Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Soomaali Galbeed (Current): MUTACALIMIIN SOOMAALIYEED OO LOO HAYSTO KHAYAAMO QARAN sida DR:CABDUL MAJIID XUSSEN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

S/G.BEEDMAN

Saturday, February 17, 2001 - 06:20 am
sida aan ognahay dhibaatodii kadhacday soomaaliya dadbadan ayaa qayblibaac ka'qaatay,
waxaase mudan in aaan iyagana xusno kuwo S/GALBEED khayaamay:
hadaba NINka layidhaahdo
wuxuugalay KHAYAAMO QARAN OOKA"DHAN AH MUJTAMACA S/G.BEED.

DR. C/MAJIID hadaba waaninrag ah MAADAAMA oo
YAHAY JAAJUUS WAYN OO AY KUADEEGATO "XABASHI"
XABASHI oo ah kuwii kusooduulay KCBADA BARAKAYSAN, dumina doona mustaqbalka sida uucadeeyay RASUULKEENA [N.N.k].
xabashi oo ahaa cadawga soomaaliyeed mudo gaadhaysa " 1000" kun sano,
xabashi oo amin san in SOOMAALIYA & JABUUTIBA ay yihiin gobolo ITOOBIYA kamid ah,

waalagu adeegtay nin kaa waxayna dhaman soomaaliyi dhagaysatay TASRIIXAAD KII UU BIXIYAY isagoo difaacaya XABASHI sheegaya in ayna soogalin [xabashi]dhulsoomaaliyed.

waxayse kudhib la'dahay nin kastaba wuxuu gaystay taariikhda ayaa qori,
ILLAHYNA wuu abaal marin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, February 17, 2001 - 02:40 pm
Afkaaga caana lagu qabay!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aware boy

Saturday, February 17, 2001 - 03:06 pm
hoyadaa u sheeg dee cabduul majiid waa nin wanag san ee afkaaga haku qaban doqonyahoow darood sxb waxaan ku oran lahaa darood waligiis gumeeysi ayuu ku jirayaa in tuu cabdul majiid uu nool yahay lol ha i diin ku taag naato

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxay

Sunday, February 18, 2001 - 01:50 am
imisaa mid ogaadeen ah oon aqaano tigreega dabada u dhaqda. alla maxaa aqaan. kuwaa iyaga warkoodu sidu yahay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, February 18, 2001 - 09:34 am
dhammaan

Cinwaanku waxuu ku habboonaan lahaa "DAD SOMAALIYEED OO LOO HAYSTO GODOB FALID LOO GAYSTAY SHACABKA OGADENIA IYO SOMALIA SIDA MUJRIMKII CABDI/MAJIID (CABDI NIJAAS).

Xilliguu C/Nijaas OGADENIA joogay waxa uu nimanka Tigrega ah kala shaqeeyay sidii loo baabi'in lahaa shacabka soomaaliyeed. xaqiiqiyan isagu aalad lagu adeegto uunbuu ahaa oo amarku AXMAARADA ayuu ka socday, fulin jirayna. iasagana in uu idaacadaha ka hadlo xagna lagu khaldo ra'yi caalamka si loo maleeyo inay somalidu dawladda ethiopia wax ku leeyihiin.

waxa uusan markaas fahansanayn in nimanka tigreega ahi ay dan ku wataan xilligay dantooda fushadaana isaga la sahayan doono. qabiilka la yidhaahdo Ogadenka oo iyagu xilligaas ugu dhaqdhaqaaqa roonaa si looga takhaluso ayaa CABDI/NIJAAS IYO CIID XILLIGOODII qabiil ahaan dadkaas si xun oo waxashnimo ah loola dhaqmay.
halkaas waxaa ku khatalmay amaba simbiriirixooday
qabiilo kale oo somali ah gaar ahaan isaaaqa oo arrintii u maleeyay in lagu waari kana faaiidayso is yidhi.

Halkaas waxaa ku hirgashay siyaasaddii gumaysiga ee QAYBI OO XUKUN. Ilaahay muxuu ogaa in muddo yar ka bacdii in tigreega ku soo jeedsadeen isaaaqii oo kumanyaal xabsiyada ADDIS, JIGJIGA IYO DIRI DABE loo taxaabay, Ciidna la xidhay C/NIJAASNA shaqadii laga qaaday oo safiir laga dhigay illeen markii horeba waxaa meesha loogu dhiibay in dan gaar ahaaneed lagu fuliyo.

Ilaa hadda oo uu safiir yahayna waynu aragnay sida uu u caddaystay xaqiirnimadiisa oo wali axmaarada ayaa propagandada ku wajahan soomaalida u isticmaasha. isna waxa uu go'aan ku gaadhay maadaama uu shaadhkii somalinimadu ka gubtay in uu waligii calooshii u shaqayste nqdo.

MAXAY

Ruuxii danta dadka iyo dalka soomaaliyeed ka horyimaadda ee ka doorta inuu is xaqiro sida C/NIJAAS qabiilkuu doono ha u dhashee meel xun buu ku dambayn sidiisa.
ninkii nijaaskaas difaacana waa la mid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ogaadeen

Tuesday, February 20, 2001 - 11:07 am
cabdi majiid intuu new york joogona wuu noolaan doonaa, markuu dhul soomaali leedahay tagana sidii
hore waa looga sii dari. markan waa la hubin inuu
is gamaasuurin iyo inkale. just wait and see

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

S/G.BEEDMAN

Saturday, February 24, 2001 - 12:53 am
TO:DHAMAAN WAXA U DOODAYA, NIN GUMAYSI KUSHAQAYSTO
horta DR;ka waalagu khasaaray oo aabihii S/MAALIYEED eewax soobaray ayuu ciilhaystaa,
marhadii uu uadeegsaday la'dagaalanka umada S/M.
ee kusoojirtay GUMAYSIGA 113SANO
waa umadii isaga ciduu kadhashay [ hadii uu yahayba cida uusheeganayo] xorayasay[ABSAME]
oola'ogyahay in ay sabab u ahayeen jiritaanka iyo xoriyada S/M.LIYEED.

hadaba usheega in taan hilib kiisa XABADI GOOGOYN NAARINA UGA DANBAYNIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

S/G.BEEDMAN

Monday, February 26, 2001 - 08:21 am
TO: KUWA UDOODAYA JAAJUUSKA WAY,
Saxiib C/MAJIID, waasiqiirdubad,waa umulodoox,waayeelka soomaaliyeed ayuu indhaha kala soobaxaa.
tusaale; mag. DH/BUUR ayuu mar tagay wuxuuna kuqudbadeeyay in qaxlaga qabto EHELIYEDA RAGA MUJAAHIDIINTA AH,
maalinkii labaad ayaa waxaa kamid aha dadkii laxidh xidhan islaan 70 todobaatan jir ah, oday 80 sideetan jir ah oo 3 bilood kadib ku indha beelay JEELK,
sidookale islaan umul ah ayaa laga saaray[uuamray inlaga saaro DR.ku] modo yar gudaheedna way geeriyootay silic iyo darxumo awgood, iyada ookatagtay wiil aan wali 40bari dhaafin.
hadaba kuwa ninkaas jaajuuska ah ee umula dooxa ah ee siqiir dubadka ah udooda yoow, idinka laftiina wuuidin soogaadhi doona,
Mataaqaana siduu ugalay LABADII meelood ee laga soodoortay;QABRI BAYAX IYO HARTA SHEEKH, qabri bayax maalikii uu kursiga isku hubsaday ayuu yidhi halalayo inta nool ,eeganacsatada &waxgaradka ah,1994tii waakiilajaray waxgaradkii reer Q/B.
sidookale HARTA wuxuu yidhi waa inlaga leexiyo wadada si ganacsigu uga joogsado, oohada waysocotaa wadaduu isgu oodiyaariyay[waxay maraysaa gobyaray] wwana laga guuridoonaa HARTA SHEEKH.

Ugu danbaystii waxaa hadhay waxma garatida qabiilka ugu doodaysa.OK.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, March 13, 2001 - 12:16 pm
DRKU WAA NIN SHARAF LEH MA AFKAAD KU CIILBAXAYSAAN?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, March 19, 2001 - 11:54 pm
DRCJ; WAA JAJUUSE,KHASSRIYAY AABE SOOMAALYEED,CIYAALKANA DUBTEE MIYAADKURAACI?