We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, February 12, 2001 - 03:58 am Waaxaan ahay wiil Ogadeen ah da,diisu udhaxayso 25 ilaa 30 diintana yaqaana,Aqoon kalana leh ila aheer jamacadeed waxaan doonayay gabadh Ogaden ah oo diin leh hadaan is qancino aan weysada isku ilaashano fadlan hadaad tahay mid doonaysa guur xalaal ah igala soo xidhiidh halkan Shihaab99@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, February 13, 2001 - 03:13 am To:Gabadh Ogaden Walaal ama Huuno Gabadh iyo Garoob midaan heshiinaba wuu na dhex mari karaa guur xalaal ah,laakiin labadoodaba shuruudo ayaa kuxidhan: 1-waa inay yihiin kuwo dabeecad wanaagsan 2-waa inay iqanciyaan dhinaca Quruxda(Somali weyn dhexda kaga jiraan) 3-Edebtii,xishoodkii,maamuuskii lagu yaqan gabdhaha Ogaden waa inay yeelataa. 4-waa inay tahay mid fahmaysa Nolosha casriga ah e manta jirta. 5-waa inay tahay mid dhinaca diinta ku wanagsan ugu yaran shanta salaadood aysan weydaaranin. 6-looma bahno inay noqoto mid jaq-jaqlay ah oo qayladeda iyo sawaxankeda dariska laga maqlo sidii Orgi laqinaya. Intaas waa shurudaha labadodaba. Garoobtu shuroodo ay gooni uledahay oo gabadha ay dher tahay ayaa jirta waana sidan: 1-inaysan Da,dedu ka weynayn 30 sano 2-inaysan lahayn caruur kabadan 2 ilmood 3-labadas ilmood waa inaysan wada ahanin labo wiil,waa inay ahadaan labo gabdhood ama wiil iyo gabadh(Nafsadaydaan ubaqay). 4- dee xaga kharashkana ay yara haysaa ileen dumarka garoobka ah bahasha waa lagu tuhmaaye. Walaal anigu waxan kunoolahay Qurbaha siiba yurub intas wixii kasii fahfahsan E-mailka ayan kugu shegi. Sidaa iyo nabadino
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, February 14, 2001 - 07:32 am Nacas ogaadeen kuma xumid! war ileen magac been uma baxo.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, February 14, 2001 - 08:58 am miss ogaaden salaama caleekuma dhamaamtiin waxaan u jawaabayaa gabada Somaliyee. maxaad ka rabataa inka ogadeen hhaduu yir gabar ogaden ayaan doonayaa ma ceeba ayuu sameeya. tan kale adiga yirya horaa loo yir. yaa yir yaase dhihi karo. OGAADENKU WAA DAD GOBA AH OO LAYAQAAN.OK........................ TAKECARE SIS................ MISS OGADEN
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, February 14, 2001 - 10:40 am To Gabadha somaliyeed why are you getting jealous when da guy said."only Gabdh ogaden".I Know you are bitch who is trying to hit us. but we aint get time for ya. don't eva come here and start to disrespect us aight,or you may get your ass whop! run run run before I get your sorry ass out of here..
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, February 14, 2001 - 10:43 am asalamu caleykum. cumar waa i kanaa tilmanta ad radineyso laakiin adiga sideed ku museysatey intaas in ad heshid iska soo waran. byeeeeeeee
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 15, 2001 - 01:44 am To:Ogadenad Huuno wey yar tahay sida loo wada helo qof bini,adam ah oo dhamaystiran dhinac kasta lakin anigu waxaan kawadaa odhaahdii somaliyeed ee ahayd hadaad qof shilin inuu kusiiyo rabto labo shilin weydiiso. marka wax kasta waan kuxidhi si ay 70% ula timaado warkaygu wuu cadyahaye warkaaga soo balbalaadhi huuno byeeeeeeeeeeeeeee cumar
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 15, 2001 - 07:02 am salaam dhamaan gabarsomaliyeed ogow qof kasto xaq ayuu u leeyahay in uu radsado ruuxa uu doonayo , marka cayda iska dhaaf hadii aad na leedahay tilmaamahaas ayaa leeyahay balse ma ihi Ogaadeen noo sheeg walaal ani iyo MISS-OGADEN waxaan isku dayeenaa in aan CUMAR la hadalno si uu shardiga Ogaden uga saaro mesha hadii kalase.........HUUNO AFLAGDADA JOOJI CUMAR waxaan kuu rajaynayaa qof ku anfacdo. Nabadeeeeeeeeeeeeee
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 15, 2001 - 08:10 am TO OMAR I GET YOUR MASSAGE LAAKIIN DHIBAATADU WAXAY KA TAAGAN TAHAY ADIGU ISKAMA AAD HADLIN MA SHEEGIN XUMAANTAADA IYO WANAAGAAGA INTABA ILEEN GABADHA AMA GAROOBTABA WAXAY XAQ U LEEDAHAY INAY KA HADASHO DOOQEEDA MARKA SHURUUDDAHA HA MOODIN INAAD KALIGAA SHEEGATID MIDA KALE WAXAAD KU NOOSHAHAY EUROPE AAD AYAAN U KALA FOG NAHAY CUZ WAXAAN KU NOOLAHAY NORTH AMERICA SO WAXAAN KUU RAJEYNAYAA INAAD HESHO QOFTA AAD RAADINEYSO I WISH YOU ALL THE BEST AND I TALK TO YOU SOON BYE GABAR OGAADEEN
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 15, 2001 - 08:25 am hi miss-ogaden or gabarogaden!!!!!!!!!!?????????????/
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, February 16, 2001 - 04:02 am To:MissOgaden Walaal Ama Huuno waad mahadsan tahay sida xilkasnimada leh eed ra,yigaada udhiibatay. Hadaan dib ugu laabto qoraalkagan udanbeya,Labada qof ee israbta ama is qabtaba meel kasto oo ay kala joogaanba haday calaf iskuleyihiin isma seegaan hadaysan tii rabi kala geynin,taas ogow horta. Mida kale:Wan ogahay gabadhu ama garoobtu inay iyaduba Dookh leedahay lakinse iayada ayaa laga rabaa inay wiilka weydiiso oo tidhaahdo hadaad sidaa iyo noocaa tahay weynu heshiin karaa hadii kalana waa maya,kadib ayuu wiilku dib iskugu labanayaaye,Aniguse soo cadaystay waxaan rabaye dhiniciina ayay kubadu taalaa eega. ada iyo aad ayaad ugu mahadsan tahay ducada walaltinimo eed ii ducaysay mid kheyr qabta inuu ilahay ii sahlo Aamiiiiiiiiiiiiiin adiga iyo inta kale ee ree ogadenia ahba waxaan idiin rajaynayaa sidaa oo kale. To Miss Shilaabo Huuno aad ayad ugu mahadsan tahay sida aad ugu caqli celisay gabadhaas aflagadonaysa,lakin yaa wax kuqadan ayaa su,aal ah: QALBI DALOOLA DAAMUR GALAY DIBINTA LAADLAADSHAY DURBA WIXII GALAA WAY DILILIQAANE DABADEED DANSEEG IYOLUGOOYO DAALBAA XIGIDOONA Wad mahadsan tihiin dhamaan
|