Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Archive (Before Feb. 16, 2001): DHANAAN(Magalada ugu D,da weyn Ogadenia)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saxnuun

Sunday, February 11, 2001 - 07:52 am
Waxaan muran kujirin in magalada Dhanaan ay tahay Magalada ugu faca weyn dhulka Ogadenia ahaan jirtayna caasimadihii Ingiriiska iyo Talyaniga xiligii Gumaysiga,waxaa kaloo kutusaya inay tahay magaalo fac weyn suugaanta ree ogadenia iyo maansooyinka waxana kamid ahayd DHAXYAR DHUUBOOY DHANAAN DHAR MAKAGA GADAAYEEY HALAALE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, February 11, 2001 - 12:21 pm
waa magaaladaii reer afdhicir!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fadi kudirir

Sunday, February 11, 2001 - 01:07 pm
ninkii af geduudanood aragtaba
ardooy u malee ugaas nuur
saaaalaaaaan ugaas nuur

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CEELKARRI

Sunday, February 11, 2001 - 11:55 pm
Waryaa ugaaaaaaas nuuuuuuuuu lol miyaaaaa awoowgaa la shilaan shiil lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saxnuun

Monday, February 12, 2001 - 03:04 am
Niman yahow haigu kalifina inaan Gabyo
Inan yahow Erayo yaroo ururisay Laabtaydu!!
Ooda aan kaqaado sidii Adhiga foofaaya!!
Adna ila wadoo Ahada ii yeedhi!!
Ugasnuur Hadaan ahay dad woow Aragti dheeraaye!
Awoowyadaydii horeen Arrin kasoo gaadhay!
In dhaweytaba ma unkin Erayadooiye!
Asal dahab diisisiban Odaygii(Ogaden)Shegnaye!
Awowgaygii horaa ahaa Ehuldiine!!
Eray iyo mansana iskabadaa oday intii jogta!!
Agagaarka DANWAA waad kaheli Oday Ugasnuure
Aminkasuu kumarin irid dagaalede!!
Ilayn waa duul dab iyo danabyo qaadaaye!!
Dad wixii agjoogana way kugu dawaarayne!!
30Kii Aroorood ee irida loo ooday!!!
Iyagaa kasbadoo kibirku laansheyay!!
Kun fac bay uleeyihiin sankoo kor lotagaye!
Irir iyo Samaale inta Erag Ogaden ah!!
Aroor qudha inay maraan bay kuarinsadaane

waar miyaan wadaa hadee?ha itaabanina yaanan burqanine sidii ceelkii Burqayar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ugaas

Monday, February 12, 2001 - 08:55 am
looooooooooooooooooooool
agaaaaaaaaaaaaaa waryaa magaalaydii ayaa meshan laGU SOO QORAY .. SAXNUUN GOBYAY HALKAA KA WAD...
WAXAA SOO GALA WAA LOO JAWAABA UGAAS IYO UGUNDE AYAA U JOGA ,
BYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fadhi kudirir

Monday, February 12, 2001 - 02:00 pm
ugaas nuur afka toosh iyo tariig nool buu ku wataa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saxnuun

Tuesday, February 13, 2001 - 02:51 am
To:Fadhi kudirir
Saaxiib reerka sifiican baad utaqaanaaye tolow ma qolyihii magan-galyada kujoogay Dhanaan ayaad ahayd ee gabdhahanagu dhaleen horaa looyidhi CIIRTAADA CABBE ayaa caydaada yaqaan,afaraydii ninkii Ugas-Kooshin(Laba-Qayd)ayaad lasoo taliqan tahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UGAAS

Tuesday, February 13, 2001 - 08:14 am
fadhi ku dirir
agaaaaaaaaaa waryaa ugaas nuur, geel ayay ka dhaceen miyaa .. show Raabi Tima khoof iyo warlawe yaxye ayaad soo xusuusan markaad ugaas nuur maqasho
waryaaa somalida kale aad ee ogaden , fadhi ku dirir uma baahnaa anagaa taanadi si aan dhahno la' ee ... meesha ka baxa
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fadhikudirir

Tuesday, February 13, 2001 - 01:10 pm
waryaada ugaasnuur madad bey nabad galyo siinkaraan iyagaaba gacan ku gabad ah dhuurkiina wuuba dumey oo milic bey reerkii fadhiyaan war dadka haloo taliyo hadaad wax ku dhaantaan
geel ma dhici karaan baa ka horeysa loooool
nabad galy
ugaaaaaaaaaaaaas nuuuuuuuuuuur afguduuuuuuuuuud

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saxnuun

Wednesday, February 14, 2001 - 03:54 am
Agaaaaaaaaaa
waryaa Fadhi-kudiri aabahaa lacadaabyeey maxaad runta kaleexanaysaa,waad ogtahay inaan reero dhan oo Absame ah iyo waliba hawiye magangalyo siyasad kudagan yihiin Dhanaan.

War maxaad isla indha tiri barakada lagaqaad Raabi Tima Khoof iyo warlaawe yaxye iyo Doofil waad ogtahay inay kucaano tiri jireene,yaan lais idnha tirin hadii kale ragaas qaarkood ayaa nool,iyo waliba waxay sii dhaleen oo dabcigoodii leh
byeeeeeeeeee