    aabo | Tuesday, February 13, 2001 - 04:48 am Sida cilmyan la'ogyahay waxaa xadidaya nooca uu noqonayo mujtamac; DAGAANKA, WKHTIGA&HABNOLO.. hadaba mujtamaca soomaaliyeed waxaa xadiday ugu badnaan dagaan kiisa oo ahaa dhul biyo daran iyo habnololeedkiisa oo ahaa xoolodhaqatonomo. taasi waxay keentauy in ay adeegsadaan mabda'a layidhaahdo:WAXAANOOLAANAYA CIDII XOOGBADAN, taas ookeen tay dagaalo aysababaan BIYAHA& DAAQSINTA XOOLAHA, islamarkaana kukaliftay BEELAHA laga tirada badan yahay inay kuwokale kutiirsadaan ooy dhib &dheefba la wadaagaan, hadaba qabaa'ilka soomaalida eewaawayni uma ayna saamixin in ayla'noolaadaan qabaa'il katiro yar, ABSAMAHA mooyee??'''''''''''''''' waxaan ku maqlijiray barigii aan ciyaalka ahayn AW&ABSAME/AW&OGAADEEN, AW[SOOMAALIDII la'noolayd absamaha/ay is kudagaan ka'ahaayeen] wax haba yaraatee taaban karay ma'jirin iyaga marka uu ABSAMUHU islaynayo ama'uu isu xoog sheeganayo. waana mid uu dareemi karo ninkasta oo dagaamada soomaalida eega iyo sida loo dagan yahay, tusaa laha kalena waa markii ay soomaaliyi islaysay ee ninwaliba wixii uudili karay dilay wuxuu GABDHO kuf san karayna kufsaday dagaankiisiina kadhigay furin, ninkasta ooSOOMAALI AH QABIIL KSTA HA'UDHASHEE markuu soo gaadho dagaanka absamaha NABAD AYUU DAREEMI JIRAY, waana lawada ogyahay, sababta uu ABSAME GUMAYSI ugu jiraana waaQAALINIMADA, oo gumaysiga ayaa oga aara goosanaya haigan kii dheeraa ee ay madaxda ka'ahaayeen,uu hogaaminayay'sayidku. |