Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Soomaali Galbeed (Current): Qaybti labaad ee Jijiga -Qabribayax- Araarso
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Boldari

Tuesday, February 20, 2001 - 04:18 am
Dhamaan dhalin yaradi ka qaybqaadatay qaybti hore
walalayaal waad mahadsantihin wanan idinsoo dhawaynayaa marlabaad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mooge

Tuesday, February 20, 2001 - 07:29 am
Waar reer qabri bayax ma xasiidii iyo jabanihii bay meel la fadhiyaan???
Meeye..?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Liibaan

Tuesday, February 20, 2001 - 09:13 am
Boldari waan kaa qaaday salaanta, qaybtii hore way i dhaaftaye tanaan idinkala qayb galayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdi-wadle

Tuesday, February 20, 2001 - 05:45 pm
Boldhari, qaybtii hore garanay e tan 2aad ka
jeedadaadu waa maxay? Ma qabri Bayax baad ku
dhalatay mise Tuulada kale. Dee haka sii badnadinin magaalo kale oo badan baa G
obolka jigiga jira e!!mise waxaad garan
la'dahay wax aad ka hadasho??
War illayn annakaa wax aragnay!!

ninkii yaqaanna ba garan waa c/wadle,wadka ragga,
iyo waayo waayo iyo bari samaadkii...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dobawayn

Tuesday, February 20, 2001 - 07:26 pm
Anigu qaybtii hore kama qaybgelin balse dhulka laga hadlaayo waa dhulkii Jidwaaq Absame in aan ka qayb galana diyaar baan u ahay inkasta oo aanan la socon toobigii hore.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Boldari

Wednesday, February 21, 2001 - 12:05 am
Mooge walaal waxan kuleyahay soo dhawaaw.saad sheegtay xasiidi oyo ijabanihi iyo dhaydi bay meel lafadhiyaan ee ma booqan?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Boldari

Wednesday, February 21, 2001 - 12:07 am
Liiban walaal soo dhawaaw aynu fikrada iyo waya arag nimo isdhaaf sane ee mar 2 soo dhawaaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Boldari

Wednesday, February 21, 2001 - 04:13 am
Cabdi wadale waad mahadsantahay walaal khalad haka fahmin habkan aan uqoray maxaayelay inkastoy jiraan meela kale oo katirsan gobolka jijiga onan magacaabin majiraan wax ka maamnocaya inay nala soo xirriran waxaanan ku soo dhawaynaynaa gacamo furan.

Hadaan unoqdo su.aalahaagi Walaal anigu waxaan qabto mawayan ama waxaan ka hadlo mawayin runtiina wakhtigu aad bu igu yar yahay ee waxaan bogan ufuray in dhalinyarada danaysa horumarka ee ka soo jeeda gobolka jijiga iyo qayb ahan gobolka dhagax buur goobtan ku xirriraan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Boldari

Wednesday, February 21, 2001 - 04:15 am
doobwayn walaal waxaan kugu soo dhawaynayaa gacamo furan walaaltinimana ku dheehan ee soo dhawaaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Liibaan

Wednesday, February 21, 2001 - 09:26 am
Boldari saaxiib waad mahadsan tahay. mawduucu wali ma sarifnee waxan filayaa inuu yahay mid furan.
dhalinyaradu siday u aragtaa in la horaymariyo gobolka tusaale:wax barashada, saxaafada furan (dimuqraadiga ah) iwm in kastoo wargays aan akhrisan jirayna baryahan hawada ka baxay.

Ismaqal dambe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dobawayn

Wednesday, February 21, 2001 - 02:14 pm
Aad baan idiinku mahadinayaa soo dhawaeynta aad igu soo dhaweeyseen walaalayaal,runtii waxaan ku faraxsanahay in aan ka qaabqaato waxyaabaha looga hadlaayo dhulkaas,waxaan rabay in aan su,aal idin weydiiyo haddaad tiyiin dadka reer JigJigga iyo qabri Bayax iyo agagaaraheeda sideed u aragtaan Ethiopia joogitaanka dhulkeena Somalidu degto,anigu waxaan u arkaa arin gumeysi ee sideed u aragtaan adinku?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

quman

Thursday, February 22, 2001 - 12:00 am
bodhari walaal gacmo furaan ayaan kugu sodhaweynaya.... ana waxaan idiinkala qadnaya sheekada madama aad ka hadleysan dhuulki aan ka dhalanay....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Boldari

Thursday, February 22, 2001 - 05:12 am
Dhamaan dhalin yarada cusu ee nagu soo biirtay iyo kuwi horaba walaalayaal gacamo furan ku soo dhawaada si aynu uwada tashano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Boldari

Monday, February 26, 2001 - 02:00 am
Warar kayimid dalki oo sheegaya in dadwaynuhu abaabulayan in iskuulo wax barasho lga abaabulo goobaha kala ah Biyacade-Shabeeley iyo Booraale waxaa la sheegay in bishan Magaabid guda heeda lagu tala jiro in la sii waabo goobaha ku haboon .

dhamaan gobahaasi waxay ku yaalan meesha layidha faafan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Tamiraad

Friday, March 02, 2001 - 03:26 am
Boldhari walasal waad mahadsantahay waxaatahay ninwadan ah maalmo kahor yaan qakhrista qolaal aad ku qortay meelka mid ah qaybahan hadaba walaal wadaninimada iyo halganka ku siiwad

mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samatar

Friday, March 02, 2001 - 11:47 pm
walaalayaal dhamaan waad salaamantihiin.
walaalayaal marka labaad aad ayaad ugu mahadsan tihiin maadaadaama aad ka hadlaysaan walaalihiina soomaaliyeed ee gumaysigu haysto,waana wax loo baahanyahay markasta iyo meel kasta oo aan joognaba.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Boldari

Monday, March 05, 2001 - 01:33 am
Waxaan dhamaan dhanbaal salaneed gaarsinaya beesha ku abtirsata jidwaaq meelkasta ood aduunaka ka joogtaan waxaan walaalayal ilahayga quwadale inooga baryaya inaaynu ku ciidaan ciid farxaad iyo rayn raynle kuna waaro cimridheerar iyo cibaado suuban iyo caafimaad qab. aamin aamin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

liibaan

Tuesday, March 06, 2001 - 03:32 am
Ciid mubaarak dhamaan dhalin yarada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Boldari

Wednesday, March 07, 2001 - 11:46 pm
Libaan walaal iga gudoon salanta islamka.
waxaan shaki igaga jirin inaad aad ugu takha khustay farsamada maanta dunida lagu kala wado hadaba waxay ila tahay inaad walaalahaga aan wax ka aqoon farsamada qalabka casriga ah sida kombutarada iyo wim inaad bal waxaad walaalha ufaa iidayn kartid ka faalotitd.

Mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

liibaan

Thursday, March 08, 2001 - 01:08 am
Boldari adiguna sidoo kale waad salaamantahay
waad ku mahadsantahay suaashaada
saaxiib xaga kumbiyuutarada waxba idinkuma dhaamo
waxaan bartaa galinta korontada xafiisyada IWM.

Boldari waxaad horey uga hadashay iskuulo larabo in ladhiso wax faah faahina ma ka haysaa?

mahadsanid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Boldari

Thursday, March 08, 2001 - 04:23 am
Libaan waxay ilatahay korontada lafteedu inaytahay mid maanta bahi wayni ka jirto saad ogtahay magaalada Jijiga korotada maanta laga isticmaalo waa mid biyo ku shaqaysa ama laga soo talaalay wabiga Hawasa.
Waxay ilatahay in dadbadani aad ugu farxi lahayeen hadad daqdaqaa dhinaca korontada ah samayso.

Libaan hadan unoqdo su.aashadi ahayd bal inaan wax fa fahina ka hayo iskulada la ga abaabulayo wadanki waa maya lakiin waxaan ku rajo waynahay inaan dhawaan akhbaar ka heli doono.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Boldari

Monday, March 12, 2001 - 05:25 am
Sheega shada RRA ee inay qabsadeen magaalada BU.aale yaa wax fahfahin ah ka haya waxay ilatahay inay tahay waxaba kama jiraan ee hadad wax ka haysan fadlan aan isla socodsiino.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, March 12, 2001 - 09:56 am
everyone is fucking dreaming here... if you think that those places are only a residence for jidwaaq . where is akisho, shiiqaal, isaaq, etc...if you boldari say what ciidmubaarak to jidwaaq only...ciidmubaarak to all somalis who care about peace and justice..even to those ignorants up in this place one day you will see the light amiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gurayska

Tuesday, March 13, 2001 - 06:24 am
Who is this fucker hiding him self behind the shadow!!

Why are u insulting the JIDWAAQ Comunity?
If you don't don't believe these places are not resident and owned by Jidwaaq, then you're the dreamer mate!

Find out the the fact before you end up in conclusion..

Akisho is a tribe that are resident with us in Qabri bayax, and we all do respect them. But don't say they actually own the place.

Also, Sheekhaash they live and located geographically with Ogaadeen poeple, so don't get things mixed up!!

Isaaq are also resident but in Harta and Dulcad..

So, a fucker like you should n't appear in public forums..

Taaaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

araarsoman

Tuesday, March 13, 2001 - 07:25 pm
to xasaradoon waxaan ku leeyahay iskaga bax qolka
waxaa loogutalagalay jidwaaqe araarso ilaa baabili
gobyaray ilaa booraale waxa daga jidwaaq ee latag dadka aad meesha uraadinayso isaaq dhulbuu leeyahay sheekhaala ogaden bay la dagaan akishana
sideed beerood ayaa suldaan bade ka siiyay fadayga
qoysas kaasina jidwaaq bay ahaayeen hadana yihiin ee kabax hadaadan jidwaaq caraatan looma baahna
ee danyeelo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Another Araarsoman

Wednesday, March 14, 2001 - 12:30 am
Araarsoman!
Afkaaga caano qabaow lagu qabay!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Boldari

Wednesday, March 14, 2001 - 12:44 am
Dhalinta soo gashay bogan dhamaantiin waad salaamantihin.Walaalayaal waxaan fadalan idinka codsanayaa inaydaan isfalagaadayn oo wixii laga wada hadlayo lays waydiiyo hadii qof qori dab ah lawareegayaa soo galo waa inaan loo jawaabin maxaa yeelay maba istaahilo in wakhti lagu dhumiyo
xalaada deegan maha mid manta lagu gorgortamayo ee waa mid soomali oo dhami wada taqaan jidwaaqna uma baahna meel dadkale leeyahay madama manaafacaadka ka soo go aa dhulka jidwaaq ku filan yahay dhamaan dadka daga kiliilka 5naad.
Ninka maga ciisa qariyay waa mid fulay ah ee ninka raga ah waa ka isa soo shaac bixiya.
Hadaan dhalintayda ciidmubaarag isdhaafsanay miyaan qabyaaladeeyay? mise lahayste yaad imalaysay?waxaad ogaata suntaa aad lawareegi inaytahay jirada caanka ah ee dawo loo wayay nasib wanaag se ilahay isaga mahadleh ee uu ka bad baadiyay jidwaaq waa qabyaalad.
Mana aha mid aan ku faaninayo jidwaaq ee waa mid soomaali nagu wada taqaan.
Waxaan ilahay ka baryayaa inuu ku daaweeyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Another araarsoman

Wednesday, March 14, 2001 - 06:17 am
Mahadsanid Bodhari!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Boldari

Thursday, March 15, 2001 - 02:29 am
Maxaa loo layahay wax ka soo warama beerihi inay xasiideen iyo inkale.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

araarsoman

Thursday, March 15, 2001 - 02:39 am
bodhari dhulku waa jiilaal ee ma barafkii north america ayaa kuwareeriyay
23ka mars ayuu gugu bilaabmaa xasiiduna waa juun
waa saas eehada beerihii baa laqodayaa shinidii baa socota

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Boldari

Thursday, March 15, 2001 - 05:48 am
Araarsoman waad salaamantahay walaal barafkii yurub yaan lawareeray baan umalaynwaxaan uhaystay Bisha Masiyaa Marka lagu jiro waxaan ku aqaanay in beeruhu xasiidan ama daba ka dhalagada qasiidi la odhan jiray in lacuno yaan ku aqaanay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

harreman.

Thursday, March 15, 2001 - 06:03 am
harremanwalaalayaal waadmahad santihiin aadiyo aadna waan uladhacay sida quruxda badan eeaad ugu jawaabteen akishkaas.waxaana halkan kasalaamayaa.doobe/xasiida. iyoaraarsayowga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Boldari

Monday, March 19, 2001 - 04:49 am
1-Heerman saaxiib soo dhawaaw aynu is aqoon waydaarsanee

2- Ninkii Liibaan ahaa Maxaa baryahan Ku dhacay tolow madhoofay saaxiib hadaadan doof ku maqnayn war halagaa helo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

harreman

Monday, March 19, 2001 - 05:25 am
harreman.boldari bal ii waran saaxiib maxaa wara oo aad kahaysaa wadankii waqtigee lagu jiraa hada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

harreman

Monday, March 19, 2001 - 05:35 am
to boldari waxaan kuu sheegayaa magacaygu maaha heerman eewaxaa weeyaan harreman markaa sidaan filaayo waad garanaysaa toga harre ama wabigaba ee sidaa ulasoco and you well come.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farax

Monday, March 19, 2001 - 03:07 pm
dhamaantiin waad salaamantihiin dhalinyarada jidwaaq ee meesha isugu timid aad iyo baan ugu faraxsanahay saad sheekada isu waydaar sateen
waxaa kaloon idinka codsanayaa inaan dockayeedhada
loo jawaabin aan idin la kaftamee meesha dumarka miyaad ka mamnuucdeen oo wali qabkii jarar aad kala timaadeen baa idinku jira mise gabdhaheenii baa gaabis noqday waad salaaman tihiin ilmaadeerayaal by

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WADADACAD

Monday, March 19, 2001 - 10:08 pm
HADHUUDHLE GALBEED HADAAD NOQOTAAN
HARRE IYO HABARSACAD HA DHAAFINA
WARYAA HADA MA IFAHANTAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

araarsoman

Tuesday, March 20, 2001 - 02:50 pm
bismilaah walaalayaal waxay dhowaan bbc du sheegtay inuu ka dilaacay cudur dilaaga ah ee manijaajiska loo yaqaan magaalada jijiga hadana
ay talaalo ka hortag ahi ka socdaan
huskaaraamardha husbitaal ee magaalada jijiga ee waxlaxidhiidhay wadankii ma idinku jiraa
waliba waxay intaa ku dartay in ay talaal u baahan yihiin inka kabadan (300,000) oo qof bal hawshaas cidii wax wara ka haysaa hayla soo xidhiidho

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

COBALE

Wednesday, March 21, 2001 - 05:11 pm
TO:ALL JIDWAAQ
Waxa la idinku xantaa in aad tihiin dad ka duwan dhaqan ahaan soomali weynta kale,sabab kasta ha ku timaade sida caydhnimada.waxa la xaqiijiyey haddi ay busaarad kugu raagto in ay saamayn weyn ku yeelan karto guud ahaan dhaqnkaaga arrintaasna waxaa daliil u noqon kara saddex qabiil oo somali ka mid ah dhinaca konfurta waa Aylada,Waqoyigana waa Gadabuursiga,Galbeedna waa Jidwaaq.
Talo waxa iga ah jidwaaqow laba xaalo in aad mid soo gashaan,sida aylada iyo gadabuursiga in aad ogolaatan quudhsiga ileen lax walba shililkay is dhigto ay lagu gawracae haddii kale car rag iska dhiga meel is taagi kara wallow tiro yari idin hayso.Runta marka aynu ka hadlayno jigjiga xata girgido ayaad kaga nooshihiin.
I WISH YOU ALL THE BEST

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

araarsoman

Wednesday, March 21, 2001 - 07:28 pm
to waxbahay cobole hadaad jidwaaq caydh ku sheegtay nin walba waxa uu yahay waala yaqaan j/waaq waa qani waxaanuna quudinaa ku waad ka dhalatay
kadanyeey ogaden ninkii looga soo kacaye
warwaa koromadoodii kuwaa koorta soo luliye
kaymaha miyaan miyaan laysku arag kooxdii shalay guurtay
kud hadile eh waa waxaan lahayn kubabka daalaaye
makalaaladuu cuni hadaba kadan ogadeene
indhagaale
war ma caydhii aanu kumanaanka sano haynay eenu quudin jiray baa anga caydh nagu sheegi maanta ala muxuu cunay dawar jidwaaq laga keenay wali ma dhamayn waan soo noqon

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

araarsoman

Wednesday, March 21, 2001 - 07:32 pm
cashadiinu waa tay ahayd xabag cadaadeed
hadaad cobole joogtaan wajigu kuma casaadeen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Boldari

Thursday, March 22, 2001 - 07:32 am
Dhalintaa waan idin salaamay waxay ilatahay inaan cuna qabatay ku samayno kalaabta jidwaaq aflagaadaynaya taasoo ay ila tahay inaan loo jawaabin wax walba ay ku ciyaan saa ayduba markay ciyaan looma jawaabo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DAAKHATO

Thursday, March 22, 2001 - 02:24 pm
to cobole walaal waad ku mahad santahay booqashada
aad na soo booqatay laakiin walaal waxaan ka xumahay inaad ka leexatay topigii loogu talagalay
walaal waxaan ugu talagalay inay kukala warqaataan dadka dibada kukala lumay ee dhashay magaalooyinkaas marka walaal waxaad ogaataa qofka muslimka ah inuu xaaraan kaa yahay dhiigiisa nasabkiisa iyo maalkiisa
rasuulkuna waxa uu yidhi qofka muslimka ah waa kii laga helo amaan carabkiisa iyo adinkiisa
walaal bal waxaad wax ka sheegtay j/waaq oodhan bal u fiirso hadii qiyaamaha j/waaq oo dhan ay saf kuu soo galaan oo ay yidhaahdeen ninka carabkiisaan ka amaan waynay ahow qabiilkasta oo soomaaliyeed anaga sharafbuu agtayada kaleeyahay cayna waxba matartoee waxaan ku dhihi lahaa naftaada u tudh ilaahay cais waydiiso
TO DHALINYARADA J/WAAQ WALAAL MA OGIDIN RUUXA WAX QORAYAA CIDA UU YAHAY EE WAXAA ILA FIICAN RUUXII WANAAG USOO GALA U JAWAABA KII XUMA WADANA HALAHADLINA SOOMAALIDUNA WAXAY KU MAAHMAAHDAA NIN HADLAY NIN AAMUSAY BAA BI,IYAY AAMUSKA WAA HUBKA UGU WAYN EE LAGULA DAGAALAMO XUMA WADAHA WAAD SALAAMANTIHIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta macalinka

Thursday, March 22, 2001 - 02:53 pm
Horda cobelle waa inaadeerkeen ooy dhibeyso xumaanteenu hadaba talidiisa hala qaato hadey jirto waxa uu sheegey, jertow aan qabo inuu arinta ku talax tagey.War jidwaaq waa dad aad u badan waad taqaan ee ninyohow sidey arintu kaa noqotay.Gadabursi waa dadka somali u cilmi badan eelowdu waa madaxda gobolada koonfor ee somalida, Jidwaaqu waa somali galbeed isku wade iyo abseme wiil wanaagsan uu dhaley.

Coballow waad mahadsantahay inkastood mowduuca ka baxdey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

COBALE

Thursday, March 22, 2001 - 04:26 pm
TO : WARTA MACALINKA
Waa la igu qasbay in aan mowduuca ka baxo dadkii aynu isla garanayno ayaa hadda waxay bilaabeen wax ayaanu leenahay. meel cidla ah ina abbow jigjiga waa magaaladda kugu dhow degaan ahaan laakiin madasha waxaad ka joogta meel cidla ah hadaan idhi xaal ma i qabta ileen been ma sheegine.
WARTA SHEEKHOW DADKII AYNU ISLA GARANAYNO AYAA MAANTA RABA WAXAY ABAYAASHOOD KA SEXDEEN.
LOGGOW LOOBA JOOGGI WAXAAD LOGGI DOONTO.
Waxaan uga cabsi qabaan in ay shuuraddii iska kala tuuraan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

W/Macalinka

Friday, March 23, 2001 - 11:12 am
Cobolle,

waad salaamantahay.Ma dooneyn in aan hadal xun kuugu jawaabto,laakiin waad muteysatay.War soomaalidu waxay ku maahmaahdaa ciirtaa dhamaa ceebtaa yaqaan.Adiga oo cobole ka yimid sideed wax uga sheeqtaa nin Jidwaaq ah oo leh magaalooyin caasimad ah.In kasta oy Jidwaaq iyo Ogadeen wada leeyihiin magaalada dh/bur hadana ma gaadho Jigjiga.Anigu markaan sida fiican kuu la hadley waxaan ka wadey in aaynaan inagu isku dhicin.Haatan se waxaad wax aan waxba garaneyn.Sow ma ogid in shuurada aad ku caaye reer Jidwaaq ay tahay taad cobole uga soo hadhuudhsan jirtay.Shuuradu sow ma dhaanto xabagta iyo gamoshka aad ku aqarantay.

Ku bishaareyso inaad tahay xaasid aan Jidwaaq wax la rabin.waxaan kugu adkeen lahaa inaadan Jidwaaq u cabsan,adiga ayaa laguu cabsadaa.Colaad sokeeyan ha shidin maan gaab baad tahaye.Guga danbe markaad soo hadhuudhsato waa lagu dhaqaaleyn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

COBALE

Friday, March 23, 2001 - 04:16 pm
TO:warta macalinka
runtu waa adag tahay marka qofku khayaali ku jiro ee ayna maskax garaadu shaqynayn.Haddi aad rabto in aad iga dhadhiciso jigjiga jidwaaq ayaa leh,waxaan u malaynayaa lahaanshaha ayeynaan isku si u aqoon.Jigjiga ka magaalaysan meel ay afartameeye qoys oo caydh ah leeylato.Xumaan uma hayo jidwaaq oo ilahay ba igu og lakin waxaan ogahay in ayna jigjiga waxba ka ahayn.
ADUUN HAMI IYO QAMI AYAA LA ISKU DHAAFAY.WAR MEEL AADAN MEHERED KU LAHAYN,MAAMUS AADAN KU LAHAYN(ILEEN CAYDH MUDNAAN MA LEHE),XOOG AADAN KU LAHAYN,SIDA AY MAGAALADADA KU NOQOTAY CAR II SHEEG HADDII AYNA KHAYAALI KU SALAYSANAYN.
HORAAN WAR U DHAMEEYEY JIDWAAQ MANTA AMUS WAX U DHAAMA MA JIRO,ileen tabari ma jirte....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHAYGOOSH

Saturday, March 24, 2001 - 11:47 am
TO:COBALE
Adeer inkaar inta ayna kugu dhicin iska dhaaf masakiinta ilaahay sidooda yaanu ka dhigin,ileen adiga suragal kaa ma noqon karto in cobale lagugu kor yeesho indhahaaga oo shan ah.Ninka jidwaaq maanta ka og mustawaha uu ka taagan yahay jigjiga ee haddi aad u damqanayso raadi si kale oo aad wax ugu tarto inkasata oo doqoni hiil garan sidii hore loo yidhi"lag ninki siyeey disha liida doqomeede".

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xarshin

Saturday, March 24, 2001 - 11:58 am
TO:COBALE IYO SHAYGOOSH
Nimankiin cagdheer walle haddad dhaafi weydaan jidwaaq waa absame oo waan wada dhalanay ,gob aad jidwaaq ka dhigtaan iska dhaafe idinka naftiina ayaa halis ugu jira in aad ku biirtaan nasab dhimanadda gob dambe oo aad gabadh ka guursataan ay dhamaato.Marka waxa talo iga ah cagdheeray iskaga hadha lama yaqaanada.
yabare waa nasab HAAAAAAAAA..........
It is fucking funny man....taataataataa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ememy_of_state

Monday, March 26, 2001 - 10:29 pm
To: cobale and fucking SHAYGOOSH !

Waxaan idin leeyahay!!

OGAADEEN LABA FUTOOLE, MARKUU TUUGADA XADAAYO,

war waxaa la idin ku yiqiinay tuugo, gaajo, iyo hunguri wayni. Bi iwaaye ma idinkii baa gaajo wax ku caayaya.

Baribaan waxaan gabay ku maqli jiray, ninbaa intuu nin sooryeeyay. Ayuu markii ninkii cuntadii uu dhamaystay hadana wax ka sheegay. Markaasoo ninkii kale ugu gabyay:

HAREERO KALEEFKII MARKAY GACANTU KU HAAROWDAY
WAATAY FARTII HILIB DAQLAHA KAA HARAATIDAYE...

Iminka waxaan laba futoole tii baa ku haboon.
Markaanu xasiid iyo jaad aanu idin dharginay baad kibirteenood faaqdeen...

Bal ma ka fikirtay waxa idin ku dhici hadii aan
hal maalin oo kaliyaata inyaan Qabribayax istaago
aan idinka joojiyo labada gaadhi yee xunxun ee jaadka. Markaasoo kalaad Ergo iyo Absama nimo wax ku raadisaane....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

araarsman

Tuesday, March 27, 2001 - 12:27 am
intay kooda gaboobay iyo
kii ay gaajadu reebtay
nasoogaadh hayaan eey
kolba geed u fadhiisan
waan ka goosan lahayne
hoheey gaadhiga baasiyo
gaaladaa waxna yeeshay
maxamuud camaje (indhagaale)
dhibaatadanba waxaa keenay boldari oo yidhi xasiidii ma bislaatay ilayn waa niman aabayaalkood iyo awoowayaashood soo dawarsi tagi jireene waxuu iloobay inuu maraykan joogo ilayn xasiidii uu maqlay buu miyirkiiba katagay marka magaceeda inaga daaya oo sheekada kale inoo wada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Boldari

Tuesday, March 27, 2001 - 04:13 am
Araarsman walaal waad salaamantahay adiga iyo dhalinta kale ee ujawaabtay nimanka jiradaxumi hayso waxaase ilahay lagu mahadiya in wadan ki lagu noqon doono lana xisaabtami doono.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Boldari

Friday, April 06, 2001 - 04:39 am
Asaxaabtu maxay la aamuseen baryahan oo war looga waayay malaha jawigaan fiicnayn mise wax dareen ah baa lasheegay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

W/macalinka

Friday, April 06, 2001 - 01:24 pm
Boldari,

Waad mahadsantahey waxaan kugu adkeynayaa inaad raga jiifka ka kiciso ood u sheegto inay u baahanyihiin ineyna wadankii qiimaha badnaa halmaamin.Waayahanba waxaa laga hadlaa jigjiga yaa iska leh iyo waxaan loo joogin.