We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, February 16, 2001 - 07:14 pm WAR WAX I AF GARTAY CARIGA MA JOGGA? ILKACAS CARIGA KU YARE
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, February 19, 2001 - 04:29 am war kuma yara e ku maad tahay mise been baad u sheeganay saa magaca isa soo cadee maxaad lacalaacaysaa ilkacas way joogtaa carigee mida kale wax aan ku waydiiyey xageed kasoo hadlaysaa waan wada ognahay inta ilkacasee kumaqan dibadahe
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, February 21, 2001 - 03:26 am war yaa maxaa beenta kuugu wacan ood u sheeganaysaa magaalo aadan ahay waayo aan sidaa kuu lee yahay ilaa iyo modo gaadhysa lix maalmood ayaan kaa la ahay wax jawaab ah markaa wax ii cadaatay inaadan ahay reer dhagaxbuur ee iska sheeganayso
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, February 23, 2001 - 12:22 pm WARYAA WAA CEEB WAXAAD SHEEGAYSAA EEMA HUURADII ILKAHA KU CASAYBAAD BURUSH USOO RAADISAY MAXAAD MARAYKANKA KASOO DOONTAY BADOWSANIDAA MA KII GAADHIGA CAWSKA UDHIGAY BAAD TAHAY WAA MAXAY LIXDA INDHOOD IYO WAXAAD SHEEGAYSAA U.S.A AYAAN IDIIN WAYDIINAYNAA INAY IDINKU DEEQDO KHUBURO IDIN BARTA SIDA HUURADA LAYSAGA CADAYO IYO BURUSHYO
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, February 24, 2001 - 12:24 pm TO:ANONYMOUS Horta aniga ma ahayn ninkii baaburka cawska u dhigay laakin nin iga fogna ma aha,warkiisna iguma yara,marka ilkacas north america laga hadlayo cid kasta og waa faro ku tiris hadaan mid mid kugu shego waa PARIS,CAGOLE FATULE,MUSTAFE ISMAACIIL TAHAR,ZIYAAD GUULEED,CABDI XAKIIM(mad mule),INA GUREY(adaabi),CABDI KUUS,YASIIN SHARIIF,Ina KABADHE,iyo yar ina Maxamed askar ah intaas oo joogta America iyo ila sideed joogta canada ee adigu kuma tahay
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, February 24, 2001 - 12:34 pm TO:RAGEDI CAMI KINTIRLEYDA HADAAN ILKACAS NAHAY WAAN KUDNA EE LAMA KAFTANO
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, February 24, 2001 - 12:38 pm TO: AJAABI Adeer inta aadan war iga helin isu kay jilci oo aan ku neef garto
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, February 25, 2001 - 03:13 am doqon yahay kaca meeshan aad dacay laalaadin
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 02, 2001 - 09:16 am waad salaamantihiin dhamaan dhalinta reer dhagax buur salaan bacdigeed walaalayaal kaliya waxaan jeclaan lahaa in aan idinku darsado wax yar oo waana ah walaalayaal hadii aanu nahay dhalinta reer dh/bour ma aha inaan is cayno ama is dacaayadayno balse waa inaan wax kala faaidaysano barashana ha ahaatee ee welcome anigu waxaan ahay nin reer dh/bour ah joogana u s a ee nin waloowba isa soo sheeg and see you next time
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 02, 2001 - 02:22 pm TO:BULXAN BOY Marka hore waad salaaman tahay,mida kale waxaan filaya haddi wakhtiga aad timid usa iyo immika magaalada aad joogto aad iishegto waxaba laga yaaba in aan ku garto.Anigu canada ayaan joogay tobankii sano ee la soo dhafay ila tobaneeyana waan ku nahay marka aabahay gablanta laga reebo.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 06, 2001 - 04:46 am M.C.S waad salaaman tihiin, waxaan idiin shee gayaa intaad Ilkacas kahadlaysaan waa inaad wax ka kafaa iido badan kudhaqaaqa, Ilkacas waxay ahaayeen qaran idinkuna waxaad kadhigteen wax laysku caayo.Hada maogtihiin wax Ilkacas layidhaahdo inuusan jirin, fikradihiina isdhaafsada oo kafaa iideeya qofkii fikradhayaa, kakalana cayda hayskadaayo.Waa laga fiicanyahay in aad maskaxdiina u adeegsataan cay oo laydinka faa iido cay, balse iskudaya in aad dadka waxufaa iidaysaan. magacaygu waa Matoo Andhi(101)hadaad fahantaan waad soo cadayn kartaan Finland. Waad mahadsantihiin
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 06, 2001 - 07:03 am TO:M.C.S Matto andhi waa calaamadi xoolaha aad ku sumadaysan jirteen,ee kumaad tahay.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 07, 2001 - 03:35 am M.C.S:-Xaawo Dhido waad salaamantahay laakiin maad soo sheegin maashaad degantahay ama joogto,waxaan ahay kiiyidhi Jeerduu colkale soorogaal ceshoo qolo laciiryoonto af aan.....ugu gabyaa iima caanbixine, ee adigu iscadee.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 07, 2001 - 09:19 am T0:m.c.s. Xawo dhido ayaa eedo ii ahayd.alla ha u naxariiste.canada ayaa joogga ee adigu matto andhi yaad ka tahay.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 08, 2001 - 05:56 am To.Xaawo Dhido. M.C.S aniga matoo andhi ayaa awowgay ah hadaad garanayso wabayga aan shay kuu soo qoray ayaa cadaynay matoo andhi ee magabayga ayaadan fahmin.Adiguse wali waxbaasi kaa ah ee (jiinayaankoniini ya qabiilo gaani) hadaad sawaaxilga fahmayso. Hadaad dooni in aan kuu sheego matoo andhi cidaan ka ahay E-mail kaaga soo sheeeg.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 09, 2001 - 09:21 am TO:M.C.S qowdhan@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 13, 2001 - 03:11 am TO: Xaawo Dhido waa gabaldaye geed kugabane E-mailka aad soo qortay makhaladbaa mise waxaadan furin.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 13, 2001 - 09:37 am Hey guys how is every1 doing? .Xawo Dhido adi ma'ada dadka soo tiri kooba? Dadka soo magacabtay dadka badan aa dagan NA hadadan garanayn intas lee aqan dheh laakin ha'odhan intaasa ka joogto wax reer dhagaxbuur ah.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 14, 2001 - 12:01 am to xaawo dhido waxaad sheegtay in aad tahay ilaa iyo afartan ee wiil reer dhagaxbuur ah oo sodomeeya ah aadna u raba gabadh reer dhagaxbuur ah sidaada oo kale kawaran. I live in scadinavia, so we can make relationship in any way and i can visit you .
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 14, 2001 - 04:21 am Horta dhaxbuut maaha qof ee waa magaalo magaalana waxaa laga helaa qof fiican iyo mid xunba hadaadse dooni guur Xaawo Dhido manin baa mise waa naag magucu yuu kulatagin, hadaad magac guursanayso dee Xaawo waa magac nageed maxaase adigu naag dhalma daysay ah kufalaysaa.Magaca aad labaxdayna badel.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 15, 2001 - 12:20 am TO hanbal Hanbaloow dayaxuba korgaaguu iman e ha dagdagin, waayo magaca naaguhu naagahay gooni u yihiin oo aanu u naqaanay. Hadiise uu nin noqdo waa wax nagu cusub in uu nin labaxo naag.Balse wax walba waxbuu ku bilawdaaye adiga ma hinaasaa ku gashay aleen afartanku waa markey naaguhu ugu fiicanyihiin eh. Hadii aad rabto oo aan kaahor idhi waxkugu jiray waan ka heshiin karnaa oo waaban kuu dhaafikaraaye. Hanbaloow gabdhaha wax ha u dhimin noloshuba waxay kufiicantahay gabadh afartan gaadhaye.Midakale magaalada waxaana u dhaafayn kii horay loogu magac darayba waxuu ahaa qof anookale ah. War maku kalay hadalkii mise waan sii sharxaayoo dood ayaad kaqabtaa weli ,anigana waa la iigu magacdaray(IF YOU CAN UNDERSAND SOMETHING I TOLD YOU ENOUGH).
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 15, 2001 - 12:28 am TO AL DH/BUUR PPL WALAALAYAAL HALA IGA CAFIYO CAYDAAN IDIIN QORAY PAGE KA BILOWGIISA ANOO ISKU MAGACAABAY RAGEEDII HANA LAIGA RAALI AHAADO
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 15, 2001 - 12:31 pm waaryaa DHAGAXBUUR hadalkaagii si aada ayaan ugu qoslay.lakiin haddad hadalka xaawo dhido dib ugu noqoto ( waa runtaa oo waa wax inagu cusube) wuxuu iila sansaan eeg yahay NIN. markaas haddaad gabadh doon tahay dee ina keen aanu kuugu soo dhisno JARAR e. nabaadiin dhalinta .
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, March 17, 2001 - 12:37 pm TO:ALL Marka hore magaca xawo dhido waxaan uga dan lahaa in aan ku ogaado ninkii reer dhagaxbuur ah iyo ninka kale,nasiib daro waxay noqotay in aan afka uga galo reer dhagaxbuur balse aan kala jiil(generation)nahay.Xawo dhido alla ha u naxariiste magaceeda wixii ka horeyeey dagaalkii 1977 qof kasta oo reer dhagaxbuur ah wuu yaqaanay.intii ka dambaysaynay aniga naftaydu war badan dhagaxbuur kama hayo,lakiin waan jeclaan lahaa in aan barto jiilka cusub ee reer dhagaxbuur. so to all you guys barasho wacan.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, March 18, 2001 - 11:45 am l00000000l@@@@@@Xaawo ma ilkacas ayaa meesha ku yar walee sida ciidii jarareed ayaay meel walba tuuran yihiiiiiiin ilaa latin amrica waad igu tagi oo aanba jooga ![]() ![]() ![]()
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 19, 2001 - 12:49 am TO wacay guleed. walal marka hore waad salantahey salan kadib waxaa ila haboon in aad wacayz gulled in aad dib danbee aad ooguh soo qorin meshan. wayo wacayz wax uu ku aa sanyahey waree/ buugdhabo ee kataa macaa halkan. Hdii aad jaceshayey jarar waxey uu bahantey wax qab ee wax qabso marka hore kadib wax uu qabo bulshadii aad ka dhalatey/jarar
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 19, 2001 - 12:52 am TO AJAABII KUMEE HALKEE AAD KADHACDHEY EE MAXAA WAX WAR AH LAGA LAYAHEY
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 19, 2001 - 03:52 am Dhuxulow horta magaca dhagaxbuut kuuma suubado bulsho dhan ayaa iskale laa kiin adoo raali ah waxaad qaadataa magacaas. horta Gabdaha anigu meel kagama dhicin ee waxaan kuu sheegay wax cilmi ah hadaad lasocotid dumarku waxaa jira wakhti ay dhalmadaa yaan ee hadaad rabto midiitidhi markay wiilkeeda ladardaarmaysay Hooyo Haan boosacugaygu ugamadaro horta waa idiyo raganimadaa mase lagayaa baa in aytahay dadaada ood raadinayso shinbirkaagii aad laboodi lahay, waase ayaandaro hadaad intaretka guur karaadinayso. waxaase kaagafiican in aad wadankii aado ood gabadh wacan karaadsato.waxaadna lasocotaa oodan ubaciidsan hadaan ku idhi maga xaawo dhido balkafiirso wax ceebaalah malaha oo intarnedka ama kobtan aan waxkuqorayno nin iyo naagba magac sarbeebah ayaa lagu soo qoraa ee maskaxdaada dib uga shqaysii (War Go,e hadalku wuuguracanyehee garo aqoontaada.Oogabidhacyayntiyo kadaa xaalad garanaynin.) waatix gabay ah ee hamoodin hadal.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 20, 2001 - 12:09 am TO.Dhagaxbuur & Dhamaan dadkakalaba waa laydin salaamay, waxaanse idinwaydiiyay maadaama aad Dhagax buur isku magacowdeen wax mowqabateen magaalada hadaydaan waxba uqabanin maxaadrajaynaysaan ood rabtaan inaad uqabataan ama aad ku horumarisaan anigu baridhawayd ayaan ka imid oo magaaladu waxay ubaahantahay in waxloo qabto waxaase iga tala ah dhamaan dadka bayjkan waxkusooqora Rag & Dumarba in wadanka wax lootaro oo maalgalin lagusameeyo, Tusaale ahaan:- Magaalada Dhagaxbuur waxay ubaahantay in biyo macaan loo sameeyo meesha biyaha macaan laga helayna kama siifoga magaalada ee kharashkii lagu hormarinlahaa ayay ubaahantay, xaga gaadiidka waxaa loobaahanyahay basas kashaqeeya, caafimaadka iyo waxyaalobadan oonlasookoobikarin. markaas waxaa loobaahanyahay indadka iyo dalkaba wax looqabto waxna laga qabsado ee gacmo wadajir ayay wax kuqabtaane intaan waxyaalaha kale iskadayno aan dad keena iyo dalkeenaba waxuqabano hadaad ubaahantihii su aalo dheeraad ah oo kusaabsan sida wax loogu qabanayo iyo sida waxloogutarayo soo sheega wixii aad talo haysaana soo cadeeya,Waana iga talo walaalayaal idinkoo mahadsan.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 22, 2001 - 12:23 am EE FAQASH WAXAAN IDIN LEEYAHAY INTAAD HARGAYSA SOO GURTEEN BAAD HALKAN TIMAADEEN CAGDHEER FAQASH CAANOBOODHECABWAYN TUUGSATO REER SHEEKH ISAAQ SAA IDINKAMA TAGIN NAAGTII XUMAYD EE INA DAAUUD WAYFADHIDAA SAW MA AHA FADHATO DIRACA WAAN GARANAYAA DAHABKA WAAN GARANAYAA FAQASH WAXAAD KU SOO DHOOFTEEN LACAGTII HARGAYSA FAQASH CAGDHEER GAAJO
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 22, 2001 - 02:02 am To:Anonymous horta waxaad tahay qof aad ufiican una wanaagsan waana kuu hanbalyaynayaa sababta aan kuugu hanbalyaynayaana waxa weeye adigoo waamare caayay qabiil aan waxba kuugaysan waxaadoontidba aad ahaatide waxayna ilatahay inaadan ahayn xiitaa qabiilkakale eed amaanayso. waxaadna kaloo ku amaanantahay inaad qabiil kale oosoomaaliah aad amaantay adiga ayaana qiyaamaha kamasuul kanoqon umadaa dhan eed cayday. waa hadaad ku sifowdo xadiiskii nabida (S.C.W) ee ahaa qofka muslimka ahi waa qofkii ay muslimiinto carabkiisa iyo adinkiisaba kanabadgalaan laa kiin ogow carabkaagii lagama nabadgaline.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, March 25, 2001 - 09:57 pm waxaa baryahan kada ayay wadan kii roobab badan ilaa hayna haugu sii wad abaari hii dadkii way kabaxeen ee wadan kii yaan lamoo gaanin yaana loodayma la aanin oo yaan laysku ilaawin qurbaha Ragu bal wadan kii hawadii sii ha u yara kaco waxaad moodaa afkaarta dadku iyo xaalada wadan kii aad katimaadeeni in ay aad ukala fogtahaye.
|