ilaahayna u toobad keen dhaqankan xuna iska badal
Ogooooowna dumarka ogaadeenka ilaahay ayaa sharfi kara kana qaadi kara adoo kale waxna uma dhi karo waxna kuma kordhin karo waxa ay yihiin unbay ahaanayaan ilaahayna u gartay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

siyaad

Tuesday, February 06, 2001 - 05:17 am
sahro waad salan tahay walaal anigu waxan ahay wiil guur doon ha ee maxaad ka qabtaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahra

Tuesday, February 06, 2001 - 10:33 am
waan idin salamey wiilshan ogaadenn walal maxed ii ceyneysa anigu maxan dhimey ee denbiya ma dhib baa hadan wiil in an barto dalbo maxad jahil dhego dheer isga dhiga anigu xaran cid ma weydiisan sharaftii gabdhahena waan leeyahey ma dhib baa maxan ku muteystey in sidaa ad ila hadasho.siyaad mahadsanid ila soo xiriidh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

reercabdille

Tuesday, February 06, 2001 - 11:46 am
war niman yahoow gabarta iska daya hadey ogadeen rabto maxad ka rabtaan dooqeda iyada u madax banan .walaal ila soo xidhidh waa wiil ogadeena cabdille45@hotmail.com.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahra

Tuesday, February 06, 2001 - 11:50 am
asalaamu aleykum waraxmatulaahi wabarkaatuhu
wiil ogaadeen mahadsanid barasho horteedna hey nicin waanu is arki karnaa ee laga yabee in aanad igaba hadhin hadad i aragto my amail ali_sahra hotmail.com. xiriidh wacan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dr-aware -garxajis-boy

Tuesday, February 06, 2001 - 11:50 am
to sahra walal iiga gudoon salaan ogadeen oo dhami waa doqon ee walal hadii alle kaa dhilay maxad marlabaad ka dooneeysaa waa iiga su alee walall ceebtaada qarso halgabay iiga qaaado doqonkii ogadeen ahaa dow lad nimo laga qaad taa miyaad i laawday rer kii uugu badawsanaa aduunka ii neey yihiin ogadeen miyaad ilaaw day ogadeen wakan intuu yimi hargeeysa isagoo u yimi inuu geel ii biyo markuu iibiyaynay wadad ku arkay habeenkii nin cabaayo sigaar markaa ayuu yiri afkudabloow iihay lacagtaan doqannimo rer gaa ayaay ka gareen ogadeen lol ee walal ha isku lugoon rer kaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RUS

Tuesday, February 06, 2001 - 01:52 pm
NACASKA GARXAJIS EE AWAARE ISKU MAGAACABAY

1-NACASADYAHAY SOWDIGAN ADIGU INAAD DOQON TAHAY IS MUUJIYAY EE MAGAALO AAN AWAWGAANA YEELAN KARIN ISKU MAGACAABAY. OO XAGGEE BAY HARGEISA IYO BURCO QABTEEN, MIE HABAR AWAL AYAA IDINKA SOO CAYDHISAY.

TAKALE BAAKHADYAHAY OGADEEN KII WALIGAA KU ROORSAN JIRAY SOW MA AHA.

TA KALE HADDAANU DOQOMMO NAHAY MAXAAD GABDHIHIINA NOOGU SOO HADIYAYN JIRTEEN (TRUE HISTORY)

SOW MA OGID IN DOQON MA WAAYAHA HARGIESA KU YAAL KU BAXAY GARXAJIS GAAR AHAAN CIIDAGALE.

ADDUUN WAXAA UGU XUN NIN AAN WAXA AHAYN OO WAX IS MOODA.

INTAASI HA INA KALA GAADHO, DOONI MAAYO INAAN DAD WAX U DHIMO E.
.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AWMALLAQ

Tuesday, February 06, 2001 - 02:32 pm
TO: RUS

WAR NINYAHOW CAYDA ISKA DAA OO ILAAHAY KA BAQ.
DADKAANU WAXAANU NAHAY DAD IS DHALEY OO ISLA DEGA. WAANA DAGAALAMIKARNAA WAANA HESHIINI KARNAA EE CEYDU WAA CEEB. REER DHAN AYAAD AH NIN MADIXIIS DUSHA UGA FUULEYSAA.
ANIGA ISSAQ MEELNA IIMA GALIN OO WAXAAN AHAY NIN OGADEN REER XAMAR AH LAKIIN MA JECLEYSAN SIDA AA KU HADASHEY.

HALKAN HOOGAA SHUKAANI AYAAN U SOO GALAY LAKIIN QEYLO AYAAD NAGA HORKENTAY.

SAHRA DADKAA ISKAA FARWAA WEYN AYEY RABAAN IN WAX LOOGU XORO. ANIGA AYAA KU XAMBAARANAYOO EE HAB SOO DHEH, SOONA DHAWOOW.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BARREYWIIL

Wednesday, February 07, 2001 - 12:34 am
kadib markaan baadhitaan dheer sameeyey waxaan soo ogaaday in waxa iska dhigaya gabadha ee magaca sahra la baxay uu yahay ninka garxajis ladhoho oo caan ku ah cayda iyo qxuma sheega ogadeenka sidaa darteed waxaan garxajis u sheegayaa in aanan anagu nin dhaqan kaa leh waxba na dhexmari karin ee meelahaa wixii dabada kuu saliidayn jiray ka raadso kolba magac labax sahra, garxajis, owmalaaq, siyaad, sidii shaydaankii kolba dhinac dadka kaga imo. awoowgaa lashid indha adagaa ma ma ilmihii wadooyinka kacaanku kasoo qaadaa
Heeeeeey waa hal qof waxa kolba magac la bixiye iska jira

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fadhi kudirir

Wednesday, February 07, 2001 - 02:00 am
nijaaaaaaaaaaaas
war ninyohow waxan aan akhlaaqda laheyn maxey tahey aawey waxii dhaley hadey nin rabto baladka
ey joogto mey karaadsato waa iidoor waxaas iyagaa lagu yaqaan oo weligood heerin ku jiri jirey
wuxu wa qudhun uraya oo sidey gaalada udaba ordayeen duli ku dhacey
iidoor ibleyskiyo kufrigu waa ilma adeere loooool
aabahaa la cadaab alow yaa arkoo budh kala daala

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saxnuun

Wednesday, February 07, 2001 - 07:26 am
Waad salaaman tihiin dhamaan intaa kadib:garxajis xayawaan adoo kale ah hadal umaqalmo,ragii towxiidka kuu qabtay oo hooyadaa meheriyay ayaay afka lalaacaysaa bin xaaraami yahow dhogorta leh,miyadan ogayn awoowgaa oo ingiriisku John ubixiyay inuu Sayidku Cali ubadalay magaciisii (True History)adoo hindidu canshuur kaaga qaado Berbera oo dhaga xidhan ingiriiskuna dabada kaa fuulo inuu sayidku kaa dulqaaday heerayada gumaysi kuna ilbaxshay waar maxay tahay reer magaalnimada aad sheegan,walaahi Ayeeyday dhashay awoogay waa habar jeclo heerin ayayna kutimid dhul Ogaden waar ceebtiina yaanan sheeg-sheegine nagadaa hunqaacada xayawaan yahow:
Iidoor wagaashliye kufriga wacad aloow yaala
Waa duul walaalo ah tan iyo waaga aakhiro,e
Wadku uu kadilin gaalka waa weheshadaane
Wecel iyo waxaa dhalay wehelka shaydaane
Waa Duul aan lagaranayn waalidkii dhalaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saxnuun

Wednesday, February 07, 2001 - 07:31 am
Mar kale waad salaaman tihiin:Sahra walaal waxba maadan dhimin dhinaca diinta in kastoo dhaqanku uu malmahan ka xoog batay ku dhaqanka diinta,lakin waxad ogaataa hadaad nin tahay sida lasheegayo inay xaaraan tahay noocaas oo kalana waxaa layidhaahdaa (dayuus)waxaana banaan shareecada islaamka in ladilo qofkaas oo kale.
Lakin haday kaa daacad tahay oo aad tahay gabadh guur doon ah cid kastaba ahoow e way kuu banaan tahay,lakin waxaan rabay inana kala hubsado runtaada iyo beentaada si dadka kalana aan ugu sheego waxaad tahay,hadaba hadaad gabadh tahay soo qor Telefonkaga kuna soo hagaaji my e-mail oo ah sidan muctasim@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saxnuun

Wednesday, February 07, 2001 - 07:40 am
waar waa anigiiye farakhii yaraa ee dhogorta lahaa ee Garxajis aaway,hasoo qaadan gabay uu nin daarood ah tirshaye raga iidoor miyaysan aftahan lahayn mise waa wada hablo.
Iidoor markaan maqlaan sidii aar uhinqadaaye
Uubateynbaan rabaa inaan kuwada idleeyaaye
Asalkoodii meeshuu ahaa Erayga aan doono
Abayaalkeen iyo sidaan Ahmed kasoo gaadhnay
Iidoor waa walad Oromo iyo inantii eelaaye
Ehelu naar inay yihiin tan iyo awgoode
Afkooduba kama madho eray xumaane
ebahay iyo diinta way ku indha taagaane
Udgoonoow nabi scw way ka anfariiraane
Alahayoow umadaas adaa abuuraye irida weydaari

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saxnuun

Wednesday, February 07, 2001 - 07:54 am
Garxajis inuu asalkiisu Ogaden yahay ismaba oga waar magucu sideebuu kuugu baxay muqafal yahow,ragii kudhalay ayaad la tirsanaysaa,aan kaaga jawaabo gabaygii cali dhuux.
Dagaalyahankii Ogaden Doolo soo ceshaye
daratoole iyo faafan buu daakhilkii yahay dheh
Deegaanta eregeedna waa dagal makaahiil dheh
Doolo iyo Awaariyo daaqii doxoyaale dheh
Iidoor dilaanimo kawaa doolo iyo ciide dheh
dabaqlahoodu waatuu tubnaa daarihii herar dheh
Dulli nimanka qaba waadanyartii iidoor dheh
dacalkii garxajis buu daad kasoo galay dheh
Dulli iyo baqdini waa miday dir ulahaayeen dheh
Darxumoode nimankii fadhiyay dadab hargaysaade
Duligaad qabtaan iidoor dooyna laga sheeg dheh
halkii suldanki lagu daldalay bay dacayda ladshane
dad matihiin tihiin iidoor daba cayuunoow e
Dugaag sidiidaab udhaqantaan dabada iskafuushaane
Daaimkii idin abuuraa dumug idinka siine
daahiri weyde waligiin sidii doofaarka iyo Eyga
dadnimadu way idinku yartahay sidii bahal dugage

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahra

Wednesday, February 07, 2001 - 09:42 am
waan idin salaamey walaalayaal dhamaantiinba,kuwa i caayeyna waa yaab aflaagadu ma wacna aniga fikrad uun baan halka ku qorey si wacan iigu jawaaba ama iska aamusa oo ceydu wey reeban tahey, walaal gabdhaha ogaaden sharaftooda rabi baa siiyey balse maxaa ku jaban meeshan waa uun dood ityo hadal waxa loo yimi, maxaase iidoorkan iyo waxan aad ka sharqamin.walaal nin ma ahi aniga inan baan ahey degan cariga mareykan,kaliya wiilasha ogaaden ban dooni in ay ila soo xiriiraan iyagii qaar ka midana waaba kan i caayey.saxnuun mahadsanid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fadhikudirir

Wednesday, February 07, 2001 - 01:58 pm
to sahro
naa naag edeb daran baad tahey hadey kaa dhabtahey oo mareykanka joogto oo aad gabadh tahey ma wiil ogaadeen baad ka weydey qudhun baad tahey bal il adeygeeda hadana wey sii hadleysaa sow naxdin uma dhimato bakhtiga ogaadeen ayaan darana saa cid walba afka huurada leh ayey ku sheegan adeerey noo daa magacan nooma wada qeyb samee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil ogaden

Wednesday, February 07, 2001 - 02:07 pm
Dhamaantiin waan idinsalaamay marka hore.
Shara walaal dhalinta aan slaamay ayaad oogu horaysaa. Horta waxaa weeye in aad dulqaadato waayo adiga ayaa maxfalkan iskeenay. waxa aan filiyaa hadal uu ruux yidhi in uusan waxba kuyeelinin. hadii aad gabadh wanaagsan tahay sidii aad ahayd umbaad ahaan hadii tuxun aad ahaydna alaah kaama dhigee, waxa aan ilaah kaaga baryeeynaa in uu kuwaanaajiyo.
Waryaada gabadha cayda kadaaya ninminyahaw. idinkii ayaaba kadaray ee, iyada lamaha in ay khaldantay ee, marka idinku masixi kartaan ee farha kaqaada." waxaad ceebta u taqaan dadbeey camlkiisa tahay" waa eray macna way ku fadhiya. inlagabaxay anigu saas ma arki jirin miyeeydaan ogayn. dhaqanka in lagatago waan nacebahay hadana hadii aan arko ruux wax cusub layimid, oo jabin kii hore layaabi mahayo, waayo subax kasta oon sootooso waxaa kusoo kordha aduunka wax cusub, marka yaan la'islayaabin. inaga ilamaquaman sidan ay gabadheenu yeeshay laakiin waa in aan aqbalaa waayo iyada ayaa jeclaatay, aana kucaawiyaa wixii aan kucaawin karo. Caydu in ay ceebtahay soo mataqaaniin war nimanyahaw xishooda oo cayda iskadhaafa.
Ninkan Iidoor ee meesha soogalay ninyahaw waxa kaaqayb galayay wada hadalkan garan maayo, somalinet, iyo netkaga faraha badan ee kale makula ekaan waayeen. ninyahaw hadaad iidoor tahayna meelkale ina gee aan ilfaha isuqaadnee, oo aa udhaafno meeshan gabadh ayaa sameestay ee, hadii kale oo aadan ahayn nimankaasna wax dhintahay ayaad tahay dadka magiiciisa udaa.
Sahro macaan anigu markii oo guhoreeysay ayaan kuusheegay ruuxaana waligay arag in aan e-mail udiro oo aan saaxiib lanoqdo waa igu dhib, dadka ayaan in door ah kadanbeeyaa, oo wali heerka aad gaadhay waa iidhimanyahay.
ismadhaafno macaan.
be carfull with these guys, i know u will receive a lot e-mails for the next two or three weeks. don't waste your time with these junck e-mails they are not worth it.
wish u luck !

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BAARREYWIIL

Wednesday, February 07, 2001 - 07:58 pm
Wara nimanyohow ma anaa waalan mise qabridaharaa laga heesi.War hadalku xagee idinka marayaa war xataa duulkan sahra la baxay malaha lahjada ogadeenka kan galbeed, kan somaliya iyo kan NFD toona. Nimanyohow netkan in badan ayaan ka aga dhawaa waxaan idiin sheegi waxa magacaan labaxay waa ninkan garxajis layidhaahdo waana caado uu leeyahay He is the sameone oo hada ka hor la baxay qoslaaye i rumaysta waxaan aqoon u leeyahay inetnetka iyo waxyaabaha la xidhiidha xataa qofka emailkan leh ma joogo USA sida duulkan sahra la baxay sheeganayo waxaan baadhay meesha emailka laga furtay oon ka baadhay hotmailka anoo xataa kaashaday dad aqoon fiican u leh kaliya qofkaan waa qof iskudaya in uu ceeb u soo jiido magaca ogadeenka dhabtu waa saas, ogaadana arimahaan waxa aan idiin sheegina xaqiiqada ayey u dhow yihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL ABSAME

Thursday, February 08, 2001 - 03:47 am
War inman yoho ilayn in kaan dhiman tuwalba wuu arki war ninka gar xajiis laleeyahay maxaa gabdha ha ree adeerkay daba dhiga ma waxaa uu umalayn inaanu nahay dad aan waxba fahamayn waxaan kuleeyahay ninyohow wax iskufal oo gabdhaha hanaga caayin sida walaal kayga iga koreeya sheegay waa adiga qofka marna gabadh marna wiil iska dhigi waxaad oo gaata inaatahay fa xaaran aan eedbta la barin waxaanad xasuusataa.IDDOR WAGAASH IYO AXMAAR WACAD ALA UYAAL WAA NIMAN WALOAALA AH TAN IYO WAAGA AKHIRO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hooda

Thursday, February 08, 2001 - 09:33 am
wagac wagac waa inamadan sheeganaya absame inanta daaya aflagadudu ma banaana iyadu fikrad uun bey dhiibatey maxaa ku jaban hadey idinka dalabtey in ay idin barato maxad sida jaahilnimada ah ugu fekereysaan anigu inan reer ugaas cabdille ah baan ahey umana arko dhib dee xishoodoo wax isla hadha.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RUS

Thursday, February 08, 2001 - 10:23 am
DHAMMAAN

INTAY DOODU SOO SOCOTAY WAXAYNU OGAANNAY IN:-

IN QOFKA LA BAXAY SAHRA EE TOBIGGA BILLAABAY UU YAHAY WIIL. KHANIIS IIDDOORA.

INUUNA YAHAY KA ISKU MAGACAABAY GARXAJIS.

SIDAAAS DARAADEED WALAALAHA SHARAFTA BADAN EE OGAADEEN INAYSAN WAKHTIGOODA ISKAGA LUMININ ARRINTAN.

SALAAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ugaas

Thursday, February 08, 2001 - 10:57 am
to hoodo
walaal horta ma fikrad xumid, oo gabdhu xaq ayay u ledahay ,,ee adigu ugaas cabdille yaa la yiraahda .. mase waxay noqotay ku darso .. waxaad ladahay adigana ogaden iska dhig .cajiib. soo baro inta aad qabiilka magaciisa sheegin

to sahra
walaal aad ayaad u khaladantahay, sabaabta oo ah ,gabdh ogaden laguma yaaqan ..hadii aadan ahayn .. oo doonayso wiil ogaden in aad barato walaal kumanyaal ayaa joga meelkasta aduunka ee ka raadso !!!!!!!!!!!!! not inernet you succed sister


salaaaaaaama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BAARREYWIIL

Thursday, February 08, 2001 - 07:22 pm
Intiina wanaagsan waan idin salaamay

Walaalayaaloow ma arkaysaan in hada Garxajis uu labaxay hadana Hoodo lol waxa aan aan idiin sheegayey bal horta ila arka yaase ladhahaa Ugaas cabdille loooooooooooooooool waaba Xaajo ugubee, war ummaadan colaada ay noo qabaan ayey tusaale u tahay iyo inay marwalba isku dayaan wax allaale iyo wixii magaca reerkaas wax u dhimaya

Qiso yar aan idin sheege hada ka hor ayaa mid sheegtay/sheegatay Absame, yaa ka tahay ayaa la yidhi waa qiso aan goob goog ka ahaa, qiila waqaala ma aha lol Ogaadeen, yaa katahay Maqaabul lol Yaa katahay, Bahgari, Yaa katahay, Maxamed subeer, yaa ka tahay Cawlyahan, kaa katahay Cabdalle, yaa ka tahay Jidwaaq, yaa ka tahay, kablalax lol kabtaada iyo laxdaadu dhacady lol Adduuuuuun innneeeeeennnn waaa uuuuuun laddaaaaaaaaali!!! war dadkan indha adagaa!

Marka arrinta waad garateen ayaan u malayn wuxu waa Duul wada dar-daran oo cudurkii layidhihi jiray Bac bacle wada qaba

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

idman

Thursday, February 08, 2001 - 11:43 pm
wagar waar nimankan ogaadeen maxaa laga siiyaa idoorka, nacaaalahaa hooyadiintii dabada xumeyd ku taala,afkiina huurada miiran ah naga duwa ee uraya war soo cadayo baqti baa tihiina hadey inamadiinu •••• iiba wadaan mad ka qadataan aidka ay la waregayaan,all you fools .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

idman

Thursday, February 08, 2001 - 11:44 pm
sorry sahra not personaly iyagu gabdha isaaqa bey caayeen ••• calalyaaaasha no hard feeling adigu naayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fadhikudirir

Friday, February 09, 2001 - 12:37 am
to dhamaan ogaadeen
waxay ilatahey marhadaan ogaaney wuxu inu nin iyo naag isku dhax jira yahey waxaan odhan lahaa eynu dana heena karaacano oo aan bogan uga baxno waxa qudhunka ah ee iidoor iyo waxii lawalaaqannin walbana wuu garan hayaa gabar ogaadeen a ineysan aheyn wax waxaas ku hadasha iyo wax u,eg toona
baarey waxaad tahey nin aad wa ula socda ayaan filayaa waadna salaamantahey sxb

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

1283

Friday, February 09, 2001 - 08:36 am
TO...IDMAN

Awoowgaa dhakada laga gub wax yahay dalbaha leh
Naa maxaad mesha ka soo doontay meel khalad ah
ayaad ku jirtaa wax yahay ilkaha dheer...
meeshan wax alaa waxaan doono ayaan ku caynaa
ka coo xero idoor aad bal inaan kaga daba imaado
oo waxaad doonto dheh.....laakiin halkaan anaa
leh.....


To SAHRO

Walaal ma xumo in la isbarto oo gabar khatar aah
ayaad tahay oo meesha shukaansi u soo doonatay
marka intaynan is baran ma taqaanaa 69 hadii kale
aniga iyo adiga kala dheer...

To all

waryaada hadii iidan diyaar ahay gabadha buuqa
kala taga wax bay idin way diisaay..only ninkii
gurdoon ah uun baa ka jawaabi..kii kale nac nac
wadana wuu iska tagi..
aduunkaan waa la hor maray oo wadankii ma joogno
oo meelkasta aa la isku guursadaa...internet..phone..xaanshi..email..iyo faamilkoo wax kugu rakiba...

by all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fadhi kudirir

Friday, February 09, 2001 - 01:37 pm
hadii layiraahdo ruux walba haloo jawaabo
bal dhowra kan badaalka ah ee iska ciyey sidii xoolahii war adiga maba tihid ogaaden ee seed ubaratey aga xoolo yohow iska ciyay waxaan ujeedaa kan tirada wata haduu ogaaden yahey ma waxuu dhihi lahaa 69 dhaqan ogaadeen walaahey buusan aheyn ee waxaad tahey kii iidoor ee kolba magac qaadan hayey ee huurada ladhaaf reerka neefyohow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BAARI

Friday, February 09, 2001 - 02:00 pm
Ahlan wasahlan

War meeshan baaq ayaa isoo xera geliyey lakiin waxaan lakulmay caytin iyo afxumo, yaaqaay iska dhaafa ceyda ee gabadha soo dhoweeye haddii kalena iska taga meshan.

Maxaa keenay Qabiil, Qabiil, Aniga makasaayo wax idoor ladho, iyo Ogadeen magac xun ayaad soo keenteen. Walaashey idman waa ka xanaajiseen yaqaay gabadha ha la maslaxo. Ceebwaayo waqtigaan ninka dhahay maxaa meesha ka soo jirisay, waxaa laga yaabaa iney wiil ogaaden rabto inay barato, lakiin Dad xun ayaad noqoteen gabadhii waa soo dhoweynweydeen.

Iska dhaafa saan yaaqay, Abaayo Idman aniga ayaa xaal marin ku siinaayo, makasti dadkan naga daa. Haddii rabti email ku siinaa ee ila soo xiriir.

Sahro, adigan sidoo kale.

macsalaamo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

1283

Friday, February 09, 2001 - 04:53 pm
To..Fadhi Kudirir

War marka horeba magacaaga iyo adigaba way isleeyihiin oo waxaan kala hadlo garan maayo
kolay fadhiga ayaad ka soo ciyi..
adoo kalane waan aqaana magaca ayaad naga dishaa
waxaan qorey akhri dhaan dhaan yahow..maxaad IIdoor ugu ordi...anigaba caayay..marka sideen u
noqon karaa IIdoor...
adigoo kale dhibaa ku haysta nin walba oo wax ku
soo qora meesha oodan u bogin waxaad iska dhihi
IIdoor...
aniga gabadha meeshan wax ku soo qortay ayaan la
hadlayay adiguu ma waxaa ku gubay 69...
bal waa yahay sheekadu haday sidaa tahay ka raaali
ahow..68baan ka dhigi...

by all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahra

Saturday, February 10, 2001 - 04:11 am
waad salaamantihiin dhamaantiin, aniga bogan umaan furin in la caayo ama leys caayo ee niman yahow inaga daaya waxaad wadaan.

baari mahadsanid nin waxgarada baa tahey oo yaqaano xushmada allaha kaa abaal mariyo.

1283 kumaanan fahmin waa maxey 69 ama 68 ma xiligaad dhalateybaa.

naagta idman isku sheegtey sharmuuto isaqa baa tahey hadal kuuma guura aids ku haya u dhimo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BAARREYWIIL

Saturday, February 10, 2001 - 03:16 pm
Sahra/Garxajis sxb waxaad Isaaq ahaan Idman qofka labaxay ugu caayi ma waxay kula tahay in lagu dhihi tan waa ogaadeen yuxxxxxxxxx bay kaatahay. Walaal waxaa tahayba raalina noqo nabadaadana gal mar danbana meeshan waxba haku soo qorin xataa anagaad dambi noo soo jiiday Fadlan dana kale qabso wiil & gabadh waxaa tahaybana waad heli wax asaaga ahe melahaa ka raadso

Fadlan markale reerkan magiciisa u daaaaaaaaa okkkkkkkkkkkk tnx

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saxnuun

Sunday, February 11, 2001 - 07:04 am
Waryaada waar shaqo la,aan ayaa tihiin walaahi waar kama dul kacdaan miyaa computerka miyaynaan shaqo lahayn waa idinka iscayayee waar edeb yeesha oo is xishmeeya qabiilna yaan lagaadhin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saxnuun

Sunday, February 11, 2001 - 07:06 am
Ragiina soo qoraya qoraalka badan ee aad umalayso inay buugaag daabacayaan fadlan waa laga cajisayaa qoralkinee yareeya hadada rabtaan in la akhriyo,Idman walaal adigu waxaad kumoodaa kuwii suuqii Dumbuluq qaadka lafadhiisan jiray waayo hadalkaagu sariigtii iyo xishoodkii ayaa laga qaaday iskuxishoo Huuno

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saxnuun

Sunday, February 11, 2001 - 07:08 am
Sahra walaal adiguna mowduuc adag intaad nagu furtay ayaad dadkii mashquul kawada dhigtay ee hadaad gabadh tahay waa laguu hayaa wiilka aad doonaysee ila soo xidhiidh,hadii kale nagadaa waxa lashegayo ayaa run ahee hadalkaaguna igawalee inusan hadal Ogaden ahayne

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

idman

Monday, February 12, 2001 - 11:41 am
waar midkan saxluuq magac xumidaa waxyahoow qudhunka ahi nacasyahow miyaha dheer kuligiin baa isku midaa iidoor afka uraya ka duwa.musqul baa tihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saxnuun

Tuesday, February 13, 2001 - 02:55 am
To:Idman

Walaal indhaha miyadan waxba ooga jeedin mise sidad Qaadka Dumbuluq ula fadhiday ayaad indha-yaraysay magucu waa Saxnuun lagaa siib naftee.
Mida kale:wali waxan ka waniyay ee aflagadada ahayd ayad kusii indha cadahay,waar indha adagaa ma bacadaaaa,naa isku xishoo anagu hablaha lama tirsano sida rag lamoodka Iidoore.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahra

Wednesday, February 14, 2001 - 10:51 am
salaaaaaaama dhamaaan.
to saxnuun.
saxnuun egadan kadaato ma anagii baa magacii isu diidan.walaal ma gabdhaha uun baa laga dooni halkan aga.ila soo xiriir warkeygu wuu cadyee.salaama.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

miss-shilabo

Thursday, February 15, 2001 - 07:23 am
To akhyaarta

dhib ma laha gabadha haday donayso nin ogadeen ah, sidoo kale uma arko dhib in ay net-ka ka raadsato .

laga yabaa in ay tahay qof mashquul ah ama dagan meel cidla ah ama uu yar yahayba fursada ay kula kulmayso ninka ay rabto.

to sahro

sis waxan kuu rajaynayaa nin kheer qabo, teeda kale waaba iga qoslisayee kaalay ((68 & 69)) ma taqaanid miyaa!!??

huuno 69 waxaa loola jeedaa waa sanidkii KACAANKA uu dhashay waa kii soomalia ka jiray ama dooladii hore ee burburtay 1991..............lol

huuno 68..........jawaab uma hayo lakiin 1283 ayaa inoo fasiri.

Mac-salama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haji mk

Thursday, February 15, 2001 - 09:09 am
miss shilaabo
adigu bal waran wali miss baad tahaye maxaad kaqabtaa mid reer xaji makaahiil ah in aad isla qaadaa dhigtaan!!!!!!!!!!!!.
kaftanku waa furanyahaa filayaaa miss shilaabo.
sheeko wanaagsan
gabadha kale sahra hada waxaan filayaa in aad kaagii hayso.hanbalyaan kuleenahay!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAHUUR

Friday, February 16, 2001 - 12:07 am
Sahra wey iska hadlayaane ama nin ahaw ama naag labada yurup nin wey ku heli karaane soodhowow.Laakiin haadii ay dhabkaa tahay aleen magacaagiiba kusoo qortaye telifoonkaagana kusoo qor iyo meesha aad dagantahay.Midakale abaayo/aboowe waxaan ku weydiinayaa ma galoob/GALOOB baadtahay mise dhalin yaro.
BYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saxnuun

Friday, February 16, 2001 - 03:51 am
68 waa xiligay dhalatay sahro,aniga ayaa sifican uaqaana oo daris soo ahaan jiray.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

masallaaduun

Friday, February 16, 2001 - 07:00 pm
lool saxnuun rageedi waaa zaaaaaaaz sxb wad garataye ka waran lol
Haaaaaa gabadhi waa isda saxnuun sheegaye waa gashaanti waynaatay oo wax ka ducaysta rabta lol waaba haday gabadhatahye war aaway kuwii isugu midka ahaan jireen wax walba ee dariska aan ahayn waa idinku idnka iyo sahra-diina

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maryan

Saturday, February 17, 2001 - 08:06 am
sahra abaayadiisa intana waxan u wadaa adiga:
ogaaden waa qoodhi weeyoo qabri daharuu dagaa taan qowolkiisa maqalna oon qaalinka u rarin qool buu la dhacahayaa ee sahraay huuno kulama rabo.
abaayadiisa niman badan oo caqli badan aa jira maxaa ku fashey ogaden waa doqomadaha ee hadaa ka dhalatey ka cara gadiso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahra

Saturday, February 17, 2001 - 11:36 pm
salaan dhamaan.
maryan mahadsanid sidaad ii care gareysey.laakiin dadka ma wada xumo walal.

saxnuun and masala diin afkiina aad ka hadasheen mana matali kartaan qabiil dhan ee wax iskula hara , mida weynaantana ceeb ma ahan hadaan weynahey walalayal maskaxda ka shaqeysiiya inta idiin wax qorin.
ogaadana dad badan oo idinka fiican cidana ah baa ila soo xiriirey marka adinku isaga baxa meesha wlc kama tihiini.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jibriil

Sunday, February 18, 2001 - 02:00 am
haye sahro ilaah ha kuu sahlo inan ogaadeenoo fiican. waba isku kaa dayi lahaayee shuruudii koobaad baanan buuxin miss shilaabo ileen misssta micniheedu wuu ii gooyaye waa layma qabo oo af carabi ah? gabar caqli badan baad tahay oo kaftan miidhan ahe balse waynu kala foganahay. aloow ya meelaan ogahay iigu kaa keena.xitaa hadalkaagaa inaa quruxleey tahay laga kasaayaa. ciil badanaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Miss-Shilabo

Wednesday, February 21, 2001 - 03:40 am
salaan dhamaan

Jabriil

thanks bro, kaalay goorma ayaan kala fogaanay!? soo inigii dariska aheen ,teeda kale magaalada waxaa ku jirto in aad "qudbo sireesatay" !! ha ha ha ha ha.....someone told me walaahi is that true man.

bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maaweel

Friday, February 23, 2001 - 01:12 pm
Naag Ogaden ah yaa tabar u haayo. Waxey rabaan inladilo bishiiba mar. Mana shecla in ragooda ka soo sharmuuteysto sababtoo ah xoolahii ayaa baabayo ayey qabaan.

Sahro, iga raali ahow aniga Naag Ogaaden ma u qalmi sababtoo ah sharmuud ayaan ahay oo naagtii jidka martaba waan rabaa. Naag Ogaden ah waa daacad oo reerkooda dhaqdo nina ma raadsadaan.

Aniga yaaqay amaadan ahey naag Ogaden ah. Mise Ogadenkii waa isbadelay.

Haddii runtii aad nin raadis tahay aniga waxba ma iga dhacaan oo waan kugu qabinkaraa, ileen been mafiicnee runta in la iska horkeena ayaa fiican.

Bal ila soo xirir aan ku dhaqaaleeye. Haddi aad tahay maseertoy isga gambiso.

jaawa sahruuni, seytuuni, inta kale qolka ayaa lagu dhameystiri.