Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Soomaali Galbeed (Current): Waranleyaasha jidwaaq
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faafan

Wednesday, February 21, 2001 - 10:11 am
sidii heed lafeedagay iyo shuburo la saloolay baad tahaye, intaan waro goojo kaadayaybaan ,hadana waro guuyo kaa heleyeeey.salaan dhamaan.reer waamow waz up.especially xagar , jigjiga iyo qabri bayax shuuradaa lagu cunayaayo waa la iska wanaagsanyahee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daf iyo Miriq

Friday, February 23, 2001 - 07:39 am
Jidwaaq Absame waa raggii Wiilwaal ka dhashay,inkasta oo hadda dhulkoodoo dhulka ugu wanaagsanaa Edoor ka qaatay waa Jigjigga iyo nawaaxigeeda Dhulka aan ka hadlaayo,Abdimajiid ayaa Edoor badan ku beeray,marka ay hubka qaadaan jidwaaq waxaan u malayn in Edoor wax gaari doonan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil-waal

Friday, February 23, 2001 - 09:46 am
jidwaaq dhulkeeda weligii lama qaadan karo.
waayo waa jidwaaq.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Boldari

Wednesday, February 28, 2001 - 12:05 am
Ano Ale GOOr soo cunay bay aradubadiina iital


Maalin waanagsan Dhalinyaro.