Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Soomaali Galbeed (Current): Ogadenia aynu u dhimanno
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yani

Sunday, February 18, 2001 - 10:11 am
Marka hore waad salaamantihiin dadka reer ogadenia oo dhan .Mrka xigta waaxay ila tahay hadii aan reer gobolka Ogaden aan nahay inaan wax badan aynu ka hagranay dalkeen hooyo oo xataa qaarkeen aysan wax dan ah aysan ka lahayn ,si kastba ha ahaato sasababtu e .Qaarbaa ku andacoonaya in magaca laga badalo ,qaar kale waxay ku mashquulsanyihiin danahooda oo mesh ay tagaan ayay la qabsadaan![Anigu dabcan iskama saarayo ]sidii ayagoo u dhashay .
Haba waxaa is waydiin leh war dalkan miyuuna xaq idinku lahayn ?midda kale yaad ka sugaysaan inuu xoreeyo oo uu gaalada ka xoreeyo?.
waxan walaalayaloow idinku boorinayaa inaad dad wadaniyyad leh inaad noqotaan .war miyayna Palastin waxa ka dhacaya cashir inoo ahyn?.
waxaan xussid madan inaan daka halgama inaan hambalyo us oo jeediyo ,laakiin wali aad baan gaabinaynaa.
waa yani.
ogadenia dagahbur.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

orromo

Sunday, February 18, 2001 - 12:42 pm
horta waxaan usheegayaa dadka lamagac baxay ugadeeniya inay yihiin dad soomaliyeed oo ah daaroodbalse waxaa jirta dhibaato yar oo ah jaasjuusnimo.run ahaan tii iyagoo soomaaliya iyokenya iyo itooboya wax kadaga ayaa waxaa dhib u keentay dawladaha badan oo gumaystay.iyaguna lays kudiray.sababtoo ah waxaan ognahay soomaali itoobiya iyo soomaalikenyaba inay ku shaqays taan jaajuusnimo.iyagoo ay ku jiraan ragg wadan kooda uhuraya naftooda balse waxaan jecla inay is qabsadaan ugaadeenku oo wadankooda ay daacad u noqdaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aidid Hassan

Sunday, February 18, 2001 - 08:09 pm
Runtii way jirtaa in dad badan oo u dhashay dalka Ogadenya ayna dan ka lahay dhibaatada gumeysi ee ka jirta Ogadenia ayna ku jiraan jiif dheer iyaga oo ku andacoonaaya ONLF ayaa sidii la rabay aan u shaqayn,mid qabiilkay ah baa kililka 5aad haysta,waa xaqiiq dadka reer Ogaadeenya waxay wadaniyad xumida la wadaagaan walaalahooda Somaaliyeed oo hadda nooga hoos maray gumeystihii aan xaal ka weynay 100 nasano ka hor oo hadda hoos ardaaya,haddaba waxaan ku waanin lahaa reer Ogaadeenya jiifka ka kaca oo taageera halganka meel aad joogtanba.

Caydiid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dobawayn

Monday, February 19, 2001 - 07:24 am
Waa wax jira in aanay dad badan ka qayb qaadan halka Ogaadenya sabab kastaba qofku ha sheegtee,balse ogow halka Oagaadeenya waa halgan ka dhexeeya Thiopia oo diidan muslinimada iyo dad muslin ah oo Somali ah,Thiopia cadowda kobaadna waa Somalia,Aniga waxay ila tahay in jiifka laga kaco oo la taageeno halka dhamaan Somalida oo dhanna ay iskaashato,layskana ilaabo waxyaabaha gumaysigu abuuraayo ee ah qaybi oo xun.

Dobawayn

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TIRFAC

Monday, February 19, 2001 - 08:45 am
The Indian Ocean Newsletter



February 10, 2001



N. 937





Ethiopia: War moves from north to south



Now that the war with Eritrea is winding down, Ethiopia has turned its attentions towards Somalia where its army helped militia groups to take Garbaharey in the Gedo region (ION 936) before withdrawing on 4 February into Ethiopia. There are numerous indications that the ruling Ethiopian Peoples Revolutionary Democratic Front (EPRDF) is preparing for more military attacks in Somalia to support its allies no matter if it is the leader of Puntland, Abdullahi Yussuf, the president of Somaliland, Mohamed Ibrahim Egal, the Ranhawein Resistance Army (RRA) of Aden Mohamed Nur or Mohamed Said Hersi "Morgan" who is in exile in Addis Ababa but who still has not given up hope of reconquering Kisimayo. All these parties have a common denominator: they oppose the transitional government of the Somalian president, Abdi Qassem Salad Hassan, who is supported by Djibouti and the Arab League. However he is held in suspicion by Addis

Ababa.



Consequently two brigades from the Ethiopian army have set up in Gode, southern Ethiopia, about 200 kilometres from the Somalian border.



The airport in Gode is being upgraded so that strike planes and helicopters can be stationed permanently there. Last week, around 100 military lorries were seen in Addis Ababa in the old forces base of Maichew. These trucks, which were assembled at the Mesfin Engineering factory, have been specially adapted for use in the desert and could be deployed in Somalia.



Moreover teams of Ethiopian air force technicians have been working around the clock to repair old combat aircraft and helicopters. Even retired technicians have been called up and Eastern European experts have been drafted in for the project.



A campaign underway in the Ethiopian army is focuses on the surprising theme of "Egypt is preparing to attack us". In the same vein, leaders of the EPRDF are accusing Egypt in private of wanting to establish a colony of people in Somalia. Zealots of the Ethiopian regime above all bear a grudge against Arab countries for the support they have been giving to Salad Hassan's government.



Egypt has promised to aid its police force and Libya has sent various bits of military equipment such as uniforms and generators. The Somlian government has also undertaken to buy arms from Ukraine and Ethiopian leaders are privately accusing Egypt and Libya of being ready to send troops into Somalia to defend it because they have been given cash backing by the United Arab Emirates and Saudi Arabia.



The Ethiopian government has essentially said goodbye to the regime of president Salad Hassan because it does not think he is capable of eliminating the Somalian Islamic groups which are threatening its southern borders, moreso since Islamic fundamentalists are in top posts in his government. Addis Ababa blames him too for not having tried to negotiate a modus vivendi with the regional administrations in Somaliland and Puntland and for not having done his utmost to try and stabilize them (Puntland has just threatened to ask Ethiopia for military support). To punish Salad Hassan's government, Ethiopia has sent several lorry loads of arms to his rival, Muse Sudi Yalahow (ION 931) and then backed the RRA during the assault on Garbaharey.



This belligerent wrangle runs a real risk of sliding into a military confrontation in Somalia even if Ethiopia restrains its actions as long as the Somalian government does not start stockpiling heavy arms and tanks, which would be seen in Addis as overstepping the mark. It is all sufficient to cause anxiety in Arab capitals, especially in Cairo which wants to help Salad Hassan's government but yet wants to avoid any confrontation with Ethiopia. That would have a disastrous effect on the unity of the Intergovernmental Authority on Development and on future negotiations on the recurring issue of shared use of the River Nile.



The Indian Ocean Newsletter

salaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TIRFAC

Monday, February 19, 2001 - 09:25 am
DHAMAAN

YANI waad ku mahadsantahay bilowga sheekadan.
waxaan u malayn in dadku dhowr qaybood u kala baxaan, marka laga hadlayo qaddiyadda somaliyeed ee axmaaradu gumaysato.

1- Dad aan haba yaraatee ka war hayn amaba aqooninba waxa ay tahay qaddiyaddaasi.

2- kuwo yaqaana qaddiyadda ogna dhibaatooyinka ka dhacaya amaba lagu hayo shacabka balse aan diyaar u ahayn inay wax ka qabtaan amaba u halgamaan. kuwaasi waa kuwa ku marmarsooda:- qabiil wax lagu xorayn maayo, hoggaamiye la'aan ayaa dadka haysa
iyo wax caynkaas ah oo la mida.

3- Kuwo la socda waxa ka jira wadankii hayeeshee markay arkeen sida aan dadkoodii ugu soo jeedin qaddiyadda meel ay wax ka qabtaanna garan waayey ka dibna iska jaahwareeray.

4-iyo kuwo ha iskaba tabar darraadeene ololkii halganka qaybtoodii ka shiday. halgamayana.

waa la sii kala qayb qaybin karaa laakiin guud ahaan dadku intaas ayuu u qaybsamaa.
waxaase wanaagsan in qof walba is xisaabiyo oo uu aqoonsado in dad iyo dali ka dambeeyo lagana hor tago siyaasadda cadowga ee QAYBI OO XUKUN.
Qofwalibana inuu iswaydiiyo maxaad halganka ku biirin kartaa amaba aad dalkaagii iyo dadkaagii tari kartaa si ay uga baxaan silica iyo hoogga uu gumaystuhu baday.

waxaad mooddaa inuusan dad badan u muuqanin dhibaatada uu isticmaarku baday dadkoodii balse iyagii walaalaha ahaa isu muuqdaan oo cadaw isu arkaan, taasoo fududaynaysa in cadawgu ka dhex faaiidaysto oo isku diro si uu u illowsiiyo danahoodii iyo dalkoodii una qariyo mahadhooyinka uu shacabka baday.

kolkaas waxaan hadalkaygii ku soo gabagabaynayaa in qof walba oo daneeya qaddiyaddaas ba uu isku guubaabiyo sidii uu dadkiisa dhibaatada ku habsatay uga saari lahaa, barbarna iska dhigo farqiga isaga iyo walaalkii u dhaxeeya ee uu cadaowgu ku kala dilayo ogaadana inaan walaalkii loo dhaamin.

YANI iyo intiinan kalaba maxaad diyaar u tihiin inaad qabataan.?

nabaadiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TIRFAC

Monday, February 19, 2001 - 09:28 am
A series of secret meetings in Mekele,Tigray held recently have put the finishing touches on Ethiopia's post war strategy in Ogaden.



This complex plot is designed to eliminate forces of liberation in Ogaden and ensure that an environment conducive to their revival no longer exists.



This brutal policy has 5 core elements.



1. The "redeployment" of thousands of Ethiopian troops from the Eritrean border to cities, towns and villages all across Ogaden

2. The establishment of a system of so called "mobile security courts" and open air concentration camps.

3. The "confiscation" livestock and other property as well as the collection of a special "security tax" and diversion of food aid for military purposes.

4. The utilization of government media to prop up the myth of "Armed Fundamentalists" in Ogaden

5. To isolate ogaden economically

6. To keep all this hidden from the International Community.



This sinister plot is already begining to take shape in Ogaden. Since late October, a steady stream of new Ethiopian occupation troops have been introduced into Ogaden. These troops have brought with them supplies and materiel which appear to be indicate an extended stay in Ogaden.



These troops have been given free reign to impose on local civilian populations for there food and water needs. In addition, they have been given a free hand to loot both property and monies as they please.



Special "state security officers" have been transferred to Ogaden and organized into special units of "mobile security courts" consisting of a small convoy of trucks which go from village to village holding open air mock trials in village centres and conducting public executions of those suspected of being ONLF members as well as rounding up into Exposed trucks those suspected of being ONLF "Sympathizers" for relocation into open air conscentration camps such as the one near Degah Buur.



These concentration camps are often filled with able bodied men so as to limit the number of potential military recruits for the ONLF. These men are held in unbearable conditions while exposed to the dangerously hot sun.



Civilian Livestock is being "confiscated" subject to the payment of "blood money compensation" in areas where Ethiopian troops have suffered heavy loses at the hands of the ONLF. This, despite the fact that the civilian population of Ogaden has lost a large portion of it's livestock due to the famine.



In addition, food aid intended for the people of Ogaden is being diverted to support these newly introduced troops with many bags often being sold to the public by Ethiopian soldiers.



In order to justify it's transfer of thousands of troops into Ogaden, Ethiopia has set a policy of denying the existence of the ONLF and characterizing all major military engagements as "operations against Fundamentalists". This policy is intended to portray Ethiopia as a state combating a fundamentalist threat.



The Ethiopian's consider this policy to be so brilliant that powerful members of the TPLF are said to joke ".a battle with fundamentalists equals a check from the west". As such, Ethiopia has incorporated into it's propaganda policy a conscious attempt to mislead the world into believing that it is a state threatened by a powerful fundamentalist threat.



This effort is intended to spread the myth that Ogaden out of Ethiopian hands would quickly fall to religious extremism.



Ethiopia also seeks to isolate Ogaden economically by blocking traditional trade routes between Ogaden and Somalia and by levying ridiculous taxes such as the so called "security tax"



Finally, Ethiopia seeks to keep these and other related polices hidden from international scrutiny.



The beginning of this cover up were witnessed during the famine in Ogaden, where according to the French journal 'Le Monde Diplomatique', international correspondents were largely restricted to a 50 square kilometer area while covering the famine. (Nov 2000 issue).



In fact, most of Ogaden is designated as "off limits" to international media and NGOs on the grounds that their security can not be guaranteed. This too is another myth designed to guarantee the control of food aid to areas where there is a strong Ethiopian military presence.



It is also intended to bring into these areas civilians from all over Ogaden thereby facilitating interrogation.



Ethiopia's post war strategy in Ogaden is clearly one based on brutality and is far from the norms of civilized behavior. But then again, Ethiopia is not one known for civilized behavior.



As in the past, the people of Ogaden will resist this fresh attempt to beat them into submission. They shall as before rise up when faced with tyranny and resist all attempts to deny their God given right to freedom and justice.



As have all the people in the history of humanity who have suffered the evils of occupation have learned.



FREEDOM IS NOT FREE



As such, the sacrifices will again be made, the efforts will again be doubled and the struggle shall continue until not one more child of Ogaden is born under Ethiopian occupation.



By: Qamaan Wadani

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caydiid

Monday, February 19, 2001 - 10:37 am
Dalka Ereteria oo ay gumaysan jirtay Ethiopia waxaa xoreeyay dadka reer Ereteria ee qurbaha ku noolaa,iyaga oo si geesimo leh ugu huray maalkoodii iyo maxkadoodii,qaarkoodna ay tegageen goobaha dagaalka,aan isweydeenee nin gaajaysan dal ma xoreyn karaa? jawaabtu waa maya,hadba ninkii maalintaas raashinkiisa siiyana in uu iska raaco ayaa suuragal. dadka reer ogaadeenya waxaan isku darsanay bakhaylnimo iyo wadanimo xumo,dalka waxaa xorayn kara dadka qurbaha jooga oo siniyad ah u midooba,waxaan u baahan nahay midmo,waana in aan iska daafnaa dacaayadaha raqiiska,qofkii wax qabanaayana la niyad geliyaa,war hoy reer Ogadeenow qabiil iyo qaran isku meel ma galaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WADAI

Monday, February 19, 2001 - 11:12 pm
Anigu waxaan qabaa in jaajuuska iyo gaalcaawiye inuusan aakhiro aduunba waxba kulahayn.
Nimanyohow walaalkaana hanoqdee jaajuus aynu dilo gaalka ka hor.ISRAAC IYO WADA DHIMASHO LACAG IYO NAFBA AYAAN QABAA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dobawayn

Wednesday, February 21, 2001 - 07:54 am
Waan kula qabaa in Jaajuuska la dilo sida loo dilo Tegrayga Wayyano,waxaase lagu warersan yahay Jaajusku waa kee,qabiilkii ninkoodu noqdo gudoomiyaha kilika 5aad waxay Tegreegu ugu yeeraanba waxuu hoos galaa Tegreega waa yaabe iyaga oo ku andacooyo Ethipia wax baa lala qabsan karaa oo federal baa lala noqon karaa iyaga oon ka feker dhibaatada Thiopia ku hayso ummadooda,waxaan dhihi karaa qala maalin bay ma- caanjecel tahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SII GALBEED

Friday, February 23, 2001 - 12:10 pm
WAXAAN LA HADLAYAA NINKA YIDHI OGADENIYA AY NU UDHIMANO WAACEEB INAAN IDHAAHDO DAD AAN ILA QABIIL AHAYN IGULA DHINTA MAGACA QABIILKAYGA WAR MA OG TAHAY DAWLADII SOOMAALIYA OO 30KA SANO JIRTAY WAXAA BURBURIYEY QABIIL HADAAD RABTO IN LA XOROOBO HORTA ADIGU KA XOROW MAGACA ISAGAA GUMAYSIGA UGU WAYN AH WAAYO GUMAYSI BAA BIXIYAY OO SOOMAALIDII KULA DHIMANLAHAYD KAA ERYAYE
WALAAL WAXAAN AHAY SOOMAALI NINKA KUUGU XIGA MANA OGOLI WAXAAD MAGACA KA DHIGATAY EE TOOS ITOOBIYA WAA 6O MALYAN SOMALINA WAAD UBAAHANTAHAY UMA JEEDO INAAN WAX CAAYO WAXAAN AHAY NIN JIDWAAQAH WAXAANAN JECLAHAY IN LAGA XOROOBO GUMAYSIGA QUDHMUUN OO AYNU XAL UHELO DHIBAATADA IYO IS MARI WAAGA SIYAASADEED MA NECBI OGADEN WALAAL FIKRAD AANAY KU JIRIN XUMAATO EE SAA ULA SOCO WAAD SALAMANTIHIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daf iyo Miriq

Saturday, February 24, 2001 - 09:02 pm
Soo dhawoow walaal Jidwaaq,Ogaden waa walaalkaa waa inna Absame,haddaad diidan tahay walaalkaa magaciisa walaal waxa aad raali ka tahay la imoow magaca aad doontidna ula bax aana la dagaalno gumeysiga marka aan xoroonna micna ma leh waan iska bedelaynaa magacan ku dhibay ee ay bixiyeen reer Yurub.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yani

Sunday, February 25, 2001 - 09:44 am
Waad mahadantihin dhamaantin intiina ka soo qayb gashay gaar ahaan Tirfac run ahaantii macluumaad aad loogu baahanyahay noo sheegay ,waxaa kale oo mahad gaar ah iska le walaalkay Sii galbee ,waxan ku odhan lahaa oo kaliya halkan ma aha meel looga doodo magaca ,waxaa jira meelo badan oo looga doodo waad ka qayb gali karta ,anigu ma rabo eega inaan kugla doodo magecee ayaynu qaadannaa ,ee waxaan ku dhihi lahaa , Ogadenia waa dal intuna dad noqonin.
Walaalayaal Oadenia waxay u baahantahay [more than a miracle ] sidii loo xorayn lahaa .Waxaan rumaysanahay hadii aynu iskaashano kulgeen soomalida reer oagaden oo dhan inaynu wax badan qaban karno ,odhaah baa waxay tidhahdaa [THE COST OF LIVING IS DAYING THAT EVERY ONE PAYS!!!]waxaan u malynayaa inaad i fahmteen ,MARKII AYNU DHIMASHO OGOLAANO UMBAYNU XOROOBI.
Dalkeenuna mar umbuu xoroobi hase-ahaatee wax iska yimaada lama akin. Taariikhdu waxay noo sheegaysa in dhamaan dadkii halgamay ay gobonimadoodii ay heleen.
ogadenia ha noolaato.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OGADEN STUDENT.

Sunday, February 25, 2001 - 11:55 am
YANI LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL! BROOOOOOOOOOOO!!!!!!!!!!!!!!
TIME HAS COME TO LEBRATE OGADEN AND BRING STABILITY IN THE HORN!

WE'R READY TO DIE FOR WHAT WE BELIEVE!
LIFE MAKES NO SENSE UNLESS IT IS FREE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sheikh

Tuesday, February 27, 2001 - 01:42 pm
waad salaamantahay yaani
waxaana ale kaaga baryaynaa in uu ku lajiro adiga iyo inta kula midka ah ee ay dibayso qadiyadu.
waxaana kuu malaynayaa in aad tahay doctor aan garanayo!!!!!!!! hadaadan ahayna halyay kalaad tahay ee barasho wanaagsan wadani

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, March 13, 2001 - 12:31 pm
SII GALBEED XAQIIQDII IN MAGAC HAL QABIIL LAGU SHEEGAA WAA ARIN AAD UFOOLXUN,NIN LASOO TAAGAN ANAA JIRA CID KALENA MAJIRTO YANA WAA DOQONIMADA TA UGU WAYN,DADKAN IDINKII DAD UGU XIGAY IYO UUN ALLOO DHAN BAA LA YAABAN,MARKA LABO HAKALA DAAYAAN HANALOO DAGAALAMO IYO CID KALE MA ICTIRAAFASANIN,WAXAAN RUNTII AQOONTAYDA GAABAN U ARKAA OGAADEENKA INAY CEEB WAYN KU TAHAY MAYNIS AY KU JIRAANA UGU FILAN INAY DAFIRAAN JIRITAANKA UMMADAHA WALAALAHOOD EE LA NOOL LANA DERISKA AH,WAXAAN QABAA HADDII SOOMAALINIMO LAGU DUULI LAHAA INAANAY XABASHIDU CARRIGA SOOMAALIYEED GELIN JOOGTEEN,ANI´GU NIN GARXAJIS(H/YOONIS)AYAAN AHAY MAGACAASNA WAXAAN U AQAAN REER EE DHUL UMA AQAANO WAAYO MAGAC QABIIL HADAAN OGOLAHAY DEE KAYGAAN ULA BAXAYAA DHULKAYGA EE KAAGA IIGA DU,WAXAAN JECLAAN LAHAA IN SI RAGANIMO KU JIRTO LOO DOODO OO AAN CADUUFAD IYO ISKU GOOSASHO DHICIN WABILAAHI TAWFIIQ.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dawil

Tuesday, March 13, 2001 - 02:29 pm
Xaqiiqadii ninkan magaciisa qariyey si anshax leh ayuu u hadlay;waxaana ku raacsanahay fikradu uu wado.Uma qabo in qof Soomaali ah oo aan qabiilka Ogaadeenka aheyn dhulka Soomaalida ethiopia u yaqaano Ogadenia.Hadii uu isticmaarkii u bixiyey magaca macnaheedu ma aha Ogaadeen ayaa wadanka iska leh.

Anigu waxay ila tahay in wanaag la raadiyo.Waan ogahey oo ninka aan qabiilka Ogaadeenka oo walaalahaya ah aan magaca ku taageerin,in aanu agtooda wanaag ka laheyn.Magacani wax faaiido ah uma laha dadka Soomaaliyeed ee muslimiinta ah.Xaqdi iyo xasad ayuun buu beerayaa.

Ma haboona in uu qabiil kasta inta uu dago qoqobto.Hadii uu qabiil wax tari lahaa, Soomaali ayaa dowlad ku heli lahayd.Soomaali waa walaalo mana kala maaranto.

Waxaan anigu qof kasta oo Soomaali ah oo wax garad ah ku waafaq sanahay in si wada jir ah loola dagaalamo gumeystaha.Gumeystuhu dhamaanteen cadow ayuu noo yahay.

Waxaa wax aad loola fajaco ah in uu qof dadka ku booriyo ama u sheego in magaca qabiilkiisa wax lagu xoreeyo.Inkasta ood moodo inuu yahay jid dheer oo dad badan oo inagu inaga soo horeeyey ku soo daaleen,hadana in rajada laga quusto ma aha.

Waxaa nasiib daro ah in Soomaalidu marna si is ixtiraam leh u wada hadli karin;waxay ila tahay in soomaali ayna qabiil ka weynaaneyn;ninkii qabiilkiisa lagu raaci waayaana wuxuu ku odhan waa qabiileyste.Waa umad Alle ducfi iyo qabiil jaceyl ku riday. Bal adugu eeg kan markasta lasoo taagan Ogadenia,oo doonaya dadka kale inuu ku qasbo waxa uu isagu aaminsanyahay oo ah qabiilkiisa.

Iga raali ahaada hadaan wax qalad ah sameeyey.

Nabad galyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khayr

Wednesday, March 14, 2001 - 03:34 am
Bismillaah
Haddaan waxyar kudarsado doodan sidii nin waxgarad ahna uhadlo.

Horta walaalahayo ogaadeen hadhaafeen magaca Ogeden waayo way ogyihiin inayna suurtogal ahayn inay soomaalida dhulkaa degto kumidowdo magacaa.
Iskadhaaf dad kalee jidwaaqdii ogaadeen ugu dhawaydbaa diidan maxaad umalayn intii kale een ogaden jinsi lawadaagin soomalinimo mooyee.
Waxaan meelo badan ku'arkay nimn ogaden ah oo kudoodayo ninkii rabo in magaca labaddalo hanalsoo dagaalgalo kadibaan kawadohadlaynaa magacee iwm. Xaqiiqdii way caddahay inuusan ogaden ogolayn in magac labadalo oo way kaga dhaggantahay in dhulkaa iyo dadkaba loo bixiyo magacaa. Waana arrin loo baahanyahay in lagawaynaado, waayo ogaadeen kaligii dhulka madago kaligiina dhulka maxorayn karo sidaa awgeed waa inay si cilmiyeysan arrinta uga baaraandagaan.
Xitaa hadduu ogaadeenoo dhan israacsanaan lahaa oo uwada dhammaan lahaa arrintan waxbay ahaan lahayn, waayo ogaadeen asaga ayaa adduun isugu neceb wayna adagtahay inuu xitaa qabiil ahaan asaga kumidoobo sida qabiilada lamidka ah. Meelwalba oo uu dagona asaga yaa isucola bal qiyaas walaal marka dhul loo diriri haddiiba uusan qabiilka magaca wada sheeganaya heshiish ahayn wadana noolaan karin ma'umalayn in 80 qabiilee meesha dagta intay magacaa wadaqaataan kuna midoobaan wadana noolaadaan waxaaan umalayn inaan jawaabteeda la'iga sugaynin.
Iskadhaaf in magac ogadeniya layidhaa lugu midoobe xitaa magac soomaalibaan lugu midoobayn, ma'aha in been la'isu sheego. Dadka dhulkaa daggan waa dad isneceb boqollaal sanona isdiriri jirey walina isdiro gumaysigana sifiican uga shaqystay, marka inla'isdaaliyo mahaboona inal'israafadiyo mahaboona in la'is indhotiro mahaboono, in waxaan suurtogal ahayn lalawareego mahaboono.
Sida kaliya ee dhulkaa lugu xorayn karo waa in hadda labillaabo tallaabo istiraatiiji ah looguna talogalay 30 sano ee soosocdo sidii dhulkaa lugu xorayn lahaa. Waa in lagabillaabo xagga aqoonta iyo diinta lawalaaleeyo dadka ladhameeyo colaadaha qabaliga ee muddada dheer soo jirey latirtiro cuqdada qotoda dheer ee dhaxtaallo dadkaa. Waxaan aaminsanahay walaalayaal in xitaa haddii ay ogaden aqbalaan inay katanasulaan magaca Ogaden oo yidhaahdaan haloo bixiyo dhulka Somaligalbed inaanay jirin dad diyaara oo rabo inay dhul xoreeyaan dawladna dhistaan dadka aan soo arkay ee dhulkaa daggan waa dad aad uga danbeeyo bani'aadamka kale aanana dan kalahayn xoriyad iyo waxlamida. Hadduu maanto caodowgu siiyo xoriyad wallaahi usbiicyo gudahood bay nag isaga dhigi oy iskalayn boqol jibaar intuu cadowga kallaayo hadda. Marka xaqiiqdii maanan gaadhin heer aayoheenna katalinno iskabadaa marka dadka qaar doonayaan inay dhulka magac qabill ulabaxaan wakadaroo dibi dhal.
Wakhtigii tigreega laldiri lahaa oo dhulka laga xorayn lahaa madhawo, sidaa awgood aynu iska ilaalinno caadifad bilaasha oon usbuuc shaqaynaynin kadibna bidhaan qarsoomi.
Xitaa waxaan arkay dadka u ololeeyo ONLF ama shacabka u ah waxaan af ahayn uma jeedin manaba aha dad kabixi karo dagaal jabhadeed oo dabodheer.
Tigreegana sifiicanbay umulkiyeen dadka iyo dalkaba nin kacaqli badan kana ilbaxsan ubnaa kuladiriri karo dhulkaa kii kale way adagtahay inuu dhulkaa gudihiisa bilo kuladiriro.
Waayo marhore ayey carro mulkiyeen.
Waa mahadsantihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Halgan

Wednesday, March 14, 2001 - 03:48 am
To. Sii/Galbeed waxaad isa sheegtay in aad tahay nin iska jiran hadii aad tahay nin wadani ah urur samayso oo dagaalan magacad rabtana u baxso just fight fore freedom hadiise aad iska jiifto ood dhahdo magaca haa labadalo Ogadenia taas aqli ma aha mana soconayso mana socodoonto waad hurudaa ee hurdada ka toos oo wajiga biyaha marso "Bulshada is raacday miyaad ka bugtaa? Xoriyada bidhaantay miyaad ka bugtaa? "Inkastoo loo baaqoo loosheego barwaaqo dadbay meeli bugtaa. magacaad rabto hadaan sheegano xitaa jiro kaa bixi mayso marka duqa take it eazy

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dawil

Wednesday, March 14, 2001 - 08:55 am
Halgan,

Waad mahad santahay,waayo waxaad tahay nin doonaya inuu u dhiidhiyo wadankiisa.Hase yeeshee waxa aad fikrad ahaan u soo jeedisay caqli ma aha.

Marka aad leedahay ninba jabhad ha sameysto,ma saas baa taladaado.Mida kale ninka adiga kugu qilaafa magaca Ogaadeen oo ah walaalahayo,ma jiranyahay?Waa suaalson.Dadka aad sheegayso ee is raacayse waa ayo?

Anigu waxaan ku odhan lahaa waxba qabiil inoo tari maayee yaanu haadaan kaa tuurin.Gumeystuhu hadaynaan midoobin sidaas ayuun buu no karbaashi ilaa yowmidiinka.Taas ku bishaareyso horta.

Niyad fiican ayaad haysaa, laakiin waa mid ay ka buuxdo caadifad qabiil.War bal waxa soomliya ka dhacay fiiri.Sow ma aha qabiil waxa saas u galay?
Waxaa nasiib dara ah inaad dadka u sheegto inaad wadan u dagaalameyso adigoo og naftaada iyo mabda aad wadato.

Qabiil qaran noqon maayo waa odhaah dhab ah.

Nabad galyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Halgan

Wednesday, March 14, 2001 - 09:53 am
saaxiib Ogadenia waa Ogadenia OO waa Ogadenia meesha nacnac cidla ah yaad ku haysaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yani

Wednesday, March 14, 2001 - 09:55 am
Waad salaamantihiin dhamaantiinba .
Waxaan aad uga xumahay inaad sababtii aan u furay cinwaankan aad ka baxdeen,tasi hadii ay wax muujinayso waxay muujinaysaa oo kali ah sidii ay muwaafaqadii ay uga luntay Soomaalida!.
hadii uu magac qaran tilmaamaya uu wax qabani Somalia sidaad dahamaantiin ogtihiin ma aysan noqoteen,arrinta ah inay dad ka cadhaysanyihiin in wadabnka Ogaden la yidhaahdo waan u tacsiyadaynayaa sababtoo ah waa la yidhaahdaa waana la odhan doonaa cid badali amaba awood u leh ma jirto!!!.
Walaalayaal waxaan idinka codsanyaa inaad dooda noocan ah aad ka daysaan halkan waayo waxaa jira meela kale oo badan oo lagaga doodayo arrintan iyyada ah.
Halkan waxaan ugu talo galay dadka reer Ogadenia ee halkanka xaqqa ah ku jira ee sidaasu ula socda.

Shiekh .xageed igu taqaanaa !?.
waxaan idin leeyahay Ogadenia haloo dhinto inta kale een rabinaa ha ka dayso ugu yaraan buuqa.
Ogadenia ha noolaato

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 15, 2001 - 10:09 am
Dawli,saaxiib dadkan hadaangartay dee waxay la hadlayaan reekooda ee dhulka Soomaaliyeed kama hadlayaan qofkuna haduu reerkiisa la hadlo dee ceeb maaha ,waryaadha riyada nacasnima iyo macangagnimadu ku jirto meesha laka taga,tuulooyinkaaga sidaan horeba kuugu sheegay waxaad doonto ula baxa laakiin marnaba haku fekerina inaad dhulka soomaaliyeed ubixisaan magac qabiil.Dawli dadkani waa geeljirayaal jaahiliin ah oo qabiil uu uurka googooyay dooda inooga du beejkan waa beej jaahil inga bixi oo ina gee meel dad ilbixi ka doodayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

s/galbeed

Thursday, March 15, 2001 - 10:10 pm
lol unanamas they are bushman so leave bushpeaple alone thnx

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, March 21, 2001 - 04:32 am
siigalbeed ma,aha jidwaaq ee wuu raad gadan hadayna taariikhdu ku sheegina kuma sheegin nin waliba waxuu hayo ha katago oo adna ka tag laanqayrta kugu taal hadii kale waa lagaa jari oo marti nimadu xadbay leedahaye la soco !!!