Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Soomaali Galbeed (Current): Waa geed galbeed iyo absame goohaad maqashaa waa guri jidwaaq iyo jigjiga gogoldhigiiye ninka gabaygan soo tirinayaa waa gantaal cadow
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wadada cad

Friday, February 23, 2001 - 01:50 pm
asalaamu calaykum
walaalayaal waxaan umalaynayaa inaad wada garateen ?????????????
waa abwaankii da,da yaraa ee CABDI SHAFEEC oo sanadkii 1999 ku geeriyooda xarunta jamhuuriyada soomaali galbeed ee JIGJIGA uma baahna faalo
waxaan bogana inla isku dhaafsdo suugaantiisa
waad mahadsan tihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Boldari

Monday, March 12, 2001 - 05:29 am
Ilahay naxariisti jano haka waraabiyo.anigu waxba kama hayo su.gaanti cabdi lakiin shaki kumajiro inu nin gobanimo doon ah ahaa.