Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Archive (Before Feb. 16, 2001): Akisho.NET
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, February 15, 2001 - 03:46 pm
wixii rag tolkeeyow soo gala wixii kaloowna soo gala. intakalana ee wax xun iyo war aan jirin wadowna KA BAXA!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SALEEBAN/GADSAN

Friday, February 16, 2001 - 08:08 pm
TO; BROTHER AKISHE

WAAD SALAAMANTIHIIN ILMA ADEERAYAAL AAWEY RAGII RAGA AHAA EE AKISHE
WE LOVE YOU

YOURS GADSAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, February 28, 2001 - 02:23 pm
Inaader nin akisho ah baan ahay oo jooga dalka canada. waxaanan leeyahay inaan dadka u sheegno in ay akisho gaadsan biyomaal iyo dir idilkeed ay soomaalinimo rabaan. Gumeysigii cadaaa iyo kii amxaareedba si wacan ayaan ula dagaalamnay hadana waxay sheekadu u eegtahay in aan iska celino gumaysiga dulbooka ah ee la iska sheeganayo dul ayna lahayn. waa daarood iyo habargidir ka baxa marka iyo dhulka biyomaal gebigiis ilaa iyo kismaayo iyo hilib

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiilogaden

Friday, March 09, 2001 - 07:42 am
Akisho xagay gashaa, oo waxaan moodi jiray inay oromo yihiin. oo dadkoodu afsoomaaliga aqoon.