Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Soomaali Galbeed (Current): JIDWAAQ TOBICS ONLY,NO BODY BESIDE OF JIDWAQ
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUXIYO DIIN

Friday, February 16, 2001 - 09:40 am
TO/DHAMAAN DHLINTA JIDWAAQ WAAD
SALAAMANTIHIIN.SALAANKADIB
WAXAAN IDINKA CODSANAYAA INAYDAAN
DHAGEYSANIN DADAKA XUMAHA LAWAREEGAYA
EE AAD DANTIINA KAHADASHAAN.
WAXA KALE OO AAN USHEEGILAHAA
BULSHAWAYNTA SOOMAALIYEED MEELKASTA
OO AY JOOGAANBA FADLAN WANAAGA
KATALIYA CAYDUNA WAA XAARAANE ISKA ILAALIYA
WASALAAMU CALAYKUM WARAXMATULAAHI.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, February 16, 2001 - 10:00 am
jidwaaq wax lacuno ay u eeg tahay. waaq . waaq . waaq . waaq . waaq . waaq . waaq . waaq . waaq waaq . waaq . waaq . waaq . waaq . waaq . waaq . waaq . waaq waaq . waaq . waaq . waaq . waaq . waaq . waaq . waaq . waaq waaq . waaq . waaq . waaq . waaq . waaq . waaq . waaq . waaq waaq . waaq . waaq . waaq . waaq . waaq . waaq . waaq . waaq waaq . waaq . waaq . waaq . waaq . waaq . waaq . waaq . waaq oo hadaad soomaalinimo rabtid maad waaq waaqda naga daysid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gaaskii jabhada

Friday, February 16, 2001 - 01:33 pm
nin caytamay afkiisuu ku yaalaa ninkaan topiga furay een wax xumaan ah soo qorin maxaad qabiilkiisa u aflagaadaynaysaa . war nin yahow soomaalida waxaan xabad ahayn ma maqlaan. jidwaaq baaruuduu ku ursiin walee hadaad heelada meesha kalatagiwaydid ninyohow ananymouska isku sheegay. gaaskii axmed gurey ee jabhadii soomali galbeed wali wuu jiraa. qabiilkase xumaan umbaa loo diidaye masidii hore ayaad leedahay aan dabargoyno wasallamu calaykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GADIID

Friday, February 16, 2001 - 01:36 pm
To Muxiyadiin

Ma ahi jidwaaq laakiin waa tolkay waana sidaaad sheegtay caydu waa ceeb iskana indho tir ninkaas caytamay.
Maxaa cusub oo jidqaaw kusoo kordhinaysaa??
waa suaal fayow ee qalad ha u fahmin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, February 16, 2001 - 05:59 pm
ASALAAMU CALAYKUM W WABARAKAATUH
walaal dhalinyarada topig furay waan idin salaamay
salaan kabacdi
topig waxaan quudaraynayaa inuu noqdo mid ay dhalinyaradu isku waydaarsadaan fikradaha fayow
oo looga hadlayo danaha umada kunool dalkaa lagu-
maysto inaga oo aan cidna caayin cidna waxka
sheegin oo si fiican fikradaha isu dhaafsano
waxaan idiin rajaynayaa khayr
wasalaamu calaykum waraxma tulaahi wabaraatuh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AhmedNur

Sunday, February 18, 2001 - 05:38 am
salaan kadib..waadmahadsantihiin intii ladoono....
hadaan usoolaabta arintani....
wiilasha hawraarta iswaydaarsaday uma arko wax lalayaabo...waayo dibusocod,xintanaanmicno kudhisnayn iyo fikradi raqiisa iyo waqarkiinkagudbay inaad shaqo kadhigataan waa dhaqan aad abkasoogaar uleedihiin absamow.....
waxaanataacadaynaya..weedhaha uu jidwaaq uadeegsaday nin dooda furay oon umalayn inuu ogadenyaha ..iyo jawaadba uu kabixiyay ninkii ujawaabay oon fili inuuyahay jidwaaq...
waxaan usheegi laha labadaa ninku sheegyadaas...
inayna unoqonin xaabo dab cadaw shidayo...iyo sidiilabadii nin ee bidaarta lahaa ee shanlada iskulaysay...taa waxaan ugajedaa...hadaad ragtihiin...ood geesinimo sharaf leedihiin ...gaalada kaba,laanta ah ee dadkeenii adoonsanaysa..mafahmikaro inaan inagoo qaxootia oo wiilal inala eg dhulkeenii kuciyaarayaan aynu isgufaano sharaf ,badi ,geesinimo io dagaalyahanimo....
waxkale oon idhaahdo maragaranayo ee waanasiibdaro....
...anigu waxaan ahay nin ogaadeen ah oo kudhashay magaaladaqabridahar....si aan hadalkayga cidkale dushaloogassaarinbaan usheegey abtirkayga...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Guure

Wednesday, February 21, 2001 - 04:55 am
Waa kee ninka Jidwaaq wax ka sheegayaa?
Maxaad tahay adigu aad caydid jidwaaqe?
Probably nothing, nothing , nothing..
Hadii nin nala degaan ah tahay oo na yaqaana horta namaad caydeen.
Ama wanaag baad naga sheegan lahayd..
Ama xumaan, oo dad waa isdagaalaa waana wada dagaa
ninkaasookala wuxuu doono ha sheego. Laakiin adigoon b iyo t midna ahayn aqoonina reerka aad caayayso, maxaa kugu kalifay taas..

Waxaan u malaynayaa inaad tahay naanaab aan naga fogayn laakiin ka xun horumarka iyo wanaaga JIDWAAQ..

Also, Inamada iyo hablaha kale ee Jidwaaqna waxaan ku leeyahay. Dhaadhaan kaas oo kale yuuna idinka soo dhex gelin DISCUSSIONS-KA aad wadataan.
ee iska ilaaba oo wata hadalkiina.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jaabir

Friday, March 02, 2001 - 07:09 am
Jidka! Maxaa idinku dhacay? Hurdada ka kaca? maxaa la jiijiiftaan!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wadada cad

Friday, March 02, 2001 - 01:42 pm
to jaabir jooji hunqaacada jidwaaq ma hurdo ee toosa idinkaa hurdee & leave jidwaaq alone

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

anonymos

Sunday, March 11, 2001 - 04:25 am
Jidwaaq waa maxay? Waa iga run. Weligay halkaan keliya ayaan magacaas ku arkay. Waan maqli jiray Ogaadeen etc. weligayse ma maqal Jidwaaq. Fadlan ha caroonina ee si fiican iigu sheega.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

libaax

Sunday, March 11, 2001 - 06:11 am
waan ku aqaanaa waxaa tahay dadka naxa magaca
jidwaaqa ee ay jidwaaqu gumaysan jireen waxaa tahay ogaden oo mar walba waxaa iyo wax lamida ku an dacooda jidwaaq waa boqaradaadii iyo ragay ka dhasheen wiilwaal camanje iyo xaawo taako
ee haduu nac kaa yeedhsiiyay waxaas ala haku caafiyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XADAAR

Sunday, March 11, 2001 - 07:38 am
maanaan sheegin in jidwaaq ay cuqdad ogaden caloosha u buuxdo. waar heedhe ogaden kaa talo iyo itaal roone waxbana ha isku taagine dantaada ka hadal.
bal nin ayaa waydiiyay waxa jidwaaq la yidhaahdo markaasuu jaahilnimadiisa intuu u sheegi lahaa ayuu ku leeyahay- "waan ku aqaanaa ogaden baad tahay, jidwaaq waa boqoradadii ku gumaysan jiray"

what a nonesense.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

libaax

Sunday, March 11, 2001 - 09:15 am
to xaar waanku aqaanaa adiga waana laga in ay ay iyo doofaar is kaa kaa dhaleen ee baacda kala bax meesha jidwaaq baa loo furay cidana kuma waydiin inaad taqaano iyo inkale ee this topic only jidwaaq waxba marba magac haku soo galine mar xadaar marna unaanamas ee ka cararmeesha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Boldari

Monday, March 12, 2001 - 03:57 am
Waxay ila tahay in dad aan ka dhalan Absame ay meeshan dab ka shidayaan jidwaq iyo ogadeen dhedooda. hadaba waxaan leeyahay hadaad rabtaan inaad isku kaaya dirtaan waan idin aragnay anagaana walaala ah ee faraha nagala baxa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

harreman

Thursday, March 22, 2001 - 12:30 am
jidwaq is aroyal family and we qoodha somaaliyeed
but meelmawada dagno warna iskuma keen seegana,...........,....,m....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ogaden boy

Monday, March 26, 2001 - 04:15 pm
TO LIBAAX. OGADEN ha ku wasa.qurun qurun dhalay,waryaa iska dhaaf ogaadeen hadii kale •••••• dheer ayaa afka lagaa galinayaa.xaaraan ilmo xaaraan.ogow jidwaaq iyo ogaden waa walaalo labadabana waan u dhintaan.marka hadaad tahay qurun hasoo galin meesha awoowgaa wasee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jidka

Thursday, April 12, 2001 - 04:37 am
To Ogaden boy!!!!

Adiga maxaa kaa keenay cayda. Hadal ciyaalo suuq mooyee cidkale aysan ku hadal baa kaa soo daadanaya. Waa badawnimadii ilmaadeeraday lagu sheegi jiray.