    Abdirashid | Monday, February 19, 2001 - 01:24 am Waa hashii laygu Haboo Huri maayo agteedee Ninkii soo hibanaayoow Hareertayda bal kaalay. Waryaaya reer Wardheer halkan innagaa leh. |
    abraahiin | Monday, February 19, 2001 - 10:59 am cabdi rashiid salaanid saaxiib magaaladeena aad baad ujeceshahay sida muuqata oo matihi kuwa caaqiinta ah ee aan xusin marnaba wayna kuuhaysaa sxb oo waa ma iloowdo ee kuwad oo halkaa kaga hay waa hubaal inaayna ku halmaamayne. waxaan kuleeyahay caws jiilaal waalama huraan<dawguduudu waa lama huraane hala ogaado> wada xiriir wacan reer wardheer |
    dobawayn | Monday, February 19, 2001 - 03:31 pm Wadada loo maraa wadyaalaayee Wardheer Dal wanaagsanaydaa,dalka yaalahaayeey ,doqankii ogaadeen ahaa doolo laga qaadye loo diid Nanood iyo hadduu degi lahaa ciide dadka uguma liitaane way diriri waayeene eebaa dabkoodiyo sandahay danabydoodiiye. |
    WADAI | Monday, February 19, 2001 - 11:06 pm Tuesday, February 20, 2001 - 04:03 am -------------------------------------------------------------------------------- Salaan kadib wixiiba waxaa soo gabagabeeyay wiilkaa absame. Sababtoo ah degmadii qabridahare wey ceebeeyeen, oo oo absame iska dhaafe laba bahood bay isku heystaan. Wiil absame waa isku xaq isku mid, isku ujeedo. Waxaanu diyaar u nahay hadii aanu absame nahay in aanu u dagaalano, xoreyno, u halgano WADANKA LAYIDHAAHDO OGAADEENIA. Oo ah dhulka aanu wada dagno soomaali .Anigu waxaan aaminsanahay,OGADEN,MIDNIMO,iyo israac. (WAXAA LAGU MAAHMAAHAA MORE OPRESSION GIVES RISE TO REVOLUTION) Sidaa darteed dulmiga dadkayaga udul qaadan mayno, kaseexan meyno,iloobi meyno, gaalo iyo cadaw dadkayaga iyo dhulkayaga ka gadan meyno, waan isu dulqaadanaynaa. waxaan hubaa in aanu guulaysan isreebreebka dembe.Anigu waxaan aaminsanahay ninkii sheega kalaqeybin ABSAME AMA OGADEN in uu yahay cadaw u adeega gumeystaha ama aan waxbaba ogeyn oo badaw YURUP IYO AMEERIKA qabowga iska caba oon dareenba ku jirin uu yahay. Walaalayaal wadanka halgan xun oo lagu hoobtay baa ka socda ee soomaaliyeey iyo muslinoow baanu taaganahay ninkii dhiiglohow sidaa ogow. |
    Abdirashid | Monday, February 19, 2001 - 11:24 pm Waxaan aad ula yaabanahay dhabayacad iyo qurjiilayaashu(dhulbahante) waxay had iyo jeer soo xusaan gabaygii Cali dhuux uu qarni ka hor tiriyey ee ahaa Doqonkii Ogaadeen ahaa Doollo laga qaad, laakiin waxay iska indhasaabayaan gabagebadii gabayga oo markii uu arkey inlaga badiyey oo Ogaadeen bur iyo dheeraad helay dhulbahantana uu Habar-jeclo iska celin waayey oo rag badan oo tiirkii dhulbahante ahaa haaddaa loo wadhay ayuu Cali Dhuux laftigiisu qirtey in laga badiyey oo wuxuu isku tilmaamay gabadh oo kale inuu yahay wuxuuna yidhi: Gashaantida sideedii ayaan guur usugayaaye Aniyo dumarka loo galmoon waan gudboonahaye Inta aan gamboolka iska rogi guudka igasaaran Ogaadeenka iisoo gabyoow waa gar xaajaduye. Markaa nimankan waxaan dhici lahaa war nimanyohow taariikhda la socda. Waxaan sheekada ku hayaa in Cali Dhuux Aadan uu ciilkii la dhintay markii ay naftu ka dhacaysayna uu lahaa ereyadan: Sida ugaxda gorey Hal la ganey Ha igu gaarraado. Markaa Cali Dhuux gabaygaa kama uusan faa,iidin qiso dheerna wuu lahaa ee intaa kuma ekayn. |
    suundhurwaa | Tuesday, February 20, 2001 - 04:57 am Abdirashiid Ninmanka dhulbahante waxay iloobeen ooy hada ka samreer caynaba markaasay wardheer hdalhayan. Adaa afyaqaan oo u sheegay . |
    Abdirashid | Tuesday, February 20, 2001 - 05:42 am To: Suundhurwaa, saaxiib waa arrin lala yaabo nin taariikhdiisaiska indho-tiraya. Annagaa naqaana oo u sheegayna waxaayyihiin haddii ay rabshada dayn waayaan. |
    suundhurwaa | Tuesday, February 20, 2001 - 10:11 am CABDIRASHIID Dhulbahantuhu waa dad yari iyo waali isku darsaday waxayna qabaan maskax faluuq waa iidoor 15 daqiiqo dhiman waxaan hore ula yaabanaa ku dagaalankii ay ku dagaalameen kismaayo iyaga oon la hayn wax qorshe ah waxay is moodeen majeerteen ileen baqashii fardo ladaaqdaa dhigoodey ismoodaaye. Ma ogtahay in magaalada buuhoodle ayna lahayn wax ceel ah oo laga cabo.!!!! Markii ay somalidu isku dayday in ceel loodhiso dadkan masaakiinta ah kuwii kulahaa baraagahaa yiri WAJIGA ILLAH IYO WAJI USTAATKA IN AAN CEEL LA DHISAYNIN. waxaan umalaynaa in uu calidhuux ka habaaray ama sayid maxamed |
    Tigar Ciil | Tuesday, February 20, 2001 - 07:17 pm Haa haa haa war reer Wardheer waad kululaateene,in dhiig idinku jiro ma moodayne,somalidu waxay ku maahmaahdaa Aabahay baa geel lahaan jiray aniga ayaa dameero leh baa ka wanaagsan,taariikhda aad sheegaysaan dadkii dhigay way dhinteen waxayse ka tageen dad aad u fara badan oo aan tayo lahayn,haddii aan dib ugu noqono tobankii sano ee la soo dhaafay Ogaadeenku waxuu noqday Ilko Maroodi la sahansay,dadka uma liitaanee way diriri waayeen,ninka gabyaaga ahna waxuu ka gabyaa qarniyada soo sacda Cali Dhuux waxuu ka gabyay ilaa tobankii sano ee la soo dhaafay ilaa waqtigan aan joogno. Ogaadeenka waa laga adkaaday dagaaladii Kismaanyo iyda oo ayna wax kharaj ah ayna ku bixin oo laysu adeegsaday isaga,miyaad llowsan tihiin taas? waxaa laga adkaaday dhanka Ethiopia oo waxaa ku kacay qabaa,iilkii la deganaa iyo Tegray iswadata dadkana uguma liitaanee way diriri waayeen,hadaba maxaad Dhulbahante ku geli haduu tolkaa dhoohane yahay. |
    Abdirashid | Tuesday, February 20, 2001 - 11:30 pm To: Tiger Ciil, saaxiib waxaan filayaa waxaad ku nooshahay khayaali, waxbana ma,aha haddii aad ku noolaato wax aan jirin waayo soomaalida badankeeda ayaad la qabtaa arrintaas. Haddii aan usoo dhaadhaco biya-dhaca dulucdan horta marka ugu waxaynu kahadlaynay waxay ahayd Wardheer, iyadana runtaan kuu sheegayaaye anigu anigaa iska hadlaya ee nin kale ma damaanad qaadayo inta aan noolahay ninkale waxba kama aha ee taa ogaanteed lahow ama diid ama ha diidin ama marka aad Ogaadeen maqasho dacari ha kugu dhacdo. Waa tii saancad laga qaado oo lagu sumoobaa. |
    Yusuf yare | Wednesday, February 21, 2001 - 12:24 am Waryaaya arrintu meel xun bay gaadhaye, sowtan tolkay lasoo daandaansaday maaha, warhooy armaad naga tagtaan nama taqaaniine. Magaaladii halganka Ogaadeeniya miyaa rag laga kari la,yahay wallee waydnaan nadaynin illaa indhihiinna aad heemo ku aragtaan. ONLF ha noolaato Ogaadeeniya ha xorowdo. |
    Axmed-wali | Wednesday, February 21, 2001 - 12:27 am Allahayow fiicnaan lahaydaa in lays barto, si aan la isugu dhicin. Alla nimanka Harti intay rag yaqaannaan yaraa, wayse heli doonaan waxay raadinayaan. |
    Tegar Ciil | Wednesday, February 21, 2001 - 07:21 am Abdirashidow khiyaali kuma nooliye runta ayaan ka hadlay,adiguna runta ayaad diidantay,waa runtaa tobigu waxuu ahaa Wardheer,ma ogtahay in wardheer laftigeeda lagugu haysto Majeerteenna sheeganaayo laga yabee sidii Kismmaayo layka cayrshay in laydinka cayriyo ileen diriri maysaanee. |
    Tegar Ciil | Wednesday, February 21, 2001 - 07:25 am Abdirashidow khiyaali kuma nooliye runta ayaan ka hadlay,adiguna runta ayaad diidantay,waa runtaa tobigu waxuu ahaa Wardheer,ma ogtahay in wardheer laftigeeda lagugu haysto Majeerteenna sheeganaayo laga yabee sidii Kismmaayo layka cayrshay in laydinka cayriyo ileen diriri maysaanee. |
    Daf iyo Miriq | Wednesday, February 21, 2001 - 02:04 pm Waryaaraay war arintu way kharaartay,nimanyahaw qofku hadduu buko oo uu dhakhtar fiisit u tago oo uusan si sax ah uusan dhakhtarka ugu sheegin meesha laga hayo,waxaa aad suuragal u ah in uu dhakhtarku siiyo daawo khalad ah uu ku dhinto!,haddaan nahay Ogaadeen ma aanan garan dhibaatada Somalidu nagu sheegaysa ah waa laylinka adkaaday. Dhibkaas waxaa u keenay Ogaadeenka waxaa ku jira dad aad u badan oo sheegato ah oo lugeynaaya Ogaadeenka iskuna dilaaya,waxaan ugu baaqaynaa dadkaas in ay dadkoodii ku noqdaan danaha Ogaadeenkana fara kala baxaan,mar danbana ayna na sheegan |
    maxamed | Wednesday, February 21, 2001 - 02:55 pm wardheer mawada isaaq baynoqotay,waamaxay dadkaaan sida isaaq uwada hadlayaa? Ali dhuux dadka internet gobeygiisa kusooqora waa isaaq taariikh kadhiganaya. kadib markii cali dhuux gobeygaa tiriyey ogaadeen dibey uqabsadeen dhulbadan oo waqtigaa lagaqabsadey. dhulbahante waa aarey x. cumar camay. kadib markii reer hagar ldiley 14 nin oo habaryoonisa oo ahaa askartii ingiriiska 8 dhaawacay, ayuu samatar baxnaan gobeygan tiriyey Xasan iyo anoo sida Siciid, la i xambaaraayo Iyo haatan xaaddii garkoo, xayga ka caddaatay Xabbad bay noo ahayd, Reer Xirsi Cismaane Xashiishka iyo laba Muuse ways, ku xadfanaayeene Xubin keliya Hagar Aadan baa, iila xoog badane Intaasay xumaan iyo wanaag, la xarbiyaayeene Xagna nalama bixin nnimanki ay na xijiyaayeene Xarakada Carraaliyo Wacays, nama ay xaalayne Cali Gerina waa na xistiyaa, tan iyo xaataaye Nimankii xafiiskii Berbera, xawda nagu gooyay Oo Xaajigii dilay dakaan, kala xabaal joogin Oo xayda xagarka gashooo, kuna xalaaleeyay Mar haddii xiniinyaha la jaray, waa xamdi Ilaahe Inay guuto noo soo xuulaan, waw xirgi la'aane Xaggoodaan u jeedaye nabsay, ku xarragoodeene Weerkuba wuxuu xiido-galool, xawda ku hayaaba Xanuunka iyo gaajada wuxuu, la xabbisnaadaba Xoolaha wax laga ooto oo, laga xaraystaaba Markay xayni soo goosato buu, ugu xasuugaaye Mana xishoodo jeeray ilkuhu, xanaf darreeyaane Markaasuu calooshii xirnayd, xalus ku yeeshaaye Anna waxaan la xawdnaa shalay, iga xayuubsheene Hadba waxaan la xarakaadayaa, waa xogtaan helaye Waa kaa jirkaygii xirnaa, soo xankaakubaye Xoonkii shinida duubayaye, xoonbax oranaayay Aan xababarshiyo awlallada, cidi la xaalaynin Xawliga durduradaan ka biqi, xeeb inaan tago e Xaaladdoda niman baa qarsha oy, xani ka raacdaaye Xuurtiyo waraabaha miyaa, xalay ducaynaayay. |
    Abdirashid | Thursday, February 22, 2001 - 02:11 am To: Tiger Ciil, saaxiib waxa jooga nimaan garan waxa soo socda ma garto, ka dib hadaan kabasoo qaado in Ogaadeen lagu jabiyey Kismaayo walow midkoodna uusan hadda joogin oo labaduba bannaanka ka daawanayaan haddana hore waxaa loo yidhi maalin waliba Axad ma,aha. Cidkasta soo kaxaysta Waatii saancad laga qaado oo lagu sumoobaa. |
    Boocame | Thursday, February 22, 2001 - 04:59 am Waxaan aad ula yaabay indha-adayga dhabayacada hadday Nuwyork tagaan waxay dhahayaan annagaa leh, alla indh-adagaa nimanku. |
    abraahiin | Thursday, February 22, 2001 - 11:09 am waa yaab halka ay murankani kadhici waa xagee ma wardheertaan aqaan baa mise waa mid kale ? waryaadha cabdirashiid and sundhurwaa iska daaya kuwaa lamurankooda < dhulos> waabaan gabaynay baa afkooda laga gartaye war dheera xataa kuwa laga ilaalin kuma jiraane nin kiisii laqaaday meel qaadi maayee waxaa layidhi lixdan jir dhulos ah iyo labaatan jir h- jecla ahi sheeko mawada wadaagi karaan oo dhulos waxaa ucad caynaboo ciida dhulbahaanta ah kana indhaha wuxuu kala qaaday ayadoon muran kataagnayn!!!!!!!!!!!!! gabaydaye maxaa kadanbeeyay!!!!!!!1 in ay tahay wardheer cari ogaaden xero makaahiil kii wax kale kuqarwayoow candhuufta dib uliq gadaalna u istaag hadii kale adoo naftaada waayaad katagi sidii iidoor kudhacday. |
    Anonymous | Thursday, February 22, 2001 - 02:02 pm Warddheer waan jecelahay waxa walaahay ku dhashay aabahay waxaan ahay Habaryoonis,cayda ha layareeyo. |
    Anonymous | Thursday, February 22, 2001 - 02:09 pm Waxaan aad ula yaabay doqonkan Ogaadeen war dacay dheer adi hadal kuuma yaalo maxaad caynabo ka sheegaysaa Habryoonis adoo curadkii Daarood kufaanaya ayay inka badan 700 magaalo xoog kaaga haysataa car waa beentaa idheh!waa kii c/dhuux idinka naxay ee lahaa HABARYOONIS BAY DAGALADOODII UGA DURKEENE dadka uma liitaane way diriri waayeene lol,aamus dacay dheer. |
    Abdirashid | Thursday, February 22, 2001 - 11:37 pm To: Ninka magiciisa qariyey saaxiib haddaad naf leedahay magac baad la bixi lahayd internetka oo aan cidina kula joogin baad cabsanaysaaye sidee baad rag cadkaaga uga qaadan lahayd adigoo horfadhiya, waannu naqaannaa adigoo kale fulay NO 1 ayaad tahay. Habar-yoonis waxa ay tahay waannu naqaannaa annagaana kaa badinna waana niman gob ah ee gunta maanta Wardheer sheeganaysa abaalkooda ayaan ka waraabin doonaa. |
    jeeraar | Friday, February 23, 2001 - 09:42 am horta aan kuu sheegee curadkii daarood ma nihin ee xataa dhulbahantaa ogaadeen ka wayn. weli maadan maqal ogaadeen dacwad ah oo leh cid baa nalaysay oo nadhacday. infact waxaan mar walba maqlaa qolo kasta oo xagga ogaadeen soo dhawraysa. cali dhuux oday daarood buu ahaa, aniguna maanta wax ma oran karo rag ay wada dhasheen bay mar wada hadleen,waana loo jawaabay taasna sheeko hore weeye. xaqiiqdu waxaa weeye aniga kolla igama eegtid inaan qabiil soomaaliyeed ogaadeen ag dhigo.it a'nt fair.waayo daaroood iyo iidoor ba ka badnin, maalinkii ogaadeen is raacana gencoide iyo wax la mid ah baan damacsannahay. wait and see weeye xaalku. capische bitte? |
    suundhurwaa | Friday, February 23, 2001 - 10:32 am Abdirashiid pls ha isku mashquulin dhulos wali waxay caabudaan sayidkii dhintay 100sano ka hor. dhabayacadu wali waxay ku dawarsadaan gabdhahoodii ooy abaarta kaga baxa isleeyihiin. Anaga waxay naga taagantahay hawiye turub baraydii layiri oo eega dhabayaco baranay. |
    Abdirashid | Sunday, February 25, 2001 - 11:28 pm To: Suundhurwaa, saaxiib afkaaga caano iyo timir lagu qabay arrintu waa sidaad u sheegtay ee danahaaga ka raaco. Midda kale nimankan cuqdad baa haysee adduunka inta islanool ama isku degaanka ahi waa isku dan, waxaa ka dhexeeya goobihii waxbarashada, isbitaalladii, waddooyinkii, meelihii laga cabbayey iwm. Markaa haddii ay niman reer Wardheer ah oo sax ah yihiin war sideebaan dadkii wax ugu qabannaa ayaa meesha ku jirta, ee in lays caayo ma habbona. Runtii jid waa la dhisi karaa, oo waad ogtihiin, markaa su,aasha meesha taallaa waxaa weeye war sidee baan magaaladeenna u horumarinnaa doesn,t matter ciddaad tahay anigu waxaan ka hadlayaa reer Wardheer. |
    Abdirashid | Sunday, February 25, 2001 - 11:33 pm Anigii ayaa soo noqdey wax in la wada qabsado waa waxa adduunku ku dhisan yahay haddaad talana adigaa ku noole iyadu kuma noola. Sina uma kala maaranno wararka geeljirahana waa laga fiican yahay, waxaan uga jeedaa anigaa leh iy maahee anigaa leh, ee xitaa idinku(Biciid-yahan ama dhulbahante) iyo wixii la halmaala maamulkaba haya laakiin muhiimaddu waa sidee baan wax u wada qabsannaa. Aniga sidaas ayey ila tahay. |
    miss-shilabo | Monday, February 26, 2001 - 01:26 am Salaam Dhamaan, Wardheer Wardheer Wardheer,,,,,Fadlan Magaalada Faraha Ha Laga Qaado,,,,,,,,,,,Cajiib Ragu Muran Jecelaa,,,,,,,,Wardheer Ninkii Yaqano Ha Loo Dhaafo ,,,,,,,,Hadal Hadal Hadal Looma Baahno. Suundhurwaa!!!!!!!!!!!!!!!! Xasuus waaw ereygaas aniga oo yar ayaan maqli jiray(((Suundhurwaa,,,,Miro gurato,,,,lol) eleen waa waxjiro. nabadeeeeeeee |
    Cilmi | Monday, February 26, 2001 - 03:37 am To: Abdirashid, saaxiib waxaad soo jeedisay fikrad caafimaad qabta mana filayo qof diidayaa inuu jiro war aynu wax wada qabsanno. Waxaan dhihi karaa oo keliya fikraddaa walaalkeen inoo soo jeediyey aynu ku dhaqaaqno haddii wanaag la doonayo. |
    Liibaan | Tuesday, February 27, 2001 - 01:15 am Haddii ay arrintu tahay aynnu wax wada qabsanno bal maantana raggii qaska u joogay ee Hartigu hadal bay keeni doonaane u fiirsada. War nimanyoho hadalka walaalkeen inoo soo jeediyey ma ceeb baa?. |
    maxamed | Tuesday, February 27, 2001 - 05:46 am war ogaadeena muxuu harti karabaa. harti, ogaadeen inuu caawiye mooyee, muxuu karabaa, muxuuse uga baahan yahay. ilaa xiligii axmed gurey, xilgii daraawiishta, xiligii talyaanigu itoobiya qabsatay, dagaalkii 1977, harti bay ahaayeen cidii udagaalamaysey iney soomaalida lagumeysto xoreeyaan. ciidaankii soomaaliyeed ee kadagaalamayey itoobiya 1977 iyo saraakiishii hugaamineysay waxay ahaayeen harti 70%. ragii godey miinada isku qarxiyey waxay ahaayeen Harti inta badan. wax wadaqabsigu maxuma, laakiin waxaad moodaa iney idunku jirto cuqdad aan dawo lahayn. dacaayaduna idin danqayso. qofka meesha waxkuqorey isagaaba cadeeyey inuu yahay habaryoonis, maxaad karabtaan harti? |
    Abdirashid | Thursday, March 01, 2001 - 01:27 am To: Maxamed, saaxiib waxaad ka sheekaynaysaa adduun aynaan soo marin baan u malaynayaa anigu waligay ma maqal dagaal Harti qaaday iyo caawin uu Harti ogaadeen caawiyey, markaa goormay ahayd waqtiga aad sheegaysaa? ma riyaad ku aragtay Hartiga miinada isku xidhay? taariikhda yaan been laga sheegin, hana illaawin: Iyagaa hantiday baxshaan heesi daba taalle oo ku hilbo qaybsada waxay hor Alle gaysteene Harti miyaa ku dhalay soorta maad hadal la,aan dhiibtid. |
    Gaafow | Thursday, March 01, 2001 - 03:27 am Maxaa horta Hartiga xaasidnimada, munaafaqnimada, iyo diradiraalaha ugu wacan? ma siyaasadda ayey ka mid tahay? waa kuwa yidhaahda annaga ayaa soomaalida ugu siyaasad wacane. |
    Anonymous | Thursday, March 01, 2001 - 03:30 am Waliba ku darsoo waxaad illawday faanka oo ay soomaali oo dhan ugu horreeyaan, intaas oo dhami waxay ku tusayaan inay naago yihiin oo ayna rag wax la qaybsan karin. |
    Biikole | Thursday, March 01, 2001 - 03:33 am War ragga ha is raacinina e nimanka Dhulbahante la yidhaahdo waa gob, ee waa majeerteenka waxa astaamaha kore lihi. Warsangeligu na waa gobta Hartiga ee ragga sidaa u kala saara oo isku meel ha ku qorina. |
    Abdirashid | Thursday, March 01, 2001 - 03:36 am Saaxiibayaal hala kala saaro gefka iyo kaftanka, raggu waligii wuu kaftamaa laakiin in laysu gefo maaha mana ahayn ujeeddadii loo furay baabkan ee saaxiibayaal aynu kala faa,iidaysanno ee yaan laysu gefin oo lays caayin. |
    maxamed | Thursday, March 01, 2001 - 06:12 am abdi/rashiid maadaama dadka meesha waxkuqoraa ayna ogaadeen kaliya aheyn,waxaan kusoo gababeynayaa internet waxaa kaheli kartaa taariikh badan oo soomaalida qusaysa. 1961 markii jamuuriyada demoqraatiga ee soomaaliya ay ogolaatay in qofkastoo soomaaliya meelkastuu uu kudhashaba uu wadani kayahay dalka xorta ah ee soomaaliya mayahayn hawiye iyo isaaq fikradooda. jawaabtii gobeygaaguna waatan. halac dheere the great ogaadeen man!!! Inay Gobanimo hibo leedahoo, horay naloo siiyey. halac dheere nimankii Sanado hayn jirnaan nahaye. Ali sharmaarke |
    suban | Thursday, March 01, 2001 - 04:26 pm Hi All, I would to ask you a qeustion those guys who r in here so my question is who belong wardheer?i guess wardheer belongs to majeerteen spp reerbicidyahan marka waxaan idin suaalay ma dadkale baa la daga halkaas reerbicidyahanka please iga jaahil bixiya arinkaas. Ani waxaan ku dhashay xamar and i never been to wardheer but i heard from my people that its beutiful land and i hope oneday i will visit there so please i soo jawaaba. bye, -suban- |
    jeeraar | Friday, March 02, 2001 - 07:32 am suban biciidyahan waa afar xabbo magaalo iska dhaafe tuulo ma yeelan karaa adna wardheer baa ka hadlaysaa. |
    Hawdo | Saturday, March 03, 2001 - 01:47 pm Waryaadha Harti Ogaadeen waxba ha isku dheeranina yagaa Daarood geesigoodii iyo odaygoodiiba ah waana aragtidayda gaaban gobta Daarood,waana dadka Daarood ugu daacadsan walaaha baanan idiin kala hiilinayn waaayo Daaroodoo dhan qaraabaan la ahay anigu Habryoonis,hooyaday majeerteen c.maxamuud,aabahay waxa dhalay Ogaadeen reer cabdule,awoowgay aabo waxa dhalay Mareexaan reer diini awoowgay hooyo waxa dhalay Wersen geli,ma jeccli inay dad iyaqaanaa ifahmaan oo ay ikarhaan qaraabooyin kaloo aanu reerkiinaas nahayna waa jiraan sida eedooyinkay oo yaguna wax dhulbahante iyo ogaadeen udhaxayba leh,marka waxa igu kelifay inaan sidaa isu qeexo inaydaan umalayn eex,Ogaadeenka cilada keliya ee aan ku arkay waa qabyaalad aad ubadan,horta majeerteenku irka iyo dhulkuu ujiraa Ogaadeenka oo waxa kuwaalati wanaagsan Ogaadeenka dhulbahantuhuna ma gaadho.Waxaan wax ka odhan lahaa udagaalanka Soomaalida maqan nina kagama badnayn H/yoonis marka hartigiinaan joojiya fagfagta badan |
    suundhurwaa | Sunday, March 04, 2001 - 11:25 am Mis_shilaabo Suundhurwaa, xagaray , miro gurato iyo kuwo kaleba waynu leenahay hadaynu nahay reer wardheer , laakiin ma maqashay suuqii ahaa !!!!fadhfadhiya??? lol |
    Abdirashid | Monday, March 05, 2001 - 02:13 am To: Maxamed, saaxiib Gobanimo hadday hibo tahay oo horey laguu siiyey hoh maxaad u tidhi wiil martiya hilib intaad siisay. Taasi waa jawaabtaadii takalana aad baan uga xumahay inaan hanfade la sheekaysto, waxaad tahay hanfade aan waxba u hubsanin. |
    Gaafow | Monday, March 05, 2001 - 06:33 am Waxaan u arkaa inaad aad isu fahanteen, waxaan ka garanayaa sida fiican ee aad isula qaadaa dhigaysaan waa C/rashiid iyo Maxamed waxaase ka fiicnayd inaad horey uga socotaan. |
    Abdirashid | Tuesday, March 06, 2001 - 01:30 am Ciid wanaagsan reer Wardheer, kuna gaadha sannadkan, sannadkiisa kale bash-bash, barwaaqo iyo badhaadhe iyo inuu ilaahay inaga dulqaado gumaysiga wayaanaha. AMIIN. Iskana jira ninkii Maan gurracan sheekada wuu gafaa. |
    abraahiin | Tuesday, March 06, 2001 - 08:18 am mr cabdi rashiid waad salaamantahay sxb waan soo celiyay xiriirkaaan la lahaa forum kan aad furtay ee reer wardheer<waa nin kii ah sheegatana yeelkeed> waxaana kuleeyahay adiga iyo reer wardheer oo dhan iyo gabi ahaan reer ogaden iyo guud ahaan soomaalida CIID WANAAGSAN WAKULU CAAMIN WA ANTUM BI KHAYR WA ARJUU LI OGADEN AL XORIYAH WAL ISTIQRAAR. BRO waxaan u hanbalyaynayaa dhaman inta nagala soo qayb gashay halkan ee kaftamaysa ama leh ana way kan. kan doc kayeedh ka ah ee ku dhici waayay in uu is sheegana waxaan dhihi lahaa dhulkanagu madhana todobo boqol oo magaalo i mean dhulka uu ogaadeen ku dago in ogaden ee faanka iyo faataa duglaha aad lasheegi wayday kaa tahay waa huu haae halkan nooga daa!!!!! |
    Ismail | Tuesday, March 06, 2001 - 10:16 am soomali oo dhan reer abtigey ogaaden ayaa uugo fiican cid haa waydeenin taas ana huba anigu nin HBARYUUNIS ahh ba'an ahey ogaaden waanu is dilnaa waanu wada dagnaa hishiisna waanu wada galna laakin hartidaa kale majeertiinka iyo mareexaan dad la afgarn karo maaha.marka rag isku dhaqan iyo isku dagaan ahh ayaa dad isugu dhaw xitaa isaaqaa kale habr awal iyo arap markaay noqoto iyo ogaadeen ogaadeenka ee dhaw labada. |
    Abdirashid | Tuesday, March 06, 2001 - 11:18 pm Horta wax iswaydiini ma xumee maamulka cusub ee kilil ku sheegga loo sameeyey maxaynu ka faa,iidaysanay haddii aynu nahay reer Wardheer? yaa ugu dambeeyey oo war naga siin kara? |
    Faacuul Aadan. | Wednesday, March 07, 2001 - 12:47 pm Waryaa kaagan Ogaadeen ee marba magac isu bixinayaw,mar Isamaaciil,marna Hawdo adeer noo daa dhulka iyo qabiilka magaciisa oo iska celi dadkaad is haysaan walaahay inaadan h/yoonis ahayn hadalkaagay ka muuqataa FAANKUULO. |
    EEGA | Friday, March 09, 2001 - 07:55 am a/RASHIID HAWL FULIYUHU SIDAAD OGTAHAY WAA REER WARDHEER WUXUU HORE U AHAA WASIIRKA BIYAHA EE ETOBIYA HAL CEELNA UMA UUSAN QODIN DAGMADIISII MAXAAD FILAYSAAN REER WARDHEEROW WALIBA HADA REER WARDHEER WAXAY BADALEEN REER QABRI DAHARE OO WAXAY YEESHEEN RAG LA MID AH GUREY FIDAAR KIIREER QABRI DAHARE. |
    suundhurwaa | Sunday, March 11, 2001 - 04:59 am eega waa ceeb taasina waa been gobolkan doolo ayaa lagu aasaasay nasrulaah xisbigii ugu horeyay ee u dagaalama xornimada ogaadeenya , lagamayaabo in aanyeelano raga aad sheegtay oo kale. Hanagu qaldamin |
    Abdirashid | Monday, March 12, 2001 - 01:26 am To: EEGA, saaxiib waad mahadsan tahay anigu runtii waxaan aad u xiisaynayaa inaan maqlo wax ama ha fiicnaadeen ama ha xumaadeene ay samaysay dawladdan Tigreega ee uu C/rashiid Duulane madaxda ka yahay, midina waa inagu ceeb inaynu hal nin oo xun aynu magaalo dhan u cayno. Markaa kolley Khadar Macallin wax wayn buu qabtey oo markhaati leh, ee C/rashiid waxaa maanta looga fadhiyaa waxqabasho waliba waxaa igu maqaala ah wax uu qabto iska daaye inuu yidhi dagaalka Ogaadeeniya kasocda ayaan soo afjarayaa. War faan waynaa. |
    Faacuul Aadan. | Tuesday, March 13, 2001 - 11:47 am wARYAADHA AWLAAD FAQSH WIXII mACALINKIINIII IDIN BARAY HA LA SHIR IMANINA MEESHA SOOMAALOO DHAN BAA DEGTA DONTT YOU EVER CALL WADANKAYGA MAGAC FAQASH SIDA YIBRO YAR YAROODKAN AAD MEESHA KU SHEEGAYSAAN,WELIGIINBA BARO BAGAANDO IYO WAXBAA OGAADEENIYA AH SUUQA GASHADA IYO KHARIIDADAHAAN CAANTAYKA AH EE AAD MARBA hAWIYAHA UGU SHEEKAYSAAN SIDAASAA DHULKA LOO KALA DEGAA.DHULKA MAGACAAS XABASHIYEED EE URAYA LAMA YIDHAAHDO EE WAXA LA YIDHAAHDAA S/GALBEED WELIGIINBA BEEN IYO HAASAAWE AAN JIRIN ISUGU SHEEKEEYA,WAXAAN ARKAY OO AAN AAD IYO AAD UGU QOSLAY KAARTO AY QOREEN OO AY LEEYIHIIN DHULKOO DHAN ANAGAA LEH,NIMANYAW DADKANI GUNSANAA OO XISHOOD DARANAA MEEL WALBA MAGAC QABIIL BAY LA TAAGAN YIHIIN OO DHUL DAD KALE KU SHEEGANAYAAN,MEEL WALBA IYO GOOB KASTOO AAD ARAGTO WAXAAD KU ARKAYSAA OO WALAAHAY OO MAALINTA QIYAAME LA IISOO TAAGAYA KAARTO YAR OO DADKA LAGU KALA QAYBINAYO OO LA LEEYAHAY OGAADEENIYA,MAJEERTEENIYA IWM.... |
    Abdirashid | Tuesday, March 13, 2001 - 11:30 pm Fad ama ha fadin waa lagu fadsiin, magacaaga ayaa laga garanayaa inaad tahay Yibir, tolow ma faacuulkii aan aqaanaybaa. Wallee haddaad isaga tahay YIBIR baad tahay, dadka cuqdadu haysana dadka nagu hoos noolbaa ugu daran. Horeyna soomaalidu waxay u tidhi CIIRTAADA DHAMAA CAYDAADA YAQAANA, intaa ka badan inaan ku idhaahdo waa igu ceeb. |
    ABRAAHIN | Wednesday, March 14, 2001 - 08:13 am war yaan lala hadlin wax jira ma ahee waa mid ay cuqdadi googoysay oo cidla kahadlayee kaa doonto noqo waxaad doontana kuhadal nin kalaan lalagatamayaaye oo waan kaawaynajhay adiga faacuul takale meeshan wardheer baa laga hadlayaaye hadaad magaca dood kQABTID AAD MEELAHA LUGU QORO REER WARDHEER YAAN INTAA LOO DHAAFIN AFKAA LAISKU WEERARIYE TAAGI MAJIRTEE |
    abraahiin | Friday, March 16, 2001 - 05:41 am hadan isku dayo in aan kahadlo su,aasha cabdi rashiid ee kusaaabsan wax qabadka maamulka cabdirashii duulane ee ku beegan wardheer oo ah halka uu kayimi waxaan filayaa in uuna wax saas ubuuran qaban doonin sababtoo ah waan larabin waxqabadka oo tigree ma doonayso nin wax uqabta ogaden iyo somalida dagta toona. waxaa igu maqal ah in uu dagmooyinka wardheer oo yaraa uu kordhiyay tafaasiilna kama hayo ee nin kii wax dheeraad ah ku darayoow nugu biiri. waxaa lagama maarmaan ah in aan wada ogaano in uunan wadanku horu kac samaynayn aduunkana lajaan qaadi karin inta uu joogo isticmaarku marka waxaan soo jeedinayaa in aan kawada hadalo sidii loo xoojin lahaa halganka oo aan iska iloowno wax qabadka maamulkan. |
    Abdirashid | Sunday, March 18, 2001 - 11:40 pm To: Abraahiin, saaxiib arrin muhiim ah ayaad noo sheegtay waadna ku mahadsan tahay waayo anigu shakhsiyan maba lasocon inuu sameeyey degmooyin cusub. Waad ku mahadsan tahay bal waxaan isku dayayaa inaan raadiyo warar kale oo intaa ka badan. |
    Anonymous | Monday, March 19, 2001 - 12:44 pm ABDIRASHIID KU XAARTAY OO SHIIR BADNAYD WASE FAD MAXAY TAHAY AF ADOON BAAD KU HADLAYSAA S/GALBEEDNA WAAD KA HADLAYSAA,BAL WAXAAD KU SHEEKAYNAYSID DAY NIN DAAROODA OON FAACUUL AADAN AQOONI MAJIRO WAAKII CEELKA WARDHEER ADI IYO HABARTAABA KU WASI JIRAY,ISKU SOOMAALI MANIHIN IDINKU EX FAQASH ANANA S/GALBEED HAKUTALO GELINA IN LA YEELO BARABAGAANDO FAQSHTA NEVER. |
    Abdirashid | Monday, March 19, 2001 - 09:10 pm Waxaan aad uga xumahay in dad xanuunsani ay soo galeen boggii, maxaan kaa la hadlaa jirro fawqal jirro, cudur fawqal cudur. Nin hadaad tahay ninbaa kula hadlay ee maxaad waalidka u cayday? I;M SORRY; MACAL ASAF: |
    abraahiin | Tuesday, March 20, 2001 - 11:05 am abdi rashiid hala hadlin waxan oo kale mamudna hadal waxaadna ogaataa in hadaad laqaadaa dhigto uu waxyara noqon hada halaba ma ahee. faacuulka aqoontiisa laisku qasbayaa garanmayno reer wardheerna anagaa ah daarood lafdhabartiisana ah nin faacuul layidhaahdo kama socdo lamana baxno ee nadhaafi afka wasakhda leh ee aan loo aaba yeelayn hadaad inaba sharaf leedahay waxaa kumaadan hadasheen inaad liidataana cidna waydiinayn maangaabnina kuu dheertahay. |
    Abdirashid | Wednesday, March 21, 2001 - 01:46 am To: Abraahiin, saaxiib waad mahadsan tahay hadda ka hor Cali Dhuux Aadan oo dhulbahante ahaa(reer Cali Geri) ayaa waxaa usoo gabyey Aadan Carab(reer Hagar), Aadan Carab aad ayuu uga yaraa Aadan Dhuux, wali geeridiisa ma maqal, Cali Dhuux ayaa wuxuu yidhi: Haddii hilib cammuud kaaga dhaco amase ciidoobo Caqli nimuu ku wayn yahay macuno ceeshka qaarkiise Anigana carruurta yaryari wayga caynkaase Aadan Carab maxaan kala hadlaa caaqil baan ahaye. Markaa aniga iyo ninkani sidaas ayaannu kala nahay af caytamayna ninkiisuu ku yaallaa. |
    suundhurwaa | Thursday, March 22, 2001 - 12:52 pm cabdirashiid faacuul wuxuu ahaa kabatolihii wardheer markii dambe musquluhuu qodi jiray saaxiib miyaad ilowday |
    Faacuul Aadan. | Thursday, March 22, 2001 - 02:06 pm War ninyaw reerkan reer kaboole ex hiliblyaashii Isaaqa mahadaad leedihiin ninkii idin lahaan jiray ma naqaano taasi waxay ka dhigan tahay naagtii Daarood ee isbuuca jaariyada ka ahayd cadan ee markay kusoo noqotay dhulkaa injirta badan ee Goday lagu yidhi naa rida soo lis ee orgiga intay xiniinyaha dhab siisay tidhi AGA oo dee dhiiqimaayo aminaakan dhiijiyaye maxaa haya xaqiiqdii arinkiinu waa kaa iyo mid aan ka fogayn ,idinka dee taariikh beenaad iyo waxabaa keer ahaayoon idinka ahyni idinkama dagtoDOQONKII OGAADEEN AHAA DOOLO LAGA QAADYE beejka ninkii sidii utilmaamay miyaanuu ahayn FAACUUL ninkii geeliinu ka didi jiray yaynaan wax walba ku murmin awoowgiin la gubye. |
    Abdirashid | Tuesday, March 27, 2001 - 01:14 am To: Suundhurwaa, saaxiib aad baan u garanayaa musqulaha Wardheer ku yaalla isaga ayaa qoday badankooda waliba reer abraahiin ah oo la yaqaano oo aanan hadda halkan ku sheegaynin baa gaar u lahaa, waan ka xumahay hadda inuu sidaa u hadlo, war nacasyohow Wardheer cidina kaama lehee inkastood caasidaye iska kaalay, waa la ilbaxay oo arrintu sidii hore maahee. |
    Darmaan | Tuesday, March 27, 2001 - 01:17 am To: Abdirashid, saaxiib ninka wax ula hadha, kolley sida uu u hadlay waxbaa warkiinna ka jira ee haddana saaxiib sidaa la isuma fashilee in ceebtiinna ilaahay asturo ninka u ceeb astura. |
    Abdirashid | Wednesday, March 28, 2001 - 01:56 am Wax waa loola hadhi lahaaye isagaa marna saanjiidaya haddana inaan la maqal doonaya, taasna waxaa caan ku ah fulayaasha marna wuxuu leeyahay waxaa la i yiraahdaa hebel magiciisa ma karee, marna wuxuu isku soo qorayaa annon. |
    Darmaan | Wednesday, March 28, 2001 - 02:00 am To: Abdirashid, saaxiib ninka faacuul la yidhaahdo maxaad baratey wallee waa sidaad u sheegtay, shaki kuma jiro inuu yahay ninka caytamaya, sidaasna uma dhaqmo nin rag ah oo wax isku falaya, adiguna waxaad kaga dhigtay NACAS KIBIR LA NAAXA NAXARIIS UMA GALO: |
    Ku yaqaane | Wednesday, March 28, 2001 - 05:37 am Ninka la yiraahdo Faacuul Aadan wuxuu la mid yahay doofaarkii balliga dhex tegey oo si kasta hadduu isu daahiriyo miyuu xalaaloobayaa. Hadduu dur-dur iyo dabbaal tago Doofaar abidkii ma daahiro. |
    Boocame | Wednesday, March 28, 2001 - 05:41 am Hadduu damiir leeyahay waxaas oo dhan waxbuu ku qaadan lahaa, waa KAAKI qorraxi ma karto, ceebtuna waxba kama dhinto. AF QASHUUSHLE GOORTUU DHINTUU SII QATAABSADEY. War waxa inaga daaya hadalkiisoo arrimeheenna inoo wada. |
    Anonymous | Wednesday, April 04, 2001 - 01:24 pm Horta inaa wiil rageed ahay waanigaa idinkaga xaariaya war niicda meesha kala taga yibryayahaw,ninkaa Makaahiil mooyaane intiina kale naago cuqdadaysan oo qabiilkooda waxaan ahayn in laga hadlo diidan baad tihiin doodiina uraysa sii wata munaafiqiinyahay awoowgiin lagubye. |
    abraahiin | Wednesday, April 04, 2001 - 02:04 pm war waamaxay caydu iyo aflagaadadu. |
    abraahiin | Wednesday, April 04, 2001 - 02:09 pm war waamaxay caydu iyo aflagaadadu. |
    Boocame | Wednesday, April 04, 2001 - 11:47 pm To: Abraahiin, saaxiib Faacuul arrintiisu waa nin daad qaaday xunbo cuskay, ee dantaada ka raac. Maxaad war ka haysaa arligii? Bal warka soo daa? saaxiibkeen C/rashiid maxaa ku dhacay? |
    Anonymous | Monday, April 09, 2001 - 01:34 pm War Iraahiin ma Gumcadlaad ka tahay Awoowgaa lagubye,macaytamine adba ilaa jiritaankaygoo dhan baad awoowgaa la gub ilhayde.Dhulkii baan tgay waa lagu fiicnaa hadee roobkii waa da,ay hadii IIDOORKIINA weli waa soo durkahayaa uu dhebeyacdiina sidoo kale Sh/maxamuudna meel wanaagsan yuu wax marinayaa OGADEENIYANA waa xoroobaysaa ay,bal idina soo daaya AWOOWGIIN la gubye.waxa la yidhi nin ogaadena oo weliba reer cabdule ah ayaa intuu buur dheer oo Hargaysa duleedkeeda ah fuulay ayuu wuxuu la yabaay nalalkii iyo dhalaalkii magaalada markaasuu yidhi IIDOOR awoowgiin la gub maxay digo gubeen runtii anigu nin reer miyi ah baan ahay marka ninkaa Ogaadeen tabtaa uu usheegay bay magaalooyinku habeenkii u egyihiin,taasi waa sheekadii beesha ee maanta by Gumcadle,Ismaaciil Gumcadle. |
    abrahiin | Monday, April 09, 2001 - 02:09 pm boocaame salaan sxb takale wadankii lagu fiican dhiila cusubina majirto.ana madoonin adna maadan doonin alana hanaga hayo. takale cabdi rashiid laftaydu ma ogi waxa ku dhacay mindhaa wardheer buu aaday warbaan kasugaynaa ileen xagaa loo badanyahaye. to anony-- sxb waa kusidee miyaad hadaaqaysaa xageedse naga soo salaantay. afka hagaaji sxb afkaaga waxaa kayeedhyeedhaysa hargaysa iidoor badawnimo waan soo durkayaa halkaa hadaad tahay dee duubka iska cadee waan wada hadli karaa baad moodaaye. suaashaadii magumcadlaad katahay abraahiin jawaabtu waa haa gumcadlaan ka ahay gacanwaynaan ahay and all agaden. nabadeeeeeeeeeeeeeeey kulan danboo xiisa leh kaftankana baro----------------- |