    jararboy | Friday, February 23, 2001 - 12:39 pm ASALAAMU CALAYKUM WARYAADHAHEEN MA IDINKU JIRAA NIN WAXKA HAYA MAANSADII CAMANJE Cirku wuu daruuraynayaa.ee goor uu di'yaa og?? kuwa ii dardaar warinayoow.darajadey yaa og?? waxa ii dambayn yuu ilaah diirka uga qaaday?? waah waah tixyari waxay ka mid ahayd gabayadii boqorkii suugaanta soomaaliyeed ee camanje yogol saaxiibayaal ku soo darsoda waxaad ka haysaan maansadii boqorka |
    shuuro | Friday, February 23, 2001 - 01:22 pm war ninyohow waxaan hayaa tix ka mid ah gabay uu u tiriyey habarawel lixdameeyadii markii jidwaaqu iyo habar awal ku diririeen dhulkaas. "bartire ha iska xumaado, .... xabadaanu ridayno maxaa looga xanaaqi. inta kale inaan toos usheego marabe e goaan ahayn ninyahow ilqayto maad iga daysid . |
    jararboy | Friday, February 23, 2001 - 03:14 pm waan ku fahmay shuuro ee ninyahow halkeed joogtaa anigu snetforum uga soo jiraa araarsocadeey ee adigu halkee ma gilo, guuyow, istabuudh qabribayax garbi, hare,jigjiga,xaadow,dhagaxle, goray, mise xaga hundaha dhurwaale,horoqaliifo, basaqa,qoraan, xaaxi ,horohawd,biyocade, daadhi iyo harooraeys |
    Dawill | Friday, March 09, 2001 - 02:29 pm Badal A.Gelle(Geele Yare) oo ah abwaan S/Galbeed ah oo waliba Jidwaaq ah ayaa camaje wax ka ururiyey.Hadaba taas ha moogaan. Camaje wuxuu ahaa nin caan ah wuxuu dhalay ninkii la odhan jiray Indha gaale oo tiriyey gabayo badan. |
    JARARBOY | Friday, March 09, 2001 - 05:15 pm TO DAWIL WALAAL WAAN KUSALAAMAY SALAAN KADIB WARNINYAHOW BADAL AAD BAAN U AQAANAAYE XAGUU JOOGAA WALI MA ITOOBIYA AYUU JOOGAA MISE WUU KA SOOBAXAYWAXAAN KAA SUGAYAA WAR WAAD SALAAMAN TAHAY |