We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, February 18, 2001 - 03:03 pm Continue the discussion
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, February 19, 2001 - 03:32 am waa layaab waxaa lagu leeyahay ogaadeen waa waxgarad taasu way beenoday waxaana marqaati ka ah sidii foosha xumayd ee ay ii gu jawaabeen. hadaba anigu wax kasta oo ay iyiraahdaan ka aan quusan maayee, waxaan usheegayaa bah waynta ogaadeen in dadka siwanaagsan loola hadlo. waxaana anigu idin leeyahay dantiina ayaan idiin sheegay. ee wax xun idima aanan oran. hadaba walaalayaal meeshaas xuntaa isaga soo guura oo soo daga (GADO< KISMAAYO><BOSAASO>AMA CAABUDWAAQ)waan ogahay oo waad baqaysaan ileen ogaadeen baad tihiine waxaan idiin sheegayaa in aynan jiridoonin cid sidaa idiin eegta, hadaba walaalahay waxaan leeyahay dadka yaanan lacaynin ee si wanaagsan haloogu soo jawaabo. anigu hadii aan gabar ahay iyo hadii aan wiil ahay idima qusayso ee dantiina ayaa idin qusayn,,,,,,
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, February 19, 2001 - 05:00 am hellooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooo my boys!!!!!!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, February 19, 2001 - 09:37 am waaryaada reer GODAY dee adeer nacasnimada joojiya haddaad waxa granaysaan intaad magaca Godayda ku haysaan ordaya oo rag Tigrey la dhaho ayaa joogee ka xoreeya . hadhka oo cad ayaa ragga lagu layaa, haweenka lagu xoogaa, maatida lagu dooxaa markaasaa intaad dhibaatadaa ka hadli lahaydeen "GODEY GACALO" guraysiin. hadal looma baahnee waxaad u qaban lahaydeen ka soo tashada. cabdi from ogadenia.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, February 19, 2001 - 08:22 pm way fiican tahay in qays walba ka fekero degaankiisa war reer Godeyoow ma hadal baad haysaan mise qorshaad leedihiin?Tegraagii si xoog leh ayuu hadda u soo fadhiistay Godey,su,aal kale aan idin weydiiye maxay Moorgan,Cabdullahi Yusuf,Shaatiguud iyo Aadan Gabyow ay ka qabanayaan Godey,hal mid xabad ma leefsiin weydeen
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, February 20, 2001 - 10:56 am Hello my fellow refugee To..aniga I don't understand why you would critesise your own ppl.... Didn't your parents teach you, value of life such as never judge ppl. if you have any advice to your brotherz just give to us, we are more happy to listen your advice.... I sure there are a lot of Educated Cabdalle If you think you are better then the next time man you need a reality check... So check yourself before you get slapped
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, February 20, 2001 - 07:32 pm ninyahow ingiiska waa lawada yaqaane afkaaga hooyo ku hadal af nin kale ha guubaabine
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, February 21, 2001 - 03:26 am waxaa layaab ila noqotay in ogaadeenkii ay kadhamatay xigmadii awalba ogaadeen waxba ma ahayne siyaad bare ayaa buun buuniyay. oo ka dhigay wax aysan ahayn. walaalayaal awabaanan waxba idinka dheefayne oo qoxooti baad tihiine qaata macaawinadaan aan idin siiyay,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, February 21, 2001 - 02:24 pm haddaan adigu iscanaan oo aadan dadkaaga u sheegin weekness kaaga sidee baad horumar ku gaari war ha la bislaado nimanyahow,nin af ingriis wax ku soo qoray waxuu yiri dadkaaga ha ceebaynin Ogaadeenku waxuu ka ceebeysan yahay dhamaan somalida oo dhan,waxuuna noqday Ilko Maroodi la sahansay,saaxiib weli hurdaad ku jirtaa!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 01, 2001 - 06:39 pm dhalinti reer godey maxaa kudhecay! walaalayaal doodi intaas maa oogabaxdeen? wadanki aan kasheekeesanee, qofki reer Godey gacalo eh visit http://network54.com/hide/forum/105982 chatroom uu leeyahay wixi fariin eh kureeba waana kusheekeesan karnaa.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 02, 2001 - 05:34 am lamube,lol BrO thanks, that is good forum. i like the TITLE, GODEY "FARMERS' STATE". i hope i will visit it again very SoOn. PeAcE
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 06, 2001 - 08:32 am war heedhaha maxaa ku dhacey rer godey tolow mayey jiifaan mise suubaan balal bey jiraan in muda ah goroonkii wax soo dhowra maxaa loo waayeywar aan is maqalo saaxiibayaal
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 06, 2001 - 02:15 pm burjabis walaalkey aniga waxaan isdhahay dadki daangaa heleen kuligood miyaa! aduunka qofki oo daango helo waaba laweenaa, marka inaan kadaalay sidii oo reer Godey maxaa kudhecay aa hada netka dhan boring ilanaqday. markii oo reer Godey meeshaan kusheekeesen jireen markasto inaa iska imaado aa jeclaa lakiin hada waa iska boring! Reer Godey meesha imaada please, oonooga warama xaalada Godey iyo dadkeena.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 21, 2001 - 04:20 am TO: Dhamaaaaaaaaaaan! Walaaladay reer Godey marka hore iga hooya salaan"" Marka hore Waxaa Mahad iskaleh ilaahii fursad noosiiyay inaan wada haasaawno inagoo kala joogna wadamo kala fog fog!!Marka labaad waxaan mahad gaar ah leh ninka layidhaahdo Lamumbe oo isagu usameeyay dadka reer Godey Chatroom!!! Waxaan saaxiib anigu kuleeyahay ""hoowshaadii waa kasoo baxday waadna kumahadsantahay!! Lakiin sxb lamumbe anigu runtii waan booqday meeshan iyada h lakiin iima eey suuroobin inaan fahmo!! hadii aad noo yahraha sharxi karto aad baan u jeclaan lahayn!! I love Godey"
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 21, 2001 - 04:21 am TO: Dhamaaaaaaaaaaan! Walaaladay reer Godey marka hore iga hooya salaan"" Marka labaad Waxaa Mahad iskaleh ilaahii fursad noosiiyay inaan wada haasaawno inagoo kala joogna wadamo kala fog fog!!Marka labaad waxaan mahad gaar ah leh ninka layidhaahdo Lamumbe oo isagu usameeyay dadka reer Godey Chatroom!!! Waxaan saaxiib anigu kuleeyahay ""hoowshaadii waa kasoo baxday waadna kumahadsantahay!! Lakiin sxb lamumbe anigu runtii waan booqday meeshan iyada h lakiin iima eey suuroobin inaan fahmo!! hadii aad noo yahraha sharxi karto aad baan u jeclaan lahayn!! I love Godey"
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 21, 2001 - 04:29 am To: Reer GODEY: Saaxiibayaal iska ilooba hana u jawaabina kuwa iyagu ka xun in la sheego magaalada Godey!!!!!! Waxaan inagu ku waasookale ku tilmaamaa rag hinaasay ama maseeyray!! Hadii ay ka fiican yihiin reer godey aaway maan argno!!! hadii ay naga malaalo quruxsanyihiin aaway maan argno!!!! Hadal iyo dhamaantii ha ujawaabina dadka nacnaclayaasha ah!! Mahadsanidiin
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 22, 2001 - 03:34 pm koodwanaag walaalkey meesha waxaa oogutalagalay in oo dadka reer Godey iskubarteen oo wixi sookordho markasto kasheegno si oo inteena internet access ka leh isuguxerirno, marka walaalkey soodhawaaw hee mininka waa mininkaadi, Godey Gacalo hawaarto. mustaqbalka inaa oo waxween kabadelno hadii nahay dhalinyarta ree Godey ee aduunka ku kalabaahsen aa filaa Ishaa-Allah. To Baarguun walaalkey soomaali waxee dhehday nin caaytamay afkiisa asaa iskeleh, marka qofki rabo ha iskehadlo. Godey Xornimo iyo Nabad, AAMIIN.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 22, 2001 - 06:58 pm LAMUMBE AADBAAN UJECLAADAY MARKI AAN BUUQDAY FORUM KAAD DHISTAY RUNTI SIDAAD UGA HADASHAY BAAHIDA WAXBARASHO WAA MID MUHIIM AH, I LOVE YOUR IDEA BRO. THANKS, KEEP IT.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 23, 2001 - 05:53 am war reer godey yaraaaaaaaaa war iska imaada qabtan reer qari daharre yuusan meesha borin idunku dilineeeeeeeee
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 23, 2001 - 08:58 am tolka caayda iyo xumaanta kalabax meesha walaal qabrigaas ayadaa Godey ubaahan ee Godey Gacalo umabaahna dhabriga i think inaad fahantay. Godey Gacalo iyo qabriga mardanbe ha isgarabdhigin jaha adag yeynan kuliqin OK.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 23, 2001 - 07:29 pm AGA AAGAA~~~~~// TOLKA MIDKAN LABAXOOW UJEEDADAADA CADEE ADEER INTAANAN KUUBA JAWAABIN. WIILASHI REER GODEY WARYAA WADANKI WARKAHAYO MAALMAHAN?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 23, 2001 - 08:08 pm lamumbe, aad iyo aad ayaad oogu mahadsantahay waana jeclaaday projectigaada waana taageerayaa waxaana kulatalinayaa qofkastoo reer godey ah inuu buuqdo- http://network54.com/hide/forum/105982 projectigaan waxbarasho waankugutaageeri so talk to you latter. bye
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, March 24, 2001 - 09:43 am cabdalloow waan idinsalaamay. peace.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, March 25, 2001 - 01:52 am QOFKASTA OO REER GODEY EH FADLAN SOOBUUQO BeeJKA KALE EE DHISOOYO OONA MAGACIIS LADHAHO "GODEY HOME PAGE" CINWAANKA WAA Sidan. htt://godey.homestead.com/Godey.html
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, March 25, 2001 - 01:54 am CORRECTION- http://godey.homestead.com/Godey.html
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 26, 2001 - 10:01 am lamumbe qabyaalada jooji wadanka ogaadeen hakalaxigsan peace.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 26, 2001 - 10:00 pm CIID ADEER SOOMAALI KHABYAALAD BAY KUDHISANTAHAY EE CIDINA JOOJINMAYSEE MAXAA KALE OODKUHEYSAA HALKAN?/// WAXA KUDHIBAYSE INOOSHEEG AANU KAADAAWEYNEE/////////////////`````~~~ ? HADII KALE HADALKAAGU MACADEE CADEE OO MEESHA LAGAAHAYSTO SHEEG ADEER//////
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 27, 2001 - 12:40 am aniga oo ah amhat ahmed joogana norway waxaan salaamaya dhamaan dhalinta reer godey.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 27, 2001 - 09:58 am mahat waankaa gudoonay salaantaada qiimaha badan. intaa kadib waxaan doonayaa inaan umahadceliyo mr lamumbe oo dhisay beeg uu ugumacdaray godey waa http://godey.homestead.com/Godey.html i love your efforts bro, well done.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 27, 2001 - 02:31 pm netkan oolagasheekeeyo ama la,iskucaayo faa,iido malaha ee walaalayaal ruuxwalboow isasax dagaalada wadanka kasocdo waad ogtihin waxaa loobaahanyahay inaanu dhamaanteen kawada qeybqaadano naf, maal ama talo. ONLF GUUUUUUL.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 28, 2001 - 07:36 am dowlada itoopiya burbur ayey qarka usaarantahay dabadeed markii ururka TPLF ukabaxay xisbiga talada hayo ee EPRDF tani oolafilayo tii ugudanbeeysay inay tahay. maxaadse lacagta farahabadan ee ladoonayo inqilaafkan lagudhameeyo ee reer galbeedku aysiinayaan itoopiya iyagoo adeegsanaya IMF?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 29, 2001 - 12:37 am to-gacalka. gacalka waan kusalaamay waan ka xumahay wakhtiga ayaa iguyar jaaw.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 29, 2001 - 04:34 am TO-LAMAMBA. Walaal magaceygu waa mahat ahmed joogana wadanka norway waan xasuusta lamuumbe caan ka aha magaalada ceelbarde adigii miyaa mise?hadii aad adiga tahay mahadsanid iyo salaan wacan iyo wada xiriir waca.by mahat.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 29, 2001 - 07:48 am mahat ahmed maya walaalkey, aniga waa nin kale, laakiin waa jiraa nin oon abti unahay ee asene lamumbe ladhaho laakiin aniga isamanaqaano waase la'iishegay ninka wuxuna jooga Godey. but, we can still communicate bro. mahat, visit both these sites, http://network54.com/hide/forum/105982 which is for my proposal godey community college temp. home page and- http://godey.homestead.com/Godey.html which is for Godey home page, where you can find the latest Godey news very soon. please, visit and leave me your thoughts, you can also Email me at godey1@hotmail.com my aim is to help build Godey into capital city level and get enough investment for this agricultural region. together-we can get this job done.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 30, 2001 - 10:06 pm waraada godey uun maxaad uhaysaa wadanka intiisa kale kahadla, aniga iwm joojiya ONLF guuul. midnimo.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, April 01, 2001 - 01:48 am lamumbe I personally appreciate your efforts and support those programmes you propounded. brother, together, I truely believe that we can change a lot of things, "it always rests on us". our people must get the education and skills it takes to get them take advantage of their fertile and rich soil with the shabele river through it. I think this is important issue and should be taken seriously, I think this you have been done early, but I am confident that together-we can get something done, but before all, the current insecurity and brutality of the occupation troops of Tigrey will hinder your proposals as they did so before and in Godey, you may simply go to jail for that, so, please let us discuss those before you do anything. talk you later.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, April 01, 2001 - 08:31 pm bro, suubaan Email me if you can so that we can discuss over this and more. this project is really important to me, but it would always be nice to have some people encourage you and standby through all the way. thanks.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, April 02, 2001 - 02:36 am TO-LAMUUMBA. it si me again brother I realy appriciate the way you do concern about godey and thank you for informing me the new godey home bage which I hope will bring alot of changs among the youth from the region.this is very exiting please continue those effortes and we suport you in any means.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, April 02, 2001 - 05:21 am To. DAMAAAN: Marka hore iga hooya salaan tolnimo!! Marka 2aad waxaa salaan kalgacal si khaas ah umutay ninka layidhaahdo Lamuumbe!! in kastooy carabtu ku maah maahday((waxii waa jib ah malaha mahad naq)) taasi waxaan ooga jeedaa in Lamuumbe waxan uu qabtay uu marka walba waa jib ku ahaa!! Inaguna sidoo kale uu waajib nasaaranyahay!! Runtii meesha markii aan booqday jidhiidhacyaa iga kacday, waxaana ihoryimid sawir ah Wabigii iyo beerihii Godey iyo dadkeenii oo dac dareeysan gaajo oowgeed!!! War ineen Waxaa oogu daran nin nimco hoos jiifa hadana arag!! Hada kahor ayuu Durwaa u maah maahay Daanyeer waxuuna ku yidhi((Dadku waa in hilib dabada kuwadata iyo in la,ba))Hada Tolkayoow idinku daanyeerkii loo maah maahay ayaad tihiin!! War inaa waa gubaabe fadhiga ka kaca magaciin jiryee oo hadalka intaa inaga deeysaan hoowl inoo dhaqaaqsha!! Raali iga ahaada hadii aan wax dhimay"" Hawaarto Godey gacalo iyo gabiibtaba"
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, April 02, 2001 - 05:31 am TO_ Mahad" War go,nahay nafta kawaran!! Hadaadsocotaa mar ay fadhaan iyo xeedhaba kala dhaceen!! Lakiin waad ka wanaagsantahay intii kaa liidataba!! igala soo xidhiidh E-mail kan si aan isu wareeysano!!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, April 02, 2001 - 12:21 pm koodwanaag walaalkiis mahadsanid, waxaan kaacodsanayaa inaad Emailkeeya iigusoogudbisaan wixi cusub godey kadheco si oo update oogusameeyo Godey Home Page. reer godey halawada xiriirehee. later bro.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, April 03, 2001 - 02:21 pm WAAN IDINSALAAMAY DHAMAAN REER GODEY GACALO.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, April 03, 2001 - 07:18 pm godey brothers vision is gonna introduce new company which is gonna be part of the on going international commerce. you may visit us at http://godey.org/ if you are interested to have your own web side which is fast, easy and affordable here is where you can find. bye.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, April 05, 2001 - 02:59 am HAI KOODWANAAG. Waad mahadsantahay balse isu keysheeg.intii anankuu waramin waa inaan ku gartaa.lamuumbe ayaa dadaalaya adna waad ka dambeysa,take it easy bro.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, April 05, 2001 - 08:41 am Saxiibayaal waad salaamantihiin dhamaan, dadka meesha kajeediya rayigooda. Iyada oo aytahay markii iiguhoraysay ee aan kasooqaybgalo discusion kan waxaan dhalinyarada reer godey leeyahay dadka haynaga didi nina waa shacabkeenii godeyna waaa magaalo maxadii wadankeena. last but not the least let us always discuss something constructive, let us not waste our time discussing monor things. Ogaden and godey is waiting us. sidaas iyo nabad galyo. walaalkiin Hadhaawe.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, April 05, 2001 - 08:47 am TO. Dhamaan" WARAR NAGASOO GAADHAY CAASIMADA "GODEY" Wararka naga soo gaadhaya caasimada Godey waxay sheegayaan in mar labaad abaaro laxaad lex ku soo foodleeyihiin gobolka Godey iyadooy oogu wacantahay baa layidhi gugii lafilayay oon dadka udi,in!!! Wararka kalee caasimada naga soo gaadhaya waxaa kamid ah in milatari aad u farabadan lageeyay gobolka Godey isla markaana ku soo kordhiyeen shacabka cadaadis aad iyo aad u fara badan!!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, April 05, 2001 - 09:05 am WAR CABDALIHI BAABA ILBAXAY OOBA GAADHAY HEER INTERNEETKA SUUQ AY OGAFURTAAN ADUUNYO/// ILMA ADEERAYAAL WAAN IDINLAKAFTAMAHAYAA EE MEESHIINA KASIIWADA OGADENIA GUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUL
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, April 05, 2001 - 06:26 pm ree godey, brothers and sisters i lOve you peace.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, April 10, 2001 - 01:48 pm rer goday waxaan idin leeyahay meesha malagu kala warqaataa? malugu haasaawaa mise waa lafuraye hala furaad wadiin taasi waa iga suaal taxigta waxaan idin waydiinayaa macaruurbaa tihiin waxaad qorteen waan afgaran waayaye. afka halkan kuqoran wax halaga badalo!!!!!!!!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, April 11, 2001 - 08:54 am awdanbey saxiib hada waxaa labexday magac oo dhulki reer Godey eh, hadne ree Godey aa caaynoosaa luqadooda iyo waxaas, arintaas mid ooxun ma ahoo. hadii oo lakiin wax kudhibo inta kuqoraan yihiin si oo fiican usheeg. mida kale inta waxaa loofurey in oo dadka ANCESTORS kood kasoojeedaan Gobolka Godey iyo waliba dadka oo ayaga ka imaadeenbo. ujeedane waa in oo la iska warhayo oo wixi oo OPINION eh la is dhaafsado. wixi aa su'aal qabto soodee waa lagaaga jawaaba.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, April 13, 2001 - 06:22 am magaladan ma gode baa mise godey?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, April 14, 2001 - 03:05 pm reegoday waan idin salaamay...................
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, April 14, 2001 - 03:09 pm lamumbe/markahore waan kusalaamay, marka xigta aanba kula kaftamee reer godeyna waad sheeganaysaa af qalaadna waad kuhadliye bal iisug inaad reegoday sax ahtahay aniguse maadaama aan ree awdambay ahay waxaa idhibaysa foolxumada reegoday sida ayiifaraxgalinayso quruxdoodu marka meesha siday tahay halaga qurxiyo waa intaa ujeedadaydu waxaanan jeclahay in iimaylada lamumbe,,,baarguun,,,koodwanaag banka awdanbay lagusootuuro ogaadeen waasalaamanyahay..........
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, April 14, 2001 - 07:53 pm cige walaalkey Gode iyo Godey waa iskumidkiilee marka sidi oo adi kuufudud iskadheh ama uqor. awdanbey walaal aniga hadii oo su'aal fiican qabto waa kaago jawaaba hadii kale iskahadal walax mataraayo. dadka waa lamo, qof iskahadlo iyo qof oo dadka ufaa'iideeyo, marka hadii hadalkaa dabo galoo waxaa ubantahey in oo iskahadlooso. ThErEfOrE, I dOn'T wAnT sAy AnY tHiNg AbOuT yOu! GeT iT?
|