Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Soomaali Galbeed (Current): QAYBTII LABAAD EE DAGMADA NUSDARII- - -GAADSAN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NUSDARIIQ

Tuesday, February 20, 2001 - 07:59 am
maalin dhawayd ayaan soomaray magaalada nusdariiq oo uuroob kada,ay baraagihiina buuxsameen waxoogaa waxaa hoos udhacay qiimaha adhiga ooaan baryahan ladhoofinin odayaasha magaalada oon lasheekaystay waxay iisheegeen in mardhaw suuqa adhigu fiicnaan doono.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xodayo

Tuesday, February 20, 2001 - 10:17 am
Hadey gaadsan leedahay NUSDARIIQA HRTA GAADSAN YAA LEH ma jaahuuradaa leh mise ilma adeeradood gaadsan yuu galaa ???
ma gob ba mise waa gun???
war agaadeen miyaad guursatan gaadsan eega ??

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NUSDARIIQ

Wednesday, February 21, 2001 - 07:45 am
waxaa layiri aduunka waxaa oogu dhib,badan doqon kuugu afbaratay war waxyahaw nooga bax khadka nacaska.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, February 27, 2001 - 09:24 am
war nimanyahow gaadsan ogaadeen waxaa ka adag mareexaan oo u addegsaday fal xumada uu soomaaliya ku hayey. hadana wax waxwaydiiya ayay la'yihiin. ee intaad tigera u tagtaan u sheega ragakan inay meesha waxbaku hayninin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GALBEED

Wednesday, February 28, 2001 - 08:17 am
waanidiin salaamay salaan kadib waxaan dhalin yarda ree nusdariiq usheegayaa maxay magaalada loogu sameen waayay shool iyo hospital?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qabridahareboy

Friday, March 02, 2001 - 01:09 am
sxbyaal waad wada salaamantihiin.

waxaan ka xumahay in aan mar walba halkan ku arko dad wada dhashay oo iscaayaya, war caydu soo tii ceebta ahay goormay noqotay wax lagu faano.
waxaan kula talin lahaa in dadka raba in ay kala dilaan umada wada dhalatay laga aamuso oo aan loo jawaabin waxaa weeye dad shaadiyo qaldan huwan oo magacyadeena si xun u isticmaalaya, marka saxiibayaal cayda iyo aflagaada hala daayo waxaab danbi iyo khaatumo xuma ahayn oo aad ka helaysaan majiraan Ogaaden iyo Gaadsan waa dad isdhalay oo wada dhashay, sidaas darteed yaynaan caayin labadeena waalid.
khayr ayaan inoo rajaynayaa::

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NUSDARIIQ

Friday, March 02, 2001 - 07:32 am
to,qabdahare boy waadsalaamantahay salaankadib walaal waxaajira dad aan waxgarad ahayn gaadsan iyo ogaadeen waadad isku deegaan ah waxaan odhan karaa waa iskudan maxaayeelay aduunka umadii iskudeegaan ah ayubaa iskudan ah waana dad isdhalay mana kala mudna cay iyo aflagaado marka saaxiib usheeg kuwa maangaabka ah,
wasalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qabaridahareboy

Saturday, March 03, 2001 - 09:29 am
to NUSDARIIQ

walaale aad ayaad oogu mahadsantahay sida fiican eed u fakarayso.
walaal waa waa jib ina wada saaran in aan wax u sheegno dadka aad sheegtay ee hooseeya, marka sxb waa sidaas aad sheegtay dad cay kala mudan ma aha sidaa darteed aan si wada jir ah oo la hadalo dadka caydu ka soo hadhay ee shaqada kale waayay.

Asalaamu Calaymum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suge

Saturday, March 03, 2001 - 12:19 pm
asalaamu calaykum waraxmatulahi wabarakaatuhu.
walaalayaal markasta oo aan soo booqdo soomaalinet waxaan arkaa dad is caayaya dad qabiil caayaya qabiila amaanaya waxaan usheegi lahaa dadkaas horta wax nasab ku faana waxaa ugu horeeyey shaydaan markii layidhi u su juud aadam ayuu ku jawaabay anaa kafiican sababtuna asaga waxaa laga abuuray dhoobo anigana naar ayaa layga abuuray marka anaa mudan in lay su juudo markaana waxaa sujuuday ma aa igtii oo fisay amarki allah hadaba ogaado ninkii qabiil ucaayaya in qabiilkiisu kafiican yahay waxuu hayaa wadadii ibliis waxaana idiin sheegi lahaa allah quran kiisa waxuu kusheegay qofka fiicani in uu yahay qofkii allah ka baqa waxaa idiinku fiican kan idiinku cabsida badan dadka soo maaliyeedna waa dad walaala ah is dhalay isku nasab ah isku diin ah isku af ah isku dhul ah sinaba aan ukala fiicnayn aan ka ahayn sida loo kala cabsida badanyahay waxaana walaalahayga soomaaliyeed usheegi lahaa in ay ceeb wayn inagu wada tahay in aynu meel bablig ah oo dadka kadhaxaysa aad isku caydaan hadii aadan waxkalaba fiirinahaynin maad fiirisid soomaali nimada oo kaliya walaalayaal allah kabaqa hana labadalo sidan waxkalana aan ku badalano oo inoo nacfi dhaanta aakharo iyo aduunkaba waana layna waydiin doonaa wakhtigeena qaaliga ah waxaan kuluminay ee aan dib isugu noqono in sha allh. waxaan jeclaan lahaa in aan ku badalo figrado kale sida war sideen wadanka wax ugu qabanaa iyo wixii kale ee figradaba.
waxaan inoo wada rajaynayaa inallah khayrka ina waafajiyo dhamanteen.
wabilaahi towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NUSDARIIQ

Monday, March 05, 2001 - 06:36 am
asalaamu calaykum warxmatulaahi wabarakatuhu walaala yaal ugu horayn -- ciid mubaarag---ciid mubaarag---ciid mubaarag waxaan dhamaan salaanta islaamka udirayaa msalimiinta oodhan gaar ahaan soomaalia iyo soomaali galbeed gaar ahaan ree nusdariiq---waxaana idin leeyahay ciid mubaarag ito caano iyo nabad---.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, March 14, 2001 - 07:17 am
waaan idin salaamay dhalinyarada ree nusdariiq niban kiina qurbha jooga magaalada maxaa loogu diiday in laga dhiso shool iyo caafimaad balkasoo jawaaba su aashaas?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ANAB

Wednesday, March 14, 2001 - 02:35 pm
ANAB

Waxaan u malaynayaa qabiil aanan waligay xumaan ku maqal inaad afkiina gaarsiiseen marka waxaan idin oran lahaa wax is kula hra mise waxbaa idinka raacidoon.
Ma waxaad waydeen wax xiiso leh ood qortaan awalba waa la idinku yiqiin !!!!!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fiqi

Friday, March 16, 2001 - 02:14 am
Gaadsanow aduunka tartan baa ka jira ee yaan lagaa tagin, waaba lagaa tagaye, oo kheyrkaa wax la qaybso ha hoos imanine taasood ku gaari karto adigoo maskaxdaada u adeegsatid waxsoosaar horumar leh oo ah mid guud iyo mid gaar ahaaneedba

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, March 19, 2001 - 01:02 pm
GAADSAN REER KELIYAA RUUFYAANIMADA IYO JAAJUUSNIMADA IYO ISKU DIRKA KA HAYSTA WAA QOLADAA REER BARI EE HARTI.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, March 27, 2001 - 08:08 am
yaa yaqaana macnaha erayga Gaadsan waasidan hadab a--waa geedsan waxaana laodhan jiray c/raxmaan yare naanaystaa waxaa ubixiyay macalinkiisii.