Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Soomaali Galbeed (Current): Aduunyooy xaalkaa ba' QABIIL MISE QARAN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

war i cafiya

Friday, February 16, 2001 - 09:54 am
rag kala tag mid qabiil doorey mid qaran. Waxaase ugu aqoon iyo cilmi yar ninkii nin u dilay qabiil amase qiyaanay. Dadka waa inay qirtaan waxay sameeyeen qabiil ahaan. maanta madowga america waxaa loo xasdaa ooy horu ugu socanlayihiin waa cadaankoo diidan inay qirtaan oo xaqoodiina siyaan

Maantase soo maali isma dhaanto. Nin waxka go'aana majiro. aan is cafinee maan sheegno dhibka dhacay. caqli xumada mareexaan, sirqarsiga majeerteen, qabwaynida isaaq, caqli xumada ogaadeen, dobo dhilifnimad gadabuursi, iyo xoolonimada hawiye. qofkastow soo daa wixii ku dhibayay haday "hawiye xoolo"dad kaa dileen iska cafi. ninkii waxdilay ilaahaybaa dhib aduunyo iyo mid aakhiro tusi. "Majeerteen" waxbay kala qariyaan laakiin ninmankaan hada bari jooga naga dhaafa.lol
"ogaaden" doqonimadiina wixiinoo dhan waxaad saarateen afwayne soo iska ilooba inaan baabuur danbe aad qaxootiga u wadiin. "Gadabuursi" naga dhaafa waa dad mutacalimiin ah se way qaldameen inay afwayne ka raacaan Isaaq oo ladaga. "Isaaq"
waligiin soomaalaad tihiin hadii kale ka guura dhulka oo dhagacastiinii u taga. rag DIR layiraahdo ayaa wadankaan ka xoraystay gumaysigii intaad idinkuna guryaha u dhaqi jirteen.
"Eelaay" igaar faro dheer hadii baydhabo kuugu yimaado dhow aanku dhahay laakiin iska jir shaati'gaduud waa nin "majeerteen" ah "sirlayaal"
gure iyo gare maxay kala yihiin. Xandal oo dhana inay na cafiyaan waaye Hawiyo xoolo oo naag cad aan waligiis arag aa sugteen siyaad intii la tumaayey FUD in aad dhahdiin ay ahayd. qaladse malihid waxaa u malaynaysay abgaalee inaas hawiye yahay Habar-digir dad ladhahooyo ma maqlin majeerteen oo baadiyo joogo waaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, February 16, 2001 - 01:43 pm
..........!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????
how is that!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AhmedNur Abdi

Sunday, February 18, 2001 - 06:13 am
walaalyaalsalaan kadib.
runtii way iguadagtay inaan hawshan dareenkayga dhabta kadhiibto ...ooy sababtutahay waxaan aaminsanahay una halgamayaa in cudurka qabiilka ee soomaalia dawo loohelo manarabo inaan dhaqanxumada qabiilku abuuray waxkajilo...
arimaha saaxiibkysheegey ee qabiilada kukalasaaray ee midkasta uu waxkusheegey aniga ilaah inu qabiil ceeb kawada siman jiro... sidookale qabiil aan ceebihii uusheegey waxkalayn inuusanjirinbaan filayaa.....waxaakale oon rumaysnahay in dhibka iyo burburka soomaalia kahacay in dadqabaailka soomalia kamida oo tilmaamahaasi o kale leh ay sababuahaayeen.....
waxaan aaminsanahay...in markaan rabno inaan khaladsaxno amawaxkaqabano inaynu fiirirsano islana meel dhigno qaabka uguhaboon xalkiisa .. iskana ilaalino inaynu dhibkii hore mid kaxun sii abuurno..saaxiibkayna taladiisu waxay umuuqataa inusan xalku sidaakuimanaynin.. sidaasi awgeed arimaha aad sheegtay xataa hadayjiraanba xal mah;;; oo ninkii aad wax uusanjelaykusheegtaayi qabiil ninkuweeraray uunbuu kuarki jawaabtii kuhaboonayd buuna ksiin///

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

geesi

Wednesday, February 28, 2001 - 02:16 pm
soomaali waa wada ceeb, qabiilka aan joojino oo qaranimadeenii la soo noqono...ilaahow ku kaalmee cidii wax fiican larabta wadankeena. nagana qabo ku lugooynaya dadkeena ajaanib amxaaaro, cadaan, iyo madax isku sheega qabiilka ku shaqaysanaya ......examples all the warlords whatever tribe they might belong to they are no GOOD