Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Archive (Before Feb. 16, 2001): YAA REER XERAGEEL AH
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xerageel

Friday, February 09, 2001 - 06:07 pm
Xerageel Waxay ahayd magaalo qadiimi ah oo kutaal bariga dhulka soomalidu degto waxaanay u dhowdahay magaalada lafa-ciise layidhaahdo waxay magaladani ahaan jirty mid aad ugu sareysa xaga wax-beerista taas oo ay waayadii hore dadka dhulkaasi ahaayeen dadka ugu wax soo-saar badan inta degan dhulkaas oo dhan.

Waxaa baa biiyay gumasiga axmaarada oo kadhigay meelo ciido kadiban dadkii waa ay ka qaxeen waxayna noqotay magaalo baabaday oo hada waxaba kama noola laakiin waxaan filaa in maalin uun uu gumastuhu ka kicidoono oo ay dadkii dhulkaas iska lahaa u soo noqon doonaan oo ay sidii magaaladoodii u camiri doonan.