Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Soomaali Galbeed (Current): Jigjiga roobaa kada'ay jidwaaqna niman baa ka yimid
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

camanje

Friday, February 23, 2001 - 11:37 am
walalayaal waad salaamantihiin dhalinyaradii soo
abaabushay in ay kala warqaataan dhalinyara jidwaaq ee kunool qurbaha waxaan rabaa inla isbarto kabacdi waxla qabsado oo ayna arinteenu hadalkaliya waad mahadsantihiin
wasalaamu calaykum waraxmatulaahi wa barakaatuh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Karamardha

Thursday, March 01, 2001 - 07:18 am
Waar ina Camanje!
waaban ku garanayaaye, waa hadii aad tahay kuwaan u malaynayao. Hadii kalena nin walaalkay ah oo jidwaaqa uun baatahay anyway..

Waar ninyohow waxaad moodaa dhalinyaradii jidwaaq inay hurhurdaan. meeyee? waxaa loo baahanyahay in hadalada iyo fikradaha la iswaydarsado. Oo dhulkii la iska waraysto.

Bal waa inoo iyo marka kale nin yohow..

sidaa iyo nabad galyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gurays

Thursday, March 08, 2001 - 02:11 am
Tan iyo Jigjigaan Jambiga ka lushee..
Inaan jabo may ila jeceshihiin..
Helooy heela looy .........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Boldari

Thursday, March 08, 2001 - 04:26 am
Wadada Diri dhabo dawaa kuluntee ninki dulmarow ka daydayo.

Heloyow heliyalow-------

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WADADA CAD

Thursday, March 08, 2001 - 09:19 am
waa inooga xagaagiyo
xaruntii jacaylkiyo
xiisabadan JIGJIGA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WADADA CAD

Thursday, March 08, 2001 - 09:21 am
waa inoo xagaagiyo
xaruntii jacaylkiyo
xiisabadan JIGJIGA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ARAARSOMAN

Wednesday, March 14, 2001 - 01:10 pm
DHALINTEENII JIDWAAQ
HALKEEBAY KUJIRAAN
MAJAADKII BAY CUNAYAAN
MA HURDAY JAFAYAAN
MA SHAQAY LA JABEEN
WARYAA DHAHEEN HA IDIN ARKO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gurayska

Thursday, March 15, 2001 - 06:43 am
Waar baryahay wax ka warama wadankii?
Siday wax u kala socdaan?
Waranlayaasha Jidwaaq!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxamed dahir

Friday, March 16, 2001 - 07:55 am
salaan kadib
warkii ookooban hadana tafatiran
waxaan dhamaan dhalinyarada jidwaaq
wiilal iyo gabdhaba u soo jeedinayaa
inaan idiin hayo wararkii ugu danbeeyay
ee wadankeenii. waxaanan ka soolaabatay
taariikhdu markay ahayd 03/10/001
markaa walaalayaal wixii faah faahin ah
waxaad igala soo xiriirtaan,leeban2@hotmail.com,wasalaamu calaykum waraxmatulaahi,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhagaxle

Friday, March 16, 2001 - 09:21 am
War bal maxamed daahirow ka soo waran xaaladah magaalada Jigjiga ee aad fahantay;sidey wax barashadu u socotaa. Jaamacad wali mala sameeyey.Arimuhu xagey marayaan war soo waran siloo faaiideysto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

J_Boy

Friday, April 06, 2001 - 05:52 am
Asalaamu calaykum!
Baryahay wax ka warama wadankii iyo Jigjigaba???

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BOLDARI

Friday, April 06, 2001 - 07:16 am
SAXIIB WAX WAR AHA LAGAMA HELIN BARYAHAN 10 KAHOR BAA INOGU WAR DANBAYSAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jidwaqlumay

Monday, April 09, 2001 - 09:29 am
Su'aal No offence:

Waxaan ahay nin jidwaaqa
Suaashaydu waxay tahay, Horta jidwaaqu gabdho ma dhalaan mise qurbaha ayayna u soo dirin?

Ha illa yaabina wali ma arag wax jidwaaqa intaan qurbaha ku noolaa....Laga yaabaa inay maraykanka ku noolyihiin