    Cabdi | Monday, February 19, 2001 - 02:35 am Waxaan ahay wiil ka dhashay qabiilka soomali ugu sharafta badan waa daarood waxaanan raadinayaa gabar ina adeertay ah oon gursado |
    Dobawayn | Tuesday, February 20, 2001 - 07:22 am Ninyohow waa iscajabisaye maxaad saas u leedahay,somalidu ma kala sharaf badna siday aniga ila tahay somaliduna waxay ku maahmaahdaa nin isfaanshay waa Ri isnuugto ah,armaa hadalkaaga lagugu qiimeeyaa oo ay gabdhuhu ku diidaan,anigu waxaan ka dhashay qabiilka Daaroodka in ay somalidu kala ka fiican tahay ma aaminsani,nin guurdoon run ah haddaad tahay allaha kuu sahlo balse qaab kale wax ku raadi adiga oon faanin,cid kalana hoos u dhigin ayaan kugula tahalin lahaa. |
    Cabdi | Wednesday, February 21, 2001 - 12:17 am Walaal Dobwayn waad mahadsan tahay . walaal runtii cidna hoos uma dhigin cidkalana ma caayin ee daarood soomali oo dhami way taqaan habka waanagsan uu udhaqmo ano daarood ka dhashayna cidkale is qaban mayno waxkhtigan |
    madaxeey | Monday, February 26, 2001 - 10:07 am cabdiyoow daarood matihide ma waxaad u'qalqaalinaysaa in lacaayo oo labadarbi lagala dhoco kadibna aad hoosta kaqososhid . waad ogtahay in magacaas dadbadan xassaasiyad kaqabaan .marka macalinka toosh hanagu shidin ee kabax meesha gabdhahana lagama raadiyo wep siteka dhaxdiisee udoono suuqyada laga helo . hadii kale jini madaw hakula tago... |
    LAILA ALI | Monday, February 26, 2001 - 06:49 pm HEY YO! MADAXAAY YOU GO BOY! THAT WAS FUNNY. TELL THAT FOOL WHAT THE DEAL IS. NA'MEAN. AND ABDI DAAROOD IS VERY GENENARAL SPECIFY YOURSELF. PEACE MY PEOPLE.. |
    Cabdi | Wednesday, March 07, 2001 - 11:56 pm Dhamaantiin ciid wanagsan. |
    wiil-absame | Friday, March 09, 2001 - 06:25 am salaam dhamaan Cadi mid-baan ku leeyahay, Madaxeeyna mid, Doobawayna mid Cabdi:- sxb somali makala sharaf badna kaa diiday taas qabiila ahaan hadaad sheegayso, lakiin shaqsiyaadka way kala sharaf badnaan karaan Madaxeey:- sxb Daarood cidna kama gabanayo tuush lagu ifiyana ka baqayo, taas xasuusnoow cidii xasaasiyad ka qabtana iyaday dhibi Doobawayn:- walaal, huuno, ina'adeer, ina'abti tnx sidaad cabdi u waanisay caqligaan kugu jeclaaday |
    Anonymous | Friday, March 09, 2001 - 07:46 am aniga waxaan aqaan nin gay ah oo daarood ah ama qaniis. haddad rabtid ka tag teleefon or email I will hook you up |
    Cabd | Monday, March 12, 2001 - 04:07 am waxaan usheegi ninka magaciisa qariyaya waxaad tahay fulay taa waxaa ku cadaynaya maga caaga aad qarisay adaad isku kal soonan lahayd madan qariseen daroodna qaniis male ee waxaad ii sheegtay inaad adigu qaniis tahay waxanaan kuleyayhay inalahay haku soo hanuninyo waad jirantahay ee. daroodna afkaaga qaniis kunoqon maayo. Acauudu bilahi mina shaydaami rasjiim. |
    Anonymous | Monday, March 12, 2001 - 10:02 am qaniisiinta darood waxaa ugu wayn afwayne scabdulaahi yusuf "doqon" iyo dhamman burcada dhiig shubatada ah |
    Anonymous | Monday, March 12, 2001 - 10:14 am Continue....iyo inta qabiilka ka hadlaysa ama wax ku raadinaysa....gabar soomaali ah maxaa kuu diiday. qabiil...qaniiskii caydiid wax ku keeni waa oo cigaal futowayne wax kuma soo wado...intaat joo jissaan magaca soomaali ee dadkoo idil u soo halgamay ku hadla ka qabiilkana naga dhaafa.. PS: waxaan rabaa inaan raali ahaado i raahdo intay dhibtay magaca qaniis..waxaanse hubaa inaad ilafahmtay haday ku dhibayso qabiilkahadal in uu noqday topic qaniis... laakiin lets change our ways of thinking so we can liberate those left behind in the dark....qabiil waa qaniis. |
    Cabdi | Tuesday, March 13, 2001 - 12:59 am Amaa caytama amaa qayliyaa waxaad oogaatan Darood inuu tashaday Waligiina madaxaa idinkaga taagnaan doono DAROOD HA GUULAYSTO DAAROOD HAGUULAYTO. |
    MARIAN | Tuesday, March 27, 2001 - 07:27 am WILKA QARSHAY MAGACISOW WAAN KUGU RACSANAHAY WAX YABAHA AAD TIRI QARKII LAKIIN CAYDA WAA LAGA FIICAN YAHAY ABOWE CABDI ABOWE MACANE ANIGUBA WAXAN AHAY GABAR DAROOD AH LAKIIN QABIIL WAA KII DALKENI HOOYO GUBAY OO MAANTA NAGU KALIFAY ADUUN KA OO DHAN IN NALAGA NACO SOMALI HADAAN NAHAY MANTA WAA MALINTI AAN ISJECLAN LEHEEN HAWIYE DAROOD IYO ISAQ KULIGEEN TEDA KALE GABAR DAROOD AMA GABAR QABIL KALE WAXBA ISMA DHAMAN AS LONG AS YOU CAN FIND LOVE IF YOU CAN FIND ONE COUSE IS HARD TO FIND IT NOW SOW PLEASE AND PLEASE SOMALAY TO DAY IS THE DAY TO TEACH OUR CHILDREND WHAT IS GOOD AND WHAT IS BAD CABDI LET"S FORGEVE AND FORGET ABOWE HANA IGA XANAQIN NAFTEY DA WAXAAN LAJECLAHAY BAAN KUSHEGAY YOU"R SOMALIAN SISTER DHOOL |
    Cabdi | Tuesday, March 27, 2001 - 10:45 pm Walaal waad mahadsantahay Talada waa laysku leeyahay. |
    CAYNAB | Wednesday, March 28, 2001 - 02:10 am WALIGIIN HA MAQLINA WAXAY DADKA KALE DHAHAYAAN, WAR ADINKA WAX LAYSKU GUBI RABO..WALIGIIN ISRAAC SANAADA HADII AAD TAHIIN DAROOD!!!!!!!!!! DAROOD HA NOOLAADO OO HA IS RAACO AAMIIN!!!!!!!!! |
    Boldari | Thursday, March 29, 2001 - 03:30 am GUUL DAROOD BAALE GEERINA NIN DIIDALE |
    LOSER | Tuesday, April 03, 2001 - 03:35 am EVERYBODY LOVE EACHADER BAD DO NOT HIT MY I LIKE NO ONE BAY BAY |
    JAARIYAD | Tuesday, April 03, 2001 - 03:39 am I LIKE YOU SO MUCH I LIKE DAROD BA I AM HAWYO SO LIKE ME TWO I AM VERY GOOD GIRL I CLEAN VERY WEL PLEAS CHOOSE ME!!!! |
    Cabdi | Tuesday, April 03, 2001 - 04:30 am Qofka iska dhiga yaa Jaariyad mawaxad umalaysay in jaarid nimadu xuntahay waxaad ogataa in maanta umada somaliyeed intabadani cayr qaadato marka qof dhididkiisa cunaya maxaa ka fiican. |
    Anonymous | Tuesday, April 03, 2001 - 07:12 am dooleey sibaad uga hesheye maxaad uguursanwayday adigu hadaad tahay single majeerteena wiilkaa raadinaya gabadha daarood wiilka waxba halayaabin idinkaa reera faan u wayne markaa isku baahane isk u qabqabta maxaad sugays aan hakuumacaanaato tha is my best advise jaaw bye bye |
    cabdi | Wednesday, April 04, 2001 - 05:47 am Fadlan qof waloow intaadan wax qorin ka fiirso maxaayeelay mafiina in lays aflagaadeeyo waana inaan dhaqanki iyo dhiinteeni lagatagin hadaad wax tala ah ii haysaan soodhawaada lakin aflagaado mabanaana. |
    nuur | Thursday, April 05, 2001 - 03:34 am waad salaman tihiin dhalainyarooy cabdi mid ayaan leehay intiina kalana mid baan lehay cabdi hadii aad gabadh daarood rabto oo aad mustaqbal ka yelato ilaah hakula garabgalo intiina kalana mid yaan lehay cabdi markii uu yidhi gabadh darood baan rabaa ma qabiil ayuu wax ka shegay waxa uu jecel yahay ayuu shegaye intaad qabiilo aan meshaba lagu hadal hayn soo qoraysaan oo iska dhigaysaan dadaan qabiilka ka soo hor jeda idin ku qabiil meesha ha ku aburina. hana la yabina cabdi qof walba wax ayuu jecel yahay oo hadii uu gabadh qabiil keed shegay ma cid ayuu cayey mise cid ayuu u fanay??? waxa kaliya oo uu shegay gabadha uu rabo inuu ku dhamaysto nolashiisu inay noqoto daarood uune |
    cabdi | Friday, April 06, 2001 - 04:35 am Nuur afkaga caano lagu qabay saaxib dacadnimaa loo hadlaa sidada mahadsanid |