          SUUBAAN-BALAL    |   Friday, February 09, 2001 - 04:01 pm    SECURITY SITUATION IN GODEY "OGADEN CAPITAL CITY" REPORTED IN TENSE.    Reliable sources reveal that the security situation in Godey remains tense after clashes between the occupation forces and sub-clan Cabdalle militiamen.  Sub-clan militia have set up road blocks to prevent Tegrey officials of patroling the area, Tegrey officials dispatched more forces to bring Cabdalle "what they called" in control, but failed to do so.  shooting was reported outside the city.  the sub-clan militia, who are insisting the release of 100 detainees arrested last week after a high ranked Tegrey official was killed in Godey, Tegrey officials and its puppets are being stoped from travelling on road.  local and humanitarian sources confirmed.     |  
            KW    |   Friday, February 09, 2001 - 05:14 pm    keep the propagand it might help!!!!!!!!!.  nice try though!!!!!!!!  becarefull the Tigre may live close to U!!!!!!!!     |  
            FREEDOM FIGHTER    |   Friday, February 09, 2001 - 07:31 pm    subaan balal lol!!    brother, i think this is good example for all the ogaden cities to follow and show the world that we can not live under ethiopian colony any more.    this is our land so that we have to have the rights to choose how we gonna live and who we gonna live with.    we are in 2001 not 1950s or 60s  every human being should have the right to choose.    i urge all ogadens to fight and fight hard till we reach our freedom!    NINKI DHOOF KUYIMID BAY GEERRIDU DHIBAYSAA  WAQTIGII DHAMAAYOO WUU DHAQAAQI DOONAA!!!    GUUUUUUL  XORNIMO  OGADEN NATIONAL LIBERATION FRONT.     |  
            ODAYJARRATI    |   Friday, February 09, 2001 - 09:34 pm    Suubaan adeer waynoow ilaahay idamkiis. Adeer waad ku mahadsantahay wararka aad noo soo gudbisay waxaana rajaynayaa in sidaas oo kale aan wixii warar ah aan si wanaagsan isu dhaafsan doono inshaa Allaah. Ilaah baa mahad leh noo sahlay sidan dhibka yar ee wararka la isu gaadhsan karo    Aniga oo ah oday reer Ogadeenya ah waxaan ku dhiiri galinaya in dhammaan dad dhulkaas u dhashay ee somaaliyeed ay ka qayb qaataan xoraynta dhulkooda   Sidoo kale waxaan ka codsanayaa in xubnaha firifircoon ee ONLF iyo ODAYAASHOODABA ay howlahooda ku ballaadhiyaan guud ahaan dhulka somaliyeed ee xabashidu gumaystao iskuna dayaan inay kasbadaan kalsoonida shacabkooda meel ay joogaanba arimahana laga ilaaliyo turxaanta ama waxyaabaha carqalada keeni kara sida qofka magaca ONLF sida oo si xun ama aqoon la'aana u adeegsada.  Anigu mar dhow ayaan wadankii tagay runtii dhibaataa ka jirta aan hada meeshan lagu soo koobi karin ama dadka qaar aan loo sawiri karin, runtii waa nolol adag waxaana dhihi karaa waa nolo ka liidata nolol kasta oo maanta shacab aduunka ku nool kunoolyahay    Kadib markaan fiir-fiirinayey doodaha looga dooday ogaadenia ee netkan waxaan jeclaan lahaa inaan guud ahaan uga mahad celiyo dadkii somaliyeed ee ka qayb qaatay doodahaas ama haka soo hor jeedaan ama ha taageeraane gaar ahaan kuwii reer ogadenia ee sida habsamida leh ee cilmiga ku dhisan u daadihinayey doodahaas, siiba ninka la dhoho KOOSHIN oon si goo i ah uga  mahad celiyo sidii DAGANAYD ee NADIIFTA ahyd ee uu uga qayb qaatay doodahaas iyadoo ay jireen qaar kale oo wanaagsanaa hadana runtii ninkaas wuxuu muujiyey dagaan, xilkasnimo, aqoon hufan, daliilo cad cad,iyo waliba u dhimrin kuwa aan jeclayn qadiyada Ogadenia iyo u caqli celin kuwa Ogadenianka ah ee ku xadgudbayey dadka kale iyo aragtiyadooda waxaana u baahanahay dad sida KOOSHIN  oo kale ah.Adeer Kooshin kolley uun waan kaa waynahay oo saas ayaan adeer kuuleeyahay waxaana jeclaystay inaan halkan kuugu soo dubiyo salaan diiran oon kaaga sido dhammaan odayaasha DALKA OGAADEENYA gaar ahaan kuwa gobolka AFDHEER anoo magacooda ku hadlaya way ku salaamayaan adeer halkaagana adiga iyo saaxiibadaa kasii wada dadaalkiina dhaxal galka ah.Guul & Xornimo dhow inshaa Allah     |  
            R.C    |   Saturday, February 10, 2001 - 01:20 am    I have some questions here-  Why do the Ogadens fight?  Who do the Ogadens want live with if not Ethiopia?  Explain the entire condition of the Ogaden?.    please post your responses in English.     looking forward to hearing from you.  thanks in advace.     |  
            KOSHIN    |   Saturday, February 10, 2001 - 03:45 am    TO: ODAY JARRATI.    Adeer waxaan halkan idinka soo gudbinayaa salaan aad iyo aad u qiimo badan. Salaan ka dib waxaan idiin rajeynayaa cafimaad iyo cimri dheer.    Salaan, kadib waxaan aan awood u yeeshay inaa aqristo qoraalkaadii aad iyo aadna waan ugu farhay taasoo sababtay in aan ilmeyo markii aan maqlay odayaashii oo i salaamaya.    Adeer, qadiyani waa mid ninkasto oo islam ah qaas ahaan somali u wada furan, waxaanu dooneynaa in dadka walaalahayaga ah ee soomaliyeed meelkast ay joogan taageero nagu siyaan sida aanu anaga taageero buuxdo uga geesanay tariikhda umada somaliyeed.    Adeer, Gabayada Sayid Mohamed Abdulle ayaa laga dhigaa Jamacada layidhaaho INDIAN UNIVERSITY, ee ku taalo gobolka INDIAN dalkan mareykanka ah. Waxaana aqriyey inuu mar Sayidku yidhi "NIN AAN ADUUNKA DHUL KU LAHEEN AQIRONA DHUL KUMA LAHA"  Taasi macnaheedu waxaa ay aheen in laxoreeyo dhulkasta oo umaada somaliyeed ee degan yihiin.    Adeer, anigu awowgeey labaad ayaa ka jimid OGADENIA oo waxaanu nahay reer Beydhabo, lakiin maanta nin iga neceb majiro dhibaatada dadkeyna heysata. Waxaana layaab leh dadka ku dhashay dhulkaas ee walaalaheen ah oo dhibku nawada sameeyo in ay aragtitooda noqotay midka duwan mida aanu anaga huwan nahay. Taas oo wax sabab ah aysan yirin oon aheen Magacan loo yaqaan wadank moyee.    Anigu waxaan aminsanahay in loobahan yahay in aanu si walaaltino ku dheehan aanu u fahansiino dadka walaalaheen ah oonan iska siifogeen.    Waxaan aad iyo aad aan ugu farahsanahay iin dhalinyardeena aanu wadno hoowlo la iskugu soo dhoweenay dadkeen degan wadankan dhamaantoo oo anuu insha'alah guul ka gaari dhoono.    waxaan kaloo hada wadaa dadaal xaga saxaafaada oo ku saabsan marxalada dadkeen ay ku sugan yihiin.  hadalkii waan ku dheeraday ee iiga raali ahaada.     |  
            SOMALI    |   Saturday, February 10, 2001 - 03:48 am    FOR SOOMAALI GALBEED TO SUCCESSED THE NAME OGADEN HAS TO BE DROPPED     |  
            Koshin    |   Saturday, February 10, 2001 - 03:55 am    MR. RC    I am just wondering did you just got up and decided to toss us some biny baby question? are you not a Somalian? I am just surprised thay you are not aware of the Ogadenia sutiation.     I am sure you have more questions than you posted here so, I'll direct you to the WWW.OGADEN.COM and give you sometime to ajust.    If you still have questions please feel free to post here. I'll be very happy to answer it.    Thank you.     |  
            R.C    |   Saturday, February 10, 2001 - 07:37 pm    Thanks Koshin, Will talk to you later.     |  
            SUUBAAN BALAL    |   Sunday, February 11, 2001 - 12:01 am    OGADEN CAPITAL PLACED UNDER CURFEW.    The occupation tegrey officials announced last week to impose a curfew from 16H00 to 07H00 GMT throughout the city of Godey, When this curfew will end is still unknown.  According to local sources, serious violations of human rights had taken place, including the killing of unarmed civilians, children and women committed by tegrey forces.  The occupation tegrey troops had elso forbidden all travel by land, river or air, all telephone offices had been shut down and the city is said to be extrmely tense.     |  
            Koshin    |   Sunday, February 11, 2001 - 03:53 am    TO: RC    Thank you.     |  
            cige    |   Sunday, February 11, 2001 - 08:49 am    koshin & suuban    salaan marka hore, labadiina in badan waxaan idinku arkey adinka oo netkan oogahadlaya dagaal ama dhib ookaliya,     why aadan oogahadlin sidee baa nabad lagu gaadhaa umada soomaali galbeedna la'iskugu keeni karaa?     waxaan qiyaasayaa inaad tahiin dad wax bartay balse qabyaaladi katabar roonaatay!    i hope we can have healthy debate.    peace.     |  
            JABHAD    |   Sunday, February 11, 2001 - 06:25 pm    ONLF-----------------GUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUL----  XOOOOOOOOOOOOOOOOOOOORNIIIIIIIIIIIMO  JWXO--------------HAWAARTO.     |  
            yaab    |   Monday, February 12, 2001 - 03:38 am    ar ugadeen ugaadeenaaa!!!!     |  
            nuur    |   Monday, February 12, 2001 - 10:40 am    Salaamu  caleykum warax matulaahi wabarakaatahuy  Yaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaab  war waxaan layaabay dadkan waxa magaca kudiray  ogadenia iyo ogaden waa kala laba  magaca ogadenia  waxuu kuqoran yahay taariikha aduunka wax afku  tirtirmina ma aha ee waxaan kalee layaabay  internetka mawaxaa suubiyay qabil inlagaga hadlo  waxaad moodaa inaan kabixin ama fahmilanahay  cudurka ina heysta iga raali ahaada hadalkaa ilatagay war illaahay hala baqo oo diinta halunoqdo wibilaahi towfiiq     |  
            TIRFAC    |   Monday, February 12, 2001 - 12:38 pm    Ethiopian rebels claim killing 16 soldiers in Ogaden region clashes         NAIROBI, Feb 8    Agence France Presse (AFP)         Ogaden separatist guerilla forces have killed 16 Ethiopian government soldiers in battles in the southeastern Ogaden region in January, their movement said in statement released here Thursday.         The Ogaden National Liberation Front/Army (ONLF/A) said that on January 1, 2001, its forces killed three Ethiopian soldiers and wounded four others during an engagement near the Ogadeni village of Boorta.         On January 9, ONLF/A's special forces launched a surprise raid on the Ethiopian army barracks at Alla Qod near the Ogaden capital Gode, resulting in the capture of a senior Ethiopian government informant.         Five days later, eight Ethiopian government troops were killed and 10 others wounded after ONLF/A fighters engaged them at Bardaaxle town, during which they also recaptured a transport vehicle the Ethiopians had earlier confiscated.         Another battle with the Ethiopian soldiers at Garwaan town on January 19 also left five Ethiopian soldiers dead and three wounded, the ONLF/A statement added.         The ONLF is a separatist movement in southeastern Ethiopia, mainly inhabited by ethnic Somalis.         The claim could not be confirmed independently.         Agence France Presse (AFP)      DHARAARTII CADCEEDAAY  LABADAYDA DHAAYOOD  KU DHUG NACABKA MOOYEE  HADHKA UMA DHAWAADEE    DHALAALADAA HABEENKII  DHUMAALAYSI BOODOO  WAX DHAGAYSO MOOYEE  HURDO DHACDIID MA SEEXDOO    DHIGI MAAYO TUUTAHA  GUMAYSIGAA  ANIGOON DHANNA U RIDIN......    NABAADIIN     |  
            daljir    |   Monday, February 12, 2001 - 01:59 pm    Tirfac.lol!bro!!!    DHIGI MAAYO TUUTAHA  DHABIHII GUMEYSIGAA  ANIGOON DHANNA UUROGIN.    I always love that one!      ISKUTASHI  XORNIMO  GUUUUL.     |  
            SUUBAAN-BALAL    |   Tuesday, February 13, 2001 - 05:51 am    To cige.    I'm not sure what kind of debate you are talking about, but if you want know about ONLF, I will tell you as much as I can.  ONLF is on mission and its goals are clear.  ONLF will persist the quest that Ogaden people had shed so much blood for and suffered so long "FREEDOM".  Cige, if you are from the occupied land of Ogaden, please join us, we need everyone with good ideas, we need to go forward together and regain our freedom.  Our doors are open and your help is welcome.    OGADEN WITH VICTORY AND PROSPERITY.     |  
            yaab    |   Tuesday, February 13, 2001 - 12:38 pm    caaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaac  iyo cuuuuuuuuuuuuuuuuuuuc  waliba ciiiiiiiiiiiiiic.     |  
            Noora    |   Friday, February 23, 2001 - 09:03 am    Suubaan Balai:    I had no idea such a "capital" city existed!  It's amazing how people like to create their own little fantasy world!!!!!!!    Peace,  Noora     |  
            Koshin    |   Friday, February 23, 2001 - 12:55 pm    TO: Noora    If you don't know please ask first before making statements like that.    Always be polite and becareful what you say it could come and hunt you.    GODAY is the capital city of Ogaden. If you are not aware of that look in the International map, there it clearly states OGADENIA.    Since, Ogadenia is ours we chose Godey to be our capital city. If you think we are in a fantasy world think again.    The revolution will materialize soon. In the mean time sit tight and wait your call.    take care MS. Noora.     |  
            QAMAAN    |   Friday, February 23, 2001 - 08:15 pm    TO-NOORA    EEDO NUURAAY BAL INOOSHEEG CAASIMADA OGADENIA HADAADBA DIIDAY IN GODEY CAASIMADI WADANKA OGADEN TAHAY?????????     |